PM Cali Maxamed Geeddi Wareys 3/3 - Aniga iyo Madaxweynaha in nala qarxiyo ayuu qorshuhu ahaa..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 фев 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Комментарии • 978

  • @ShaakirSola
    @ShaakirSola 5 месяцев назад +52

    Waa nin aqoon leh , daacad ah , hal abuur leh, wadani ah iyo go'aan adag leh.
    Taariikh mugdi ah oo been badan naga buuxday ayuu noo iftiimiyey .. it's Wonderful 😊
    Ilaahay ha noo kaa daayo PM ali Mohamed Geedi 🤲👌🫵❤️❤️🌺

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 5 месяцев назад +2

      Waaa Tuug Beenaleh waan jooge wakhtiige Pm geedi
      1 .7 million Somalia galeeft

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 5 месяцев назад +1

      Geeddi waxeey eheed in you xabsi ama qabri midkood ow ku jiro, markaas ayuu weliba dad soo hor fariisanaa,
      Waa dambiile qaran oo xabasho dabadhilif u ahaay.
      Masaakiinta soomaaliyeed lacagtii wax loogu qawan lahaay ow john grang gurigiisa ku getey wiilkiisna ow aroos ugu suubiyey, inkaar qabe waaye

    • @user-wt3uq1iw7f
      @user-wt3uq1iw7f 4 месяца назад +2

      Wlh been ma ahan madaxdeena AB igu qabiilka siyaaisinta ugu necbahay uu ahaa, waana propaganda nagula shubay.

    • @user-yt9th5ve3u
      @user-yt9th5ve3u 4 месяца назад

      ᴋᴀɴ ᴡᴀᴀ ᴋɪɪ ɪᴛᴏʙɪʏᴏ ɪɴᴏ ᴋᴇɴᴀʏ ᴢʜᴘ ᴍᴀ ᴏɢɪᴅ ᴍɪʏᴀ sᴏᴍᴀᴀʟɪ ɢᴀʀᴇsᴏ 2 ᴍ ᴏᴏ ǫᴏғ ᴀʜ ɪɴ ᴇʏ ɢᴀᴄᴀɴᴛɪɪsᴀ ᴋᴜ ᴍᴀǫᴀɴᴛᴀʜᴀY😢

    • @mohaaosman7933
      @mohaaosman7933 4 месяца назад

      Adi ma rumeysatay wlhi ano celi cumar isku fikir aheyn aso warsangeli ah parobaganda waxa faafiyay hg weliba mooryaanka yuusuf indha cade wuxu yiri ilahey ka cabsada asoo dadka marka degen biyaha ka gedi jirey ka sheekee hee asi iyi maxamed dheere xafiltami jirey marki danbe diinta dabada la galay😂😂😂😂 taas ne denbi la,aan kama dhigeyso cali m geedi Ma aheyn qab qable lkn yuusuf indha cade wuxu ahaan jirey wlhi mooryaan waaye​@@user-wt3uq1iw7f

  • @gibrielali1784
    @gibrielali1784 5 месяцев назад +20

    What a remarkable leader, l hope you share your vision and intellectual novice with our current leaders and future ones.
    May Allah give you long and prosperous life so that you can positively contribute to this ailing nation of Somalia which we all love

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 5 месяцев назад

      He is not a good leader. Because he was bro itoobiyan. That is way he never come back to office.

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 5 месяцев назад +48

    This Guy is an honest man and civilized good job Mr prime minister

    • @CaliYaasiin-gb5fz
      @CaliYaasiin-gb5fz 4 месяца назад +1

      Madaxa ayuu iisaaran yaha cali maxamed geeddi

    • @abdiabdullahi2594
      @abdiabdullahi2594 4 месяца назад

      Honest indeed you don't know half of him. Everybody can make himself an innocent . but history is recorded and when the right time comes. He will be brought to justice.

  • @sk-gameschannel440
    @sk-gameschannel440 5 месяцев назад +49

    Aniga waxaan u arkaa in uu yahay nin u qalma hogaanka dalka waana sida uu sheegay soomaali ma hogaamin karo nin baryootamaayo ama jil jilcan thank's ayaanle guulaysta dhamaantiin 😊

    • @user-yt9th5ve3u
      @user-yt9th5ve3u 4 месяца назад +1

      Mᴀʀʟᴀʙᴀᴀᴅ ᴍɪʏᴀ ʀᴀʙᴛᴀ ɪɴ ɪᴛᴏʙɪʏᴀᴀɴ ᴅᴀʟᴋᴀ ʟᴀɢᴜᴜ ᴋᴇɴᴏ

    • @Awlohos
      @Awlohos 4 месяца назад

      @@user-yt9th5ve3uinti lakeno ayeey moryanta casimada ku ilmo dhasay ka pixinayan

  • @user-op4xz1bt3u
    @user-op4xz1bt3u 5 месяцев назад +48

    Adeer kaa cumar xaanshi kamid ahaay
    Abgaal war lama ganbado❤❤❤

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 5 месяцев назад +16

    wlhi anoo jooga cidhifka waqooyi ee soomaliya Hadana waxan toos udhamaystay Hadalka Proff .R/wasare Cali maxamed geedi wa oday soomaaliyeed oo leh qab iyo qaranimo Hogaamiye nimo ❤❤ nolow

    • @engnajmudiinabdirahman8347
      @engnajmudiinabdirahman8347 5 месяцев назад +1

      War ninkaan mayal adaygiisa dawladaa xamar lgu wxaaso mushkiloda ah xoog ku jiiry kwrn

    • @jacfar571
      @jacfar571 5 месяцев назад

      Meesha aad joogto sheego inan gumeed yahow intaad dameerkan dadkiisi lagu xasuuqay weliba ku faanaya😢
      Ing Faysal Cali waraabe oo berigaa la waraystay Dameerkan uu dadkiisa laynaayey ayuu Faysal yidhi doqonkani waxuu aha dhakhtarka xoolaha marka caqligii xoolaha ayuu yeeshay😮

  • @abdiqaniosaman4924
    @abdiqaniosaman4924 5 месяцев назад +25

    Very interesting Interview ninkaasu Caqiiqada jirta buu ka hadlay waana Garnaqsaday waxaan Aaminsanahy hadii Ali mohamed Geedi Uusan Rw noqon 2004 in maanta Soomalia Aysan ka jirteen Dowlad magaca soomaliyeed xanbaarsan oo caasimadda soomalia ku shaqaysa .

    • @abdikadirmohamed4053
      @abdikadirmohamed4053 5 месяцев назад

      That is three

    • @adenhassan4254
      @adenhassan4254 5 месяцев назад

      💯 👍

    • @june6206
      @june6206 4 месяца назад

      @@abdikadirmohamed4053😂😂😂 af soomali qor wa ma
      Maxay ja ja kani three wa geed maha run

  • @diriyebashir1490
    @diriyebashir1490 5 месяцев назад +47

    waa waraysigii ugu wanagsan sanaa sanadkan thanks hanoolato

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 5 месяцев назад

      Ma ila aragtay horta waliba wax yaabo si qaldan loo tabiyay ayuu ka daba tagay, nin rageed iga dheh ina geedi hooyada walee ma gablamine geesi banaan dageey dihatay.....

    • @deeqadahir4700
      @deeqadahir4700 4 месяца назад

      P
      P😊p
      😊
      P
      Pp
      😊pp
      😊😊
      ​@@magolabdulle5811

    • @deeqadahir4700
      @deeqadahir4700 4 месяца назад

      😊
      😊😊😊p
      P
      P0p😊l
      Pp😊p
      P
      ppp
      P
      😊
      😊pu😊
      P😊
      😊
      Pi😊
      😊
      😊ppp
      P
      Pp
      😊p😊pp
      P
      P0
      Pp
      P😊
      😊p😊😊pp
      Pp😊P😊

  • @dirirabdiibrahim135
    @dirirabdiibrahim135 5 месяцев назад +33

    Mr. Ali Mohamed Gedi is an utterly realistic Statesman with clear ideas and objectives to put in place better State Administration, based on high quality and full integrity standards. He is tirelessly and diligently ready to always point fingers at the best solution for these everlasting Somalia problems. Keep going

    • @akarinhassanaynte4321
      @akarinhassanaynte4321 5 месяцев назад

      Niyahow iga caawi sidaan luqadaan mature ugu noqon lahaa , erayo cajiib ah kugu arkaa

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      BUT THE QUESTION IS WHAT KIND OF STATE ?
      ALI LOOKS LIKE THAT HE DIDN'T UNDERSTAND OR HE DOESN'T NEED TO FOLLOW THE WAYS OF SOLUTION FOR THE PROBLEMS OF SOMALI MUSLIM NATION, HE IS JUST IN BLIND IMITATION FROM THOSE WHO DON'T KNOW THE REASON THEY WERE CREATED (KUFAR), SO THIS GUY NEEDS TO KNOW SOMALIA IS A MUSLIM NATION AND THE SOLVING OF THEIR PROBLEMS IS CUT CLEAR ISSUES GIVEN BY ALLAH SWT AND HIS PROPHET SCW AND MUST BE OBEYED

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 5 месяцев назад

      100 percent he deserves to be the president of Somalia

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      @yahyaelmi8435 May be somali secularism lovers, but not somali Muslim Nation, it is shameful for us that such a person of enemy of Islamic tradition to be our leader

    • @abukarabdirahman7846
      @abukarabdirahman7846 4 месяца назад +1

      Precisely

  • @basharanoomar4146
    @basharanoomar4146 5 месяцев назад +20

    I remember 2006 dagalki ka dhacay somalia anigo yar Ayan cuqdad uu qaday Ali Gedi waxan ka mid aha dadkii Habari jiray but manta wixi ka bilawato ninka waa uu duceynaya run ahantii qofka Daacd ah Oo ilahay iyo dadkisa uu shaqeya adunka Kuma hungowo the former prime Minister looks very interesting even his face didn't change that shows he was doing the right thing

    • @FARHIAMOHAMED360
      @FARHIAMOHAMED360 3 месяца назад

      😅

    • @juweriyaabdihakim1287
      @juweriyaabdihakim1287 2 месяца назад +1

      Muxu Ethiopia ukenay haduu dacad yahay ninku waa laisticmalaye waxas oodhan Ethiopia lahestuaha

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 5 месяцев назад +13

    Mashallah once again my best prime Minister on behalf of the good SOMALIS THANK YOU VERY MUCH.we salute your courage God bless you

  • @barkhadmuuse-rc6fc
    @barkhadmuuse-rc6fc 5 месяцев назад +54

    Very educative man, honest, creative, nationalist and good decision maker leader.

  • @mohamedabdi7033
    @mohamedabdi7033 5 месяцев назад +31

    This man deserve to be the president of Somalia

  • @hamdia7695
    @hamdia7695 5 месяцев назад +20

    Ayanle thanks but still we need a more with prof geedi interview

  • @warrior_566
    @warrior_566 5 месяцев назад +15

    Cali geedi waa halyeey soomaliyeed
    Guuleyso rw geedi love and respect ❤

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 5 месяцев назад +11

    PM Mudane Cali Maxamed Geedi asoo madax weyne ah inaan arko ayaan jeclaan lahaa waayo waa shaqsi cidina u joojin hadaan xilli waxaa jiray aan mucaaradsana laakiin xiligaas fikir ma laheyn waan yara hadase waxaan ogaaday inuu wax saxan ka shaqeynaye oo dad dowladnimada faaido u arko la dagaalamaye guul ayaan u rajeyna Mudane Cali Maxamed Geedi siyaasi ku dayasho mudan

  • @FardaQarris
    @FardaQarris 5 месяцев назад +13

    Waxaa ii cadaatay inuusan jirin Rayzulwazare ka wanaagsan Pr. Cali maxamed Geedi anigo ku saleynaya waqtiigii adkaa iyo xaaladihi culeyska badnaa uu ku so shaqeeyay thanks ayanle

    • @AzaamAhmady-he6sv
      @AzaamAhmady-he6sv 4 месяца назад

      Ma waraysigaas baad ku ogaatay Cali taariikhdiisa

  • @mohamudabdi6792
    @mohamudabdi6792 5 месяцев назад +18

    I am from Wajir NFD Mr Ayanle I was eagerly waiting for you to ask the former PM why he has resigned

    • @mohaaosman7933
      @mohaaosman7933 4 месяца назад +1

      Af somali ku dheh?? Ana isku dayaya inaa kaaga jawaabi😢

    • @faisalabdi4393
      @faisalabdi4393 4 месяца назад

      Maxaa odayga raysal wazaaraha ah loo cazilay

  • @RNN1234
    @RNN1234 5 месяцев назад +21

    Ali Mohames Geedi, Waa Halyey Soomaliyeed Oo Qiimo badan, Waa Nin Daganaan badan Ay Ka muuqato, Lkn Waxuu Ka Dhashay Dad Soomaali La Yiraahdo Oo Halyeeygooda Nacas U Yaqaan, Nacaskooduna Halyeey U Yaqaan Pro Ali maxamed Geedi Qofkii Caqli leh Wuu u jeedaa Sida uu Qabyaaladda Uga Fog Yahay, Dalkuna Uu Lex Jeclo Uga Qabo, Cimriga Allah ha u barakeeyo Pro Ali muhamed Geedi.😊😊😊😊😊

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 5 месяцев назад +16

    MP Geedi, Mahadsanid Waxaa Nosheegtay Waxyalo badan oo Umada Soomaaliyeed ka qarsoonaa

  • @mariansaid6369
    @mariansaid6369 5 месяцев назад +11

    He is so genius, strong man who doesn't conceal the truth

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 5 месяцев назад +17

    Halgamaaa Cali Maxamed Geedi ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 5 месяцев назад +10

    Cali maxamed geedi waxuu ka hadalay xaq run ayuu sheegay❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘THANK YOU

  • @abdirahmanmohamud9082
    @abdirahmanmohamud9082 5 месяцев назад +16

    A true statesman.

  • @Kafi2610
    @Kafi2610 5 месяцев назад +7

    RW Geedi siyasiyinta kale waxa u ugu dawan yahay, munafaq Maha, WAna ka dacad dowladnimada, mahadsanid RW

  • @user-gy9eo1vp2z
    @user-gy9eo1vp2z 5 месяцев назад +8

    Thanks ayaanle for the job to do your country and prime Minister Mr geedi allaah keeping

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 5 месяцев назад +17

    Brutally honest 😂 👏🏼👏🏼👏🏼🤣 Hats off to PM Gedi. waxaa kaloo mahadsan Sh Ali Wajis oon tuhunsanagay inoow wareesigaan ka soo shaqeeyay, Public relation restoration efforts u haayo Prof Gedi oo lagayaabo in Madaxweynimo ku soo baxo sanadaha soo socdo.
    Hanoolaato oo ayadana Somali u noqotay enlightenment window waa kumahadsantahay kobcinta garaadka dadka.

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 5 месяцев назад +1

      Ninkaa adigaa qaraabo tihiine wareysi iiga so dhameey ayuu kuyiru malaha😅

    • @abdirahman77
      @abdirahman77 4 месяца назад

      @@sayidka.6122 woow noo dadaalay mohoo markaas

  • @bashirhassanfarah1730
    @bashirhassanfarah1730 5 месяцев назад +7

    Ali Mohamed Geedi, the former prime minister in the TFG, was absolute strong leader, I agree with him, the legitimate government should use all necessary power, to defend the sovereignty of the country

  • @sabrinam8952
    @sabrinam8952 5 месяцев назад +5

    Prof Geedi waa geesi jecel waddankiisa in uu gaarsiiyo nabad, horumarka ugu sareeya ee geeska Afrika in uu noqdo waddanka Soomaaliya. Allaw aqbal nooga dhig.🤲🤲🤲

  • @abdoshMo
    @abdoshMo 5 месяцев назад +19

    34:30 Marka hore dadkii waqtii dhintay ilaah haw naxariisto marka hada dib loo fiiriyo way sax sanaayeeen madaxdii xiligaaas dawlad nimadiii awood bay ku timaadaa

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 5 месяцев назад +8

    Geedi waa runti oo qof ah🤝 ✅👍.

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 5 месяцев назад

      Waa ereygaan ka naxey waa cilmaani ninku

  • @yayeboosh9556
    @yayeboosh9556 5 месяцев назад +31

    odayga Qayb afaraad ka soo qaad saaxiib waanba sugi weynay

    • @mukhtaradam7057
      @mukhtaradam7057 5 месяцев назад

      qaybtan baa ugu danbaysaa xog badan baanba ka faidnay geedi

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 5 месяцев назад

      Sax wax badan oo qarsanaay ayuu banaanka keenay

  • @abdiladiifyasinjamac9056
    @abdiladiifyasinjamac9056 5 месяцев назад +10

    Hogaaamiye Ruuuxiya alle cimriga hakuu dheere

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 5 месяцев назад +7

    Wallaahi Dadku Ma Fahansanee Ex.Prime Miniter Cali Maxaned Geeddi,iyo Ex.marxuum Cabdullaahi Yuusuf Waxey Ahaayeen Rag Xisaabtaney.Meesha,Aan Maanta Joogno Wallaahi Ma Gaarneen.

  • @degan4
    @degan4 5 месяцев назад +41

    Ninba meel buuu ka keenay dowladnimada

    • @Iliasahmed717
      @Iliasahmed717 5 месяцев назад +6

      Hadii ay cadaalad jirto dameer Cali maxamed geedi wa in Lagu maxkamadeyo xasuuqi ay xamar ka geysten ciidanki u hogaminaye e Ethiopia shacabki suuqa bakaraha Io dhaman xamar Lagu xasuuqay hala weydiiyo maxkamada dambiyada adunka hala saaro

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 5 месяцев назад +1

      @@Iliasahmed717weliba in la weydiiyo meesha ow lacagtii ow ku gatay guriga john grang meeshow ka keeney, dil iyo dhac iyo hanti ow burburiyey jawaabyeeda aa laga rabaa

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 5 месяцев назад +1

      ​@@Iliasahmed717 su,aaal. Cali geedi wuu ka tagay xilkii xasuuqina waa socda? Dhowre fowqul dhowre maxaa xal ah?

    • @Iliasahmed717
      @Iliasahmed717 5 месяцев назад

      ​@@magolabdulle5811
      Cali geedi io godane waxay xamar io somalia ka geysten dambiile kale oo dambiigas cml galay ma jiro xasuuq dhaq hanti dad weyne kufsi boob ila hada cali geedi wuxu cuna dhaqaalihi uu ka sameyey shacabki u bakaaraha ku xasuuqay cadaalad way dambeysa cali geedi io kuwa la midka ah cadaalada la hor geeyn dona mar dhow I.a

    • @Iliasahmed717
      @Iliasahmed717 5 месяцев назад +3

      ​@@Jeenyokajeenyoafkaaga cano macan lagu qabay xisaab way dambeysa hadan dameer cali geedi la maxkamadeynin dhiiga shacabka somaliyed wa raqiis

  • @user-ss3os1xv3b
    @user-ss3os1xv3b 5 месяцев назад +6

    Pm cali maxamed geedi mahadsanid iftiiminta dowladnimada mahadsanid ❤❤

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 5 месяцев назад +7

    Raiisalwasaarihii iyo madaxweynihii waqtigii ugu adkaa soo shaqeeyey. Waa Geeddi iyo Cabdillaahi yusuf

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 5 месяцев назад +15

    This Man is real definition of political policy statement. The Man is mature politically. Viva PM Gedi.

  • @binelmi6885
    @binelmi6885 5 месяцев назад +4

    very productive interview
    ayaanle waxaan ka codnayaa inaad noosoo gudbiso ragii waagaa joogay ee sh cali wajiiz io pm cal gedi sheegeen inaad nos waraysato mahadsanid

  • @IdleNoor-tw4hx
    @IdleNoor-tw4hx 5 месяцев назад +6

    Mahadsanid mr.ayanle iyo raisulwazare,wanakumahadsanyahay raizulwazaraha wadaniyadnimadhisa herka Sara ah wixi qalad ah o kama ogadacayna ilahey hakasamaxa hanaudambidafa intan ilahey kaehemba Usha weykadacdaye.

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 5 месяцев назад +5

    Mudane cali maxamed geedi waa halyeey soomaaliyada guul cimir dheere iyo caafimada aqiro janadii fardos aheed⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @warrior_566
    @warrior_566 5 месяцев назад +19

    Ilaahey ha inoo kaa barakeeyo reysalwasare aamin aamin

  • @somkenlimited5907
    @somkenlimited5907 5 месяцев назад +18

    Intaa kudhimatay dagalkas waxa kabadaan intaa Manta kuraxeesaneso dowlad nimada markas laradinayay allhamdulliha ❤ intaa dhimatayna waa noshahideen si intaa Manta nol uu raxesato illhayna haunaxaristo 😢

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 5 месяцев назад +6

    Ex R wazare m c geedi geesi wadani ah waye mashalah add Aya u tageera❤

  • @saafiinasalad3676
    @saafiinasalad3676 5 месяцев назад +5

    Thank you Wlh wax badana ka faiday

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g 5 месяцев назад +13

    Wa qof kafekerayo mustaq balka ilmaha somaliyed mashallah illah haxafido❤❤❤❤

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      MA QOFKAAN CADOWGA ALLAH AH OO JAAJUUSKA AH ,SHAREECA LA DIRIRKA AH AYAA KA FAKARAYA MUSYAQBALKA ILMAH UMMADDA MUSLIM AH EE SOOMAALIYEED ?

    • @aminaali2807
      @aminaali2807 5 месяцев назад +1

      Waa badbaadiyaha umada somaaliyed guul mr geedi

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад +2

      @aminaali2807 BADBAADIYAHA UMMADDA MUSLIM AH EE SOOMAALIYEED WAA ALLAH SWT, GEEDI WAA AXAD AAN AQOON WIXII LOO ABUURAY, NAFTIISANA XITAA MA BADBAADINKARO

  • @alisamatar513
    @alisamatar513 4 месяца назад +1

    Ayanle Hussein Abdi and his team, I want to thank you for the beautiful things you have conveyed to us. May God bless you.

  • @AbdifitahAli-zo1nk
    @AbdifitahAli-zo1nk 5 месяцев назад +14

    Very educative man and honest walhi professor Ali Geedi interested interview

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 5 месяцев назад

      Very educative man but unfortunately his education is just shining at the side of secularism.
      You said he is honest!!! This is your personal reputation isn't based on the ground reality.
      Creative yes , but not constructive for the interst of the Somali muslim nation , it is the interst for the enemy of Islam , who empowered him and his colleagues to implement unislamic systems of government in Somalia .
      Nationalist isn't something to be praised a Muslim person it is just tribalism.
      Good decision maker I agree with you, but it is for his bad intentions which against the tradition of Islam .Therefore this man's talent to be conservative for Somali muslim nation particularly and for Muslim nation in general he must swerve back 360 degrees from secularism ways of problem solving to the Islamic ways of problem solving

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 5 месяцев назад

      @@lilcuzzwhitemoeIslamic this Islamic that could u tell us 1 just 100% Islamic ruled nation in this world? And what’s unislamic about somali society? Somalis pray 5 times a day our girls dress modest we closed down restaurants and shops for prayer and Ramadan. Alcohol drugs and prostitution are illegal so what’s not Islamic about somalia? What more do u want bro? Somalia is not secular urns others just like u just want ur extreme version of Islam where ppl are oppressed, stoned to death and have their limps cut off for the some minor things ever. U guys are extremist and want to impose ur extremist backwardness on others. Stop trying to force ppl to accept ur very extreme beliefs let Allah be the judge stop judging ppl it’s haram. Also ur worried about Somalia do u see the nightclubs bars and concerts happening every night in Saudi Arabia the country that funds all u extremist. MBS has turned Saudi Arabia to a secular nation that even have nude beaches alcohol and lavish Hollywood satanic parties. MBS is believed to be an atheist or agnostic at best. What do u have to say about?

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 5 месяцев назад +4

    MSH Allaah, 3 qayboodba waandhamaystay waana wariysiyoqaymoleh.
    Mahadsanid Ayaanle ilaahay dalka iyo dadkabo hanoohagaajiyo

  • @user-gr5ob1tt4z
    @user-gr5ob1tt4z 5 месяцев назад +5

    Ilahay haku barakeeyo mudane gulayso Ilahay idamkii ❤

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 4 месяца назад +2

    Siyaasi ku sheeg isbitaal dhimirka u bhn badanaa oo jareys qaba yaab badanaa ,mahadsanid inaad cali geedi wareysatey si ay u arkaan dad badan oo jareys qaba oo umadaan arkaan iney jiraan oo uu ka mid yhy eeboow cali geedi.

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 4 месяца назад +5

    I still remember 2006, waa rumaysan waayay sababtoo ah waligay kuma fikirin qof soomaali ah ayaa is qarxinaayo. Somali dhaqan uma lahayn suicide waa first time.

  • @fahadjaalleofficial2177
    @fahadjaalleofficial2177 5 месяцев назад +5

    Best leader. Somalia nin go'aan leh ayay u baahan tahay. Xaqiiq dadkii dowladnimada saxda ah hirgalin lahaa ayuu kasoo haray ali maxamed geeddi. Taladiisaaa anfac ah maanta.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 месяцев назад +26

    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @izzidinabdi6064
    @izzidinabdi6064 5 месяцев назад +11

    Very educative interview.. thanks

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 5 месяцев назад +5

    Wel edication❤😊

  • @DrNeeri
    @DrNeeri 5 месяцев назад +5

    Ayaanlow wareysiyada noocan cml wa dhaxalgal ee qaad ma ahane askar la xaday iyo kuwa sida u fakaday naga daa
    Siyaasi rug cadaa ah taariikh ah haayo wareyso
    Mahadsanid

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 месяцев назад +6

    Taariiqdaa idin xuseesa mudane geedi iyo abdulaahi yuusuf

  • @cabdisamadxuseen973
    @cabdisamadxuseen973 5 месяцев назад +6

    PM geedi-wilal hari 🅰️🅱️ kaliga waardiyo o.ahaan jiray 🇸🇴

    • @aminaali2807
      @aminaali2807 5 месяцев назад +1

      Waa nin harti ruush eh sow mahan

  • @pdfomanpdf137
    @pdfomanpdf137 5 месяцев назад +6

    Guuliyo gobonimo
    Thanks prof geedi

  • @cheyyene
    @cheyyene 5 месяцев назад +4

    Dukaan Shati la"aan mala furtaa, Maxaakiimta wey fahmi waayeen.

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 5 месяцев назад +13

    Waalee Sharif Sakin waa Sakin Weyn

    • @FadumoMohamed-us3wz
      @FadumoMohamed-us3wz 4 месяца назад

      Waa landhere mxd ka qadi krta aderkyga wa nin dowladnmada meel fcn so garsiyay

  • @mayyuusuf9735
    @mayyuusuf9735 5 месяцев назад +6

    Hanoolaato aad iyo aad baan u xiiseyaa waqtiwalba waan sugaa taariiqdaan okale inkasto anjeclaa xili hore inaaso saarto

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 5 месяцев назад +3

    Masha allh

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 5 месяцев назад +5

    Madaxwayne abdillahi yusuf iyo PM Geedi hadii oo ahaa laba geesi hadii aysan dalkaan soo hogaamiyeen wllhi maantay halkaan inaan la joogeen runtii

  • @Fatahmustafa
    @Fatahmustafa 5 месяцев назад +3

    Waa hogaamiye ruuxi ah oo mudam si gaar ah oo mug iyo milga leh loo weyneeyo haddii argigixisadaas laga aamusi lahaa dhibta tan maanta dad kuhayaan wey kaweynaan laheyd
    Libaax dalka soo badbaadiyey weeye long life PM GEDI iyo adigaba Ayanle🙏🙏

    • @NasiibFiican
      @NasiibFiican 2 месяца назад

      Thnkz mustafa walaal qaali ah
      Sidaad u tahay muwaadin daacad ah

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 5 месяцев назад +2

    Thank. U❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 месяцев назад +4

    Mahasanid mudane cali maxamad geedi wad ku mahadsanthay inad nodistay dowlad somaliyeed o asastay qaranka somaliya o hawada kabaxay 1991 janay inad salka udigt villa Somalia 🇸🇴 2007 😢❤❤❤guleso mudane inshallah waxa tahay madaxweyn jamhuriyada mustaqbalk ❤❤❤ somalinimada hawarto

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 5 месяцев назад +7

    فخامة الرئيس الوزراء السيد علي محمد غيدي ،هو اول من اسس حكومه الصوماليه بعد ضياع سلطه .له فضل كبير على هذه الإستقرار، الله يديم علينا.
    جزاه الله خيرا. والله يكثر امثالك.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 5 месяцев назад +3

    Well done Ayanle Huesein Abdi BBC Beladweyne 2006 Anigoo jooga Toronto dhageeysanayey

  • @gulednoor8574
    @gulednoor8574 4 месяца назад +1

    Masha Allah. He one of Somali politicians I always follow. thanks for your patriotic former PM Ali Mohamed Geedi. While ago I returned the the subscription from your channel when I see u interviewed horrible people,but this one was awesome,and educational. Thanks

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r 5 месяцев назад +8

    Cali geedi waa halyeey ❤

  • @abdullahiguled7327
    @abdullahiguled7327 5 месяцев назад +4

    Mas'uul, Aqoon yahan, waayo Arag Aragti dheer oo wadani ah.
    Profesor Cali Maxamed Geedi.
    Anigu waxaan ogahay inuu yahay Shakhsiyaadka dowladnimada maanta la haysto sababta u ah.

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 5 месяцев назад +5

    Runta rabi ayaa nagu jecel ee raiisul Wasaare cali Maxamed geedi wadanka amaal ayoow gashaday oo dowladda in ay xamar ka shaqeyso isagaa u sabab ahaay

  • @user-xz8vk2gc4f
    @user-xz8vk2gc4f 5 месяцев назад +3

    Where's it?

  • @Mohamedahassana
    @Mohamedahassana 5 месяцев назад +2

    {قالَ رَبِّ إِنِّي دَعَوْتُ قَوْمِي لَيْلاً وَنَهاراً (5) فَلَمْ يَزِدْهُمْ دُعائِي إِلاَّ فِراراً (6) وَإِنِّي كُلَّما دَعَوْتُهُمْ لِتَغْفِرَ لَهُمْ جَعَلُوا أَصابِعَهُمْ فِي آذانِهِمْ وَاسْتَغْشَوْا ثِيابَهُمْ وَأَصَرُّوا وَاسْتَكْبَرُوا اسْتِكْباراً (7) ثُمَّ إِنِّي دَعَوْتُهُمْ جِهاراً (8) ثُمَّ إِنِّي أَعْلَنْتُ لَهُمْ وَأَسْرَرْتُ لَهُمْ إِسْراراً (9)}.

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 5 месяцев назад +4

    49:30 😂walaahi cali geedi waa geeesi

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 5 месяцев назад +5

    Hogaamintu waa geesinimo iyo hal adayg rag adag ayaan ku baxsanay runtii

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 5 месяцев назад +4

    Allahu akbar alla hana asturo wale ceeb ma asturno alle agtisana waxa baa jira waxbadan baa qarsanaye mudane mahamed cali geedi alla haku xafido culeykana alla hanaga dul qaado dadkaan alla hamidiyo yaarabi

  • @shijo2055
    @shijo2055 5 месяцев назад +3

    كلنا مع محمد علي جيد💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r 5 месяцев назад +7

    Maamo xaawo cartan ilaahow ha xifdiyo

    • @benaadirmediachannel7320
      @benaadirmediachannel7320 5 месяцев назад

      Xaggee jogtaa?

    • @sabrinam8952
      @sabrinam8952 5 месяцев назад

      Allaha u naxariisto , waxay ahayd qof jecel dowladnimo ka ha na qaada gayiga Soomaaliyeed. Jannatul fardowsa Allaha ka waraabiyo.

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 5 месяцев назад

      ​@@sabrinam8952miyey dhimatay wll gorma bayna dhimatay

  • @calixuseen9631
    @calixuseen9631 5 месяцев назад +3

    Waa muwaadin dhab ah waayo man arag isagoo mucaaridaya dawladihii isaga kadambeeya
    Laga bilaabo sh, shariif ilaa tan imika xilkahaysa waxaana cad inuu danaynayo dawladnimo waarta inay kajirto dalkeena
    Ku dayda oo iskadaaya kuxumaynta

  • @IbrahimAbdiAli-er6gg
    @IbrahimAbdiAli-er6gg 5 месяцев назад +4

    Masha llah ilhy Haku xafido raysawasare

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid mudane

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 5 месяцев назад +4

    Waa runtiis 18 kadib waa la xoreen la yahay waana wax laga xunaado

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 5 месяцев назад +3

    Odaygani waa anaani xagjir ku ah mabdi iisa lkn wuxunbaynu dhihi kara waxa heerka gaadhsiiyey dadku la dhaqmay lkn nin xun maaha se xaalad xun oo aad iyo aad u qalafsanbu la kulmaya

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 5 месяцев назад +6

    Gessi run sheg ah somali oo dhan u dhaxeya allaha inoo ka daayo mudane aderkey

  • @abdirahman2652
    @abdirahman2652 4 месяца назад

    Mashaallah i watched all of the episodes with eagerness. Am very delightful to know such heroes are alive. People who sacrificed alot so that SOMALIA our MOTHERLAND could stand on her feet. GOD BLESS U MR. PM

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 5 месяцев назад +2

    Legend! Cali Geedi. "Adeerkaa C. Xashi aa ka mid ahaa, nin fiican buu ahaa ee waa la duufsaday, ilmihiisana anaa dhoofiyee ka waran, waana la dilay asiga iyo wiilkii Laqanyo ahaa ee uu salfaday" wallaahi wuu loo laab hadlay Professor ku.

    • @NasiibFiican
      @NasiibFiican 2 месяца назад

      Sidaa U cabirtaan ana la yaabay ee waraysigi oo dhan intaa aad ugala baxday adaaba la yaab ah walahi.
      Thkz

    • @mohayusuf6247
      @mohayusuf6247 19 дней назад

      😂😂

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 5 месяцев назад +3

    Walahi waa shaqasiga San Xukunaka somaliya 12Sano ayan xukunaka udhiibi lahaa

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 5 месяцев назад +2

    Mashallah ilahey haa idin dhowr ayaanle iyo rws Cali geedi 😊Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikaniali213
    @abdikaniali213 5 месяцев назад +3

    Wareysigan kahor fikir khaldan ayaan ka aamisanaa Proff GEEDI waxaan leeyahay hanoolaato soomaaliya

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye 5 месяцев назад +6

    waa runtii xiligii Itoobiyaanka muqdisho 40% ayaa laga qaxay,
    xiligii Shiikh shariifna 90% ayaa laga qaxay,
    labada goobjooge ayaan ahaa.

    • @dahirmowled4956
      @dahirmowled4956 5 месяцев назад

      Been badnida xiligi itobiyanka ma 40% dadku qaxeyn 😢

    • @_xordage
      @_xordage 5 месяцев назад

      ​@@dahirmowled4956 anaga xiligii shariif baa xamar ka guurnay

    • @shaficiroraye
      @shaficiroraye 5 месяцев назад +2

      xiligii Itoobiyaanka muqdisho waxaa laga qaxay Tarabuunka ilaa suuqa xoolaha,
      xiligii Ugaandayskana waxaa laga qaxay min kaaraan ilaa madiina ilaa xamarwayne ilaa suuqa xoolaha,
      midkee badnaa?

    • @aminaali2807
      @aminaali2807 5 месяцев назад +1

      Taasa xaqiiq eh

  • @MohamedHassan-yf3ge
    @MohamedHassan-yf3ge 5 месяцев назад +4

    Ar maxaa saqajaanimo lasoo maray

  • @bardacad
    @bardacad 5 месяцев назад +1

    WAA SIYAASIGA KALIYA EE SOO MAALIYEED EE AAMINSAN
    1 QABIIL XUNYAYAY
    2 DIINTA LAGA RUN SHEEGO
    3 DALKA DAWLAD YEESHO
    4 SIMALINA SINAATO
    5 CIIDAMADANA LA DHISO
    GUUL IYO GABONIMO
    ALLAAAH HA KU XIFDIYO CALI MAXAMAED GEEDI MAALINKII DOOROSHO COD IYO QOF LA GAARO ALAHA NOO KAA GAARSIIYO
    NOOLOW❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 5 месяцев назад +18

    Ali M Geedi asagoo kalaan u baahanahay runtii Somali Waa in la laayaa inta xaaraan ku naaxaa ❤❤

    • @mohamedamin2994
      @mohamedamin2994 5 месяцев назад +4

      shababka waxa ayka abuurmeen soo galitanka itobiya cali geedina iyo itoobiya sawabtooda ayee shabab ku abuurmeen marka waxba uma bahno somaliya cali geedi iyo kuwa isaga oo kale wixii laga dhaxlay waa aragtay in itobiya calankoda wasarada gashandhiga laga taagay ayuu ku faraxsana adigana waala mid tahay cali geedi hadi fikirkiisa aminsantahay

    • @Cadar49
      @Cadar49 5 месяцев назад +5

      Beenaale shabaab waa kuwii u diiday in dowladeena Xamar timaado mar horuu arkay in eey wajiyo badan lahaayeen waana kuwa Somali laaynaaya ilaa hada geesi A M Geesi Masha Alah

    • @axmedcadaariashkir4177
      @axmedcadaariashkir4177 5 месяцев назад +1

      ⁠@@mohamedamin2994 Adeer waxba ma ogide Geedi iyo yuusuf waa raga xamar keenay dawladnimada Alqaacida maxaakiim iyo shabaab waa isku mid

    • @mohamedamin2994
      @mohamedamin2994 5 месяцев назад

      @@axmedcadaariashkir4177 ma in gumeysihii itobiya xamar imadan waliba wasaradii gashandhiga iyo madaxtooyadii calankooda ka tagan iya xasuuq shacabki somaliyed hadi aad dowladnimo u taqan adiga iyo cali gedi waxaa tihin qainul wadaniyiin amxaaro jecel waana la la xisatamidoona mujrim cali geedi

    • @NasiibFiican
      @NasiibFiican 2 месяца назад

      ​@@mohamedamin2994adaan xaashi ceerooy ma joogin miyaa xamar ?
      Jaahil ayaa tahay sxb aan waxba ogayn ..
      Geedi ka hor ceerooy ayaa xamar joogay oo argagixiso ahaa

  • @hersifarah9988
    @hersifarah9988 5 месяцев назад +15

    Dhaqaalaha somali magaceeda Laguna helo halkee Laguna cunaa?

    • @osamaelmimohmoud1024
      @osamaelmimohmoud1024 5 месяцев назад +1

      Sowtu shegay u dhahay state Yada lagu kaba✌️

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 5 месяцев назад +1

      Good point
      Eaxa loo hsysta lona bartey somali waxed in xamar lagu cuno tii bana la donaya

    • @abdirahmanwarsameawabdi673
      @abdirahmanwarsameawabdi673 5 месяцев назад +2

      Wax ka jira malahan canshurta xamar baa somali lagu dhaqaa xitaa dawlad goboleedyada 1 dollar lagama siiyo ee waa lacagta kabka ah oo caalamka laga tuugsado, dawlad goboleedyada canshuuraha qaadana Service, amni iyo dawladnimo bay bixiyaane khiyaali kuma baxdo.

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 5 месяцев назад +1

      Waxaa lagu gataa guryo ku yaalliin Nairobi sida guriga john grang ow ugu gatay Geeddi

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 5 месяцев назад

      @@abdirahmanwarsameawabdi673
      Miisaniyadda waxa ku qoran in garonka & dekada xamar laga helo 30% oo 70% ay tahay kab musniyad oo deeq ah , tan kale xamar garonkeda & dwkadeda ma qoys ba iska leh waxa soo dega oo dad ah oo
      International flight ku yimada oo gobolda u gudba lacagta adan cadde loga qaddo& ganacsatada dekada xamar alabta ka soo dejis ta ma qoyska xamar ku habsadey miyaa dhaman dhaqalahas gone u leh , xamar xoolihii u.adda lagu cunaa wana aw waraabow oo waxba ma soo dhafan xitaa afgoye & balcad bey ka yimadan waxa lagu cuno oo magalo dadka & dunyadaba dubatey dowladni.dana ka shaqeyn la'a dahay ee melo badan wax ka eeg!

  • @salamali54
    @salamali54 5 месяцев назад +4

    Ninkaan waa qabiilkee
    Waaba tuug caadiyee

  • @alisamatar513
    @alisamatar513 4 месяца назад

    Thank you very much Prime Minister Ali Mohamed Gedi, you have given us a lot of information, may God bless you with wisdom and health, may God bless you with good deeds and a long life, Prime Minister

  • @abdiwaliabdilahi2150
    @abdiwaliabdilahi2150 4 месяца назад

    Mahdsanid shp