NORMAL LIFE IN SOMALI NOMAD | NOLOSHA CAADIGAA EE SOMALIDA BAADIYAHA||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 75

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru 2 дня назад +5

    Waxba Lagaama Qaban karo GACAN DAHAB KEEP GOING TO 1 M inshallah 2025❤

  • @BinDahir-j2
    @BinDahir-j2 3 дня назад +10

    Beautiful organic life❤

    • @ed-kd8ht
      @ed-kd8ht 2 дня назад

      Maguryo badanin sidaas baa hadi qof dhimato teendho nolagu keenaa deedka lagutaagaa babur buluga laguqaadaa meedka teendho duur malaha magaalo ledahay barako kudhisana bArshub ma ahin cariish

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 3 дня назад +7

    Muqaalkan inu soo socda waxaan kaso arkay tiktok qoftan waxa Kali ee an kujeclahay wa dhaqanka dalkeena iyo muqaala an aniga si gaar ah jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @josephabram6086
    @josephabram6086 3 дня назад +5

    Gabadhii somaliyeed ee ugu horaysey ee youtuber ah guuleyso wllo🥰🌹💐

  • @somalistar972
    @somalistar972 3 дня назад +5

    Waxaan Daawaday Muuqaalkan Oo Ah Midkeygii U Horeeyay Muuqaaladaada.
    Your The Next Big Story⭐️

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 дня назад

    ماشاء الله
    مااحسن بلدنا المبارك

  • @Walaalopodcast
    @Walaalopodcast 3 дня назад +3

    Waa kuwan kanaalada u qalma in la daawado ❤❤

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u День назад +1

    Ismahaan dhaqan dhowra mahadsanid from ceerigaabo

  • @MrDayib
    @MrDayib 3 дня назад +4

    Masha Allah waa muuqaal qurux badan 🔥

  • @asmaXarbi
    @asmaXarbi 3 дня назад +2

    Waar inader xaafadanagi basd aadeen masha allah markan arkay baan gartay bankaas, waa iga baxsaten

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 дня назад +1

    Masha Allah waa nolol qurux badan Allow u siyaadi adaa awood leh ❤❤❤

  • @AishaMohamet-u7u
    @AishaMohamet-u7u 3 дня назад +3

    Queen hormar wacan xaqiq di role model keyga tahy wankugu daysta

  • @mohamoudahmed8800
    @mohamoudahmed8800 2 дня назад

    Masha'Allah wll Ismahan Daahir I am proud of you welcome to Somaliland Marlabaad

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l 3 дня назад +1

    Masha Allah
    ❤ this life should be preserved at any cost
    Thank you Ismahan as usual you are the best

  • @abdinour
    @abdinour 23 часа назад

    Qoftaan farta ayey ka xirantahay keep going queen

  • @NimcoHassandhere
    @NimcoHassandhere 2 дня назад

    Masha Allah Masha Allah quruxdu waa nabada Masha Allah ku dalxiisi dalkaaga

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander День назад

    Masha Allah wllo Go forward I think waa konfur bari Hargaysa miyigan quruxda badan❤🐐🐑🐪🐄

  • @abdirahmankayse1641
    @abdirahmankayse1641 2 дня назад

    Masha alah muuqaal qurux badan baad kasoo diyaariseen deegaankaygii qoryaale

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 2 дня назад

    Masha Allah hore u soco wll

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey1281 День назад

    Wlhi gabadhan muuqaladeyda waa wx kle ee horay haloo qaado qoftaan❤❤❤

  • @CabdiraxamaanCali-p4u
    @CabdiraxamaanCali-p4u 2 дня назад

    M.a allhakuxifdiyo walasha ismahaan dahir ganey🎉🎉

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 3 дня назад +2

    Masha Allah xabiibti ❤❤❤

  • @NasteexoAbdikarim
    @NasteexoAbdikarim 3 дня назад +1

    Mashllh wllhi baadiyo aad uqurux badan waaye inbadan arigaas anigoo yar sooracy😂

  • @AbdihakiimMohamed-m2z
    @AbdihakiimMohamed-m2z День назад

    Isaaqu waa dad dhaqan yiqaan ah iyo soo dhawaynta wllhi

  • @SaidBenrahma-x8s
    @SaidBenrahma-x8s 10 часов назад

    Adi ma folow kula dhaafaya ninkan aya iga ka qabe ninkaga mustaqbalkaan ahay taasi xasuusnow ❤❤😊😅

  • @KuweydaHashi
    @KuweydaHashi 3 дня назад +2

    Mash allah❤❤

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 2 дня назад

    Ismahan wagabar qurxon wankahelay markay hadalyso afkeda qasatan very beautiful

  • @asmaXarbi
    @asmaXarbi 3 дня назад +1

    Gadhka warsame xaad igu salaama

  • @essaali9075
    @essaali9075 3 дня назад +1

    Mc allah dhul qurux badan

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 3 дня назад +1

    Mash alah ❤❤

  • @aminomohamedmohamud1731
    @aminomohamedmohamud1731 2 дня назад

    soo dhawoow markale walaasheey ismahaan❤

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 День назад

    Maasha Allaah waa nolasha saxda ah.

  • @faclon.
    @faclon. 2 дня назад

    hawada baadiyaha hawo iyo laydh ka fresh san weligay ma arag xataa cuntada aad ku cuntaa bariis dalcna hahaate waa amazing

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 2 дня назад

    Mashaallah waa muuqaal aad qurxoon ❤

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 3 дня назад +1

    WELCOME BACK WLLO

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 дня назад +1

    Yaa salaam❤

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin День назад

    Waa vedio qurux badan

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 2 дня назад

    Mnshlh beautiful culture

  • @MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to
    @MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to День назад

    Guuleyso walsheena

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 дня назад

    Mashaa Allah reer somaliland

  • @a-1khadar983
    @a-1khadar983 2 дня назад

    Nolaal wanagsan badiyo 🌙

  • @abdicaziiz-macaaneeye
    @abdicaziiz-macaaneeye 2 дня назад

    mnshlh waa muqaal qurxoon ❤

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 3 дня назад

    ismahan radio hargeysa hala geeyo guys

  • @isramowliid4231
    @isramowliid4231 3 дня назад +1

    Ismahaan mashallha ❤ xapapipti ❤

  • @Kingfilog1
    @Kingfilog1 3 дня назад

    Haduu Alle yiraah kudar eregaa isticmaal cawaan seexanenaa beri Isha laah haduu Alle idmo isticmaal intaas waa ajar weyn

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 2 дня назад

    Shaqadaadii baad ku laabatay ❤

  • @AbdihakiimMohamed-m2z
    @AbdihakiimMohamed-m2z 3 дня назад

    Wllo goorma timiday hargeisa inaa kula kulmo jeclaa

  • @MargaretMiller-r3b
    @MargaretMiller-r3b 2 дня назад

    Ernser Throughway

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 дня назад

    Masha Allah

  • @user-io6yi5dx1j
    @user-io6yi5dx1j 2 дня назад

    Ani gaaaarika dhexsexan lahaaaa haduuu bahal ka cabsanaaa

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤I LOVE THIS LIFESTYLE

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 3 дня назад

    heestasi waa habaare iska daaya

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 дня назад

    Mashaallah

  • @abuusaalaxcabdilaahi118
    @abuusaalaxcabdilaahi118 День назад

    Fariid❤

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 22 часа назад

    My life ❤

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 2 дня назад

    Libaax hadu ilbaxo kawaran oo uyimaado meshan 😢iga tagg 😂😂😂😂

  • @awaysabdiwahid3572
    @awaysabdiwahid3572 День назад

    Nolol aan kusoo koray
    Waa nolol buuq yar

  • @user-vh7do5lp8n
    @user-vh7do5lp8n 2 дня назад

    Dumaashiga duriyada miyaa

  • @IstaHiLHagio
    @IstaHiLHagio 3 дня назад

    𝙈.𝙖 ❤

  • @feis9082
    @feis9082 3 дня назад +1

    se t ismahan

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 2 дня назад

    Ismahaney inte kabaxday lago wayr

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 дня назад

    Nolol aan u xiisay runtii 😢

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 3 дня назад

    Dhabe anaga xataa waa dhahna lkn kaas yar dariikh dhahana reer hiraan

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 День назад

      Cali dhaka weyne 😅😅😅😅😅 waan ku salaamay

    • @HalimaxasanKaahiye
      @HalimaxasanKaahiye День назад

      @@siciidali4034 hhhh yaa kuaheegay

  • @Muktar-o1g
    @Muktar-o1g День назад

    Ismahaney walaal this s really my thing I love it but be careful all these ORGI they r in the middle off wedding

  • @mirnahersi
    @mirnahersi 3 дня назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FATMAIbrahim-r9g
    @FATMAIbrahim-r9g 2 дня назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Yamaaritravels_somali
    @Yamaaritravels_somali 3 дня назад

    Nice 🎉

  • @abdirahmanjama9655
    @abdirahmanjama9655 2 дня назад

    🫡👋

  • @fali2695
    @fali2695 2 дня назад

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤