BEAUTIFUL SOMALIA 🇸🇴 DESERT || QURUXDA SAHARA SOMALIA 8

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 49

  • @Sport-door
    @Sport-door 3 месяца назад

    من المغرب تحية للصومال الشقيق❤

  • @benmashegekeisa7538
    @benmashegekeisa7538 3 месяца назад

    great job for showing the good side of somalia

  • @Mfushaal
    @Mfushaal 4 месяца назад +6

    deeq ilaahay baa leh
    dadnimana somali ba leh
    dalkeeniina weeyaan❤❤

  • @NoorAbdullahi-x7t
    @NoorAbdullahi-x7t 27 дней назад

    Deeq illahey ba leh dhul na Somali ba leh Nice video

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 4 месяца назад +1

    Dadnimana Somalibaleh
    Dalkeenina weeyaaan
    Ku dalxiis Macaana
    Duunyo Dhaqasho Wacana❤❤
    My Adero Abdulkadir Moalim Jubba❤

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 4 месяца назад +2

    Yasalaam masha alaah welcome back walashey qiimo badan mahadsanid ismahan dahir ganey guuleeso dhiga usare sogudbinta quruxdabadan wixii kuziyado casimada hor mar wanagsan

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 4 месяца назад

    Masha Allah isfaham iyo kooxdeeda waxay soo bandhigeen muuqaal quruxbadan, Somalia hanoolato haisraacdo hamidawdo 🇸🇴❤️

  • @XogdoonMedia
    @XogdoonMedia 4 месяца назад +2

    ismahan Dahir abti Masha Allah

  • @kassimar-official
    @kassimar-official 3 месяца назад

    Mashallah ❤🇸🇴

  • @ZakariyeXussein
    @ZakariyeXussein 4 месяца назад

    Waaku mahadsantahay soo gudbinta quruxda dalka hooyo thanks

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 3 месяца назад

    QUEEN OF THE QUEENS ISMAHAAN DAHIIR GANEEY ❤❤❤❤❤
    📞 📲

  • @deeqo123
    @deeqo123 3 месяца назад

    Masha allaah

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 4 месяца назад +1

    Mashallah mashallah qurbo joogeey bal kawarama hadii aan sanadkaan inaga oo dhan lacagta aaynu dalxiiska ugu tala galnay aaynu dhulkii Hooyo geeyno
    Mogadishu adinkana amniga miyaa damaanad qaadi kartiin askarta qoryaha la wareegeeso hadii aad inaga xakameesaan lacagta weeynu idiin keeneeynaa

  • @anabquruxmedia7300
    @anabquruxmedia7300 4 месяца назад +1

    MashaAllah ismahanteeena ❤

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 4 месяца назад +1

    Mashaallah nabad waarta 💙💙💙

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 4 месяца назад

    mansha allaah qurxiya wadanka wada hawsha

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 месяца назад

    Maasha Allaah wadankeena waa hormaray

  • @naxariis_badan312
    @naxariis_badan312 4 месяца назад +1

    Masha Allah ❤️

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 4 месяца назад

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️ Somaaliya Guuuuuuuul guuuuul ❤️❤️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 месяца назад +1

    Manshaallah ❤❤ ismahaan😊

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 4 месяца назад

    Aad qurux badan tahay Allow Nabad dalkeena Nabad xasilooni siii

  • @MustafeOFFICIAL-if5hq
    @MustafeOFFICIAL-if5hq 4 месяца назад

    Dhul qurux badanaa

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 4 месяца назад

    Ismahan daahir ina adertey allaha ku xafido 🤲🎉❤wllhi aad ban u qoirooday markan daawaday videoga quruxda dalkeena iyo nimcada dhex taala iyo dadkenu sida ay uga baahanyihin😢

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 3 месяца назад

    Vlog bari meyay

  • @mahadmcc
    @mahadmcc 4 месяца назад

    MAASHA ALLAH GACMO DAHAB SO BEUTY WAAYE DHULKEENA GUULEEYSO BOQORADA DALXIISKA BAAYO

  • @QARANSUGE
    @QARANSUGE 4 месяца назад

    Gobolku wa Shabeelada - Koonfur Galbeed

  • @WerisIsman
    @WerisIsman 4 месяца назад

    Mansha allah waxan camal aan jecelnahay, badalka qarax lee lashegayo

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 4 месяца назад +1

    Videoga waa beelo lakin waxa ka qaldn dadka dhaqanka Iyo dharka carabta xeran uff proud somali wax dhintay baa tihine

  • @MaxamedxasanCabdilaahi-z8z
    @MaxamedxasanCabdilaahi-z8z 4 месяца назад

    Somalia guul 🇸🇴🇸🇴

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 4 месяца назад

    Asc gacma dahab waan ku faraxsanay soolaabashada iyo sida quruxda badan aad wax noogu sooduubto mahadsanid quruxeey🫶

  • @wadanisomali9675
    @wadanisomali9675 4 месяца назад

    Kg maahan waa GB

  • @abdirazaqabdulle5467
    @abdirazaqabdulle5467 4 месяца назад

    Ismahan baryahan ma arag vlog yadada keep it up 👍

  • @TholeNdlovu
    @TholeNdlovu 4 месяца назад +1

    So who are you showcasing Somalia to ? Somalis ?
    The title's in English, one would expect the show to be in English or atleash have English subtitles. This is misleading

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 4 месяца назад

    Wow dalkena waa nimco

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 месяца назад

    Saxaraha qurux wye

  • @Salihtr61bayır
    @Salihtr61bayır 4 месяца назад +2

    🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 4 месяца назад

    Thanks lakin vlogs maxaa inooga desey bal waxaa vlog inooga soo samesaa state ka cusub ee future state thanks again

  • @YusufAbdirahman-ds9tn
    @YusufAbdirahman-ds9tn 4 месяца назад +1

    Mar un waan ubdal xiisi donaa

  • @AbdirizakMFarah
    @AbdirizakMFarah 4 месяца назад

    Howl fiicanbad haysa wll hormar wcn kuleyahay

  • @AbdirihmanWarsame
    @AbdirihmanWarsame 4 месяца назад

    AS ISKA ILAALI KA FEEJIGNOW

  • @WashDC
    @WashDC 4 месяца назад

    Dhalinyaro sidaasa la rabaa dalkaaga la xayaysiyaa , takale geela somalidu way ag socon jirtay kor kama korijirin, geela somali u dhoofiso inaraadka iyo masar ayay dalxiis ka sameeyaan , dhalinyaro halka ka wada dalkiina aduunka tusa

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 4 месяца назад

    Geela bilaal saaranyahay maskiinka Cawaadkisa baxay😢😂😂😂😂

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @sadaammohamed8256
    @sadaammohamed8256 4 месяца назад +1

    caragaduudka soo kama tirsana degamada dharkeynley

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 4 месяца назад

    Masha allaah