FILO PART 124

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
    Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
    RIIX LINK: / @abukarmahdi

Комментарии • 416

  • @MumtaasMukhtaar-m1r
    @MumtaasMukhtaar-m1r 2 часа назад +177

    FiLmka inta biLaw iLaa dhamaad la socta❤😢

    • @Maryama1045
      @Maryama1045 2 часа назад +3

      Asc saxib subscrib idhe

    • @XupiOmar-d5h
      @XupiOmar-d5h Час назад +1

      ☝️😊

    • @King_ceyda1
      @King_ceyda1 57 минут назад +2

      @@MumtaasMukhtaar-m1r legend ka mooyee inta kale maleH papa

  • @CabdicasiisXidig
    @CabdicasiisXidig 2 часа назад +31

    Waxaan ka daawanaya Badhan oo gobolka Sanaag ah dhamaantiin is waan idin salamaya, Musalsalkan asbuuca la sugayo waaba nagu cuslaaday e sadex casho nooga dhiga Abukar Mahadi aad ban idiin salamaya dhamaan teamka

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Час назад +24

    M.a filinka man waqatar meshii agu macaneed u maraaya hooyo feynuus wan uxiisney mama cimriga Allaha kudhereyo iyo cibado suban❤❤❤

    • @ND1boy
      @ND1boy 58 минут назад

      Xalimo wll halked kadawaneysa

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 2 часа назад +29

    1 ilaa 124 inta la socotay like isaara

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 часа назад +39

    Intii kufaraxsan jabkii Naif iyo Gusha Sabriin ❤❤❤❤❤❤

  • @axmedmahad995
    @axmedmahad995 2 часа назад +32

    Hadi aad jeceshahy saliga nabiga so qor scw scw scw

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 2 часа назад +13

    Ar maanta sharmaake hablihii buu hadlay qataroos🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmocaliMaxamed
    @RaxmocaliMaxamed 2 часа назад +21

    Dr ali igu darsada😢❤

  • @abdirahmaanabukar9168
    @abdirahmaanabukar9168 2 часа назад +20

    Hadi shalay qof faramaran
    Maanta ow faqriga dhigo
    How arag fajaciseee
    Aduun wax walba ka filo❤❤❤

  • @Dubadyare
    @Dubadyare 2 часа назад +26

    Jabka naif iyo guusha saabirin Wan sugi la,ahay❤❤❤❤

  • @Burcaawiyada
    @Burcaawiyada 2 часа назад +20

    Fillo the first Somali movie I liked ❤

    • @MahirCade-bs1yr
      @MahirCade-bs1yr Час назад +4

      Asxabay like halii saaro haday Naxariis iyo wll nimo jirto 😢😢😢

    • @Fardowsosiyad
      @Fardowsosiyad 55 минут назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maryanqurux11
    @Maryanqurux11 Час назад +10

    Filimki somali ay jisho kii ugu fiicna aan fiirsado 😍❤️❤️

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 2 часа назад +15

    Inta igula faraxsan naif jab kisa only one like 😂❤😂❤

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 51 минуту назад +6

    Bilan Ila dhamaad imaba dhaafo sacadu aoogala xitaa ilaashada best directer in somalia

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 Час назад +7

    Sharmaarke runta ayuu inoo sheegay dumaraw wax maqla 😂😂😂😂thank you abukar Mahdi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 2 часа назад +16

    Kusali xabiibkeena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw please hadhafin wllkey ama walashei adigoo like saarin 🙏🏻

  • @NajahAhmedHirsi
    @NajahAhmedHirsi 2 часа назад +7

    Masha allah❤ filo wawata 1 ila dhamad inshalh

  • @jamalmubarak-ie3fd
    @jamalmubarak-ie3fd 32 минуты назад +4

    Abdiqaadir Aj iyo Abdiraxmaan roomeyo...big salute

  • @Talisocabdulaahi
    @Talisocabdulaahi 2 часа назад +9

    Saabiriin guul 😮❤❤❤🫡

  • @HodanCabdullaahi-w9g
    @HodanCabdullaahi-w9g Час назад +4

    Tadad ogan la hayden san idiin jecelhy malin walba waad noo so dayn lahayden filmka😢❤

  • @FaaidMahmod
    @FaaidMahmod Час назад +4

    Ustaad filo meeshii ugu mcneyd ayuu tagan yhy ee nogu so dhaqsada inta dhiman

  • @Abdisaranvlogs
    @Abdisaranvlogs 2 часа назад +18

    Isoduceya inu ilahey ilmo bari ah isiyo asxabey

  • @naciimodagan8480
    @naciimodagan8480 2 часа назад +7

    Wwwww 90 qof lee iga horeyso mante alxamdulilah ❤❤❤❤❤❤❤

    • @halanesky
      @halanesky 41 минуту назад

      @@naciimodagan8480 190 maa u malesaa 90 🤣🤣🤣

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 часа назад +14

    Salaam Alaykuma qofkii 564 Ee video gan daawada thanks my team 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @UmuSamiraa
    @UmuSamiraa Час назад +3

    Waa filimka kaliya aan Ka cajisin dawashadiisa aad ayad u mahadsantihiin teem gurmad ❤ si qas ah waxan oga mahad calinayaa abukar mahadi sharaf iyo karamo ❤❤

  • @HayaadAhmed-o1e
    @HayaadAhmed-o1e 2 часа назад +13

    Qofkii ugu horeyay ee dawnaysay

  • @nacimaahmed7980
    @nacimaahmed7980 Час назад +4

    Hada soo dhacay tem filo wn idin salaamy dhamantiin

  • @AyanAhmed-i8w
    @AyanAhmed-i8w 2 часа назад +5

    Juma mubarak xalqadi igu horeysay ila hada inta la socotay

  • @anisaali5020
    @anisaali5020 2 часа назад +14

    Team filo Plz iso duceya wan xanunsahaye in ilaah i caafiyo adin ko mahadsan

  • @KaderMouhoumed
    @KaderMouhoumed 2 часа назад +6

    Kusali nabiga wll ❤❤

  • @maryanxayti1293
    @maryanxayti1293 37 минут назад +3

    I can't wait next week jabka naaif iyo guusha sabariin ❤️

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Час назад +4

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌

    • @nuuriye-u9c
      @nuuriye-u9c 27 минут назад +1

      k

    • @zahroyonis
      @zahroyonis 2 минуты назад

      صلي الله عليه وسلم ❤🕌😊

  • @shukrishacni3568
    @shukrishacni3568 2 часа назад +6

    123 qiiro gooniya bay aheyd waligy vedio anoo dawanaya saas uma ilmeyn 😢😢😢 illahry ha unaxariso waalidinteenintii dhimatay

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 2 часа назад +5

    Allah is one ❤

  • @xaliimomaxamed5464
    @xaliimomaxamed5464 2 часа назад +5

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @SalmahassanIbrahim
    @SalmahassanIbrahim 2 часа назад +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤filimkii abid ugu wacnaa een la socdo

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 23 минуты назад +2

    Waa mahadsan tihiin bahda filo iyo abuu kar mahdi ❤❤❤

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h Час назад +3

    Kusaliya nabigena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamlaMuzamil
    @RamlaMuzamil 2 часа назад +4

    Adeer abuukar salamannn chuma Kareem 🤴🏻💞🤝

  • @salmi6316
    @salmi6316 2 часа назад +12

    I can't wait next week jabka naaif😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Час назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaryandiiliMaryama
    @MaryandiiliMaryama Час назад +2

    Kusali xabibkena scw soqor ❤

  • @khadijaAhmed-kq7ch
    @khadijaAhmed-kq7ch 2 часа назад +4

    Soo dhaqsada guulayso saabiriin❤❤

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Час назад +3

    Good to see the lawyer man! But I think he destroyed his shock observers he is leaning to a side! Miskiin

  • @SaalimmcCaana
    @SaalimmcCaana Час назад +2

    Naameesha maxaanugusoo qorasaa scw

  • @umulkhayrfaarax8586
    @umulkhayrfaarax8586 53 минуты назад +3

    Thank you Abubakar i can't wait part of mogdisho😊

  • @fatimam5239
    @fatimam5239 2 часа назад +11

    Mnshallah thnks abukar iyo team gurmad ❤❤❤

  • @Mohamed-pi6se
    @Mohamed-pi6se 2 часа назад +6

    Jumco mubaarak asxaabta

  • @asaldhaladmj1453
    @asaldhaladmj1453 2 часа назад +6

    M.a dad badan ila jecel film kaan 😊😊

  • @FarxiyoXasan-mq7ut
    @FarxiyoXasan-mq7ut 21 минуту назад +2

    in.lah dhibmlhn waiska sugeyna madama ad sbbt ad nosheg ten ❤🙏

  • @Wariye_Deeq_doorale
    @Wariye_Deeq_doorale 2 часа назад +4

    Team gurmad don't forget me abukar ayan la hadlaa

  • @Salmamohama
    @Salmamohama Час назад +1

    اللهم اجعلمافي بطني مسلما صالحا،عابدا ،ذاكرا،حافظا للقرءان الكريم وعاجلا به.
    اللهم اجعله بارا بوالديه واهله
    اللهم انت الميسر وانت المسهل سهل امري وحقق مطلبي.
    اللهم ا خرجني من اشد الضيق الي اوسع الفرج

  • @aminaIsse-hi2dw
    @aminaIsse-hi2dw Час назад +2

    İnshallah abowe mhdsanid part 125❤❤❤❤❤

  • @KHALIDREACTS.17
    @KHALIDREACTS.17 2 часа назад +4

    Challenge af somali hadaad rabto soo boqo profile-keygah 😊

  • @AyaanCabdullahi-iz7hy
    @AyaanCabdullahi-iz7hy 2 часа назад +4

    Thanks abukar mahdi

  • @mahamedqeys1352
    @mahamedqeys1352 Час назад +2

    Mansha Allah Abti Abukar mahdi thank you ❤❤❤

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 2 часа назад +3

    waad mahadsanthy abuukar mahdi

  • @sundusabdirashiid1431
    @sundusabdirashiid1431 43 минуты назад +2

    Part 1 ilaa 124 wala socdaa best film❤

  • @SamsamCabdi-i4c
    @SamsamCabdi-i4c Час назад +2

    Filo filo jimca wlba filo team nasaba tihin❤🙏

  • @zeynabaalim7195
    @zeynabaalim7195 Час назад +1

    Saan u rabay le ino naif xanunka dareemo yes💪💪

  • @Baxzan
    @Baxzan Час назад +3

    Mahadsanid abukar mahdi❤

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 2 часа назад +6

    Ana u horeya😂😂

  • @LastbornAdendeck
    @LastbornAdendeck 2 часа назад +3

    Jumaa karim ❤all my team

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 Час назад +1

    Alle ha idin xafido dhamantiin

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 2 часа назад +3

    Masha allah

  • @XalimoXawo
    @XalimoXawo Час назад +2

    hiboy sasan karaba adigo ninka halag ah wuxu yahay og aya iska indhatireysa siad gushada ugartid talow baldoos malaqaban doona mse asigaa wadili dono aan aragno gushu wey dhowdahay❤❤❤

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 Час назад +1

    Talaadadii waad nagu booday EE noo soo dhameystir qsybteenii hore iyo tan guuleysta

  • @ladancidi-k3j_j4
    @ladancidi-k3j_j4 2 часа назад +3

    Team filo one like 👍 👌 💪 ❤🎉

  • @naciimachannel
    @naciimachannel 2 часа назад +4

    Juma mubaarak ❤❤

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 2 часа назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤ wow masha Allah ❤❤❤quruxay masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-zq3ot2xh2d
    @user-zq3ot2xh2d 56 минут назад +1

    Tilimka maslaxban ugu jeclahy jiliinkisa wakhti badan maqaato❤❤❤❤

  • @HaliimoaliMohamud
    @HaliimoaliMohamud Час назад +1

    M.n umadan itey wada tuuran yahin sookawada wada fadhiyo yaan 2000idheryihin wlee🎉❤

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel Час назад +3

    Aad baan u sugaayey jabka Naif iyo farxada saabirin qurux, because aad baan u necbahay dadka selfish ka ah sida NAIF .

  • @filsanali9353
    @filsanali9353 2 часа назад +5

    Sharmake wuu farda baxay balahu ka rifay dumarki 😂

  • @mohamedBashiir-dd9cl
    @mohamedBashiir-dd9cl 44 минуты назад +2

    Masha Allah Team Gurmad 😊😊

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Час назад +3

    Sharmake isn't easy the he is act 😂❤

  • @CabdaleMustafe-nz6uv
    @CabdaleMustafe-nz6uv 54 минуты назад +1

    Aad iyo aad baad ubahsantihiin ahbaspiiii❤❤❤

  • @user-ox4pr4mu9o
    @user-ox4pr4mu9o Час назад +1

    Waa malmahaan wax lo dhigo mlhn musalsalka❤❤

  • @HodanHassan-j8y
    @HodanHassan-j8y Час назад +1

    Thanks abouker mahdi and team gurmad sharaf iyo karamo🥰😘

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 44 минуты назад +1

    Markaa arkay jabkii naiif iyo farxada Sabrina waba la farxay😁😁naiif noo soo celihi kalideena😂😂😂naiif waxaa rabaa eneeya najmo cashara udhigtoho😂😂keep going team gurmada🥰🥰🥰

  • @qadroxussen9414
    @qadroxussen9414 Час назад +1

    nosobadiya insha Allah guleso abukar mahdi mahadsanid❤❤

  • @fardusmuse3075
    @fardusmuse3075 47 минут назад +1

    Ala qushi birita hore mad nobilab din ❤❤❤❤🎉🎉🎉 thank you

  • @lulahmedmoge8308
    @lulahmedmoge8308 Час назад +1

    Team ka musalsalka wan idin salamay❤❤❤❤

  • @umulkheyrqasim1836
    @umulkheyrqasim1836 2 часа назад +3

    Jumca mubrak 🎉

  • @CaashoAbdi-p2f
    @CaashoAbdi-p2f 25 минут назад +1

    Wallaha wan ku farxaya runtii❤

  • @MulkiNoor-q1d
    @MulkiNoor-q1d Час назад +1

    Masha allah allaha idin fududeyo sonoqod dambe❤❤❤❤

  • @HoodoAhmed-h9t
    @HoodoAhmed-h9t Час назад +1

    Thank you abubakar mahdi best film ❤

  • @MunaOmar-x6i
    @MunaOmar-x6i 2 часа назад +2

    My team fillo🎉

  • @King_ceyda1
    @King_ceyda1 2 часа назад +3

    Team. HAMSTER KOMBAT 🐹
    SALAAMAN dhamaantiin😂

  • @QueenXilkas-z1p
    @QueenXilkas-z1p Час назад +2

    Alla maxan uxiisy jabkii naif gushii sabiriin

  • @NastexoXasan-ro1gr
    @NastexoXasan-ro1gr 57 минут назад +1

    Ayyyyy❤ waxana flim ladhaha inta kle been dheh🎉🎉🎉

  • @marwoistahil8474
    @marwoistahil8474 2 часа назад +5

    Wixii iga Danby dhac kusii meesha yar😂❤

    • @halanesky
      @halanesky 2 часа назад

      Adne ha ilaawin 😂❤

  • @user-eu8bz8hj8h
    @user-eu8bz8hj8h Час назад +3

    Film ka wad nagu casiiriseen wlhi

  • @NeamaAliMohamed
    @NeamaAliMohamed 2 часа назад +4

    Alla

  • @Saaramaxamedciise
    @Saaramaxamedciise 2 часа назад +3

    Manta ana ogo horeyy😂❤

  • @FatimaMoha-l4m
    @FatimaMoha-l4m 2 часа назад +3

    Anaa u horeeyo😂😂😂😂

  • @Muno2021
    @Muno2021 Час назад +2

    Mahadsanidiin Team Gurmad🫡❤️🤩

  • @AswaNMusEMaXamETtH
    @AswaNMusEMaXamETtH 2 часа назад +3

    Team file 🎉❤

  • @carabahmed9894
    @carabahmed9894 2 часа назад +2

    Asc jumca mubarak

  • @Salanko__Mohaz
    @Salanko__Mohaz 33 минуты назад +2

    Sabarin guul❤