SAFARKEYGA HARGEYSA IYO SIDA QURUXDA BADAN EE LA ISO DHAWEYAY VLOG 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 89

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 6 месяцев назад +11

    hargeisa hadhwanaag ku so raaxayao wa magalo wacan oo somali oo dhan u furan inta xun e cuqdada iska qabta marka laga reebo wlhi cid kama xigto ❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 6 месяцев назад +9

    Republiken of somaliland is peace and stabilt and demokrati country ❤❤❤❤

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 6 месяцев назад

      Not a country

    • @AbdiganiIdris
      @AbdiganiIdris 4 месяца назад

      @@AFDiini1722it’s country keep hating

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 6 месяцев назад +7

    Kuraaxeeyso Hargeisa Hadh-wanaag walaalo inbadan baan kugu xidhnaa aad baan ujeclahay muuqaaladaada. ❤❤❤🌹🌹🌹🥰🥰🥰

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  6 месяцев назад +1

      Thank u qaali

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 6 месяцев назад

      @@ismahandahir3704 ❤️❤️❤️🥰🥰🌹🌹 Adigaa mudan walaalo

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 6 месяцев назад

      ​@@ismahandahir3704SALAAM Alaykum masha Allah THANKS lakiin waxaan ka codsanaya inaad markaad noqotana wanaagaas imika Aad naga sheegayso Uun kusii wado Oonad odhan sidee malyuun Ali in kastoonad Ahayn sideeda magaaladu iyo waliba Dalka jamahuuriyada somaliland waa Dalkaagu Welcome back ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊🤗

  • @bostoneorge1487
    @bostoneorge1487 6 месяцев назад +2

    The problem with Somaliland is they let anyone in

  • @asadjanuzaj2422
    @asadjanuzaj2422 6 месяцев назад +5

    Boqoradeyda ismahan dahir ganey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hikma_44
    @Hikma_44 6 месяцев назад +7

    Hargaiza 🌴💚

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 месяцев назад +3

    Masha allllah ilaaahow hargaysa barakeee❤

  • @DeganAhmed-u3e
    @DeganAhmed-u3e 6 месяцев назад +3

    Mashalah dadki gobonimada lagu ogaa❤❤

  • @user-gm7bh1hx2p
    @user-gm7bh1hx2p 6 месяцев назад +2

    Waa muul quruxbadan thanks ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 месяцев назад +1

    Soo dhawow walashay

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 6 месяцев назад +2

    Ku so dhowow dhulkagi weeye❤

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 3 месяца назад

    Abaayo priceka hôtel ka imisaad ku dagtay i like it waan rabaa

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 месяцев назад +1

    Boqoradii gacan dahab waan ku waayey wlhi waxaa tahay gabar aan jeclahay hadaan Somalia imaado inaa ku arkaan jeclaanlahaa

  • @MaxamadCrahman-li3jd
    @MaxamadCrahman-li3jd 4 месяца назад

    Hargeisa Hadhwanaag waa maglakaga ada iska leg indrr❤

  • @Fransiis
    @Fransiis 6 месяцев назад +1

    Welcome To Somaliland Hargeisa ❤❤❤

  • @Asmaabukar225
    @Asmaabukar225 6 месяцев назад +1

    Yes my sister ismahaan Daahir waan kaaga xiisay halkaaN♥️

  • @AbdirisaaqMaxamad-e1r
    @AbdirisaaqMaxamad-e1r 6 месяцев назад

    Welcom hagaysa ismahan ❤❤❤❤❤❤

  • @engadam7274
    @engadam7274 6 месяцев назад

    Mansha Allah soo dhowow wallo quruxeey welcome to the Republic of somaliland ❤❤❤❤

  • @GoojeCade
    @GoojeCade 6 месяцев назад +1

    Isaaqow dadkanso dhaweenaysa hadin so cayo bil qali ayda tihiidin maran somalia ka cabaada waxada tirahadan lakiin hawiye waa dad fiican lakiin xarood hooyda wasoyin laya

    • @nurayushi9817
      @nurayushi9817 6 месяцев назад

      😂😂ugu danbeyn isku Kay mid bad tihiin kaftanka Barta nio ciyaal nimada iska daayo reer magaal ba la iska dhigaaye

  • @Yasmin077-h1u
    @Yasmin077-h1u 6 месяцев назад

    Ku jecliyaaa wllo qali ismahaneey, kusoo dhawoow hargeisa cadeey wllo❤❤❤

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 6 месяцев назад +1

    M.a muuqaal qurux badan❤

  • @BurhanHussain-l4m
    @BurhanHussain-l4m 6 месяцев назад +1

    Dheman ismahan dhigayga ❤

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 6 месяцев назад +1

    ku soo dhawaw Hargeisa gabar fiican baad tahay

  • @Dåhaboali-q9t
    @Dåhaboali-q9t 6 месяцев назад

    welcome ismahan dahir to hargeisa Somaliland

  • @Fransiis
    @Fransiis 6 месяцев назад +1

    Well Done Hargeisa Somaliland

  • @Abdirahmancrr
    @Abdirahmancrr 6 месяцев назад

    Kusoo dhawoow wllo gacmo furan 👏🏽

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 6 месяцев назад +1

    Haddad calanka dhunkan weydo waa lagu xaadhyaa imikaba laima sheegin ha odhanin 😂😂😂😂😂

    • @Xuja-r3x
      @Xuja-r3x 4 месяца назад

      Aamus doqon yahow

  • @Haleelofficial
    @Haleelofficial 6 месяцев назад +1

    Somalinimada nawada deeqda soo dhawoow❤❤

  • @karymali3771
    @karymali3771 6 месяцев назад

    Masha allah soo dhawaada

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 6 месяцев назад

    Mashallah waa jeclahy brogaramadada❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 6 месяцев назад

    Soodhowow ismahan dahir habo mcn ❤❤❤👍

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 6 месяцев назад

    your hands is stable so try to make international vlogs so that means try to speak English ❤❤❤❤

  • @ShukriabdirahmaanYuusuf
    @ShukriabdirahmaanYuusuf 6 месяцев назад

    My hpo illhy hakuxifdiyo❤❤❤

  • @user-cabdi
    @user-cabdi 6 месяцев назад

    Mash allah wllo❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @salmaanhassan7516
    @salmaanhassan7516 6 месяцев назад +1

    Mnchalh ❤

  • @MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to
    @MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to 6 месяцев назад

    M.a qof wansan athy alha ku shrfo

  • @SuhaybAhmed-pj5rc
    @SuhaybAhmed-pj5rc 6 месяцев назад

    Welcome hargaysa

  • @najmaburaale8224
    @najmaburaale8224 6 месяцев назад

    Manzhala allh soo dhawoow abaayo ❤

  • @AbdirahmanAyanle-mf8yj
    @AbdirahmanAyanle-mf8yj 6 месяцев назад +1

    Well come to somaliland

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 6 дней назад

    sorry ismahaan hadan daawaday vidio gan saan filayo waa mudo ka hor waan jecla in an arko ismaahan nasra abtidoon aya kugu bartay daawa shadada waad iga baxday bar yahan kuman daawan hadan kusaray subs waan kusalamay quruxey hadan modayo in aad imanaysid waxaan ku oran laha iso qaad xalwad iyo qaxwe shiidan😂😂😂

  • @abdirahmanmadar-yx4ph
    @abdirahmanmadar-yx4ph 6 месяцев назад

    Macha allah wllo quruxy❤🌹😘

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 месяцев назад +1

    Hoygii martida hargaysaay mannabadbaa

  • @wadnahafm2642
    @wadnahafm2642 6 месяцев назад +1

    Wax kale

  • @MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to
    @MaxamuudMaxamedabuukar-ws2to 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤ hormar wacn

  • @yassinjr5600
    @yassinjr5600 6 месяцев назад +4

    Dumashi marar badan gacmo furan ku so
    Dhawoow ❤❤❤

  • @AbdirahmanAhmed405
    @AbdirahmanAhmed405 6 месяцев назад

    Mnzha allah hpipty❤❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 6 месяцев назад

    Manshaallaah Manshaallaah❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 3 дня назад

    Welcome to somaliland ismahan daahir ganeyn 💚🤍♥️

  • @YusufAhmed-tz9ve
    @YusufAhmed-tz9ve 6 месяцев назад

    Naayaa adiga iyo kuwa kala midka ah waxan idin leeyahay maanta waa if berina akhiro Allah hortii ayaa la tagayaa afarta cisho ee laydhu idin mareyso Allah u toobad keena waxa aad walaaqeyso ee qudhunka waa camal sheydaan Haddad ku dhimatana waa mustaqbal xun

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 6 месяцев назад +1

    Adeer Somaliland cid walba iskma timade jabuutiyiinta io qaraxweyn ma timaado futoland (putland) Somaliland jir oo joog😂😂

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 6 месяцев назад

    ❤❤ wlcm

  • @Suhayb_Mohammed
    @Suhayb_Mohammed 6 месяцев назад

    Welcome😊❤

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 6 месяцев назад

    Liinta Ayaad Ka Soo Dhergi

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 6 месяцев назад

    Soo dhawaynta dadka ugu roonaada. Ileen bilaa camal ayad tihiine MMS ku cimri qaata.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 месяцев назад

    Wlc somaliland

  • @buurdhaabmedia
    @buurdhaabmedia 4 дня назад

    Nagu soo biir

  • @maxamedmuuse3592
    @maxamedmuuse3592 6 месяцев назад

    Ku soo dhawoow.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 6 месяцев назад

    Soo dhawoow ismahaan❤🥹

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 6 месяцев назад +2

    Asc waqti xaaladaha kacsan yihiin baad tagtay dadku iskumid maaha ee is,ilaali kaligaa hasocon nabadeey

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 6 месяцев назад

      Miyirso anagu lafaha mafeenano'e, imisaa jooga Soomaaliland oo Muqdisho u dhashay? Xaasha anagu dadka Soomaaliyeed guryaha yaga aano uguma dilno. Ismahaan Daahirna Hargeisa Hadh-wanaag iyo dhammaan Soomaaliland cidi kama laha. Qofkii qofmuslim ah xad-gudub ku dila ciqaabtiusa Allaah baa uga jaraaya abaalkiisuna waa Jahanama walciyaadu billaah. Caadi iska dhig.

    • @user-wl4ms5fj3j
      @user-wl4ms5fj3j 6 месяцев назад +6

      Naa danbiga jooji waxyahay ragayaga iyo dumarkayaga waxaas manaqaan hablaha lama hadalno sidiina

    • @DeganAhmed-u3e
      @DeganAhmed-u3e 6 месяцев назад +5

      Anagu gunimada iyo saqajaanimada ma naqaano wll sidiina

    • @IsmailMusa-qc9js
      @IsmailMusa-qc9js 6 месяцев назад +4

      MEESHA SOMALIA IYO ALSHABAB INAY JOOGAN MIYAD MOODAY😅😅😅

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 6 месяцев назад +2

      wllo lagama yaabo in qof somaliland dhayal logu dilo dhiiga muslinku iyo ka somali wa ka dharteen hadii qof khalad galo wa la xidha ama la celiya lkn nafta lama dhafiyo sida somalia 🇸🇴 wana wax xun waxa ka socda e cid u dhashay iyo kuwa an u dhalane rer somaliland logu dilayo 😢😢

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 6 месяцев назад

    Safar kaaga maaqaane intee ka baxdey
    9/12/2023 baa noogu kaa danbeysaye caadi iska dhig.

    • @ismahandahir3704
      @ismahandahir3704  6 месяцев назад +1

      Waa idinga mashqulay lkn waan idin so laapty

  • @maxdar11
    @maxdar11 6 месяцев назад

    Xilli jawi xun oo kulul ayaad kusoo beegantay any way welcome dumo❤

  • @shankarondiini9366
    @shankarondiini9366 6 месяцев назад

    Safarkan hal diyaarad aan isla saarneen😂

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 6 месяцев назад

    naa hargeesa iyo nacnac lahaane naga jooga

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 6 месяцев назад

    Noloshan kugu qabn lahaye kuma arag Lkn😂😂😂

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid 6 месяцев назад

    Welcom💚🤍❤️

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 6 месяцев назад

    Calanka buluuga ah baa iga badan

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 6 месяцев назад

      Somaliya Oo kaliyaa sagaal calan iyo maamul ka samaysan yihiin Adeer naga daa tuur tuurka 😡😡😡😡

    • @Xuja-r3x
      @Xuja-r3x 4 месяца назад

      ​@@hodanibrahin1569Jaceyl baan uqabnaa walaalaheyn Somaliland

  • @sali3492
    @sali3492 6 месяцев назад

    Ku soo dhawoow maamulka somaliland