DEG DEG: DAGAALKII LAGA DIGAYAY EE BARIGA DHEXE OO BILOWDAY: DUQEYNTA SIRAA'IIL EE BAYRUUT

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 112

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  6 часов назад +32

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 6 часов назад +13

    allow u hili reer falastiin , lubnan ,xuuti iyo muslimka

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 6 часов назад +5

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid yaarabi Aamin

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 6 часов назад +3

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 4 часа назад +1

    JECLIYAA FALANQEEYAHA SARE EE ARIMAHA CAALAMKA, SAXAFI SARE M M CADE.
    WE ARE VERY PROUD OF YOU.

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 5 часов назад +2

    Xisbuulah waay guulaysan doonta insha Allah,, reer galbeedkoo dhan ayaa la dagaalamaya

  • @Baareey
    @Baareey 5 часов назад +2

    Asc mahadsanidin maxamuud m cade iyo mowlid xaaji adeeq muhiim ah ayad noo haysaan wan ku qanac sanahay wararka aad nosoo gudbisaan

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 3 часа назад +2

    Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.alow.guulee.falastiin.iyo.xulufadeeda.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 часа назад +1

    illaahoow uhiili islaamka oo jabi yuhuuda yaarabi

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Час назад

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 6 часов назад +1

    Mahadsanidin m m cade iyo mowliid

  • @abdullahicartan2864
    @abdullahicartan2864 3 часа назад

    Allahayow muslimiinta guuley mareykan, israa iil iyo inta ku fakarkaana allahayow awoodaada wax uga qabo. Allahayow dawladahooda burburi yaa allaah

  • @abdulhassan4128
    @abdulhassan4128 6 часов назад +3

    ASC labadiinaan Oday Maxaa idinka qaldan maba jiraan wax layiraahdo Maraykan iyi Israil waa Wiil iyo Aabihii meelna kuma kala haraan waxaana aamin sanahay waxa laynaya saraakiisha waa Wayn waa Maraykan.

  • @MustafMaxamed-t1g
    @MustafMaxamed-t1g 4 часа назад +1

    Thank HBH

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 часа назад

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 6 часов назад +1

    Asc dhamaan Asxaabta HBN

  • @ayaanyusuf9725
    @ayaanyusuf9725 3 часа назад

    Ya allah u hilii musliminta xalka waa bariga dhexee

  • @JEERITOWERHOTEL
    @JEERITOWERHOTEL 6 часов назад

    Mahadsanid HBN wararka sugan aan idinka helno.

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 4 часа назад +1

    Saldhigyada maraykan ka. Waa in la duqeeya. Waxan waxa wada waa maraykanka. .. yuhuud. Awood. Malaha horay usamayn lahayd. Haday. Awooda leedahay.

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 6 часов назад

    Allayow reer falastlin guul falastlin Xmas inshallah luban inshallah

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 5 часов назад +1

    Mahadsanid

  • @DeeqJaamac-t6y
    @DeeqJaamac-t6y 5 часов назад

    Guushii muslimiinta ayaa bilaabaty

  • @SadraFoosi
    @SadraFoosi 4 часа назад

    alaahu akbar guusha ale hasiiyo muslimiinta dulman aamiin

  • @Hassanyussuf26Abdi
    @Hassanyussuf26Abdi 6 часов назад

    Mowli saxib waxan ubahanay galabka jimcaha sida bbc ey wareysiga usameyso

  • @CabdikarimXusen
    @CabdikarimXusen 6 часов назад +1

    lubnan ha isdifacdo xaq ayay uledahy inay isdifacdo

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 6 часов назад +1

    Xusbilaahi.arimiihii.dhacay,ayaa iskudhexdaadiyay

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 часов назад +1

    Mowliid Adiga iyo falanqeyaha waxaa xaqiiqada tahay Mareykanka Ayaa ah midka Diyarada hubka xogta iyo beegsiga qaraxyada labadii beri laga fuliyay intuba waa shax Mareykanka kuwa Talabiib jooga kuwa saldhigyada Bahrein Suriya Marakibta Badda uu keenay, Diyaradd duqeyn Mowlid Dal laguma qabsado,Mareykanka Hawgalka uu hogamiyo tarikhda guul kuma gaaro,Dal Adunka sheegto in uu yahay waa mareykanke waxa uu ladagalamaya Jabhado,koox koox ah.

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 4 часа назад +1

    M M CADE. WAA RUNTII. WARBAHINTA REER GALBEDKA. GARAB KA SIINAYS YUHUUDA. AYAA. WADA WARKA BEENTA. ..
    XISBU LLAAH. AYAANU KAWAR SUGAYNA.
    WAA JABKII REER GALBEEDKA. YUHUDA. DAGAALKA KULA JIRA.

  • @GuuledAakhiro
    @GuuledAakhiro 4 часа назад

    WAXAAD KOR UQAADEEN SUMCADA WADANKEENA SOOMAALIA HBN WARARKA ADAG NOOSOO GUDBIYA HABEENKII WAA XILIGA AANU JAANISKA UGU FIICAN LEH

  • @Saadaahmed-o2e
    @Saadaahmed-o2e 4 часа назад

    Waa been maraykanka uu ugyahay waxkasta ay sameynayso yahuudu, ALLAH masiibo haku rido maraynkanka iyo yahuuda

  • @user-xj1ql1sd7k
    @user-xj1ql1sd7k 5 часов назад

    Walalyalow nimankan xisbullahi warkooda inagadaaya

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 4 часа назад +1

    Reer galbeed. Ayaa fulinaya hawl galada. .. markay fuliyaana. Waxa. La isla og yahay. Inay yuhuudu sheegato. Si looga cabsado. ..horana wat usameeyen. Dagaalkii carabta. Lixda malmood

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q Час назад

    Mareykanka iyo xulufadiisa waxey ogeyn Israel masameyso

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 4 часа назад +2

    Allahu akbar

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 4 часа назад

    maxamed maxamuud masha 👍 👌

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 3 часа назад

    Guul.falastiin.iyo.xulufadeede

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 часа назад

    Mida kale Xisbulaah iyo Iran waa Fulayo waxaa ka fiican Xamaas iyo xuutiyiinta

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 4 часа назад +1

    Xamaas oo kaliya hadij loo dayn laha. Ayaa. Yuhuuda. Dhulkoda ka sifayn lahayd ...
    Hadaan maraykanku. Xoogisa. Isugu keenin. Qasa. Ciidan diyaarado. Hub. Bambooyin. Sirdoon ... waa kuwa xasuuqa shacabka. .. wada maraykanku .. yuhuud. Waxanay samayn. Ayaa lagu magacaba. Si looga baqdo ..

  • @thewordofallah332
    @thewordofallah332 3 часа назад

    I love it❤

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 5 часов назад +1

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 часов назад +1

    Yuhuudi khasaare ma sheegaan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 6 часов назад

    Maraykan ayaa duqaynaya lubnaan Maaha Israel waayo Ukraine iyo israel waa laba magac u yaal lkn nato oo maraykan hormuud ka ah dagàalka ka socda Gaza lubnaan iyo Ukraine

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 5 часов назад

    Mareekanka wuxuu ogyahay waxba kama qabto sida Gaza ,sidaas darted, wax kasta uu ogyahay Mareekanka wuxuu lee yahay ma ogeen ma ogeen ma ogeen waa kaadib.

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 4 часа назад

    Waxa waxan wadaa waa maraykanka e maaha yuhuuda yuhuuda in been lagu nooleeyo Ayay rabaan reer galbeedka iyo maraykanku laakiin run baa ka dambayn doonta

  • @MustafeAhmed-n5r
    @MustafeAhmed-n5r 5 часов назад

    Waa guuushii islaamkee hala diyaar gaaoobo

  • @ahmedabdi5747
    @ahmedabdi5747 6 часов назад

    Allah bari un moyee arinkale mahaynee

  • @isaachagimohammed5713
    @isaachagimohammed5713 2 часа назад

    Axmed maxamuud cadde, xaqiiqada ka hadla. Wuxuu ka hadlaayo aqoon uleh. Xaqiiqada ka hadla. Allu janno ah. Ogoow wuxuu saadaalinaayo waa runta iga qor soona fiiri waxa dhaca.

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 5 часов назад

    Israaiil.waa.ayda..maraykankabariga.dhexe.ku.leeyahay

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 часов назад

    Maraykan ingiris iyo israel ayaa argagixiso ah haday dunida ka jirto wax la yidhaa argagixiso

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv Час назад

    USA iyo israil iyo dhamaan reer galbedka wa argagxisada caalmka

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 5 часов назад

    Sraaiil waa shaqeeysaty waxaan iraan iyo xisbule ladhahaa waxa aad umaleeysaa

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 6 часов назад

    Maxamed Maxamud cadde@mawlid afkina caana geel lugu qabay illahow hadalkina run kadhig

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 часа назад

    Mareykanku markuu dhoho anagu kuma jirno Israel na waan uga dignay waa beenaale waa marka shirqoolku socdo

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 6 часов назад +1

    Jecliyaayeey jabka hayuda jecliyaa
    Allaha jabiyo Israel

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 4 часа назад

    Israelma sheegto saraakisha laga dil, Xisbulaha way sheegtaa ciddii laga dilo. Labada dhinac madax badan bay iska dileen.

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 3 часа назад

    Viva hbn

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 6 часов назад

    Sayidka gabaygiisii wuxu aha "mandhow calaacalka igadaa carabi waa naag eh

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 6 часов назад

    ❤ dowlad soomaliya wxy tageèrra is raiil w lakasha kiyey

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 4 часа назад

    falaqeynta maxamed maxamuud cade waa jecelnahay aabayaashana waa jecelyihiin

  • @husenIbrahim-n9o
    @husenIbrahim-n9o 5 часов назад

    xalada bariga dhexe ayaa mareyso xalad bariga dhexe ,,,, wariyahaan muxuu hadalka u dhibayaa hadalka

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 часа назад

    MMCADE sxb Hisbullah weey Jabtay hanagu wareerinin waliba Iran 🇮🇷 ayaa jabisay oo udiiday ineey dagaalamaan qudhun weeye iran iyada ayaana la weerari doonaa todobaad kan

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 4 часа назад

    Dadku Miyaysan Ogayn Maraykan ìyo yuhuud In Ay Isku MID yihiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 часов назад

    Waa in xisbulana beegsato televiv xayfa iyo qudus

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 часа назад

    Xaalada Hisbullah faraha ayeey ka baxday wexeyna aniga iila muuqataa ineyna Jabka ku dhacay ilaa Talaadadii ayna kasoo waaqsan karin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 5 часов назад

    Xisbulah waa in ay joojisaa shirka guryaha gudahooda iyo.magaalooyinka sidoo kale sidoo kale waa in ay xisbulah beegsato magaalooyinka waawayn ee yuhuuda sida televiv xayfa qudus iwm

  • @husenIbrahim-n9o
    @husenIbrahim-n9o 5 часов назад

    maxamadoow. is sax sobandhigadu wariyanimo wali waxba kudhiman hadalka haruugin

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed6926 4 часа назад

    Ilaahoo.noohiil

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 5 часов назад

    Israil aya laleyahi lkn waxas wa marekan

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 6 часов назад +1

    Asc wll hadii aan fikirkeyga kadhiibto dhibaatada kajirta waxaa hooyo iyo aabe u ah mujrimka weyn ee lagu macaabo mareykanka sababta oo ah israaiil waxaaba lajibshey 7 ogtobar lakiin waxaa garab iyo gaashaan u noqdey mujrimka weyn ee mareykanka ma aha mareykanka mid dhibaato kuhaya bariga dhexe oo Kali ah xitaa dalkeena aabe dagaal kan madhamaatada ah ee afartanka sano kasocda mareykanka ayaa hooyo iyo aabe u ah ee idinka Soo sheega wadamadii mareykanka uu kuduuley ay nabad kadhacdey ama isaga oo eedin kabin mahadsanidiin

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 3 часа назад

    Guul iyo gobanimo

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 4 часа назад

    Xisbuula wax aydishw ma aragno lakin cadawgu mar walba halbawluu guyaa xisbuula Away kartida lagu shego

  • @Hassanyussuf26Abdi
    @Hassanyussuf26Abdi 6 часов назад

    Asc Asxabta hbn

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 3 часа назад

    Adeer. Waxba. Samayn mayso. Xorna. Uma aha. Amarka. Iranbaa. Iska le. Iran oo. Aabeheedaa ilaa hada waba samaynweydey

  • @xasanAliAhmed-ss6bb
    @xasanAliAhmed-ss6bb 4 часа назад

    War xisbullaah malin kaste 60 gantaal beey tuurtaa waa yabaye biyo miyaa ka dhaco Xutiga hal xabo beey tureen israil waa cabaday xisbullahi & Iran filin kale wadan war wax iska dhiciya

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 6 часов назад

    Israeli miyaa dhaqaalo weyn karto aaway shidaalkii ay dhoofinayeen carabta sida kuweyd qadar sacuudiga imaaraadka ciraaqvsuuriya yaa ku heysto liibiya sow akoonka bangiga mareykanka ku dhacdo

  • @KamadareMaxamed-mf9er
    @KamadareMaxamed-mf9er 5 часов назад

    Asc wll markasta ee israaiil ay disho taliye katirsan xisbulaah xisbulaah waxay dhahdaa waa lainugaadey xisbulaah iyaduba way gaadi karta israaiil ee aawe fiidiyowyadii xisbulaah ayka Soo duubijirtey israaiil xisbulaah may sdugayso saldhigyadii daroonta hud hud ay Soo duubtey mahadsanidiin

  • @mahamedqabatur1034
    @mahamedqabatur1034 6 часов назад

    mahamed cadow xisbulaah waxboiskamacelinkarto

  • @mowlidadarre2878
    @mowlidadarre2878 5 часов назад

    Waa wax lala yaabo horta dalalka carabta maxaa u diiday in ay diyaarado ku weraran Israel meeday doyaaradihii Lubnan sidoo kale meeday dronadii Iran iyo Baykar TB2 maxaa khaldan

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 4 часа назад

    Wlhii wa wax laga xumado Ee wan kayaabay maxa dayacay salakiisha xisbuula

  • @Sabdi-v1d
    @Sabdi-v1d 5 часов назад

    Israel waxay raadineysa in uu mareykanku soo galo dagaalka ee bal aan adagno meesheey ku dhamaatay

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed8756 5 часов назад

    Maraykanka ha maqlina waa fataal iyo beenale

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 часа назад

    Allha babiyo sahnuuniyada israil iyo xulfadeeda allha dhulka lasimo dhamaan ree galbeedka wakhtigiisa bilawda allha babiyo

  • @xasanDhagawayne-k8z
    @xasanDhagawayne-k8z Час назад

    Asc hbn

  • @AdanAbdillahi
    @AdanAbdillahi 6 часов назад

    Allaha jebiyo yuhuud haha ugargaaro islaamka

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 часов назад

    Carab! Uuf ! Ayaga ‘Ayaa is jaajuusayey ‘ilaa ‘Aamanuun waana sababta loo beegsado-
    Dadkooda haldoorka Ah !! Maraykana why Ay Dagaalka usoo
    Galeen ! ? Wadan miskiin Ah oo -
    Aan dhaqqalo iyo hub fiican midna
    Aan lahayn!! Qiyaamaha ku dhici -
    Doona! imalay maayo inuu istaayo!

  • @AliabdullahiOmar-g3w
    @AliabdullahiOmar-g3w 4 часа назад +1

    ❤❤❤❤

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 5 часов назад

    Xusbulah awoda malha xita tangiyada yuhuda wxa ay isga cabiyan mahanyan gantalkoduna xadka ma dhafo

  • @husseinabakiyo3468
    @husseinabakiyo3468 6 часов назад +1

    Qaalbi umbaad naadiseysin moo yaane hisbullah waah baa mahayss been umba noshegeysin

    • @ahmedabdi5747
      @ahmedabdi5747 6 часов назад

      Kkkkkkkkk Runtaa waye Husseinow

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 3 часа назад

    Cadowga Allaha jebiyo

  • @AsaloAhmed
    @AsaloAhmed 5 часов назад

    Waa wareey may hurudaa tii xisbulaa.?

  • @MohdirAbdullah
    @MohdirAbdullah 6 часов назад

    Warar hibiya Mala awaalka isll

  • @JamaalXareed
    @JamaalXareed 5 часов назад

    Asc

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 5 часов назад

    Cambasrayn?

  • @MustafeAhmed-n5r
    @MustafeAhmed-n5r 5 часов назад

    War isagaa dirty taasu way caday

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 часа назад

    Col hortii Jabay ! ma maqasheen? waa Mida Hisbullah ku dhacday iyaga oon dagaalamin ayaa la dhameeyay xisbulaah waa wax laga xumaado

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh 4 часа назад +1

    Satanyahu

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 5 часов назад

    Wariye sare saas ukilkil warka sidi dhashiike camal laan dheere kusoco awoowe siidaaa

  • @ZiyadDahir
    @ZiyadDahir 6 часов назад

    Muxuu taageeraa Xamaas madaxdii ugu sareysey Xisbullaah ayaa la laleynayaa iyaga ha caawiyo haddii raganimo ku sii dambeyso. Shiicadu ma dagaalantaa horta!!!

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 6 часов назад

    xisbullah waa dagaalantay intii ay awooday lkn labo qolo ayaa u arkayn in ay dagaalka ku jirto 1, qolo aan aqoon awooda xisbullah iyo qolo munaafiqiin ah oo raba in ay mushtamaca islaamka u tusaan in xisbullah ay qayaanayso xamaas iyo shacabka falastiin

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Час назад

    Dagaalku ha bilowdo been been lama rabee reer falastiin dhibka hala wadaago