Ilaahay in aad wax iska celiso ba laga raba hadad muslim tahay walal isreal waa daciif laakinse inaga awoodeeni la ina tusi waayey oo is neceb bal fiiri wadan kasto islam ah ka ku xiga ayaa u neceb yahay narkaas muslimku iyaga dhabarka iska tooganaya cadawgiina waa ka faaiidaysanaya waa intaas qudha
@@numan1tarr14 Oo maxay taraan iyaguun baa gumaadataaye farna ma qaadi karaan Muslimna waxba ma taraan naftoodana ma difaaci karaan Bal haday naf leeyihiin maraakiibta maraykan ee xeebohooda tuban ha beegsdaan!
Energy badan ayaad u haysaa husbullah yo hamas 😂😂😂 somalida markaad ka hadlaysid kala qaybintooda iyo inaad cid gooni ah ku xumeysid ayaad uga hadashaa
Way dileen waa run lkn dhibta haysta shiicada waa inay is basasaaan iyagaa Israel uwada shaqeeyo, arintan waxa iga yaabisay xisbulah madaxda Israel maxay ubeegasan waayeen
iran iyo xisbullah inay israil la shaqeeyan cidan wali Aaminsanayni ma Fahmi karo Cadawga islmaaka iyo Ayda u shaqeeya midna ee Iska dhagaysta Saxaafadaha Reer galbeedka ileen bari horaa la idin jihiiye hhhh
Shekhow Asc xayesinta iyo warka kala saar iyo wararka ad nosoo gudbineyso kala saar warkale markad ugudbeyso waxad dhadaa haatan waxan u gudbena Gasa hatan waxa u gudbenaa xisbullah kala saar thanks
Geedi dheer oo fog ayay guurtay yahuudi mana soo dhawa xiligii ay iran u babac dhivi lahayd iran waa 0 meel madhan ayay fadhidaa awooda yahuudu ay lasoo baxday waa mucjiso aar du nidan qabsaďaan
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Illahow Yahuudan Xadkii Dhaaftey Allow Awododa Tus Yaa Rabi
اللهم امين يارب العالمين
Amiiin
Ilaahay in aad wax iska celiso ba laga raba hadad muslim tahay walal isreal waa daciif laakinse inaga awoodeeni la ina tusi waayey oo is neceb bal fiiri wadan kasto islam ah ka ku xiga ayaa u neceb yahay narkaas muslimku iyaga dhabarka iska tooganaya cadawgiina waa ka faaiidaysanaya waa intaas qudha
Bismillahi raxmani raxiim wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
حسبنا الله ونعم الوكيل
Allahu akbar israle ayada Lee wax Dili maxa kudhacy dadki islamka 😢
Allah Akbar
Sheekh israaiil run ma sheegto waa beenaalayaal munaafaqiin ujaajuusiin ahna carabta oo dhanbay kudhex leedahay
ku sali xabiibkena muhamed scw❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Inaa lilaahi wa Inaa ILeyhi raajicuun,Xasbunalaah wanicmal wakiil,
❤dowlad soomaliya wxy tageerta. Israiil w lakal shakiiyey. .....❤
xisbulaah waxa kudhexjira jaajuusiin ushaqeeya sirdoonka muusaad
Salalaahu calayhi wasalam
Waa maraykan. Ayaa sirdoonkisi ciidankisi. Diyaaradihisi .. hubkisi. Ayaa wada. Qorshe la doonayo. In lagu curyaamiyo. Xisbu llaah
Please sheikh dnt drive the enemies propaganda.
Yahuudda ayuu buunbuuniyaa si xad dhaaf ah ???
Allaahu Akbar
Ya Allah
Suubaxanallah 😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ Sheikh dulmi diid respect Hamas gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Walaal fadlan xayeeysiintaada Aad ayey u dheertahay
Someone took out the secret.
الله اكبر 😢
Scw
Asc sheekha groupkii aad naga qeyb galinaysay aaway halkeena martay
Basaasiin ayaa ku dhex jirta xisbulah ama qalabka ayaa lala socdaa ay wataan
Sheekh telegaram malihid miyaaa
WCS SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Wll wadmahadsanthy
Ilaahay idiinma xaqiiijiyo hadafkiina
Sheekhoow wax kasto aad ayeey dhexgaleen carabta iyo asia iyo afrika iyo dawladaha aduunka kaleba waxkastana maabka ayeey kala socdaan dhaqdhaqaaqood waxeey sameeysteen hawada ineey dadka ka xukumaan
Anigu waxaan aamiin sanahay in uu xasan nasrulaahi uu Ka dan beeyo oo
Waxaan ba filayaa in uu yuhuuda iyo
Maraykanka uu u shaqeeyo
Subxanalaah
waxaan waxba ka jira mise wax badda kama jiraan groupkan ay sheegeen
Subxanall 🤔😒
Hada waaba iska cadahay waxan la sheegayo oo ah in maamulkooda lagu dhex jiro iyaga iyo Iraan ba
Horta akhbaartan shiicda maxaaan u danaynaa?
Maxay noo samaysaa?
Dulmi diid walala waan ku xidhnay wararkaga lakiin waxaan ku daalay wararka shiicada
Kkkk waxaa kaa maqan wararka caalamka waxaad ogaata muslim aan shiico ahaynba ma hayno oo cadawga inaga difaacaya ee horta midaas ogoow waxa kale hakuu dambrryo
@@numan1tarr14
Oo maxay taraan iyaguun baa gumaadataaye farna ma qaadi karaan
Muslimna waxba ma taraan naftoodana ma difaaci karaan
Bal haday naf leeyihiin maraakiibta maraykan ee xeebohooda tuban ha beegsdaan!
Ilaahey ha u gargaro reer lliban iyo palestine
Scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤
Warkaga maxaanu dhagysna xayaysiis iyo warku isku inbay soconayaane xayaysiiska yaree wakhtigisa
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Yaaa
Yahuud waxa iskadhicinkara xuutiyiinta
Xis bu llah arintani niyad jab ayey ku keeni kartaa lkn alle ayey leeyihin
Shiikh RUclipsrka xitaa way dhagaysanayaan kkk
Santé like curka jooka ba lacitimalay. Yahuda rabika a karabto mouslinka
All muhiim kaliya
HakuCelCelinin
XB meesha talo kuma hayaane, hubka ha ku wareejiyaan muqaawamada reer FALASTIIN.
Wcs
wake up xilbulahi arintan
Sheikh wararrka walasocona arimaha somali kusodar madama dalka an jogin
Dhulka hoostisa iney kushiraan ufiican
✌✌✌
❤🎉🎉
Xisbilaah waa dayacantahay dhulka hoostiisa meykushiraan maxey banaan ugu shiraayan
Xusbula xubno badan oo yuhuuda la shaqeeya ayaa ku jira waayo macquul ma aha maalin walba madaxdii ayaa la laynayaa
dad aya ku dexjira oo soo shegay
shiikh mahamed waa yaab ma dad ka mid ah lubnan iyo falastin ah miyaa u shaqeeya wax dhici kara maaha
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
Jabaka yahuud maxaa loshigi waayey jabka falistiin iyo xesbulaah loshegaa
Xisbullah weyudhamatay khalas
Alow yahuud jabi wa cadowga Islam ka waxaba ma xeeriyan
Tolow isgaarsiinta Somalia yaa kawarqaba warbaa jiree amey itoobiya nagu dhaxjirtaa oo ayna shabaab aheyn waxa nagu dhacaya.
Korkooda ayaa la taagan yahay daawo film ka eye on the sky layiraa sida soomalida korka looga dilo
Waxan . Wada. Jajuusiinta maraykanka. Iyo reer galbeedka. Oo iminka. Sida wada jira. Uga shaqaynayan. Urdun. Lubnan iiraan. Iyo dalalka carabta. .. yuhuud oo an lahayn. Awooda. ..ayaa warbahintu. Ku sheegayaan.
Asalamacaleykum walaal igaraali noqo wankugafay
Hadaa waa sidaa ogoow
Xisbulaah waxba mesha kuma hayaan talabiib intasan duqaynayn way baqayaan
Carab jajuus aya kabuuxa
Marekan na wu dhaxjooga
Israil iyo marekan wa same
Allh wayn ee awooda leh awoodisaa haw soo dadajiyo ha na uga aar gudo allh naxariistiisa hawgu deeqo umada lahalaagay allh awooda wayn waxaan uwaydiinaynaa guul islaamka iyo isku filaasho jileeca iyo isku tashi la aanta allh hakasaaro mar hore ayaa laynoo tashaday kolay xulbulllh oo kaliya mahaa dhagaratn waa mid loodhigay islaamka waayo iskuma fila sorry Muslim
dad aya ku dexjira oo soo she gay kuli waa la dheysanaya
War nimanki hisbulaah Maxa ku dhacaye hanjbada inagu walaay
Hisbulla maynahasan ubka hila dalavive gara babiya amin ya RABII
Energy badan ayaad u haysaa husbullah yo hamas 😂😂😂 somalida markaad ka hadlaysid kala qaybintooda iyo inaad cid gooni ah ku xumeysid ayaad uga hadashaa
IYAGAA IS JAAJUUSA CARABTU
Way dileen waa run lkn dhibta haysta shiicada waa inay is basasaaan iyagaa Israel uwada shaqeeyo, arintan waxa iga yaabisay xisbulah madaxda Israel maxay ubeegasan waayeen
Canisius ayay ku dhaxbeeètay
Wcs_Wwb__Shugran__Akhii
Iiraan masuul syey kathy duqeymha kudhacy xisbulaah waxaana israil ubasaasa waa madaxda ugu sareysa dowlada iiraan lkn dadku mafahmyan
iran iyo xisbullah inay israil la shaqeeyan cidan wali Aaminsanayni ma Fahmi karo Cadawga islmaaka iyo Ayda u shaqeeya midna ee Iska dhagaysta Saxaafadaha Reer galbeedka ileen bari horaa la idin jihiiye hhhh
Cadayn maad haysa inay wada shaqeeyaan iran iyo yuhuud
@@numan1tarr14 Cadayn nooceyad ku qanci lahayd ?
Lama shaqeeyaan ee xaga Tegnolaji ayay ku qabsadeen iyana isma ogayn waayo iraan sidii loo weerary madaxwayneheeda iyo wixii lasocday kutaamilo qaado shiico aadbay u necebyihiin galada falastin mahaysato wll aan ahayn shiico waayo maba baqdaan lkn suni waaqoom aduunyo oo nafjecel wayna is dhiibeen shiico isma dhibin@@abdulahihussein8702
@@abdulahihussein8702 Waxuun keen macquul ah oo cadaynaya wada shaqayntooda.
Arimahan adiga horta ayaan ku daalay sxb waxani waa filin uu sameeyay sucuudiga iyo carabtu si loo kala dilo muslimka adigu waxaaad maraysa halkii aan soo maray 17 sano ka hor markaad ku daasho damba waad isoo raaci doonta
@@numan1tarr14 dhagayso Donald trump hadalkiisa hadad Englishka taqaano
Shekh warkaas israel aya shegtay ee aan kawar sugno xisbullah
Reer Lubnaan iyaga ayaa is duqeye Israel ma duqey nin
Shekhow Asc xayesinta iyo warka kala saar iyo wararka ad nosoo gudbineyso kala saar warkale markad ugudbeyso waxad dhadaa haatan waxan u gudbena Gasa hatan waxa u gudbenaa xisbullah kala saar thanks
Kalay shiicada may sixrantay acudubillah
Carabta maser aya haayo somaliya ayagana maseerka carabta aya nasugaraay miya isreal iyo usa miya run shego😂😂
lacag tixalasha wankasuga
WWW❤❤❤
Waar yarkanoow sawdigii lahaa yuhuudi way u dhammaatay adiga oon waxba ka aqoon cilmiga iyo taariikhda aduunka sidii carruurta ku shaqeysataa tiktoka
basas ayakudhax jira
Israil wax jilbaha u laabo mala waayey
Madaxweyne hii Iraan sidii lodiley ba waxad modaa ururadan iney wax wen kala furmen
WAR WAXU JAWASIIS AYAA KU DHEX JIRTO...JAWASIIS ISRAEL 🇮🇱 U ADEEGTO AYAA KU DHEX JIRTO..
Geedi dheer oo fog ayay guurtay yahuudi mana soo dhawa xiligii ay iran u babac dhivi lahayd iran waa 0 meel madhan ayay fadhidaa awooda yahuudu ay lasoo baxday waa mucjiso aar du nidan qabsaďaan
shir badanaa war waa lagu dhex jiraa ciil baa nahaya walaahey muslimka maxaa bahdiley
Xagay qabtaan hadii dhagaysanayo gabigoodaba kamara lagu hayaa taleefan lama aamini karo sidee wax laysu waydiin waayahee ilahay hakafujiyo maha yuhuud lln waa gaalo dhan ayaa dadkii u tashatay sunigi way gumaysteen lkn shiico way iska dhicin lahayd ee awood ayaa dultagan
Waadamada caar beed baa saan waada haa
Dhulka hoostiisa mey galan sida xamas maxaa kaqaldan xisbulaah subxanalaah jajuusiin baa kabuuxdo
Taiwan iyo mareykan waaba hale lebanon saas oo dhan may stupid u tahay
GOOFLE MISKA MABNUUCI KARTO MIYAA WADAMADA ISLAMKA IYO KUWA AAN CILAA QAADKODU WANAAGSAN SANEYN YAHUUDDAA
Scw
✌✌✌