If Somalis want their country to be functional and reputable with strong institutions, then they should ask the following criteria to be set and adhered to. 1. Ban foreign donations and elections interferences. 2. Ban dual citizens 3. 1P1V, multi parties. 4. Independent election commission. 5. Periodic Census. 6. Referendum on key issues, including the 4.5 power sharing and federal system, etc.... Two things that Somalis hate or fear to hear are census and 1P1V. However, these are crucial for a government to function properly and justify resource allocation amongst regions.
Asc wariye Mowliid waa ku salaamayaa, nio barnaamijyada da aad aye u fiicanyihiin, waxaa codsan lahaa Live ka madama uu aad u dheeryahay qofki aan halelin ee Raba in uu Dib u daawado maadaama uu waqti badan socday inaa aad ka sameyso qeybaha nuxurka oo kooban in aad soo geliso. mahadsanid
Somaliyi miyey midawday mise way is qabsatay 60,kii.? Haday midowday mala hayaa qoraalkii heshiiska iyo xeerarkii la kala saxeexday maxay wada leeday maxayse kala leeday, .? Fadaraalkani xagee ka yimi laba ayey aheyde.?
If Somalis want their country to be functional and reputable with strong institutions, then they should ask the following criteria to be set and adhered to.
1. Ban foreign donations and elections interferences.
2. Ban dual citizens
3. 1P1V, multi parties.
4. Independent election commission.
5. Periodic Census.
6. Referendum on key issues, including the 4.5 power sharing and federal system, etc....
Two things that Somalis hate or fear to hear are census and 1P1V. However, these are crucial for a government to function properly and justify resource allocation amongst regions.
intay aaminsan yihiin wardhiiglay ayaa hargaysa laga xukumaa walaahi inaanay waligeed samaliya hagaagayn itoobiyad la yaabantahay yuhuuda ayaanu bada siinayna intaad somalilad xaqirayso
Inshaa alaah
Asc wariye Mowliid waa ku salaamayaa, nio barnaamijyada da aad aye u fiicanyihiin, waxaa codsan lahaa Live ka madama uu aad u dheeryahay qofki aan halelin ee Raba in uu Dib u daawado maadaama uu waqti badan socday inaa aad ka sameyso qeybaha nuxurka oo kooban in aad soo geliso. mahadsanid
Asc
Taasaa la leyahay heeys raacdo
Dagalal dhacaya dalka iyo dibada iyo dalka dhacaya ee iga qora
Toos miiya
Bahda HBN Ay Ugu Horeeyaan Mawliid Iyo Hibo Waan Idinka Mahadcelinayaa Fursada Aad Nasiiseen Dadka Ku Xidhan Ayaan kamid Ahay Ima Dhaafo Barmamujkani Olaad Ahaan Ra'ayi Baan Qabay Waana Ku Darsaday Guulaysta...
mawliidaw dhex matihid dhinaca koonfur oo kali ah ayad waraysatay somaliland oo hishiiskan gashay maad uyeedhin
War somaliya waxa dhanta itobiya somaliya jinsi xun naga foge wannacay hbn waa nacas mawlid
Doolad adag ayaa Soo socoto malatari ah farmajo 5 ta somali buuisku keenidoonaa lkn waxbadan bakahoreyo shariifka farmajo
Somaliyi miyey midawday mise way is qabsatay 60,kii.?
Haday midowday mala hayaa qoraalkii heshiiska iyo xeerarkii la kala saxeexday maxay wada leeday maxayse kala leeday, .?
Fadaraalkani xagee ka yimi laba ayey aheyde.?
Mhdsnidiin all bhd hbn