DEG DEG Shacabka Muqdisho Oo Quus Taagan Guryo La Burburiyay & Xaalada Oo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии • 61

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 22 дня назад +1

    😭💔Maa iska celisiin 😭💔 Waxaan madax ku sheega ah 😭💔🇸🇴 Xasan iyo kooxdiisa Dan iyo Hello Kama Laha Somali 😠😭🇸🇴💔💔💔😭

  • @abdimuktar3153
    @abdimuktar3153 22 дня назад +5

    I was a big supporter to "President" Hassan should respec the human life, dignity & integrity

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 22 дня назад

      Sadly people of mogadishu encounter daily problems and the goverment only intrested the rich and well off.

    • @bulbulwaberi446
      @bulbulwaberi446 22 дня назад

      you asking hyena piece of meat good luck with that its sad and insane his family leaves good life overseas yours are suffering wait karma just round a corner what goes up most come down nothing for ever

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 22 дня назад +1

    ALLAAH HA IDIIN GARGAARO MADAXWEYNAHA AYAABA WAXAN WADA.

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 22 дня назад +1

    Aaamin Aaamin yaarabi Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 22 дня назад

    innaalillaahi Wallee Aaqiro Xisaabaa Jirta Maanta Waa,Adduunyee Dhulkan Meeshaa Loogu Yimid Meeshaana Looga Tegaahe,ilaahey Ha Laga Cabsado,Oo Yaan Xoog iyo Xoolo Leysku Muuqunin...Go,yar Oo Cad Oo Kafan Ah Ayaa Laga Qaadan Doonaa.ifkane.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 22 дня назад +2

    Wakaas xasan xumoow oo sheegaya doorasho qof iyo cod. Qofkii codeen lahaana wakaa guryihii lagu korduminayo alla been badanaa xasan dhiiqo cadaab dunya iyo tan aakhiro allaha kusoo dedejiyo xasan sheekh maxamuudoow

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 23 дня назад +1

    Aamiin weyba ka soo baxeysaa dowlad Somalia

  • @MuadGahiye
    @MuadGahiye 22 дня назад +1

    Nabsigu ma gaboobo

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 22 дня назад +1

    Amiin amiin amiin wale ducadas waa aqbal

  • @abdiali5443
    @abdiali5443 22 дня назад +2

    Amiin

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 23 дня назад +2

    Xasan Sheikh Habaarka Dadkaas Waa Weyn Ku Habaaraya Waa Habeen Jumca Ah Waa Loo Ajiibayaa insha Allah Habaarkaas Ay Ku Habaarayaan Dadkii A-Z Kuwii Falaalkaas Ku Kaceen Ogow Adiga Ayeey Aabo & Hooyo Ku Leedahay Dadkaas La Dulmiyey Ee Wada Ah Madluumka !! Xasan Sheikow Maalinta Yowmal Qayaame Tafahaaga Ayeey Heystaan Hadaan ba Aduunka Korkiisa Lagaaga Gooynin Ogow Taas 80 Years Ayaad Jirtaa Ama Waad U Dhowdahay ! Aduunka Saas Uma Joogeeysid Ogow!!! Xasanow Is Daba Qabo !! Wadankaan & Ummada Soomaliyeed aad Bahdileeysid Jooji !!

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 22 дня назад +1

    Amiin amiin

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 22 дня назад

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 22 дня назад +2

    Hadduu ninkaasi Daarood ahaan lahaa maanta Xamar oo dhan qoryay soo wada qaadan lagaayeen, kan waxayba ku sii leeyihiin mudane madaxweyne naga raali ahaw!!

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 22 дня назад

    Baahi Faqri iyo Gaajo aan ka bixin Allah haku rido

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 23 дня назад

    Masaakiin war qoryo ma wadataan naxariislayne

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    GUUL GANACSATADA NEYROOBI DHISEYSA HA DHISEEN MUQDISHO

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 22 дня назад

    Kan habaar ayuu wax ku maqlaa ee habaara Halaag Allaha ku rido Daalimkan

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 22 дня назад

    XASAN SHEEKH KHAYR HA KA FILAN NIN ILLAAH IYO RASUUL KA FURTAY. ILLAAH MEELKALE WAXAADAN FILANEYN HA IDINKA SIIYO

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 22 дня назад +3

    Farmaajo waa marreexaan! Waydiinkii maalin walba lahaaye,
    Maxaad Xasan-baahane uga aamusan tihiin?????
    Waa qabyaalad.
    Xasan-baahane waa dulmigiinii oo qof laydiinka soo dhigaye,
    Ka lisa.!
    Ka xaab-xaaabiya

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 22 дня назад

      Waa Qabiil guud ahaan cuqdadeeysan oo dulmigii aay horay u geysteen ifka looga jarayo, Aakhirana u dhiman! Magaaladan sow maahan magaaladii aay dariiqyadeeda daadsanaayeen dad Soomaaliyeed oo dulmi lagu xasuuqay oo aanan xitaa la aaseyn ee aay Eeyaha cunayeen!!!

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 22 дня назад

      😂😂😂👍

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 22 дня назад

    Waa la noqonayaa Dhagaxii ayaa loo noqonayaa 😂😂😂😂 😂😂😂😂😂

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 23 дня назад +1

    War hadeydaan hub haysan shabaabka raaca dameerayohow

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    SAAXIIBAYAAL HADAAD MEEL WALBA CAASIMADII KU HABSATEEN JIINGAD IYO BUUSHNA KA DHISTEE SIDEE DALKU U HORMARAYAA WELIBA CAASIMADA

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 22 дня назад +1

    Waar kwaan qiyamo magaranayan inkar ayey qaban

  • @wayrahali1768
    @wayrahali1768 22 дня назад

    Xasannsheekh. Miskiin. Waxba umahayo. Umada dhulkoodii. Xasan
    Sheekh ayaa iibsaday :

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    XERA KALUUN MA SHACABAA LAHAA MISE DOWLAD DOLADA HADEY LAHEED IYADAA QAADATEY XAQEEDI SHACAB HADUU LAHAANA MAXKAMADAHA KA DACWOODA DOWLAD WAA LA DACWEYN KARAAYE

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 22 дня назад

    Dhulkan waa dhulkii laboobay 1991 kii way isku ilaaween 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    DHISMAHAA KAA DANBEEYA IYO JIINGADIHII HORE TEE BILIC CAASIMADEED AH

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 22 дня назад

    Dhulka ya iska laha marki hore?

  • @khalifmusa776
    @khalifmusa776 22 дня назад

    Asc.walal.layaal..waan..kaxuumahaay...siidaa.waanaag.saan.ee.aad....ugaar.dhiigateen...ama.aad.daacaad..uutiihiin..somalida.wexey.dhahdaa..baadiida..niin.kulaa.deeydayaayoo..iinaad.heeshoo.naa.aan..raabiin...ee..waxad.oogataan...niinkiii...iidhiin..dhaacaay..inaad.uudaac wooneeysaan ..niinkii..quubuuroo...Soo.faagaay..oo.hadaanaa..laacaag.kaa.sii.qaadayeey..miiyaa.dhuulkiinaa.uu.daahaayoo.jawaabtaa.waa.maayaa

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    XAMAR WAA WEYN YAHEE AADA MEELAHA BANAAN AWEL YAA KU QUUDIN JIRI YAA KAA DHIIBI JIREY FIISKA DALKA HA LA DHISO INTAN KENYA IYO UGAANDHO DHISI LAHEEN KUWEY DHISAANOO QURXOON BAAN KIREYSANEENAA MEESHAAD ASAL KA TIMAADEEN BAA LA IDIIN QORSHEEYEY

  • @Abdinassir-w8g
    @Abdinassir-w8g 22 дня назад

    Abaalkiina waaye xaqdaro iyo qabiil wax ha idiintaro Alabama cabsatiin 40 aad qabiil dabada kawadiin tan ìyo cadiid iyo maxaad haysiin qabjiilkale maa wax idiin dhima isweeydiiya

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 22 дня назад

    😂😂DHAGAXII AYAA LOO NOQONAYAA WAA LA NOQONAYAA SAGARADII AYAA LOO NOQONAYAA GUUL XASSAN SH VILA FAMILY CALI GAAF 😂😂😂

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 22 дня назад

    Dhulki hawadi badi laibsadaye xatametadi horalo ibsaday meshes ku asturnaden. Axaharay dowlad iskushegayashaan Miley somaliya uwadan foga koleymelfican uwadine

  • @ahmeddhabibboko1311
    @ahmeddhabibboko1311 22 дня назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🤲👉✍️

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 22 дня назад

    Wadkeedii korsatooy waq waqi ma kaa yeertay…

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    ADEEROOW QASADA FALASTIIN CADOW BAABURBURINEE COOSHADAHA AAD CAASIMADA KU HEYSAAN KAMA DHISNEYN DALKOODA LAAKIIN ADIGU WAXNA DHISI MEYSID IN WAX LADHISANA MA OGOLIDIIN

  • @amhedshaavi8626
    @amhedshaavi8626 23 дня назад

    Siyaasiga hawiye ma dhergo miyaa.
    Isbaaro suud xiran

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 22 дня назад

      Hawiye asagaa cunaya wixiisa adigu la cunimeysid 😂😂aad tuuladaada 😂

    • @amhedshaavi8626
      @amhedshaavi8626 22 дня назад

      @
      Calooshaa na xanuuntay duqooshin iyo hooyooyin maalin kasta tv ka ooynaayo.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    ADEERAYAALOOW MEESHAANAAN WIILKEYGA IYO WIILKIISA FADHINAA AFMAAHEE DHULKU HADUU DHUL DOWLO YAHAY DHIIB CAFISNA WEYDIISTA UMADA SOIMAALIYEED HADUU MULKIYADAAD YAHEYNA CADEYN TEEDA KENSO

  • @fadumoadow-w6k
    @fadumoadow-w6k 22 дня назад

    dadka masaakinta halaga daayo baracinta

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    MAAHA IN KAAR XAQA EE REER GALMUDUGOOW DHUUSAMAREEB BAA BAA BA ASAN GALMUDUG CADAADAA UGU QURXOON FIIRIYA DERISKIINA PUTLAN SIDEY U DHISAN TAHAY IN TAAĐ XASAD KU MASHQUUĹSANEYDEEN

  • @abdillahimuhiyidin3211
    @abdillahimuhiyidin3211 22 дня назад

    30 sano kiradoodi in leedin kaqaaado wye. Kirada hala wada galo.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 22 дня назад

    Reer xamar dhibku waa u joogato.

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 22 дня назад

    Wan kuraaxaystaa waxaas hawiye kudhacaya kkkkk😂😂😂
    Shalay maxay aaminsanaayeen farmaajo waa daarood waa mareexaan maxay dhashay kkkkk😅😅

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 22 дня назад

      Nabsi baa hesta 😂😂😂
      Hawiye isga isugu filan colaad.
      Alxm Darood wuu isku tashady, wuuna katashty Gurguurte. qorshihiisa.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 22 дня назад

    INTAA ALAHA IDINKU ANFACO

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 22 дня назад

    Malaha farmaajaa geliyey cagaf mise

  • @sewy8
    @sewy8 22 дня назад

    Xasan Sheekh wuu iibsaday dhamaan dhulkii dowladii Soomaaliya ay laheeyd oo dowladii kacaanka ay u dhistay dalka Soomaaliyeed, Ilaahay cuqubada ha ka soo bixiyo isaga iyo qoyaskiisa lacagtaas uu ku iibsaday dhulkii dowladda, Dadkaan waxaa ku dhacay nabsigii madaxweyne Farmaajo oo ahaa ninkii dalka iyo dadka dhisaayey ayaa qabyaalad ay ku dulmiyeen, oo xaqdaro ay ku rideen

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 22 дня назад

      Xasan sheikh asagaa leh xamar 😂😂dhilaa kudhashay shabaab ninkii xamar kasaaray dadkiisana ka xoreeyay waa xasan sheikh waa na jooga waligiis aad tuuladaadii

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 22 дня назад

    Dadkani cabasho uun bay wadaan , dawladi ma jirtee dagaalama. Iskaashada, xasan munaafaq iyo kooxdiisa xukunka ka tuura.

  • @bashirgarare6507
    @bashirgarare6507 22 дня назад

    Dhibkaan dhibbaa ka horreeyey. Aaway dadkii soomaaliyeed ee magaaladaan deganaxn jiray 34 sano ka hor aawaye guryahoodii iyo hantidoodii kale. Aaway hantidii danta guud idinku is weydiiya? Gidheeys iyo Godinlabe ayaad ka soo orodeen meel baad ku habsateen, idinkana kuwo kale oo dulmi ku socda ayaa idinka qaaday.
    Ilaahaw caddaalad ayaan kaa barinay.

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 22 дня назад

    War naftiiina la carara walee inaa wax kahelayneeeee