Telefisionka tv ethiopia caawa waxaa uu ka horyimid heshiiskii xaaraanta ahaa isagoo yiri in ay leeyihiin badda oo dhererkeedu yahay 1800km kana bilaabato berbera ilaa masawac iyagoo baddaasnay waa horeba iyagu lahaayeen maantana uu aby khasaariyey waa in xoog iyo xeel aan ku soo celino arintaas ayaa televisionka baahiyey caawa.
Beenaale! Sayid Ahmed Madobe nin ka waddanisan ma jiro ee waxaa si Sharci ah ku doortay shacabkiisa jecel. Ee taas sida kiniiniga adiga iyo Hassan cuqdad-qabe u liqa. President Ahmed has a newly minted five-year-term AND he will serve his people long after Hassan cuqdad-qabe leaves office
UPD.waa in ay bedelaan xamse waxaa xaqiiq ah in kii bedela xamse eedaarood ah uu noqondoono. 1-sidii nuur cadde ku sameeyey A/laahi yuusuf Ahmed 2-Roobe ku sameeyey farmaajo.(xasan waa inuu hoos u ooyo)
Xamse bare waa in uu iska baxaa hadii uu saciid deni iyo ahmed madoobe xal la keeni waayay Suldaanka Tv mahadsanid
madax weyne xassan shiikh waxaa lataliyal uah waa dad neceb jiridanka muqdisho iyo jiridanka dowlad nimada somaliya iyo jiridanka jland iyo jiridanka xasilonida iyo midnimada umada somaliyed🎉
samatar xasan dhere yaruuw ooka sojeda gobalka gedo halo dhibo omarixan ah haysanina madax weyno mamul gibaleyd ah iyo miidsareba marka reysal wasaraha reer gedo halaga dhigo❤
Daruud oo Dhan Mareexaan urabaan R.Wasaraha
Ethiopia 🇪🇹 balan way halaagi doontaa walahi iska suga InshaAllah hubkaas gacanta geesiyada Somaliya ayay ugali Hassanna InshaAllah gacanta geesiyada ayuu ku dhiman haduu Ethiopian&Kenyan gacan siiyo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼
Xamze ❤❤❤
Telefisionka tv ethiopia caawa waxaa uu ka horyimid heshiiskii xaaraanta ahaa isagoo yiri in ay leeyihiin badda oo dhererkeedu yahay 1800km kana bilaabato berbera ilaa masawac iyagoo baddaasnay waa horeba iyagu lahaayeen maantana uu aby khasaariyey waa in xoog iyo xeel aan ku soo celino arintaas ayaa televisionka baahiyey caawa.
Xamse haddii wax dhiig ah ku jiro waa in uu iscasilaa kana baxaa hoos fadhiga xasan.
Suldaankoo maxaad karabtaa oo cirdeey hee Xamse masocoyo
Allaha isku diro Hassan xaraash iyo Hamze xoolo😂😂😂
Xasan tuuug Allah haka qabto dadka iyo dalka somaliyed wa sheydaanka ugu wweyn weye
Axmed waa laga taqalusay . ee Salka in laga jaro bes ayaa muhiim ah...
Axmed Madoobe waa ilaaliyaha dowladnimada umada somaaliyeed waa nin culus oo soomaali dhab ah
Hamza wiu joogayaa Wayne isla dhamaysanayaan we fowdada dhaaf
Beenaale! Sayid Ahmed Madobe nin ka waddanisan ma jiro ee waxaa si Sharci ah ku doortay shacabkiisa jecel. Ee taas sida kiniiniga adiga iyo Hassan cuqdad-qabe u liqa. President Ahmed has a newly minted five-year-term AND he will serve his people long after Hassan cuqdad-qabe leaves office
Ma Walter uga shaqeeya miyuu doonayaa ?
Arrintaan micbaheeda waxaa waaye wax aan suurto gal aheyn buu doonayaa Xasan Sheikh!
UpD waxjiraba maahan hamse marxuun hadduu joogo iyo hadduu tagoba wàa ISKu mid OO wàa asal madoorshe
UPD.waa in ay bedelaan xamse waxaa xaqiiq ah in kii bedela xamse eedaarood ah uu noqondoono.
1-sidii nuur cadde ku sameeyey A/laahi yuusuf Ahmed
2-Roobe ku sameeyey farmaajo.(xasan waa inuu hoos u ooyo)
Omar Abdirashid ayaa marxaladda dajin kara ee raadsha xoog lamarabe xalbaa laraba daganasho iyo siyaasad qoto. Dheer ee Geeska Africa aqli xun dammu jadiid parking ha gasho
Xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin hadana waa bareeray waa in laga qabtaa wadanka
Beenaale waxuu ka mid ahaa xukuumadii farmaajo m sheekh shariif dowladii ku meelgaadhka aheeyd
Sxb nin aad u cadaalad xun baad tahay, waayo waxaad u taagersan tahay xasan oo dal iyo dad midna aan Dan ka laheyn
Waa beentaa
Beenaale warbeenta iskada
Nacas ayaa tahay ee aamus dhilaa ku dhashee