DEG DEG Gabadh & Wiil Mayd ah oo Hargeysa Gilgilay, & Shirqoolka dhacay, 5 heshiis DFS & Tanzania, X

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 25

  • @hamdahachi7146
    @hamdahachi7146 Час назад +1

    Allaha ha unaxariisto 😢

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 10 часов назад +4

    Xasan dhiiqo xaaraantii uu cunayey ayaa ka badatay oo markuu hadlaya uu soo matagayaa Allah kuuma naxaristo Waa mujrim xaaraami ah

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 7 часов назад

      Xassan xaaraan baan aniga ubixiyay nin somaliyeed baan ahay oo halgamaaya lowyacado waqooyiga Somalia kunool haladilo xassan xaaraan

  • @arabfarasle
    @arabfarasle Час назад

    Todobaadkan ka hor waan taageersaneyn madaxweynaha xasan.
    Balse sawirkan muuqda sidii madax wayne looga fadhiyey ayuu salaanta ubaxshay sababtoo ah aad ugu fiursada hambalyo midaas waad ku guulaysatay.

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 7 часов назад +1

    Baadhistii waxaa lagu ogaaday markii naagta waa lawsay marka hore subaana laga helay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 11 часов назад +2

    IRBIDO SUN LAGU DURAY, AMA CABITAAN AMA CUNTU SUN AH.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 11 часов назад +1

    XASSAN SHEKH, GURI WEYN AY BAHYARTISA DAGGANAN JIRTAY IYO GANACSI BALLARAN AYU MISNA KU LEEYAHAY.

  • @ZahraMoussaAbdi
    @ZahraMoussaAbdi 10 часов назад

    Ismaciil cumar ba sunta sodiray

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 6 часов назад

    Xaraanti ba ka badatay markaas ayu so butaacay

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 7 часов назад +1

    Baadhitaankii naatii malawasay

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 11 часов назад +2

    War ale ka baqo hala hubiye

  • @dhulgariir
    @dhulgariir Час назад

    Beenta iskadaa maydka lagama helin meel u dhow aqalka muuse ee waxaa lagahelay meel gog oo aan u dhawayn meeshaad sheegtay

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 7 часов назад

    😂 waa caruur weyn, oo ciyaaroo ,wada ceebee, 😅.

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 11 часов назад

    Maxaa mareexaan kaa galay Somali land

  • @AhmedDaahir-gp5pg
    @AhmedDaahir-gp5pg 10 часов назад

    Beenaale.guriga.madax.waynaha.uma.dhawa.warka.beentaa.iska.daah.warla.hubo.sheeg.beenbaad.sheegaysaah.

  • @CaliJinaqawo-oo8uh
    @CaliJinaqawo-oo8uh 4 часа назад

    war beenta naga daa yaa kuu sheegay ?

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 12 часов назад

    Armeey jacayl usitileen yaa laguteegtegiin waarka been abuurka halaiska jidhow

    • @mudaneseid2184
      @mudaneseid2184 12 часов назад +1

      Adigu durba fikir khaldan mxd ugu ordaysaa
      Adiga miyaa og inay jacayl isudileen weligaa ka fagow malaha xun khaasatan dadka dhintay

  • @MaxamuudCabdilahi-gb3sl
    @MaxamuudCabdilahi-gb3sl 3 часа назад

    Bee naale

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 8 часов назад

    Maxa keenay in caruurta somaliyed iskuuladoda loo gacanta o loo duminaya xage lagu arkay aduunka inay mudaharadan iyago leh madaxwayna iskuulka hang dumi iskuulka xasan wax ku baranaynavmarkasa la arkay hadan gaalada ilmihiisa iyo sheekada dabada maxaa ka galay buldh in an ku jiro iyo in an sadex dabaq aman mid ka dheer in an dhibato hooyada ilmaha wax garanaysa aniga qorsha for u ah subxan allah

  • @HassanI-b7x
    @HassanI-b7x 11 часов назад

    Beenaale

  • @IbrahimHabibullah-h9o
    @IbrahimHabibullah-h9o 7 часов назад

    Aamus Aamus Aamus