Dagaal Shaanshiyed aad u xun oo Xamar & Hargaysa kadhex Qarxay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

Комментарии • 353

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 19 дней назад +6

    Mr Galad waa Somali dhab ah 🇸🇴

  • @seed3966
    @seed3966 19 дней назад +8

    Jaamacoow 👉👉waa khalad somaliland inaad dhahdo waayo dal jira maaha waa khalad boqol jeer 100%🕷️🚶🏻‍➡️🕷️🕷️🕷️

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 19 дней назад +6

    Wax dawalad somalia la yirahdo ma jirtoo😂😂😂. Somaliland guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤

    • @Michealfot
      @Michealfot 18 дней назад +1

      Af Somali fiican ayaa qori kartaa bravo mr Oromo

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 19 дней назад +1

    Waa runtii wasiir mareexaan xamar dawlad maahe waa cali baystayn iyo dad fashilmay oo jareer ah
    Nukliyeer baanu ku dhufan doonaye😂😂

  • @seeraar12moh84
    @seeraar12moh84 19 дней назад +1

    Faqash wax naga Qaadomayaan Qadaad wayn iyo faqash. Xoog noogu iman mayaan. Wax jirana maha. Waa xisaab reer somalia aanu ku ciqaabi doono markayaga

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 19 дней назад +3

    Jamac ma wariyaa tahay mise afhayeen dowladda Somalia?

    • @Michealfot
      @Michealfot 18 дней назад

      Haa Somalia waaba Hal dowlad ma vabashi ayaa rabtey inuu u hadlo

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 19 дней назад +3

    Niyow xamar iyo hargaysa hadaad u kale saar tay maanta xaq ayaad ku adintay😂😂😂😂

    • @Michealfot
      @Michealfot 18 дней назад

      Tartiib ayaa Magacooda hawada looga saaraayaa 😂😂😂😂

  • @Naasir_indho
    @Naasir_indho 18 дней назад

    Garoowe iyo xamar waxaa iga xiga amxaar guul dadka somaliland

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 19 дней назад +4

    Asc jamac Galad kooxda hargaysa far waaween wax ugu sheeg please ❤

    • @janira7480
      @janira7480 19 дней назад

      😂😂😂😂😂😂 sax

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 19 дней назад +1

      DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 18 дней назад

      ​@@Yusufxasannhoyadaa iyo muqdishiba wase hargaysa aad kusoo ordayso ma adaa leh

    • @janira7480
      @janira7480 18 дней назад

      @@NimcoFf hargaysa yarabi wa tuulo hostimada Muqdicio 😂😂😂😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 18 дней назад

      @@janira7480 jilicsan xey tiri xuu dhahay aree wxs miyaa cid hoostagta tuulada itoopia laga xukumo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 19 дней назад +16

    Nimankaa raba Xabashi inay bad siiyaan waa in la ciqaabo oo aan somali u kala hadhin hadii kale oo aynu ka aamusno sow bari inoo keeni maayaan Putin Russia oo nuclear inagu dhufan maayo

    • @Osmanissa
      @Osmanissa 19 дней назад +1

      Hiyadaa Anaaga wasna inagumeedyohow nagusoo xaara

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 19 дней назад +2

      @@Osmanissa SSC khaatumo ayaa idin sii wastee oo u dhiganta habarjeclo, Dhulbahante ayaa qaawiyay qarankii badhida weyn oo ka shaqeystay imika waxa la sugaya inta Xabashi afqadhmuun imanayo Saylac iyo lughayo

    • @IsmailSuleyman-ur8jh
      @IsmailSuleyman-ur8jh 19 дней назад

      Fiutadaada u sheeg qabyaalad ayaa ku haysa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 19 дней назад +2

      DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN

    • @Michealfot
      @Michealfot 18 дней назад

      ​@@Osmanissa af Somaliga ka gartey Oromo waaxid

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar9305 19 дней назад +1

    👍Intaa waa la dhoowrayeey ee hada loo soo jeestay habriyii 33 sano isku been sheegay. Guul Somalia
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 18 дней назад

      Shabaab wlhi shaqo adag bay haysaa ilaahay ha garab galee

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f 18 дней назад +2

    Guul dowlada Somalia 🇸🇴

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 19 дней назад +2

    Yaa galand runtu nina way ka farxisaa midna way ka nixisaa how joojin labadaba thank you. Yaa bini xalaal

  • @TOOSIYE
    @TOOSIYE 18 дней назад

    Waan Soo afjaynaa dhawaan nacaybka somaliland aad uqabtaan "hadalhayntu waa sharaf markaa tahay qof hurumaray" somaliland guuuuuuul

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 19 дней назад +7

    Wax Somaliland la yirahdo ma jirto Idoor ayaa fuduud dalka. Ha ka guuran

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 19 дней назад +1

      Kkkkk waad maalin riiyotey😂😂

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 19 дней назад +1

      DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN

    • @maxamedcabdo3565
      @maxamedcabdo3565 18 дней назад

      Siilkii hooyaa miyaa i raraya

    • @maxamedcabdo3565
      @maxamedcabdo3565 18 дней назад

      ​@@Yusufxasannhadii aad iman karto hargaysa kaalay

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 19 дней назад +5

    Cuqdadland, waa Lana duqeeyey waa Lana toogtey..cabaadweyn mexey been aan jirin wax ku raadsheen..Viva Somaliweyn..

    • @seeraar12moh84
      @seeraar12moh84 19 дней назад

      Faqasha is maxay tari

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 19 дней назад

      DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN

    • @IkranBihi
      @IkranBihi 18 дней назад

      Askarta kiristaan ee Africa laga soo uriyey ma geli karaa madaxda Villa Soomaaliya xerada Xalane? Waa maya because waa la haystayaal

  • @Samiya106
    @Samiya106 18 дней назад

    Thank you very much this message 😊will united the people of Somaliland 😊

  • @mohamedabdullahiomar3554
    @mohamedabdullahiomar3554 18 дней назад

    Mashaallh si wanagsaan ayaad ufahfaahise tala fican ayaad siise

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 19 дней назад +2

    Dowlada somalia awood ayaay uu le tahay inaay tilabo ka qado

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 19 дней назад

      Shacabkaa sii kala Fogaanaya ee midnimo iyo dowladnimo kuma imaanayso Mugdisho iyo Hargeisa ayuunbaa laga shaqaynayaa inaanay caLan iyo dowlad wadaagin

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 18 дней назад

    WaankutaageersanahY wasiirka dawlada soomaaliyeed wax soomaaliya ka hooseeyaa waa xaaraan xataa dawlad goboleedyada

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 18 дней назад

    “Somaliland is very small but it is phenomenal”
    Bill Gates
    American business magnate
    More
    Next
    List

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 19 дней назад

    Magac illhey baan ku dhaartee ma Jirto Dawlad Somali dhistey oo shacabka u codeeyey lakin wax jiraaa shufto reer Galbeedku u aqoonsden dawlad oo reer galbeedku dantooda ku wadato oo Xalane u fadhiistey mar labaad ma jirto dawlad xukunta somalia ama somaliland oo Xamar jogtaa

  • @Abanduule
    @Abanduule 19 дней назад

    Xornimo darada haysa iskama war qabo cali marexan .
    Wuxu ilaaway ama ka maqan in maamulka hargeisa yahay hoyga shisheeyaha sharka ka macaasha mana ahan wax ku cusub gaalo raacyada balse AS meel walba oo soomaali dagto waa kuwii qabsada Inshallah bal aan aragno cida xaqqa joojin karta

  • @CismaanJaamac-s3p
    @CismaanJaamac-s3p 18 дней назад

    Somaliya xasan waskahadle waxbasokordhin mayso xamar ayaan katalin wabase somalind

  • @hodanwarmahaye
    @hodanwarmahaye 19 дней назад +2

    Somaliland waysocotay 🎉

    • @nuuradiinyuusuf3528
      @nuuradiinyuusuf3528 19 дней назад

      😅

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 19 дней назад

      DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 19 дней назад +4

    Waa saax. Dowlada tilabada ay qadaay

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 19 дней назад +1

    Dagaal shaanshiyeed wa dagaal aan dhamaad leheeen wa dagaal aan dhiig daadaneynin
    USA

  • @leban9958
    @leban9958 19 дней назад +1

    Laascaanood ma jin baa laynayey oo hada uun aheyd

    • @Michealfot
      @Michealfot 18 дней назад

      Bal adba 😂😂😂

  • @Ahmed-v6g8g
    @Ahmed-v6g8g 18 дней назад

    Waar Jaamacow Somaliya wax ay Somaliland ula hadhay horena uma jirin maanta ma jirto wax ay samayn karaana ma jirto.

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 18 дней назад

    Hadii xaga ganacsida layska weeraro somaliland iyo somalia waxa kujabaysa somalia markaa hoy kajooga muqdishoy wayo arintaa ganacsiga yaan laysku dirin umada

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 19 дней назад

    Somalia waa fashiLantay walaahay Munaafaq aya tahay anaga waxa koonfur fadhiya waxaan u aaminsanahay dowlad reer koonfur ama somali iTaLiyaano

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 19 дней назад

    Jamac. Salan
    Wan kugu raacsanahay in Aan Xawiladaha iyo ganacsiyada somalida aan lagu Darin hada. Lkn dowladu way ku saxan tahay Dowladaha kale sida Dawuuradaha in ay u hogaansamaan sharciyada aduunka. Somalia 🇸🇴 waa wadan kaliya.........

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 18 дней назад

    Waxani waa kala fogayn uun wayo wasiirkaa somalia waraaqihiisu shayne maayaan wayo somaliland waa Dal madaxbanaan oo caalamku ogyahay hadii somalia farakala bixiweydo dalka somaliland wixii kadhaca waxa dhabarka kuqaadan doona somalia

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 18 дней назад

    Ader xasuuqii Iyo dilkii balahnimddaa ahaa waa mid aanan dhalayn lagu ilaabbi dooonin
    Xisaabtana waa danbeyaaaa
    Calaalka joojiya

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 19 дней назад +1

    Wax soomaliland la yidhaa ma jiro ee isaaqlaan iyo awdal state iyo khaatumo state ayaa jirta

    • @NaasirMaxamed-sx2oh
      @NaasirMaxamed-sx2oh 18 дней назад

      All somaliland😅

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 18 дней назад

      Isaaqland baa looi baahan yahay yaa ku raba adooney

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 18 дней назад

    Sheekadii wa isku so dhamatey 🇸🇴💪🤗

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 19 дней назад +1

    Somaliland dhibataada haaysataa 1988 iyoo 1992 een laa joogoo ayee modaayaa .ADUUNKUU WAA Wadaa elektroniik. MUSE BADIYEE AYAA U SHEEGAA

    • @Michealfot
      @Michealfot 18 дней назад

      Hogaankooda ka garo Feysal, Edna iyo Muse, Dad caqli leh xitaa ma hogaamiyaan😂😂

    • @IkranBihi
      @IkranBihi 18 дней назад

      “Somaliland is very small but it is phenomenal”
      Bill Gates
      American business magnate

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 18 дней назад

    Villa Soomaaliya madaxdeedu ma tegi karaan Puntland markaasay Somaliland ku soo indho cad yihiin. Waxaan xasuustaa ciyaalnimadii aabo iga qabo ka yar ka weeyn anigaa iska celinaayee

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 18 дней назад

    Guul iyo Gobanimo Somaliland, askarta kiristaan ee Africa laga soo uriyey baa ilaasha Villa Soomaaliya. Nin Xamar jooga oo laga xukumo Xalane no body cares they're BS

  • @user-xg5mf3vf7p
    @user-xg5mf3vf7p 19 дней назад

    Dawlada somaliya cunaqabatayn hakusorogto mamulka kataliya waqoyiga somaliya

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 19 дней назад

    Ha u gafin qowmiyada SHANSHIYO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 19 дней назад

    Jamac nin ogaadeen hurdaad tahey Somaliland Muran kuma jiro waa dawlad xuded leh ilaa qoldii dhulbahnte addunku leyahey ku daba fayla xuduudiinaa

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 19 дней назад

    Aduunka ka yeeli mayno waxaan jareerta ee xamar jooga in ay nagu soo dhisan

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 18 дней назад

    War midhkaa ha xeerin. Shirkad baan xamar u diidayaa haday somaliland wax ku qorto ayuu itaal kiinu marayaa. Dee u diid xamar maxaa noogu jira xawalada xamar loo diiday

  • @macalincadaawe8249
    @macalincadaawe8249 18 дней назад

    Marka haddan hadda la dhaqan gelin qiyaamaha miyaa la dhaqan gelinayaa mise dowladnimada soomaaliya ayaa reer yar oo isxaaq ah ayaa lagu naasnuujinaa oo weliba af xun oo cay badan

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 19 дней назад +7

    Wax somaliland la yirahdo ma jirto waa qoyas

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 19 дней назад +3

    SOMALILAND ♥️

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g 19 дней назад

    ASC VIVA7UP WAAAA DHOWNAHAY EBBOW

  • @waberiinaomar168
    @waberiinaomar168 19 дней назад

    Waa Guul usoo hoyatay umada soomaali wayn ❤❤

  • @ahmedadanali7380
    @ahmedadanali7380 18 дней назад

    Cali mareexaan waxba ma sheegin .waxaa run ah in xawaaladaha iyo bangiyada ku qasban yahiin inay raacaan amarja waraaqada haddii aydiidaana inay ka xirmidoonaan ganacsigooda

  • @NurGacan
    @NurGacan 19 дней назад

    Hopoyada faqashraa was jamsc u naage xamar hargaysa Ana leh somali anaaa wasna

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 18 дней назад

    Wasiirka somalia 🇸🇴 hadalkiisa wuu shaqeeyey wuuna shaqeen, bal aan aragno midkaa Cali mareexaan in hadalkiisu shaqeeyo. Habaar buu meesha la soo taagan yahay😂 wax badan buu moog yahay.

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 19 дней назад

    Mxa diidaya in somaliland shuruucda dalka somaliya u hogaansato waa mxy jaamac shacabka haloo tudho sharcigu waa mid guud ee maaha qolo gaar ah khuseeya

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 19 дней назад

    Markaas in laydin dhameeyo ayaa fiicnayd soomaaliya ha noolaato soomaaliya ha noolaato

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 19 дней назад

    Ma dido hargoolaw ha igu dumi dawladaha madhan tani waxay sere u sii qaadayisaa heerka iyo nacayibka ay wadan dawlad ku sheegta xamar hadii shacabka konfureed kula socdaan ha caayana

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 19 дней назад

    Shanshidu sharaf bay leeday hakuu tilmamin kuwan baa cidwalba kaxune

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 19 дней назад

    Soomaaliland ayaa idiin aqoonsatay waxaa dadka dhulka iyo bada ninkaan siinaya itoobiyo oo kaalay na adoisada dhaheysaan inaas waa aqli daro in nil soomaaliya ay aqoonsato itoobiyo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 19 дней назад

    Illaahow kuwa umada Soomaaliyeed beenta iyo Kala gaynta Ka shaqeeyo dhaafi

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 18 дней назад

    Somaliland iyadaa halkaa is dhigtay walaahi mar hore ayay ahayd inay iyadu sheekato inay tan somali ma tasha oo calankii buluuga ahaa la bedelay markii xasuuq lagu gaystay dalkii laysku odhan jiray jamuriyada somalida ay iyagu metelaan raaskaabooni ilaa raas cayr ilaa lawyo cado gursiga qaramada midoobayna doonan la haayeen hargeysana caasimada u rari lahaayeen
    Siyaasiyiin hawiye iyo darood leh oo taageersana way heli lahaayeen
    Lakiinn somaliland iyadaa xero yar isku ooday

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 19 дней назад

    soomaaliland waxay mareysaa iney badeena siiyaan itoobiyaan ninkii rabo itoobiyaan wuu aadi karaa waa la xeeriyey waa loo naxariis tay hadal waa nala laayey waxaan ahayn ma hayaan soomaali oo dhan baa is dishay reer wada dhashay ayaa islaayey card kaa ayey xoqdaan maalin walbo aqli hala yimaadeen odey dhamaaday ayaa ka waalinaya oo rabaan iney dhulka iibsadaan soomaali ayaa wadanka iska leh cid kale uma ogolin muuse cimri uma dhina dhaxalkii caruurtiisa ayuu bixinayaa dhalin yarada soomaaliland dhulkiina difaacda odey dhamaaday oo aqligii isku dhex yaacay warkii ha yeelinina goormaan itoobiyaan wax wada yeelaney dhul bay naga haysataa midkale uguma dari karno isweydiiya soomaali waa is dilin hadana waa Isla nool yihiin maxey ku kala duwan yihiin madaafiicdii xamar lagu garaacayey iyo tii hargeysa siyaad ka soo tag hawiye ayaa islaayey oo kumanaan iska dilay wixii dhintay way dhinteen miyaa la soo celin karaa waa maya ka gudba umadiinana wax la qayb sada walaahi muuse haduu wax helo caruurtiisa iyo kuwa ehel ugu dhow buu sii nayaa barina balaayuu kuu soo wadayaa aqli ma hayo odeygu waa wareeray damiirna maleh falastiin isaaqow hanoqonina 130 milyan itoobiyaan ah maxaa wax idiinkugu daray walaahi wey idin xaalufinayaan kadibna buudkey idinkula tumanayaan

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 19 дней назад

    soomaaliland ayadaa xad soo dhaaftay waa in ganbarkeeda lagu fariisiyo

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 19 дней назад

    Goox wax la yirahdo ma jirto. Jamacow dalka dowlad ayu leyahay ninka hargaysa ka hadlaya adeer waa qoyas xanunsan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 19 дней назад

    Jaamacoow hal dal oo Somaliya la idhaa baa jira shirkada diida inay magaca diido waa in talaabo laga qaado Waayo Somaliland maanta Beshi dhexe oo qudha Sanaag bari warsengali iyo Sool Dhulbahante waa ka tageen, Samaroon wuxu u baahan yahay in Somali uso gurmato

  • @ibraahimcali5998
    @ibraahimcali5998 19 дней назад

    Wasiir cali day wixii hore inagadaa ninka inaga celi maanta la jooga oo faaraha ka guntoo wixii hore aniga aabahay baa ku dhintoo Ana tan yaa ku dhiman waan ku eeganaa halkaad wax dhigto alaa fariidsanidaa

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 19 дней назад

    Dadka maanta waxay dhamaantood goob joog ka yihiin isaaq sanad madaafiic la dhacayo laascaanood dhib baad geeysatey miskiin

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 19 дней назад

    Galad, dhibkaba waxaa keenay turitaan;SNM waxaa loogu turayey dowladii Siyad Bare Somalinimo lakiin taasu hada way dhamaatay,hada waxay sheegteen oromo iyo Amhara,dhulkana Somali iyo Somaliya leh. Haday oromo utagayaan ama Amhara u guurayaan, iyagay jirtaa, dhulkana Somali baa loo qaybin.

  • @Michealfot
    @Michealfot 18 дней назад

    Hal qabiil oo qeyli badan Subhanallah

  • @kosmahamud5036
    @kosmahamud5036 18 дней назад

    Waxaad iska dhigaysaa inaad shacaka somaliland iyo somsliya dhexdhexaad katahay laakin somaliland bad kahiilinaysaa maweriyaa tahay mise afhayenka xamar
    Somaliland guuuul iyo gobanimo

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 19 дней назад

    Somaaliya maanta uunbay asiibtay soomaalilad lamafhihi karo

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 19 дней назад

    Soomaaliyeey Magaceena SHAANSHI noo daaya see camal maxaa nooceebeenoosiin

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 19 дней назад

    Jaamacoow khadkii Ethiopia ayaa la isla qaatay in la isticmaalo haday code kaa Ethiopia ay taabato sonaliya xanuun badan baa ka gaadhi somaliya

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 19 дней назад

    Maamulka hargeysa cirka bada iyo dhulka hadii laga cunaqabateyn lahaa sidaa uma kibri lahayn

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 19 дней назад

    Alxm guuul soomaaliland way namideysey xamarna waanu baaa biinaynaaa anagay gacantayada ku jirtaaa somaaliya anagaa dhisney Anagaana baabiiney eee Samra soomaliyey cuuuc

    • @janira7480
      @janira7480 19 дней назад

      Yaaaa Goojecade a wax ka Babi inweysay markalaşa Hawiye Iyo Darood Iyo digir Iyo mitif bad ledahay wa Babi ini wax a balahayga ya ay 😂😂😂

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 18 дней назад

    Write. Galadaw. Wararkaaga. Kafiiso

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 19 дней назад

    Rerkaan hargeysa cabaad Lee hayaan saas baa nalagu sameyay hadana jooji Waxaad wadaan taad sheegtaan ka xun baa ka idinku dhigaa hadad isku deydaan in aad Ethiopian aad badena aad ka hadashaan iskadye in aad bixisaane

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 19 дней назад

    Waxaan xamar jooga waa argagixso waa in aan caalamka ku dacwayna naclada nacladu dhashaye gafuur culusta iyo bidoodka walawayn

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 19 дней назад

    Wushaqaynay wayo somalidu iyada isdishay laki reer Somaliland waxadishay dawaladi somaliya waxa layidhi yela wu ilawa lakina layeala ma ilawo

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 19 дней назад

    War hooy somaliya idinka oo shacabka somaliya ee gobolada waqooye ayey hiil idin tahay waayo muuse dalkiina ayuu iibiyey hadii uu caqligiino shaqeynayo oo waad maqlaysiin waxa ay Ethiopia kuhadlayso oo ay leedahay waxa aan rabnaa bad aan anagu leenahay war caligiino hashaqeeyo

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 19 дней назад

    Idoorka kuwa dhuuni raac bahdilan ayaa ku jiro xanibaad dhaqaalo hala saaro nacalada dhalinyaradooda 100/45 gaalo ka dhigeen

  • @nuuradiinyuusuf3528
    @nuuradiinyuusuf3528 19 дней назад

    Hanbalyo somaliya goool somalia

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 19 дней назад

    Walahi haday qaaradu gubanayso Ethiopia ayay la safanaysaa somaliland

  • @omarmohamud9803
    @omarmohamud9803 19 дней назад +2

    Hambalyo dawlada soomaaliyeed
    Anagoo soomaaliya siyaasa isku hayna ayaanu xadka dhaafnay oo dhilkiina itoobiyan siinay walaaluna ku sheegnay
    Ninwaalan tolkii baa umiyir qaba e talaabooyin intaa ka siibadan qaada si jiritaanka umada soomaaliyeed loo dhawro nafar isaaqa

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 18 дней назад

    Wax Somaliand majirto waa maamul gobeleed soomalia kamid ah

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 19 дней назад +7

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RoodoAbdi-gi8zr
      @RoodoAbdi-gi8zr 19 дней назад

      Waa lagu shaqay sanaýaan ìnay ìs buurburiyaan dawlad maahee waa jaran jar gaaladù kù adee gato

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 19 дней назад

      DALKEENNA SOMAALIYA WAA INAAN KA DIFAACNO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE KHAWAARIJTA KU BIIRAYA. HEY,ADDA NISA WAA INEY OGAATO WIILASHA HARGEYSA KA IMAANAYA EE MUQDISHO KU SOO QULQULAYA EE KHAWAARIJTA USII GUDBAYA. WARKAASU WAA DIGNIIN.

    • @HassanAli-vu3ko
      @HassanAli-vu3ko 18 дней назад

      Adigu maxaad laascaanod ku samaysay in ka horaysay25/8/2023 mudo sided blood ah

  • @aliyeyeding6588
    @aliyeyeding6588 19 дней назад

    Nin suxufiyiinta wanaagsan baad ahayd , maxa u leedahay af soomaaliga aan garanayn ninka wasiirka ,ceyb caleykum wariyow

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 19 дней назад

    Hooyadaa beenta ka wase dawlada Soomaaliyeed waa tii salable adigoo qalfoof ah.

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 19 дней назад

    Reer hargaysa Oromka ayaay jecel yihiin u daaya jamac Nooloow madaaloow 🇸🇴

    • @abbdll
      @abbdll 19 дней назад

      Qaar aanan jecleyn oromada ayaa ku jira

  • @youssoufdoualeh333
    @youssoufdoualeh333 19 дней назад

    Jaamacow ragan somaliland u taliya wa lawada ogyahay halku gaadhsiiyey macaamilka naxariista in wax badan la xeeriyo.
    Hadeed waxa la gaadhay xiligii latusi laha dhaqanka xun e calool xumadaleh ay kula dhaqamayaan dadka somaliyed inu yahay mid aan la dulqaadan karin.

  • @ogadenia3rddreemedia460
    @ogadenia3rddreemedia460 19 дней назад +1

    Somalia inteeda kale ayay ka shaqaynayan

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 19 дней назад

    JAAMAC GALADAW NOOSOO SAAR TELEFOONKAAGA SHAASHADDA SIAA AANNU KUULA WADAAGNO FEKRADAHAYAGA BY TELEFOON

  • @EbroEbro-el6ne
    @EbroEbro-el6ne 19 дней назад

    Ahmed Khaalid hooyadaa iyaa kaa dhalay bar car dadka u sheeg oromo iyo jaarso ayaa iska kaa dhalee waxa laga hadlayaa waa somali ee Ethopia ma ah.wax kala garo mise wixii ayaa kaaga taagan xaga dambe

  • @mohamedabukar9561
    @mohamedabukar9561 19 дней назад

    Shirk adii aan qaran nimada aqon saneen mexeey noo qabaneysaa waa in laga jogiyo Waliba waxaa ficneed in loo qabto waqtiga ugu yar

  • @ibraahimcali5998
    @ibraahimcali5998 18 дней назад

    Wariye jaamacow haday ka shirkaduhu ka saaraan waxa hubaala in ay xabsiga liinta ku cabi ma iyagaa ku dhaca xiniyo wynaa waan sugaynaa shirkaduhu halkay ka cagotaagaan anagu shacabkaanu nahee soomaalind 😂😂 hal libaax arkaysaa ma godlanto aderrow😂😂😂😅

  • @TOOSIYE
    @TOOSIYE 18 дней назад

    Kkkkkkkkkkkkkkk somaliland ama hargaysa kulahaa muxuu kabaqay talow kkkk

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 19 дней назад

    Nooloow madaaloow Jamac Galad 🌹

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 19 дней назад

    Wan dhabar aday gaynaa kunxawaaladoo baafuri karnaa

  • @abdifadoulguedi6027
    @abdifadoulguedi6027 18 дней назад

    Ninnyo warkaagaa noleey

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 19 дней назад +1

    Gullllll Somalia 🇸🇴

  • @WarmoogYare
    @WarmoogYare 18 дней назад

    Dagaal shaanshiyeedka micnahiisa ifahansiiyabal aqyaarta dagaal nuucee waaye

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 19 дней назад

    Adigu caruurtii iyo hooyooyinkii aad madafac
    La dhacaysay lasanod
    Ka waran