Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan qarax gama dhicin kismayo mel shidal ba qarxey markiba wa la damiyey nimanka damajid wey jaban been bey melkasta la wa ragayan wlkn abdulahi balwan kismayo wa nabad
Balwaanow allahayow kubarakee baaribaayahye waad bidhaamisaa waxay cadowgu beerayan amase beegaane. Viva jubaland viva long live md axmad madoobe the great and brave somali mullah, warior and leader in regional state of jubaland.
Shirqolki ay so ababulen goxda mafiyada ah ee (qaran si dumis) marku gul daraystay ayey hadana radinayan nafis siyasaded oy ucuskadan benaha bara bagan doyinka Lita ey so Ababula yaan...
Laakiin maamulka Jubbaland haduu la shaqeeyo Alshabaab. See bay u qarxin karaan isla Jubbaland iyo kismaanyo???? Waxaa Run noqonaysa in waxa dawladda iska dhigaya ayba yihiin Alshabaab ta runta ah
Xayawana tahaya oo ana garada lahayna masakaxiyana ma fiyobida qaraxyada axmed madoba samayay si lagu dacwaynina baabuurta alshaabaaba soo dhaxa maraya
Asc balwaanoow haduu madoobe shabaab yahay maxaa jubaland ay u fadhiyaan oo ay waligoodna way qarxin jireen As meesha laga hawlgaliyo maba qarxiyaan ee nabad bay noqon lahayd sida😊
War iska aamus !! Magaalada kismaayo amnigeeda waxaa haya oo ku faanaya inuu hagaajiyey amniga amaanka magaalada kismaanyo waa axmed madoobe, marka isma qaban karaan axmed baa qarxiyey, isagaana amaanka u xilsaaran ?????
xamse rabi haqabto wuù nagala hari la yàhay xumaan iyo inuu qal qal ku abuuro jubada Hoose rabi haku rogo isagaaba ag jooga meeshii laga ababulaye ilaahayow isaga kurog xassn yuu ka horeya marna kadam beya
Masha allah Cade and viva❤❤👍👍👍🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
You re real Somalian ❤❤❤🎉🎉
Runta waye balwan Ur right bro
@@mohamedabdullahi7983 been ta balwaan miyaad marqaati furee
Masha alah gulayso balwan
ADEER MUNAAFAQNIMO MA SOCOTO ILAAHAY AYAA AWOODA LEH WAA RUNTA WARIYE BALWAAN THANKYOU BROTHER!!!
Guuleyso balwaan aakirana janada kuugu duceyney
Waa rentalakiin way lagoday
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mahadsant walaalkey balwaan garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤❤❤❤
Thanks for you
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Balwaan thank you bro😊
Scw
Wadani ismaqariyo balwaan waa wadai guulayso abdulaahi balwaan
Jubaland guuuul❤❤❤
@@Caaqilka123 qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
Ok
Guul JUBALAN inshaaalh❤❤❤❤❤
Waruntaa wanfahsy balwan runta usheg 🥰👍❤️
Balwaan mhadsanid
Waa xaqiiqada indhaha Laga qarsanayo Runsheeg waa ceeb sheeg balwaanoow
war xasan waa shabasb
Oo ma ka saartay Ahmed madoobe 😢shabaab
axmed ader shabaab maaha cida shabaab ka ah waa layaqaan xasan xabaalo qote weye
Isma dhaamaan balse Xassan ayaa noogu daran oo Qaranimadii Xaraashay
@batulasmail8261 ,waa runtaa Hassan sheikh wuu xaraashay balse Ahmed madoobe ethiopia 🇪🇹 iyo 🇰🇪 Kenya ayuu noo wadaa
Sax waliba hda wey ku cadahy.
Good
Hasan abaabulay
guulyso.cllahi.balwaan
❤❤❤❤🎉
Guuleyso Balwaan
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan qarax gama dhicin kismayo mel shidal ba qarxey markiba wa la damiyey nimanka damajid wey jaban been bey melkasta la wa ragayan wlkn abdulahi balwan kismayo wa nabad
balwan guuuuulayso ❤❤❤❤❤
MAASHA ALLAH BALWAAN WAAD KHAYRIN INSHA ALLAH SAAD RUNTA USHEEGTID WAR DULMIGA LAGAUMA QAYRO EE WAA LAGU BAA BA AA
Saxafata wa balwaan
Anaa Kismayo joogo.. Waxba maan maqlin
Xalay qarax ba kadhacay kismayo
Wonders it will never end
Kkķkkkk
HASAN WAA ALSHABAAB ARGAGAXISO AH CADOWKA ABSAME
RABA DHIIG ISLAM HAMZE IYO HASAN WAA LABO QAATIL
Balwaan Guulleyso Runbadanidaa👍
Guuuuul jubalan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Xasan munaafaq iyo dadbadan oo igfadheya waa shabaab dadka eyagaa dela waana lawada og yahay xasanoow waa lagaa war hayaa ijenabegu wuu kula socdaa waana la qoraa waxkasta oo aad samayso haw malaayn wadanka en aad kalegaa maamush wallaahay waa lagaa warhayaa felada waa lagulajogaa wexee jb aad samaysay waa lahayaa guryaha aad dhesanayso lacagta aad boobayso hubka aad urursanayso waxaba waa laqoraa dad bay shaqo utahay irenkaagu waa xaddhaaf wadanka kajooje maasha aad uwado fakanmayseda jooje dadka aad qaraxyada u idaagsanayso dadku cawaan ma iha waana la irkaa xaalku mashuukaamarayo waxbadan baa Rabegay ku isturay balsa maanta waad fashelantay AlXamdu LeLaaaah
Abdullahiyow sxb ahmed iyo xassan gurgute yaa kaliges taleyi ah bal igaso jawab😊
balwaan nin wax badan og, wan ku wadanaa mudane
Thanks will
Kuwa wax qarxiya iyo Gurguurte xiriir weyn baa ka dhaxeeya sida muuqata😢 dowlad ku sheegtu wey kashifmeen runtii.
Balwaan khayr ilaahay ha ku siiyo khayr badan baad tahay.
Asc bacalwaan xsan isagaa shabaab ah wuxuuna wuxuuna dal iyodadba uu usiiyay itoopiya inuu dadka iyo dalka baabiiyo
Guul jubalnd
@@libaanabdi5236 qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
Mnsha allah bro waa runtaa
Balwaan runta. Ayuukahadla
Balwaanow allahayow kubarakee baaribaayahye waad bidhaamisaa waxay cadowgu beerayan amase beegaane. Viva jubaland viva long live md axmad madoobe the great and brave somali mullah, warior and leader in regional state of jubaland.
Asc salaaan sare dheh
Shirqolki ay so ababulen goxda mafiyada ah ee (qaran si dumis)
marku gul daraystay ayey hadana
radinayan nafis siyasaded oy ucuskadan benaha bara bagan doyinka Lita ey so Ababula yaan...
Arag nin kaan dhalasho daarood qaatay maalin kas ta hawiyo caayaa waxaan fahmi waaye naag ayuu ka qabaa naag ta miyaa dhahdo hawiye caay
Way iska caddahay in qaraxyada muqdisho lagasoo abaabulay
Laakiin maamulka Jubbaland haduu la shaqeeyo Alshabaab. See bay u qarxin karaan isla Jubbaland iyo kismaanyo????
Waxaa Run noqonaysa in waxa dawladda iska dhigaya ayba yihiin Alshabaab ta runta ah
Xalka dowlada soomaaliya waa 1969. Afgembi military oookkky
Cabdilaahi balwaan guulayso walaal 🫡👍🥰🥰🥰
Sas wye😂
ilaahayow nabadbadi Alshabaab walaba nooc mid siyaasiinta yimaadadowladadhex eyleeyihin
oo ey u adeegsadan siyaasita damacooda kasohorkensad iyo mid xitiraafaka Somaliland uradinaya kansiyaasinta ushaqeya waxaa kow asaastay fahad Yasin iyo xasan shiikh ☝️☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲
guul iyo gobanimo jubalaan insha Allah
guul cabdulahi balwaan saad u fahantey
Qarax qab qabashaa ka danbaysa dawlad wax qarxinayasa ilayn dawladu waa argagixiso cad majirto argagixiso kle dadkaa kale duurka kujiraana waa iyga uun😅 idin ogaanay beentaad noo sheegi jirteen
👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🇸🇴🦁❤️
Baalewanguulesowiiligoodbeentawaalugayaakhan
Waxasi ma ahan wax Jira ma ahan wa wax ay awa wuleen doorashada xasan shekh ha ka wan toowo xamde
Waamaxay. Balwaan 1 milyan wali lama gaaraarsiine Daaroodoow waxaa uma adkaysan karo 1milyan balwaan halagaarsiiyo
asc cabdulaihii dalku badbadu raaba dadkuna jahayn raba maxaa xala dadkajahayn iyo isku duubnii buuraba
Xayawana tahaya oo ana garada lahayna masakaxiyana ma fiyobida qaraxyada axmed madoba samayay si lagu dacwaynina baabuurta alshaabaaba soo dhaxa maraya
Odagan baas mixnado badanaa rabbi ummadda ka soo qabey anagaa ku niriye
Cansel
Axmed haduu argagixiso yahay lababilood kahor muxuu madaxtoyada ugula shirayey
Alqabyaala adeerkiis karatay ayuu soo diray miyaa
Asc balwaanoow haduu madoobe shabaab yahay maxaa jubaland ay u fadhiyaan oo ay waligoodna way qarxin jireen As meesha laga hawlgaliyo maba qarxiyaan ee nabad bay noqon lahayd sida😊
Maanta waxaa hadalkaaga ku faraxsan 3 maamul iyo shacabkooda punt. Jub iyo ssc. Soomaali kugu Filan waad haysataa sxb
War iska aamus !!
Magaalada kismaayo amnigeeda waxaa haya oo ku faanaya inuu hagaajiyey amniga amaanka magaalada kismaanyo waa axmed madoobe, marka isma qaban karaan axmed baa qarxiyey, isagaana amaanka u xilsaaran ?????
Waa looga qaateen warka aad sheegtay inay kadanbaso dawlada fadaraalka iyo damujadiid qaraxa kismaanyo
Waa fashilmeen. Xasan Ayax iyo Xamse mooye Duf ku baxa!!!!! War wuxu cadowga. Soomaali iyo Somalia 🇸🇴. Halla iska qabto mooryaantaan. Haddii la rabo sharaf iyo magac SOOMAALIEED
Waa runtaa zxp lkn waxba kama qaadi Karan axmed maxamed islam guuuuuuul jubaland
ciidankii ilaahay kaso bad badiyay dagalka hadana bahalkii cuni lahaana dhawacodii kaso bad badiyay axmed dacad buudonayay inuu umada utusiyo aragti qaldan Bala kurdish ilaahow naga qabo adaa kufilan xgur guurte
Shabaab baa kadanbaysay qaraxauyo muqdisho
Doqon xasan sh iyo xamze caran caqligooda gaaban wuu u egyahay???
Adiga waa in dowladu kusoxirta maxa yeelay dowlada ayaad ku eedeyneysaa qaraxyo arkakixisi wana danbi hadan cadeyn u heynin.
Qofkii naftiisa sharfa aya shariif ah sida SAYID AXMED M. ISLAAM.
Soomaaliland
Oo a
Diga ma ogaadeen baad aheyd abiina ma xaas baad u tahay yaaaaaasss
xamse rabi haqabto wuù nagala hari la yàhay xumaan iyo inuu qal qal ku abuuro jubada Hoose rabi haku rogo isagaaba ag jooga meeshii laga ababulaye ilaahayow isaga kurog xassn yuu ka horeya marna kadam beya
Kan ssc kasoo qadeye jubaland kama qadenesid dhilayow😂
Madoowe afduubka haka safeeyo jubaland waa hawiye shaar afduub xiran
Balwaanow waxaan kuugu darayaa
Hadii uu axmed madoobe mucaarid qarxinaayo
Markii la doortay ayuu qarxin lahaa
Lkn way muuqataa inay mu,amarad tahay
inadeer luqa lanbar kaga whatssp ka isoqor waxban kala hadlayaye
Kismaanyo waligeed qarax kama dhicinee maah maah baa tiraahda maxaa weedha iyo waranka kulmiyay Duulaanka Xasan ku qaaday Jubaland iyo maxaa Qaraxyada kulmiyay?? Caqligu ha shaqeeyo
Mahad Salaad iyo Candiraxmaan al caddaala labaduba waxay la shaqeeyaan Alshabaab.
😂😂😂😂😂😂 been quute axmed madowe miyaa afka kuusoo buuxshay 😂😂
Yawax gaaray
Ahmed madoobe wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku celiyo 1990,Somalia ku daro ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 😢
Hassan munaafuq in lagaa xoreyo ma rabtid ,ma arkin miyaa Hassan munaafuq abii siduu u leef leefayo
Wanaagsan
Sax💚💙🤍
Ascwr
Madaxweyne juballand waa inuu iska ilaaliyaa kuwa xamar qaraxyada kasoo abaabulaaya
Villa Alshabab iyo Xassan Alshabab baa abaabulay……maantay waxaan ognay Xassan iyo teamkisa ina Alshabab yihin👀👀👀👀👀👀
Wn ku saary ugaaas balwan
Kabtan kaalin shidaal ayaa gubatey ayadaas ayaa lamooday qarax
Maqa qarax ka dhacaya kisamoyo hada ka hora
Markii laga adkaaday xasan oo rabey in ciidankaa dabka llasaaro .hadan xasan wuxuu bilaabay in uu maamulka jubbaland qaraxyo ka bilaabay .isaga oo ku sheegayo axmed modoobe waa shabaab ayuu xasan ku tilmaamay .xafiiska xamsa iyo rag uu qorsheeyey ayaa qaraxaa fuliyey
Villa qabyaala waxy ku hadlan iyo waxay soo qoraan inay been yahay qofkin caqli leh waa garanayaa