XOG MUHIIM AH (5251)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 29

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 Месяц назад +1

    a.c.w.walaal raage waan kusalaamay. .kheyr ayaan kuu rajaynayaa .igu salaam eedo Faadumo Maxamed iyo eedo Cabdiya Hillowle,abaalkoodii ma iloobin mana guddi karo,siiba eedo Faadu Allaha-Raxmaan hasiiyo caafimaad,cibaado suuban iyo cimri dheer,Shire iyo Dhuuboow allaha-Raxmaan ha u naxariisto , oo ha u danbi dhaafo,oo qabriga ha u waasiciyo.ilaahay caafimaad iyo janno firdowse ha siiyo eedaday Faadumo iyo Cabdiyo . ee igusalaan walaalahey Warsame iyo Iidle

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n Месяц назад +4

    Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi sanad wanagsan illahow noogaadhi

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Месяц назад +1

    Ishaa allaah

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Месяц назад +2

    Wiilkaan Reer Maayga ah oo kuxigay Jugjug hadalkiisa waarun Wiilkeyga Macalin Adam sifiicanba waan ufahmay❤️👏

  • @buloburto
    @buloburto Месяц назад +2

    Good job

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb Месяц назад +1

    🎉🎉

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 Месяц назад +1

    Aden runlow ma aqaan warka meesha aadka heshid sxbo al Jazeera adigaaba ka horeeya

  • @Ahmedali-zm1ld
    @Ahmedali-zm1ld Месяц назад +3

    Macalinka lugeeya waa taliyaha guud ee shacabka somaliyeed. And he is our hero. Kii qaraar haayo sakiin halaqo. Somalida runta way dhibtaa. Marka taliye ku soco. Howsha aat somali u haysit. Allah raali kaa noqdo.

  • @HamzeAhmed-em8nx
    @HamzeAhmed-em8nx Месяц назад +2

    Waan iden saalmey somaliy aabhii woo dhintey somali waa agon

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 Месяц назад +1

    Soow ciidankii wadanka soo malen Xassan damujadiid fadhiid waa Xassan dulli war soo qabta Xassan Xassan hala xirokasoo vax fillada halaga soo saaro Xasan halla xiro iyo xulufadiisa

  • @DaadirMohamed-t8x
    @DaadirMohamed-t8x Месяц назад +2

    Walee hawite inta naceb badanaa subxanalah war jareer kaan been badnaa

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 Месяц назад

      Jarerka Kaa sharaf badan oo Kaa wanagsan futa madowe
      Hawiye habasha dhanto

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim Месяц назад

    Holland camal miya

  • @khalidahmedshide3433
    @khalidahmedshide3433 Месяц назад

    Ku soco

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 Месяц назад

    Hhhhhhhhhhh Raaliya macawis dad U xirta

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Месяц назад

    Calool Geelle oo Somaliya ka degi weydey waxaa ku filan oo Af Gembi aan dhiig ku daadan u qorsheeyey Ereteria waana garab taagannahay.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Eeyahii Hiraab waa. ay fashilmeen Raxweyn weceliin itoobiyaan waaye

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 Месяц назад

      Hawiye habasha dhanto hawiye gadashis barwaqo ayaa jirta marexan waa boon

  • @ROOBLEIBRAAHIN-c4x
    @ROOBLEIBRAAHIN-c4x Месяц назад

    Hadha

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 Месяц назад +1

    Ninkaani waxuu la baxay maclinka lugeeya argagaxisadana waxuu ula baxay culimada lugaysa dad badan oo meeshiisa ka hadlana siday uhadlaan marka dhegaysato wa fahmaysa inay argagaxiso yahiin marka waxaan uga degaya somalida ku xiran ninkaan wallahi waa argagaxiso 😎

    • @TuuleOsman-c7g
      @TuuleOsman-c7g Месяц назад +1

      Adiga argaxiso waa kamidtahey waad dhageysataa inta aadan xadlin kufiirso

    • @TuuleOsman-c7g
      @TuuleOsman-c7g Месяц назад +1

      Diin naceeb baa kugujira adiga

  • @nboss8028
    @nboss8028 Месяц назад

    😂😂😂astagfirullah

  • @Kdboy6wowCabdi
    @Kdboy6wowCabdi Месяц назад

    Wasabka halken kahela

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Месяц назад

    Asc Aadan
    Umadda dhex u ahow , Dadka duraya Xabiibu Malaayiin Runta u sheeg , Rayigiisa ha ixtiraamin, Ninkii Dalka Dhisaya Jaanis sii, ciddii lug gooyo wadda fursad ha siin , illaa iyo hadda Ninka Puntiland u hadlaya iyo odayga reer May land Sheekh Qaasin ka bax warkooda, Sheekh Qaasin waa ixtiraamaynaa laakiin hadalladiisa waxaa ka muuqda in uu Taageero weyn u hayo Dulliga Villada jooga iyo Taliye Shubb oo dhulkiisa iyo Dadkiisa gadanaya Arxanna aan lahayn.

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim Месяц назад

    Sharamuto yasha lacag miya mise free

  • @FartunK
    @FartunK Месяц назад +2

    langaabkaan dhabayeeco uqdad mareexaan buu qabaa