Somaliya Maxay Mar Walba u Fashilantaa ~ Xog Muhiim ah | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 29

  • @AbdiwahaabAxmed-g7l
    @AbdiwahaabAxmed-g7l 16 дней назад +2

    YAA SALAAM ADEER SII WAD BARNAAMIJYADAA ADOO DOORANYA

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 16 дней назад +4

    Sababta: 1.qabyaalad
    2:qaadka
    3:muusuqmaasuqa lacag jacaylka ah.

  • @alustadabdisalam1876
    @alustadabdisalam1876 16 дней назад

    Mashalh allaha ka Jazai syo sh.crxmn bashiir

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 16 дней назад +2

    Emirates iyo kuwa Taabacsanba Alle subxaana watacaalaa hanaga qabto si dalka iyo dadkaba noogu badbaadaan AmiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN yaa Rabi

  • @Wassup309
    @Wassup309 13 дней назад

    AKHWAANKA Munaafiqa
    Aamus

    • @Master-ny7yi
      @Master-ny7yi 10 дней назад +1

      😂😂😂 War adiga aqwaanimadiisa maxaa karabtaa waxa uu kahadlaayo wanaagiisa uun kaqaado qasab maaha qofwalpo inuu kuugu caqiido noqdee taada iska hyso tiisana udaa kaliya halakala faa,idysto ileen gaalba waxii anfac iyo faa,ido kujirtaaba waan kaqaadana

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 16 дней назад +1

    Sheekh taa nabigu sheegay reer galbeedkaa haysata.

  • @ManeMohamedBarkad
    @ManeMohamedBarkad 17 дней назад +1

    Baruur bulshadeed

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 11 дней назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @AmiinAhmedMahamed-y7i
    @AmiinAhmedMahamed-y7i 16 дней назад +1

    Sababaha Ugu Wayn Waxa Kamida Madax Xumo Iyo Aduunyo Jacayl, Musuqmasuq

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 16 дней назад

    Aleeysa minkum rajulan shihiid waa ayaad quraani ah ma ahan xadiith

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 16 дней назад

    Somaliya ma fishilmin we waa dal soo kabanaya,ummada niyada haka jabinina oo negetive iska daaya !

  • @HUSSEN6850321
    @HUSSEN6850321 16 дней назад

    Well somalis never had governing system since only clan system even colonial couldn't control somalis natives independes was only in big towns exemplary hamar hargesa n kismayo we're NOMADS period

    • @kedirindhoyare2044
      @kedirindhoyare2044 13 дней назад

      Bacac somali baro doqon oromo ah

    • @HUSSEN6850321
      @HUSSEN6850321 8 дней назад

      @kedirindhoyare2044 what do mean I don't understand

  • @dhexkarortube5046
    @dhexkarortube5046 15 дней назад +1

    Tallo wa inaka dhalinyaro han is kashano it's our time

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 16 дней назад

    Ninkaaaan waxbadan ayuuu inoooosheeeeeegay makafaaaaa iiiidaysannnaaaa walllaaaahi ayaaaamo madaww ayaaa inkusoooo wajahan hadaaan ladadaaaalin oooo lakicin dhalinyarooooy kaaca

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 16 дней назад

    Arrintu ma ahan shaqsi, waayo intii madaxweyne ee soomaaliya soo martay wey mucaaradeen

  • @sumayamahamoud7430
    @sumayamahamoud7430 16 дней назад

    Marba hadad aragto teendho doorasho wa dadkaga keen aan gato xildhaban nabadon lacagtas soo xulida xildhaban iyo hoolka doorashada madaxweyne lagu doranayo markas lagu gatey kama hadli kartit madaxweyne haas

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 16 дней назад

    Arinkeen iyo Aqbalkeen.
    Waalabada soomaalida laga waayey

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 16 дней назад

    Sidee Deni iyo Madoobe loo qancin?

    • @AbdiqaniFarah-e3l
      @AbdiqaniFarah-e3l 16 дней назад +1

      Hasana sheekh maxamud na yaa ku qancinaya inuu Tuugnimada joojiyo iyo xoolaha dadka uu dhacayo

  • @AxmedXasanDAWAN
    @AxmedXasanDAWAN 17 дней назад

    Asç

  • @ShamsaNuur-u9x
    @ShamsaNuur-u9x 16 дней назад

    Waa malahaaga ee xambaarsan taageerada sida maldahan aad u haysid madaxweynihii hore , oo ku fashilmay ladagaalanka argagixisada. Waa aqoondrro kaa hey Sato, maxaa hortaagan nabadda Somaaliya ?

  • @AbdullahiKhalif-w4j
    @AbdullahiKhalif-w4j 16 дней назад

    Been diin maaha