Sheekh C/ Xayi oo si faah faahsan uga hadlaya salka Khilaafka Turkiga iyo Mareykanka,cida guusha leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 324

  • @ahmedhashim2895
    @ahmedhashim2895 5 лет назад +89

    I am from Turkish I love somalia people

    • @Mediamidnimo
      @Mediamidnimo 5 лет назад +1

      Beenale

    • @yaxyecali3557
      @yaxyecali3557 5 лет назад

      Waa beentaa taas

    • @mohamednoor2818
      @mohamednoor2818 5 лет назад +2

      Welcome bro we love Turkish people too

    • @aminajama8925
      @aminajama8925 5 лет назад +6

      If you are turkish or not we love turkish people

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 5 лет назад +3

      Istaqfurullaah dheh. Teeda kale are you from Turkey or Turkish iska sax luqadda

  • @safaxuseen0955
    @safaxuseen0955 5 лет назад +16

    Maansha allaah ilaahy haku xifdiyo sheekh cimri dheer iyo caafimaad ilaahay hakusiiyo ا
    اللهم امين يارب الرحمن
    جزاك الله خيرا واحسن الله اليك

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 5 лет назад +26

    Masha alah alahu akubar dalwaynaha turkiga iyo iyo shacbkiisa alaha barakeeyo madax turkigana guul ayaan urajaynaynaa turkiga waa dowladii dhulka naga qaaday anagoo ciirsan alaha barakeeyo sheikh cabdi xayi rabi haku xafido💗

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 лет назад +1

    maashaa allaah shekha ilaah ha ilaaliyo, hadii lahelilahaa 20 sheekh oo sidaa wax ugu sheega ummada wax badan ayaa hagaagi lahaa.

  • @MrFatheroflove
    @MrFatheroflove 5 лет назад +59

    Af maay ga waaba xikmad miiran 🤗
    Sheekhan hadaan arko Maba dhaafi karı horey baan ka daawada sawabtoo ah waxaan ogahay war muhiim ah inuu kahadlaayo masha Allah. Subscribe haila dhaafina walaalaha ila jecel shiikhan

  • @mbiiwaaye6316
    @mbiiwaaye6316 5 лет назад +15

    I'm from baydhabo janay 🇦🇿♥️

  • @djiboutidjibouti6570
    @djiboutidjibouti6570 5 лет назад +29

    Somalia loves turkey

  • @ifrahdagan5383
    @ifrahdagan5383 5 лет назад +10

    M.allh sh. Abdi hayi jzkallah xigmadada alle hakuu siyaadiyo cadawgana alle hakaa qabto aameen

  • @iidsalah1989
    @iidsalah1989 5 лет назад +5

    Manshallah khudbad aad u wanaagsan... Allaah ha xifdiyo shiikhaan

  • @AbdiNajaad
    @AbdiNajaad 5 лет назад +21

    Turkiga waxan urajeynaya guul guul guul....

  • @zaciimkaali7380
    @zaciimkaali7380 5 лет назад +46

    Madaxweynaha somaliya ayaan kuu dooraneynaa insha allah

    • @sahromohamed4375
      @sahromohamed4375 5 лет назад +1

      Hagawalin Sheikha kursiga warersan e Somalia masajidkisa udama

    • @ahlamcadey8081
      @ahlamcadey8081 4 года назад

      Hanaga walan sheikha somali ma maamuli kara

  • @ahmedgahnoug5860
    @ahmedgahnoug5860 5 лет назад +2

    Maasha allah sheekh aan runta ka gaban allah yaxfidak sheekh cabdi al xayi.

  • @abdialihassanraabuush3998
    @abdialihassanraabuush3998 5 лет назад +1

    Sheekh Cabdi Xayi Allaha ku xafido, waxaan u baahanahay 100 sheekh oo adigoo kale ah bulshadeena waaqica kala hadlo oo had iyo jeer baraarujiya islamarkaana cidna ka baqin oo alle aheeyn.

  • @suldanyareofficial6003
    @suldanyareofficial6003 5 лет назад +89

    😂😂😂😂 Hadad Racsantahy oo Tagersantahy Sh Abdi xayi like isaar iyo Subscribe

  • @adbinoormohamed4546
    @adbinoormohamed4546 4 года назад +1

    Mashallah Dowlada Turkiga waxkastoo hormaro iney kahormartaan jeclahy inshallah.

  • @a..b8253
    @a..b8253 5 лет назад +1

    Maashaa allah tabaarakalaah waa sheeq dadka sifiican wax u fahansiinaayo oo iska faraxsan dad sidaada illah habadiyo

  • @httv7351
    @httv7351 5 лет назад +20

    Masha allah sheikh
    Sida aad marwalbo wax noogu bayaaniso alle hakaa ajar siiyo

  • @mohomedomar2825
    @mohomedomar2825 5 лет назад +9

    Masha allah wuxuu kamid yahay sheekha an jclhy xaqiq

  • @abdirizakbashir5805
    @abdirizakbashir5805 5 лет назад +1

    Somalia waxa loo burburye mayalka adag iyo fikirka wanagsan waye masha Allah Sh.Abdixayi Run waye warkiisa

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 5 лет назад +6

    جزاك الله يا شيخنا الفاضل

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +1

    Allah kuxafido Sheikh cabdi xayi..

  • @cabdixamaraawi5169
    @cabdixamaraawi5169 4 года назад

    Baaraka allah sheekhanaa Khaliil allah yajziika fi aldunyaa wal aakhira

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 5 лет назад

    maanshaa alaah sheikh cabdi xayi ilaahey ummada islaamka ha kuu xafido faa'iido badan baa lagaa helay runtana dadka qaar ma qaadan karaan ku soco adigoo ilaahey talada u dhiibanaayo jizaaka laah qayr

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 5 лет назад +4

    Shiekh guuleyso Allaha na ku xifdiyo runtii culimo adoo kale ah ayaan u baahanhy

  • @abdulkamohamud9839
    @abdulkamohamud9839 5 лет назад +4

    Masha Allah sheikh wax garad ah Ilhahayow musliminta guul gaarsi

  • @rashka8bpyt306
    @rashka8bpyt306 5 лет назад +1

    Mansha allah walhi waa sheekh runta ka hadlaya hadana ka qoslinaya baryahanba sidaan u qoslay umaan qoslin mansha allah, allow barkee sheeekh

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 5 лет назад +223

    😂😂😂afmay mayga waa sida brithish oo kale kulaha shiikhu inta ku raacsan like kuqabo bal

  • @gedifarahfarah6130
    @gedifarahfarah6130 5 лет назад +1

    Sheekhu wa geesi wax badan fahansan jazakumulah kheyr

  • @zahrahamza7765
    @zahrahamza7765 5 лет назад +3

    manshaa Allaha sh cabdi xayi Allaha yaa fayad inshaa Allaha

  • @abdulahimaxamad1060
    @abdulahimaxamad1060 5 лет назад +1

    masha alaah dr sheekh cabdi xaye jasaakalaahu khera

  • @hindisahajaceylkagl7458
    @hindisahajaceylkagl7458 5 лет назад +7

    Shekhan xigmad miiran waaye allah cimrigiisa ha dhereyee

  • @mohamedmohamoud8071
    @mohamedmohamoud8071 5 лет назад +1

    Allaa Run sheegsanaa Yaa culimada soomaalidda sheekhan oo kale kadhiga oo ay isaga sooharaan afkaarta iyo danaha carabta ay kashaqaynayaan allaw sheekhan noo xafid dhalinteena ayuu wax fahansiinayaaye

  • @qadar577
    @qadar577 5 лет назад +7

    Masha allah sheeq xikmad alaha kuu siyaadiyo

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 года назад

    Masha.Allaah jasakallahu khayr sheikh

  • @axmedcawale3587
    @axmedcawale3587 5 лет назад +2

    Masha allah sh abdi xayi guul inasha allah

  • @ashajama4594
    @ashajama4594 5 лет назад +3

    Maasha allah shiikha qarniga alha kuxifdiyo

  • @noorali7936
    @noorali7936 5 лет назад +1

    Maansha Allah nabad iyo nolol shacabka waa iney kacodsadan in wasiirka arimaha diinta iyo aqaabta laga dhigo sh abdi xaayi

  • @abdirehmanyerrow7329
    @abdirehmanyerrow7329 5 лет назад +4

    mashaa allah sheikh cabdi xayi

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 5 лет назад +4

    Allh Yahdik Sheik Abdul Xayyi Xaqqa Ayad ka hdashy

  • @halimomohamud2207
    @halimomohamud2207 5 лет назад +8

    Maasha allah sh

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 года назад +1

    MASHA ALLAH, CODLAR NIMADA ALLE HA KUU SIYAADSHO; ILNA ALLE HA KAA HAYO. AMIIN YAA RABBI

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 5 лет назад +2

    Masha allah jazakallah sheikh

  • @ciileeyahmad2458
    @ciileeyahmad2458 5 лет назад +2

    Sheekhoow ilaaheey ajar hakusiiyo walahi waana daada la qaato ayaa fiican

  • @alimohamud4446
    @alimohamud4446 5 лет назад +2

    mansha Allah Sheekha Allaha barakeeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muunaabdiqaadir6755
    @muunaabdiqaadir6755 4 года назад

    Mnsha Allah sheikh Allah Haku xafido

  • @ruunabdullahi6736
    @ruunabdullahi6736 5 лет назад +6

    Masha ALLAAH shiiqeygi

  • @deeqaraage1158
    @deeqaraage1158 4 года назад

    Masha allah rabbi haku xafdiyo sheekh cabdi

  • @AbdiNajaad
    @AbdiNajaad 5 лет назад +2

    Mashallah Sheikh Cabdi Xayi.

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 5 лет назад

    Shekh Abdi ,,Xayi ,,,Ilahaw Ku Xifdi,,,,,Asago,,,,Dadka ,Wacdinaya,,,,,Ayuuu,,,,Qosol,,,,Nagu ,,,Dilay,,,,,mashalah,,,,

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 5 лет назад +3

    masha ;Allaah illaahay ha noo kaa xafido

  • @mohamedmouse670
    @mohamedmouse670 5 лет назад +1

    Sheekha masha allah caadi maha

  • @mohamedhajidahir7738
    @mohamedhajidahir7738 5 лет назад +6

    Mash Allah jazaka Allah qeyr

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 5 лет назад +1

    masha allah illahow kheyr badan sii isaka iyo sheekh yada somaliyeed odhaba oo noo xafid

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 4 года назад

    Jazakalah sheekh

  • @zakyinternational5218
    @zakyinternational5218 5 лет назад +1

    Kkk yaab badanaa walaahi waan qosley sheekhu waa imtaxaan ee sheekhow caafimaadka iyo cimrigaba ha waayin sheekh FROM EU ayaan ku noolahay

  • @yussufabdullahi3138
    @yussufabdullahi3138 5 лет назад +1

    Mubaraka Allah yaa shiiq xafida ka Allah.

  • @ceynacadde4350
    @ceynacadde4350 5 лет назад +3

    Masha Allah Sheikh Abdihayi ilah haku xafido

  • @wacdiiyow
    @wacdiiyow 5 лет назад +1

    Sheikh alle haku barakeeye Iskajir cadowga iyo carabta aad noo sharaxayso Muqdisho bay nala joogaane

    • @abdirazak8672
      @abdirazak8672 5 лет назад

      Qarandoon production maxay ka qaadi

  • @banaadirboy5695
    @banaadirboy5695 5 лет назад +4

    Xikmad fiican ayaa ilaah siiyay Walhi Masha Allah

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 4 года назад

    We should vote for this man to be our president bi'idmillah.
    Waxaan qashinka ah eekale wadanka inaan kaabaxo wadanka insha'Allah.

  • @kalmadwanaagsan8788
    @kalmadwanaagsan8788 5 лет назад +54

    Waa walalkada abyo/abowe waxaan rabaa 100 qof subscribe ii saarta igu caawiya maanta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela 5 лет назад

    shikh c/xayi qof xalal ah waya mashalah runta abara

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 4 года назад

    Subhan Allah shiiqaan runta ayuu ka hadlaa

  • @farhiyosiciid3026
    @farhiyosiciid3026 5 лет назад

    Mashaa allaah sheikh cabdi xayi

  • @khaalifsalaxsoomaali8213
    @khaalifsalaxsoomaali8213 4 года назад +1

    mansha allah

  • @baresalad1103
    @baresalad1103 5 лет назад +4

    Masha allah allah kugarabgalo dadaal kaga wan kufaraxaanahay horay usoco

  • @aqbalnuurdinindhajaceel6650
    @aqbalnuurdinindhajaceel6650 5 лет назад

    M.a sh/xaye Alle xakuxifdiyo aduun iyo aqiro

  • @dalxiis3702
    @dalxiis3702 5 лет назад +55

    Inta nbiga jecel scw. Subscribe isaar

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 4 года назад +1

    Hhhhhhh masha'allaah sheekheena walley waan kuugu faanaa

  • @abdirahmanibrahim6084
    @abdirahmanibrahim6084 4 года назад

    This sheikh is brave and smart

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 лет назад +2

    Mansha allah shiikh keep going

  • @abdulrahmanhussein5599
    @abdulrahmanhussein5599 5 лет назад

    Masha alaah sheekh wax hogaamin kara

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 3 года назад

    ماشاء لله تبارك الله

  • @fadumaosman1862
    @fadumaosman1862 5 лет назад +2

    باراك الله فيك شيخنا روبي يحفظك من كل السوء

  • @xaraf999
    @xaraf999 5 лет назад

    Masha Allah ❤️🇸🇴
    From Holland

  • @khadarm1884
    @khadarm1884 5 лет назад

    Ilaahay haku xafido yaa Shiikh.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 лет назад +2

    Maanshaa Allah.

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 5 лет назад +5

    Mashallaah qofkii ugu horeeyay ee daawada waa aniga.

  • @haboonabdi1618
    @haboonabdi1618 3 года назад

    mashllh hadalka sheekha waa.xikmad. alow.ku xafid Sababtuna waxay thy wax badan ayuu ii bayaanshay anigoo aqoon u leheen diinteenu wey noo sheegty wax kasta

  • @sacdiyodahir8343
    @sacdiyodahir8343 5 лет назад

    Alha xafido hna barakeyo sheikhena

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 5 лет назад +1

    Maanshaa allaah yaa shiikh

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 5 лет назад

    Manchaallah Jazakallah khyer sheikh cabdi haji

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 5 лет назад

    Asc yaa sheequnaa xayi masha alah alaha kuu saaro miisaan kaaga xasanada jazaakalaah qeyr wsc waraxmatlhi wabrktu

  • @maxamuudsagaar5405
    @maxamuudsagaar5405 5 лет назад +7

    Masha allah

  • @foosaadan3
    @foosaadan3 5 лет назад +1

    Mashaalh alle haku xafido shiikow

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 5 лет назад

    Allaha ku Xafido Sheekhuna. Bal Is Illaali Runta Lama Sheego Waqtigan aan ku jirno. Hawada Yaan Lahaa Qarinin.😞😢

  • @tarakya3858
    @tarakya3858 5 лет назад +6

    Helal olsun kardeşim doğru ben turkum

  • @safaabuubakarprime3892
    @safaabuubakarprime3892 5 лет назад +1

    shaukran inshallah Aamiin yaarabi

  • @roda1149
    @roda1149 5 лет назад +3

    Mashaalaha keep up the good job sheek Viva Somalia and president Mohammed Abdullah M.F hanolato nabi hakuxafido you have big job ilaahay hakuxafido Somalia will succeed inshalla bidmilahi karim

  • @abdirahmanhussein378
    @abdirahmanhussein378 5 лет назад +1

    Mashaa Allaah Sheekh Alle haku xafido.

  • @axmedcarab984
    @axmedcarab984 5 лет назад +2

    aad-iyo-aad-bankutageera-sh-c-xayi-kanaalkagu-waa-mid-muhiim-uu-aah-umada-muslimiinta-dhantod-wayo-walabadalay-dadka-wllo-waxalayidhi-alakudori-ducanawaygshaa-aloow-umada-musliminta-ah-hagaji-amiin-halkaa-kawad-shekh-c-x-alaah-yabarag-wllo

  • @abwaanilkacase8136
    @abwaanilkacase8136 5 лет назад +3

    Masha allah shiikh

  • @cabdirisaaqsheekeeye9147
    @cabdirisaaqsheekeeye9147 5 лет назад +1

    جزاك الله شيخنا

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 3 года назад

    Wcs caami masha allah allow kuxafid akhiran jantul fardoso

  • @faizadheerey5342
    @faizadheerey5342 5 лет назад

    Masha allh shekh 🙌🏼

  • @cimraankaofficial9607
    @cimraankaofficial9607 5 лет назад +55

    Walalyal Xanuun kasoobax ah ayaan laxanuusanahay indhaweedba ilahay inu icafiyo isoduceya sidokalena SUBSCRIBI ilahay dartis hayla dhafinina

  • @ummihsaanisra159
    @ummihsaanisra159 5 лет назад +1

    Was shir jaraaid ee wacdi diiniya maaha.
    Ilaahay umada ha looga sheego

  • @bilkhayrchannel8924
    @bilkhayrchannel8924 5 лет назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ((Lam uur nugul adiin madubow))
    ((Doorada iyo kii guraase rifow kala jiid))
    🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @abdiahmed6624
    @abdiahmed6624 4 года назад

    anigana sdoo kle madaxweynaha soomaaliya ayaan kuu dooraneynaa shiikh

  • @abdikarimhassan5232
    @abdikarimhassan5232 5 лет назад +2

    Mshllh waa runta sheikh, hori usoco