Sheekh Cabdi Xayi iyo Khudbad ku saabsan sida Soomaalida uu u dilay Qabiilka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 фев 2020
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 217

  • @user-xd7if3jp4e
    @user-xd7if3jp4e 4 года назад +11

    إنها خطبة لو عمل بها الصوماليون لخرجو من المشاكل ومن كثير من الجاهلية ودمار بلادهم ولاستفادو رجوع قوتهم وعزتهم. وجزا الله الشيخ خيرا وحفظه من كل سوء

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +2

    Jazakuma lah Sheekh Cabdi Xayi Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Sheekh Cabdi Xayi

  • @ogaalkabulshada6180
    @ogaalkabulshada6180 4 года назад +29

    Saxwaaye Wlaahi Waa Dhibanahay Sheikh Cabdi Xayi Walaahi Waarun Hadaladaasi Ilaahay Qeer Hakusiiyo Sheikh Cabdi Xayi. Masha Allah.

  • @micraajahmed4085
    @micraajahmed4085 4 года назад +3

    Sheikh Abdi Hayi Waa wadaadka kaliya dhexda uxirtay naftiisa uhiibeenayo Dadkiisa iyo Dalkiisa Waa wadaadka kaliya Dadkiisa Somali usarakacay Aqoontiisa diiniga iyo Aqoontiisa waayo aragnimo lawadaagayo Dadkiisa Allah haka Ajarsiiyo Allah haka badbaadiyo cidkastoo cadaw Somali ah waxaan rajenaa wacyi galinta uu dadkiisa siinayo inay Qaatan big respect ✊ xushamad ween ayuu inaga mudanyahay wadaadka Aan usaro kacno wadanka aan gacanta iswada qabsano aan ladagaalano Jaahil nimada aan iska saarno qofkasta Qabiil aaminsan

  • @a.ibrahim1689
    @a.ibrahim1689 4 года назад +2

    Sheeqow waa kusalaamey dhibatadaas oodhan amnidarada ayaa usababaha colaadi ayaa dheeratey dadku dibada ma aadeen ama weysoo laaban lahayeen ilaahay wadankeena hanooga dhigo nabada aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 года назад +2

      walaal waxaa la rabaa is badal
      amni darada waxaa sabab u ah qabiileysi iyo is liiditaan sidaasi in liska badala ayaa la rabaa oo loo badal jaceyl iyo walaaltanimo kan liidan waxa waaye kan ilaahay liiday oo gaal ah ma aha nin Muslim ah mumin ah.

  • @mohammedomar8756
    @mohammedomar8756 4 года назад +7

    Maa shaa allaah allow ku dhowr run badanaa sheikh abdi xayi

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 4 года назад +11

    Masha Allah, Sheekha Qudbadiisa oo English lagu turjumay Wax badan oo siyaadi Qurbaha joogta Caruurta

  • @user-gk6rl5sv6o
    @user-gk6rl5sv6o 4 года назад +10

    حفظك الله شيخ 🙏❤️🇸🇴

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 года назад +14

    Allow umada soomaaliyed ee muslimka ah qaluubteena mideey oo towfiiqda nawaafaji aamiin aamiin yaa allaah

    • @abukids2176
      @abukids2176 4 года назад +1

      Amiin.

    • @fatumali4500
      @fatumali4500 4 года назад +1

      Aamiin walaashay

    • @auauauusuaashshshas5139
      @auauauusuaashshshas5139 4 года назад +1

      @@abukids2176 tfþrdþđþþþďďfđdþþffďþdþgďfđdffxdftxđdtff9ycd999xf9xxf99dçtfy88zffooxffyfþþ

  • @ciidqadhaayechannel1256
    @ciidqadhaayechannel1256 4 года назад +8

    Maanshaa Allah
    Allah haku xafido sheekh
    WANAAG AYAAD NAFARAYSAAYE Allah hana fahansiiyo

  • @shukrialimohamed3370
    @shukrialimohamed3370 4 года назад +10

    Sh.
    Alxmdlh
    2ladi caruur ee ay iga qadatay Norwey 8/7/2019
    Wala isoc coliyaay ee aad i ducayceyseen adiga iyo somalida dhamantiin alllaah uu i aqbalay
    Janadana alllah sidaa hanigosookolmiyo
    Wlhi waan idin jeclahay sh.
    Anigana waan idiin son du'ceyaaa
    Allaha kubarakeyo dhamantiin

    • @fadma638
      @fadma638 4 года назад +2

      Xarbi Yare Aaamiin ya rabi🤲

    • @darishore814
      @darishore814 4 года назад +3

      Masha allah mabruuk akhi, ilaahay hakuu xifdiyo caruurta dhamaan inta muslimka

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад +3

      Xarbi wll la baxso caruurtada ayaga masuul lagaga dhigay diinkane kudadaal ina barto

  • @maxamuudgeedi7223
    @maxamuudgeedi7223 4 года назад +13

    Masha.allah sheekh ajar iyo xasanaad alle ha kaa siiyo ❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 года назад +3

    Allah Haka Abaal mariyo wlh Sh Abdi Xayi wxa uu marwalbo ka hadlaa sidii uu wadankeena ku hormari lahaa dhalinteenane Qabyaalada uga tanaasulaan 🇸🇴🇸🇴✊✊💚💚💙💙

  • @abokarmohamed6578
    @abokarmohamed6578 4 года назад +3

    Maashaa ALLAH ,sheekha ALLAH ha xifdiyo, runta ayuu taabtay,, laakiin soomaali howshaas ma rabto

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 4 года назад +2

    Subxaana laah sheekh xayi allaah ha xafido qof kasta wuu ogyahay inuu san qabiil ku helidoonin cissi iyo sharafta ay haystaan ummadaha dunidu balse waxaa qof kasta lagu anqariyey iskajir wuu ku dili wuu ku dagi wuu ku dabar jari doonaa adduun kiina wuuba sidkan oo suntan ummada shisheeye oo ay qarameysan waxay arkeen inuu san dhulku dad la,aan qiimo lahayn dad kuna qiimo lahayn dhul la,aan ummadda soomaaliyeed waxay ubaahan tahay madax hooyo unoqoto oo ku tiraa midkasta hooyo kani waa walaalkaa kalama fiicnid ee waad isku fiicantihiin hooyo kalama maarantaane waa inaad ismaciin sataan madaxdu waa iney ilaaliyaan qalbiga ummaddooda oo aan laga xugsan nin walba oo madax nuqda waa inuu helo meel uu ummaddiisa kala socdo xaaladeeda

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska2201 4 года назад +2

    Sheekha cida wax usoo galisaa xayaysiiska tirada badan haka yareeyaan.

  • @abukids2176
    @abukids2176 4 года назад +8

    Darandoori baakadhacday wllhi caadi ma'aha Sh cabdi xayi Xafidulaah.

  • @Clutch_King19
    @Clutch_King19 4 года назад +23

    Wlhi Waa DaranDoori shekada, اِنَّ اللّٰهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتّٰى يُغَيِّرُوْا مَا بِاَنْفُسِهِمْۗ . Baraka Allah Sheik. ❤️🙏

  • @idriissid-ali877
    @idriissid-ali877 4 года назад +5

    Maashaa Allah sheekh Cabdi Xayi. Allah khayr kusiiyo. Hadaanunahay dhalanyarada waan macaanay 5 wadaadkale noo soo qabo adiga 6 aniga 7 iigu dhig. Cidkale oo laga sugaayo inay badasho majirto Somalia aan anaga ahayn.

  • @fadma638
    @fadma638 4 года назад +23

    Rabiyow inta aan oowlaad haysanin sii😤🤲 yaa arxamoo raaxamiin 😤💕

  • @shukriyuusufahmedahmed6399
    @shukriyuusufahmedahmed6399 4 года назад +12

    Maasha Allah shiiqeeni allah ku xifdiyo horumar wacan insha Allah guul ayaan kuu rajeynaa insha Allah

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 4 года назад +7

    sheekhaan waxan kujeclaadayba waa waaqica taagan oo uu kahadlo masha ALLAH Allow ku xafid

  • @shekeeyeofficial6483
    @shekeeyeofficial6483 4 года назад +3

    Mashaaa alaaah sheikh cabdi xayi runta kahadashy runtiiii ilaaaah dhibka hanaga saaaaro aaamin

    • @shekeeyeofficial6483
      @shekeeyeofficial6483 4 года назад

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤xayi sheikh

  • @MohamedHassan-re2hk
    @MohamedHassan-re2hk 4 года назад +7

    Mashaa allah walahi. Run ayaa sheegtay. Yaa sheekh

  • @dhagacadecade3345
    @dhagacadecade3345 4 года назад +5

    Allah haku xifdiyo sh.cabdi xayi

  • @mohamedkulmiye8523
    @mohamedkulmiye8523 4 года назад +4

    Maanshaallah aan qaadano shekh abdi xayi waanadiisa somaliyey aan qaadano inshaallah waan liibaaneynaa alow quluubteena isku duw aamin

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 4 года назад +4

    Masha Allah sheekh cabdixayi runta ayaad sheegtay si qosol leh

  • @abdiomar5025
    @abdiomar5025 4 года назад +2

    Alaahu akbar Masha’alaah ilaahey ajar kheyr ha ka siiyo qudbada waa waxa taagan inta qabiil wax ku raadisa ilaahey hanuunka ha tuso insha’alaah

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 года назад +34

    Shiek Abdie haye islamic advice about Tribalism was the best ever breached by any somali shiek in viewed media
    Shiek Abdihay is the only somali shiek who advice the young Somali generation but other all other Shieks never never breach any religious advice to the 90% of young somali generation
    Long life to Shiek Abdiulhay

    • @axmedyareofficial7039
      @axmedyareofficial7039 4 года назад +1

      af soomaali ku hadal dadka aad lahadleeyso waa soomaali

    • @axmedyareofficial7039
      @axmedyareofficial7039 4 года назад

      ku hadal af soomaali

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 года назад +3

      @@axmedyareofficial7039 i can hear and understand somali language but i can't read or write somali sorry

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 года назад

      @@axmedyareofficial7039 how u read my English comments and reply me in somali? I
      Only speak and listen to somali language but I can't read and write Somali script how u reply my comments if u does not read or write English or Arabic ??? How u can express other non somalis what type of issue. Of comments that other share ur comments???

    • @ahmedabyn3346
      @ahmedabyn3346 4 года назад

      @@axmedyareofficial7039 i can only write and read English or Arabic so hold ass???

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 4 года назад +2

    Masha allah tabarakallah sheekh xayi ilaahey haku xafido sidaa dhalinyarada wax ugu sheegto sheekh horey u sheegay ma arkin ilaahey haku xafido soomalai allaha u gargaaro wey dhibanyihiin🤲🏿

  • @sacdiyocabdulahi9628
    @sacdiyocabdulahi9628 4 года назад

    sheekh cabdi xayi culimadu sidaada kuwa dad jecel diintoda ku waaniya inay iska doondonaan baa fiicnaanlahayd mash allah

  • @sacdiyoabdullahi7757
    @sacdiyoabdullahi7757 Год назад

    M.a sh cabdi xayi waasax wllahi sh qabyaaladu waxanuun somalida hayo ee allah hanaga caafiyo

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 4 года назад +3

    Masha Allah Jazakallah kheyr Sheikh Allah kubarakeyo Sheikh Mahadsanit inbadan Sheikh Amiin Amiin yaa Rabbi inshaa Allah kheyr ❤👍

  • @fikirkeyga5615
    @fikirkeyga5615 4 года назад +11

    ماشاء الله ربي يحفظك ويعزك شيخ الله يعطيك صحة وعافيه

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 3 года назад

    Aaad iyo aad Guuleyso sh cabdi xayyi

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 4 года назад +8

    Mansha Allah sheekh runtaad ka hadashey, lllaahow ku xifti

  • @yaxayeliibaan9245
    @yaxayeliibaan9245 4 года назад +2

    Masha Allah ilaahey haku xafido sheq cabdi xayi

  • @muumingadhle1897
    @muumingadhle1897 4 года назад +3

    Mnsha Allah jasaa akalaahu khyrn jazaa

  • @raqiyaabshir3393
    @raqiyaabshir3393 4 года назад +1

    Sheekheena👌

  • @luulaliahmed9224
    @luulaliahmed9224 4 года назад +5

    ربنا يجزيك خيرًا.

  • @fadumaaden6665
    @fadumaaden6665 4 года назад +1

    Maasha alaah tabaaraka laah, waano iyo wacyigelin cilmiyeeysan ,caqliyeeysan, ,,allah ku xifdiyo sheikh, ,

  • @anisaosman3950
    @anisaosman3950 4 года назад +13

    Masha Allah xafidullah sheeikh ❤❤❤

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 4 года назад +3

    Sheikh cabdi xayi ilahay hakaa raali ahaado dambigagi hore iyo kaagii hadhaafo

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 4 года назад

    Masha allah waa muxaadaro qof caqli badan wax ugu filan xag aakharo iyo xag aduunba kahadlayso kuwii qaata alle haynaga dhigo jasaakalahu khayra

  • @nafisamursal1932
    @nafisamursal1932 4 года назад +2

    Jazakalah Alfa khayran

  • @samiirahashi1607
    @samiirahashi1607 4 года назад +1

    Masha Allah jazakalaah khayir sheekhunaa

  • @adenaden3213
    @adenaden3213 4 года назад +1

    MASHA ALLAH WADAADKEENA AJIR IYO XASANAAD ALLE SWT HAKAA SIIYO CILMIGA IYO CAAFIMAADKA HAKUU SIYAADIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN🤲🤲🤲

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 4 года назад +2

    Wlhi shequ waa qof aad uqalbi fican allah kuxafido

  • @zakiducale1898
    @zakiducale1898 4 года назад +2

    Masha allaha sheekh cabdi xayi

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 года назад

    Amiin Amiin Allaha caafiyo SheeQ aad baan kuu jeclahay kama dhargo wacdigaaga Maasha Allah 👍🤲🏻❤️🤲🏻🤲🏻❤️

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 года назад

    Masha allaah jazakalah sheikh cabdi xayi barakalah runta ayaad sheegtay waxa halka nadhigay waa qabiilka rebi umada qalbigoda haka nadiifiyo qabyaalada

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 4 года назад +2

    Waa run sheekh hadaan qabyaalada layska dhaafin oon ilaahay laga cabsanin balaayadu inagama hadhayso maalin walba xumaan joogta ah

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 4 года назад +1

    Masha alah xafidakalah yaa sheekhana

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 года назад

    Shiek Hay yes this is a true that the Somalis in overseas the old parents nevertheless receive this kindness from there children tks shiek Haye

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 года назад

    Mashalaah allaha ku xiftiiyo amiin amiin inshaalah amiin

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 4 года назад +4

    Hada sheikh waa lawadah amaanayah dhinaca kalenah qabyaalad baa inaga wadah buuxdah diinta iyo qabyaalad baan jacalahay oo caabudnah sidah aanu qabyaalad u caabudnoh hadaanu diinta u raacnoh walahi aduunka iyo aaqiro bah waan liibani lahaan subxaan Allah Allah dariiqah xaqah haayna tuso sheikh jaxakalah

  • @mohamedj3304
    @mohamedj3304 4 года назад +2

    masha allah sh cabdi xayi

  • @CabduqadirXuseen-ue1sk
    @CabduqadirXuseen-ue1sk 6 месяцев назад

    Masha sh allah hakubarakeyo ❤

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 4 года назад

    Mashaa Allaah Tabaaraka Allaah Shiiqow maalin walba ku soo celceli muxaadaradaa oo kale

  • @nastexo2325
    @nastexo2325 4 года назад +2

    Masha allaah sheekh

  • @idkuu1339
    @idkuu1339 3 года назад

    Mashallah Sheekh abdi haye

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 4 года назад

    Jazakalah kheyr sheikh cabdi xayi ilahey hanokaxafido ilahey hanagadhigo kuwi kuwanaqato alle hanaga dhigo

  • @munajama1139
    @munajama1139 4 года назад +7

    Masha allah shiq naga waxa lagu maqalo wan lenahay lakin somli qulubata ka da bulan ku Wii waxa maqalo alaha naga dhigow

  • @jimcaaleaadam2698
    @jimcaaleaadam2698 4 года назад +2

    Abow runbadanaa shiiqu Ku qaraabte khabiil iyo qab qable walee horaad nosoogadeen nibaranay wasiduu shiikhu yiri

  • @Abdiwahidburhan
    @Abdiwahidburhan 4 года назад +1

    Msha alaha Shiikh

  • @billcarson9515
    @billcarson9515 4 года назад

    maasha allahu tabarak allaha ku barakeeyo sheekh cabdi-xayi amiin

  • @abdiqani6339
    @abdiqani6339 4 года назад +1

    Masha alh she khayr badan alha kusiyo

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 года назад

    Jazakalaahu Khayran sheekh.
    Aamiin ducadaana.

  • @hawamohamed1119
    @hawamohamed1119 4 года назад +1

    Jasaakalaah qayr shiiq

  • @fartunabdiwali2858
    @fartunabdiwali2858 4 года назад +8

    Ilaahay somali haso hanuuniyo qabiil wax mataro qof lodawaado o agtiisa qiimo lagu yeesho ilahay a uweyn darajadaas nah qabiil laguma gaaro alle ka cabsi a lagu gara ilaahaynah waxa ka cabsado qof adoomada alle ka amaan helo

  • @ibraahimcarab6246
    @ibraahimcarab6246 4 года назад +1

    Masha allaah sheikh Abdul xayi hore usoco

  • @a.mungani715
    @a.mungani715 4 года назад

    JazaakaAllah kheyra shekhuna Cabdi xayi

  • @ssssssss4799
    @ssssssss4799 4 года назад +2

    Masha Allah

  • @muniirkhani291
    @muniirkhani291 4 года назад +2

    sh illah haa ku xifdiya

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 года назад +1

    Mashallah sh cabdi xayi xayakalah.

  • @munir69420
    @munir69420 2 года назад

    Masha allah sheikh ilaah hakuxafido

  • @abdikadarmohamed331
    @abdikadarmohamed331 4 года назад +1

    Haye sheikh allow ku xifdi dardaaranka kuwii qaato naga dhig

  • @abukids2176
    @abukids2176 4 года назад +1

    Maasha Allah ❤

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 4 года назад +2

    MASHA ALLAAH

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 года назад

    💯💥⚡✌🎯🎯🎯🙃.......jazakamu Allah qeyra ♥️♥️💕💕⚡⚡💥💯✌💥💫

  • @ugaasawkaxshiikhxasanugaas9530
    @ugaasawkaxshiikhxasanugaas9530 4 года назад +2

    maasha allaah

  • @hsdhhddndkdk9997
    @hsdhhddndkdk9997 2 года назад

    Maasha allh Qabyaaladu waa xaar walwaal

  • @mohamudadaan1221
    @mohamudadaan1221 4 года назад

    Manshallah allaha jazakalaah khayir sheik

  • @mohamedseraar3064
    @mohamedseraar3064 4 года назад

    Sh khayr badan allah ha ku siiyo aduun iyo aakhiraba

  • @gamadiid1989
    @gamadiid1989 4 года назад +1

    MashAallaah

  • @hamdimuktar4127
    @hamdimuktar4127 4 года назад +1

    Mash alllah

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 года назад +5

    YAA RABI ISFAHANSII SOMALIDA

  • @maxamadmacalin6722
    @maxamadmacalin6722 4 года назад

    Sheekh allaha ku xifdiyo jasaaakalahu khayran

  • @abdirahmansharif881
    @abdirahmansharif881 4 года назад +1

    Masha allah sheikh

  • @mohamedisse4418
    @mohamedisse4418 4 года назад +1

    Maasha Allaah

  • @wardaibrahim6989
    @wardaibrahim6989 4 года назад

    Masha allah illah nabad ha nasiiyo

  • @luungemahamed1403
    @luungemahamed1403 4 года назад

    Maasha alah

  • @abdallayusuf3543
    @abdallayusuf3543 4 года назад

    Maash Allaah sh cabdixaye

  • @sheekhulkulichannel1775
    @sheekhulkulichannel1775 4 года назад +1

    Maansha allaah

  • @gulledmohamed1092
    @gulledmohamed1092 4 года назад

    Sheikh cabdi xayi waaqibka dhabta ah ayuu ka hadlaa

  • @zakariaadam-1445
    @zakariaadam-1445 4 года назад +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 4 года назад

    Masha allhaa jazaka allhu khayre

  • @tasliimmaxamuud6281
    @tasliimmaxamuud6281 4 года назад

    masha Allah Allah keep you

  • @maryanhussen3096
    @maryanhussen3096 3 года назад

    Masha Allah,shikh allaha ku dhowro

  • @faizamohammed2727
    @faizamohammed2727 4 года назад

    Mashaa allah. Ilaah qeer hakusiiyo. Aduun. Iyo aaqiraba.