DOOD Sh Maxamed Umal Oo Yiri: Sh Xassaan Wuxuu Banaystay Dhiiga Muslimiinta & Dhiiga Culumada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa... BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
    Ikhwatii Filcaqiidah Waxaan Udiyaarinay Videogan In Ay Walaalaha Muslimiinta Ah Ucadaato Labada Sheekh Midka Lagu Xadgudbay & Midka Khaldan.

Комментарии • 38

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith  5 лет назад +2

    Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/Daarul_Xadiith

  • @duluf100
    @duluf100 10 лет назад +1

    These sheikhs of 21st century are tallented. good job.

  • @ahmedxamari7495
    @ahmedxamari7495 11 лет назад +1

    جزا ك الله خيرا

  • @Mohamedwali114
    @Mohamedwali114 11 лет назад

    Subxaanallah !!! khawaarijta runtooda waxaa soo bandhigay xasaan Ilaahay ha soo hanuuniyo Umal, iyo isagaba, xasaan ayaa ka roon oo xoogaa fahansan in diinta lagu waday cilmi la aan la iska hadli jiray....

  • @marwanhajibilow9064
    @marwanhajibilow9064 8 лет назад +3

    عجبا عجبا عجبا عجبا! !ماذا أصاب الشيخ أعني محمد عبد امل ذلك

  • @salafijihadi9784
    @salafijihadi9784 11 лет назад

    ninkaaga suufiga qabuuriga ah, waxaan ku sheegayaa 2013 qof suufi noqonaya ma jirto oo caqli leh, umadi waxbey fahmeen, inyar o miyiga joogta ma ahanee, this time sheikh cabdiqadiroow waqti looma hayo shirkigaas, ee ILLALHEY haku soo hanuuniyo

  • @cabdullahicolowceynte2886
    @cabdullahicolowceynte2886 3 года назад +1

    Umul shiiq maahin ee wa sheey daan gerween shiiq xasaan xuseen aadam wa shiiq diinta difaaco shiiq xasaan xuseen aadam wa shiiq xaqa runta kasheego

  • @muzzeina4987
    @muzzeina4987 11 лет назад

    Allaahu Akbar
    ilaahow Sheikh Xassaan Sug
    Ummadana Asaga Oo Kale u Badi

  • @salmancaleyk7985
    @salmancaleyk7985 11 лет назад

    Subhanallah Ninkan Ma dhagaysan karo ilaahay hasoo hanuuniyo

    • @abualdiin8642
      @abualdiin8642 Год назад

      Xaqa mar wlba tageer jazakalh sheikhanaa ☝️🦁

  • @noneofscared
    @noneofscared 11 лет назад

    ictizaam waxaa ceeb ku filan cajalahoodii shalay iyo maanta
    sideey isku qilaafaayaan subxaanallaah ilaahoow ceebteena astur
    diintii ma is bedeshay mise ictizaam a aduunyo qaaday?

  • @cabdullahicolowceynte2886
    @cabdullahicolowceynte2886 3 года назад

    Shiiq umul hadoow run sheegaayo ha ka hadlo mareeykan iyo burundi iyo itobiyaan iyo keenya oo duqeen ku haayo somali umul waxaan ushegaa hadoosan ka harin shiiq xasaan xuseen aadam abu salmaan tilaabo cad ayaan ka qaadidonaaa

  • @mashhuurmohamed3351
    @mashhuurmohamed3351 11 лет назад +1

    ASC. dhamman Somaliada musliminta ah walaalayaal ilaah ka baqa oo iska daaya waxa ad ku soo qoraysaan, ee ilaah u barya in uu heshiisiiyo culumada waayo waxa ka dhaxeeya maha diin ee wa dano khaas ah ( culumada Somalida waxa ay noqdeen sida Basasha oo kale, Qolofba qolof kale ka sii hoos baxaya) ilah ha tusiyo dariiqada saxda ah

  • @cadaawe132
    @cadaawe132 11 лет назад

    asc , waa laga fiicanyahay is radintaan , ee iska socota , aawey sabarkii iyo isku dulqaadashadii, mise Youtubka ayaa Telefision cusub noqdey. oo la qof walbo daawan karta!
    ilaahey quluubtiina ha isu soo duwo....

  • @anashussein6106
    @anashussein6106 5 лет назад +2

    you are lowering your dignity SH. UMAL by answering sh xasan.
    This man sh xasan is full of errors and controversial issues.

  • @cabdullahicolowceynte2886
    @cabdullahicolowceynte2886 3 года назад +1

    Walaahi umul wan jeclaa waagi oow muslimka ahaa lkn waxuu ku biiray murtadiinta

    • @Abshircabdisheekh
      @Abshircabdisheekh Год назад

      هذه جرءة على أهل العلم وهذا خروج ومروق

  • @hassanyuusuf9750
    @hassanyuusuf9750 4 года назад

    لو ان الخوارج لهم قليل من الخير ما خربوا بلدان المسلمين مثل الصومال وسوريا وافغانستان وليبيا. تفجير قتل الأبرياء حللوا دماء المسلمين. حللو دماء الشعب الصومال ولكن كل شيء سينتهي قريبا. لان كثير من دول أصدقائنا ساعدونا كي نتخلص هؤلاء المجرمين

  • @buthulahmed7084
    @buthulahmed7084 2 года назад

    The general talks between Hasani and umul is not good

  • @hodmanahmed5650
    @hodmanahmed5650 11 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hasseaouled6032
    @hasseaouled6032 11 лет назад

    "majerteenku wa gaalo" qosol baan dintay

  • @NasteehaAli504
    @NasteehaAli504 11 лет назад +2

    sh xasaan hadu sh umal qaldanyhy hadaan kaa qaadan lahayn waxaad tiri somali oo dhan waa gaalo cod hore ee aad duubty hadana waxaa hadalkad tiri ookale aad u saarisay shiiq iyadoo la dhAHay gaalo garab in laga dhigto ama islaam looga hiiliyo waa riddo codkaagana waxa misna u badashay somali ma gaalaysiinaayo hadana ma waxaad leedahay masalo diiniyah adoo u jeedo ayaad leedahay eedeyn ayan kala jeedaa adigo og. somali ma gaalowdo waa qalad, islamka xukum ayu leeyahay wax burinkaro way jiraan

    • @sundusfaizal6358
      @sundusfaizal6358 4 года назад

      Goormuj yiri wll qali

    • @cabdisalaanxuseinali4299
      @cabdisalaanxuseinali4299 4 года назад

      Canjalkoo kuyiri walo ilaahey kabaq sheikha haku been abuuran
      Cadeen laimaw lkn tuhunka sidiisaba
      Mafiicno ilaaheyna kabaq
      Sheikha xasaan waa qof muslim ah
      Dadka musliminta dhiigooda baneysan maayo intaan kawar qabno

  • @cabdirisaaqxuseenabuukar6012
    @cabdirisaaqxuseenabuukar6012 5 лет назад

    ma aana arag qof ka tanaaqud badaniyo hadal is burin badan xassaan xuseen

  • @salafijihadi9784
    @salafijihadi9784 11 лет назад

    Sheekh Umal waxa waxka baran jiray dhalinyarada Xaq doonka ah, hada marki u mabda'iisi hore ka tanaasulayna weyka yaceen, hada dhalinyarada Sheekh Xasaan ayey waxka bartaan

  • @salmancaleyk7985
    @salmancaleyk7985 11 лет назад

    Diinta nuurkeeda qofka ayaa laga dareemaa balse waxan la yaabay sheikha xasaan nuurkii diinta halkuu ka maray. hadalkiisa waxa ka muuqata jees jees, kibir iyo waliba xanaaq, ilaahow waxa qayrka sheegayno aaqiro hanagu cadaabin

  • @cabduqaadircusmaan6322
    @cabduqaadircusmaan6322 2 года назад

    Cabduqaadir is not

  • @tawhidchannel5629
    @tawhidchannel5629 7 лет назад +1

    عير أمل نفسه عار عليه والله ما أكذبه

  • @macaashyare
    @macaashyare 11 лет назад

    waa labo wahaabi oo Takfiiri ah; shartooda Allah ayaan ka magan galnay;

  • @osmanahmed3550
    @osmanahmed3550 Год назад

    Umal horta karbaash kama daalo🤣🤣🤣🤣

  • @calimaxamud9533
    @calimaxamud9533 2 года назад

    wahaabiyadu waa shar iyo munaafiqiin umal waa qawaariij ama . munàafaq