Sheekh C/ Xayi oo u Jawaabay Dadka ku doodaya in la kala qaado Siyaasada iyo Diinta,Masjidka la geyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2019
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 147

  • @ayanleabdi7452
    @ayanleabdi7452 4 года назад +68

    Shiikha inta tageersan like isar

  • @mrdayr5586
    @mrdayr5586 4 года назад +23

    Baraarujin Qiimo Badan weeyee oo umada jihayn karta halkaas kaga hay
    Alla haku xafido sheekh❤

    • @shahwah
      @shahwah 4 года назад +1

      Ahmed Dayr Amiiin Amiiin wll

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 4 года назад +22

    Sheek salaan ayaan kaagaso dirayaa hargaisa to muqdisho✋👌. Diinta aragtidii qaldanayd ee laga haystay oo ahayd in aakhiro iyo naar uun laga hadlo ayaad meesha ka saartay. In ay diintu dhaqan tahay ayaad so jeedisay.😘😘

  • @user-yb2bp9hx8j
    @user-yb2bp9hx8j 4 года назад +9

    Sh.abdal xayi wadaniga dhabta ❤❤

  • @iftiinkanoloshamediapro1024
    @iftiinkanoloshamediapro1024 4 года назад +1

    Masha allaah keep forword
    Waa motivation oo umada u baahan waa sax in lis xasuusiyo danta dalka iyo diinta

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 4 года назад +1

    Alaha kuu barakeyo caqligaga iyo cilmigaga sheekh lalaha ku barakeyo mansha alah

  • @fardowsamohamed4399
    @fardowsamohamed4399 4 года назад +10

    Asc wr wb masha Allah jizakalahu kheyran jazaa sheekh Allah SWT haku Xifdiyo

  • @bin_noor4
    @bin_noor4 4 года назад +5

    Masha allah sh.abdul xayyi aad ayan kuu taageeraaa allah ku barakeeyo akhii

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 года назад

    Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh dar illaaheey ayaankuu jecelnahay allow ku xifdi aamiin yaa rabi 👍😍❤🌷🌷🌷

  • @mowliidali8072
    @mowliidali8072 4 года назад +10

    Mnsha allah sh abdihayi cadowga allah ku dhowro cimri dheer iyo cafimad wngsan a akhiro iyo adunyo ajir allah kaa siiyo

    • @kamalmaxamuud1503
      @kamalmaxamuud1503 4 года назад

      Maasha allaah waan kugu taageersanhy sheeqeni cabdi xayi

  • @abbas26
    @abbas26 4 года назад +9

    Mashallah. Diinta iyo Siyaasada lama kala qaadi karo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asmamohamed8012
    @asmamohamed8012 4 года назад +2

    Maasha Allah aad baanu kugu diirsanaa runtaad kahadashow bartaa noogawad sheekh abdi xaye ilaahay ha xafido Aamin 😍🇸🇴😍🇸🇴❤

  • @rabiehassan8923
    @rabiehassan8923 4 года назад +2

    aar sheekhanaa
    waa nin wanaagsan

  • @ILyasOomaar
    @ILyasOomaar 4 года назад +7

    Masha allah sheikh Alle haku barakeeyo howl culus baad haysa garabkaaga alle ha galo dadka baraarujin badan bay Rabaan ee halkaa ka wad

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 4 года назад +2

    Masha alah tabaaraka ilahay caqliga iyo cilmiga iyo cimriga hakuu barakeeyo waxaan been ahayn wacdiga masaajidka la'aad ayey kudhahayaan waxyaabo badan ayaa kadaahan alaha kuxafido sheikh cabdi xayi

  • @abdidarwiish740
    @abdidarwiish740 4 года назад +1

    Anigu shekhan inn arko ayn rbaa maruun insha`allah
    Ilhy hku xidiyo shiikh

  • @queenlove1447
    @queenlove1447 4 года назад +3

    Masha allaaah sh alle hano ka xifdiyo

  • @cumaribrahimadwan9897
    @cumaribrahimadwan9897 4 года назад +1

    Baarakaallaahu lakka Shaikh xaqqa lagama gabado waxa maanta naga maqanna waa run isu sheegid iyo maslaxada waxa ay kujirto.
    Jazzaakallaahu khayran.

  • @Ogaansh
    @Ogaansh 4 года назад +12

    Sh. Cabdi xayi cumrigaaga ha raago insha allah.

    • @Mfvip
      @Mfvip 4 года назад

      Mashala.jisakaala

  • @robleyusuf2566
    @robleyusuf2566 4 года назад +1

    Sheekhoow guuleyso

  • @zahruuni220saara7
    @zahruuni220saara7 4 года назад +1

    Mansh Allah wa kalam saxiix ah ninwaliba hadii uu oganlahaa waxa kadanbeya aad bey u wangsanleyd baraka Allah shekh c/xayi

  • @ahmedkhaan615
    @ahmedkhaan615 3 года назад

    mashallah shikh cabdi Allaha ku xifdiyo

  • @rabbiilebiindhe187
    @rabbiilebiindhe187 4 года назад

    #Allah yaxfidak sh.Abdi xayi

  • @geediyare1123
    @geediyare1123 4 года назад +6

    Masha Allah Allah yahdiikka

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 года назад

    Masha Allah Allaha ino Daayo shekheena

  • @shahwah
    @shahwah 4 года назад +3

    Sheikh cabdixayi allah ku dhowro wadankeenana allah noo hagaajiyo dacwadana halkaaga ka wad sheikhoow wan ku taageeraanahay

  • @abdirahmanabdillahi5948
    @abdirahmanabdillahi5948 4 года назад +3

    masha allah. Allahbaa mahadle culumo wanaagsan naga soo dhex Saray
    Intii jecel in allah caalimkan oo kale inaga soo dhex saaro like

  • @fartuunxuseenxasan4662
    @fartuunxuseenxasan4662 4 года назад +2

    Masha allah sheikh Allah ayaa kula jira ee kusiiwad

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 4 года назад

    Masha allah Sheekh runta ayaa sheegtay

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 4 года назад +4

    Allah Haku Xafido Shekhunaa👏😍

  • @aminaelmi9527
    @aminaelmi9527 4 года назад +1

    Maansha allh sheekh ilaahay ha ku xifdiyo Sida wanaagsan ee aad xaqiiqda uga hadashid dad badan runta kama hadlaan diinteenu waa siyaadad waayo xukunkii ilaahay ayaa ku jira

  • @DrHG343
    @DrHG343 4 года назад

    Mahadsanid sheikh illaahay hakaa ajar siiyo

  • @muuseaxmed4682
    @muuseaxmed4682 4 года назад +2

    Mnshalah Allaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba

  • @ibtisaamcumar9068
    @ibtisaamcumar9068 4 года назад +1

    Masha.alh sh alle haku xifdiyo

  • @DRMAKARAAN
    @DRMAKARAAN 4 года назад

    Masha allaaah illaaah haku xafido

  • @axmedmoha6366
    @axmedmoha6366 4 года назад +1

    Shekh cabdi xayi allah ku xifdiyo runti wad kaso baxday doorkii ay culimadu kulaheed bulshadooda

  • @asabdimahamud9200
    @asabdimahamud9200 4 года назад +1

    Mashallah sheikh Allah haku barakeyo

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 года назад +3

    Miyir tagay dhamaystirnaan kuma soo laabto
    Xikmad an ka faaiiday sh abdi haye

  • @alcadala3254
    @alcadala3254 4 года назад

    Shiikha cimrigisa allaha raajiyo barnamij aad u qiimi badan ayuu inoo iftimishay dad badana lagu khalday afti dadwayne haday jiri lahayd adna musharax ahan lahayd wllhi cadim wan ku codeyn laha diintu waa ku dhaqan iyadana rali ka nahay wana gari doona inshaa allah😘

  • @abdikade8509
    @abdikade8509 4 года назад

    Allhuma amiin yaa rabi damnten Jazakallahu khyiran sh cabdi rabi haa kuxfdiiyo haa kunaa zeydsho cilimiga janatul firdawsa haa ku geeyo allhuma amiin yaa damnten ❤️❤️❤️❤️

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 4 года назад

    Maashaa allaah alloow noo xafid wuxuu uga hadlaa cilladdeena siku habboon alloow ufur qalbiyadeena wanaagga dhammaan ummaddeena soomaaliyeed sh cabdi xayi jisaa kallaa kheyr

  • @acazaam
    @acazaam 4 года назад +11

    Quraanku wuxuu hormariyay aakharada allah wuxu yiri
    وابتغ فيما آتاك الله الدار الاخرة ولا تنس نسيبك من الدنيا

    • @moamiinabdalla5557
      @moamiinabdalla5557 4 года назад +1

      Dood ma qabtaa😂

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 4 года назад

      Min Dunyaa weeyee dunidaa horeysa ee wa dunyaa maaha. Dunida waa meesha laga shaqqeysto wixii Aakhiro lagu tagilahaa. Dunidaa horeysa aayadaa soo qaadatay see sheegeysa. Qof min dunyaa ah baa ilaa Aakhira ah. Lafdiga waa min dunyaa. Saaxiib iska sax

    • @abdullahiahmedmohamed3925
      @abdullahiahmedmohamed3925 4 года назад

      Oh bro basics ka af carabiga kaa khaldan... Sababtoo ah..... Qasdiga waa dunida... Oo adoo duni meel soo saarin aakharo zero ka tahay... Teeda kle sidee aakharo u horeeysaa koow waa in aan duni imaanaa oo aan noolaanaa oo then aakharo u shaqeesanaaa.... Xaqa allaha na fahansiiyo walaal

    • @acazaam
      @acazaam 4 года назад

      @@abdullahiahmedmohamed3925 carabiga noo sax warka klena iska daaa

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 4 года назад

      @@abdullahiahmedmohamed3925 u sheeg runta, ninkaan carabigiisa waa liitaa

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 4 года назад

    Jazzaaka Allah khayr sheekh abdi xayi illaahay raali haka noqdo runtii waa sax in uu dadka u bayaaniyo xaqiiqda waayo Diintu waa nolol siyaasadna kama maqnaanayso dadka ku andacoobaya Diinta iyo siyaasada hala kala saaro kuwaasi waxba ma oga ee Diinta barta wa billaahi towfiiq

  • @abdikaabo6121
    @abdikaabo6121 4 года назад

    Jazaka all sh

  • @hamdiadowsheikh8076
    @hamdiadowsheikh8076 4 года назад

    Mashallah jazakalaah sheik barakalahu fiik

  • @dahaboheidar6065
    @dahaboheidar6065 4 года назад +1

    saxiiix wlh
    Allah yaxfadka sheikhunaa

  • @ruuneyppeh7236
    @ruuneyppeh7236 4 года назад +2

    Wcs aheekhow dadka xaqa allah fahansiiyo

  • @abdirizakmohamedsheikhabdi4096
    @abdirizakmohamedsheikhabdi4096 4 года назад +1

    Guul

  • @goohgooh629
    @goohgooh629 4 года назад

    Allah keep u sheikh cabdi xayi

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 4 года назад

    Masha allah shiikh allah ku barakeyoh

  • @calimowliidchannal3047
    @calimowliidchannal3047 4 года назад +2

    Shiikh cabdi xayati alle haku barakeye umadan somaliyed samata bixin eey ubahan tahaye xisbi in aad sameysato ayaan kaa codsaneynaa inta igu raacsan Like bac kusii bal

  • @calibaashimaxamed5377
    @calibaashimaxamed5377 4 года назад

    masha allah allaha ku xafido shiiqow allah darti ayan ku jeclahy ❤❤👈

  • @abdiazizyusuf7714
    @abdiazizyusuf7714 4 года назад

    Masha allah allah ha ku barakeyo

  • @mahamudmahamedseed5365
    @mahamudmahamedseed5365 4 года назад

    Masha allah
    alle haydin barakeeyo

  • @ilyasfarah9111
    @ilyasfarah9111 4 года назад

    Mnsha allah sheekena

  • @dekakasim9307
    @dekakasim9307 4 года назад

    Masha allh alla yaxfidka sheikh

  • @ummumaahirabi5745
    @ummumaahirabi5745 4 года назад +1

    Masha Alah

  • @ruwedhahamdi9491
    @ruwedhahamdi9491 4 года назад

    Man sha Allah

  • @maxamednuuradiinaxmed515
    @maxamednuuradiinaxmed515 4 года назад

    M.a sheikh allah haku barakeyo

  • @polat2996
    @polat2996 4 года назад +1

    Umada soomaliyeed
    Qasatan dhalinyarta ka faidesta shekha waxa u sheegayo wa hadal xikmad leh
    Like hadi igu raac sanathy!

  • @basgodangodan2530
    @basgodangodan2530 4 года назад

    MAshaa allah allaha ku dhowro

  • @ruuneyppeh7236
    @ruuneyppeh7236 4 года назад

    Ilaahey haku hifdiyo

  • @moha3591
    @moha3591 4 года назад

    Masha allah

  • @abdirizakhabone7785
    @abdirizakhabone7785 4 года назад

    Mansha allah

  • @saahilmohamud9987
    @saahilmohamud9987 4 года назад

    Alle Haku barakeeyo

  • @zahraluul8854
    @zahraluul8854 4 года назад

    Waa culumadii cilmiga lahaa maansha allah ma ahan culimada seef la boodka ah

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 4 года назад

    Aamiin

  • @umusafiya8349
    @umusafiya8349 4 года назад

    Masha allha

  • @cqaadirinadaahir8691
    @cqaadirinadaahir8691 4 года назад +3

    💕💕💕💕

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 4 года назад

    Masha Allah shiika run ayuu ka hadlay halkeedi ayuu dhigay Kitaabka Alle so dejiyay inaan isku xukuno weeye wixii kaso hadhay waa khalad

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 года назад

    AAMIIN

  • @user-bn2dz8xi6c
    @user-bn2dz8xi6c 4 года назад +1

    M.a

  • @ibraahimabdullahimohed2287
    @ibraahimabdullahimohed2287 4 года назад +2

    M.a🙏❤

  • @bogbabogba4220
    @bogbabogba4220 4 года назад

    Masha alah aptii illhy hku xfdo

  • @ismailalisiyaad875
    @ismailalisiyaad875 4 года назад

    jazakallaahu kheyran, sheekhoow waa runtaa ninkii maanta ka hadlo kitaabka halaysku maamulo waxaa lagu dhejinayaa shaabadda argagaxiso

  • @abbazahmed2847
    @abbazahmed2847 4 года назад +1

    🙏🙏

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 4 года назад

    Allahu akbar

  • @GameOver-hi9vz
    @GameOver-hi9vz 4 года назад +1

    Horta halkeed joogtaa sheikh

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 4 года назад

    Aad baan ubogaadinayaa shaqada qiimaha badan ee aad wado Sh. C/xayi. Fikirka saliim - ka ah in la faafiyo waa arinka bulshadu ubaahantahay.

  • @engabdikadirhajjialiboqore5616
    @engabdikadirhajjialiboqore5616 4 года назад +1

    Kitaabka ilaahay meelna kagamajirto in diinta iyo dawlada lakala saaro

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 4 года назад +1

    Asc dhamaantiin

  • @premierleaguematches4307
    @premierleaguematches4307 4 года назад +1

    *gaalada ayaa aaminsan in diinta iyo siyaasada lakala qaado*

  • @faisalwarsame5659
    @faisalwarsame5659 4 года назад

    Wcs sheq walaahi wadankeena sufahadii ayaa kubadatay xaga siyaasada markasee bad iyo bariba gateen markii layiri kajoga waa kuwaan qeylinayo ilaahey hanaga qabto shartooda somalia Somali baa leh

  • @laaluusiad8913
    @laaluusiad8913 4 года назад +1

    Waxun sheegii soomaalida itey qofkasta waxka sheegeen miyey hadana sh cabdul xayi soogaleen walee ( aalamtara intey dhaafeen ayey keeyfa facala u socdaane aloow naga qabo)

  • @Maxamed_Aweys1
    @Maxamed_Aweys1 4 года назад +2

    Sheeqa halaga leex do

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 года назад +1

    Cilmaaniyada joojiya diinta iyo dowlada yan laka saarin

  • @dr_sadak
    @dr_sadak 4 года назад

    Walalhyga soomaaliyeed 1k waxa iiga harsan 30 plz igaarsiya

  • @nuurre1023
    @nuurre1023 4 года назад

    Siyaasad, Diin, Qabyaalad iyo iwm. Waa mow duucyada bulshadeena sida weeyn usaameeynaaya oo aan fahamkooda ubaahanahay iyo sida eey iskula xariiraan.
    Fikir iyo garasho togan ayaan horumar kugaareenaa waayo waxeey nafahamsiinaayaan halka eey danteenu kujirto.

  • @ahmedkhaan615
    @ahmedkhaan615 3 года назад

    suaal hadi nin shikh ah noqto siyaasi ma iska dhafa wacdiki iyo tafsirki u umada u so jedin jiry

  • @lamafilaan507
    @lamafilaan507 4 года назад

    Maxa shekhan 10 mar kabadan wu so hadal qaday mgca nabiga halmar xita kuna salin wale samankan diin walaga been abuurtay siyasad iyo kaftan xage diinta kaga sogashay

  • @user-xt1rs3ho8p
    @user-xt1rs3ho8p 4 года назад

    War sheekha makuqaraabanaysiin mise waa isagii

  • @DrHG343
    @DrHG343 4 года назад +1

    Calmaniyadda baa taa aaminsan ee dadka halaga saaro fikirkaa khaldan.

  • @abdulxakim5025
    @abdulxakim5025 4 года назад

    Mufsid weeye ninkan umada buu kalexini rabaa wadadha saxda ah

    • @maxamadfarhan6598
      @maxamadfarhan6598 4 года назад

      Nio Maanad muslim ahayn Ma kuwii islaamka Baabin jaraad Tahy ee hoosta gaalada ka ahaa

  • @shaakirabdullahi389
    @shaakirabdullahi389 4 года назад

    العلمانية تعتقد فصل الدين عن الدولة وفصل الدين عن السياسة ...marka shekhanaa xaq baad ku taagan tahay kuwa dahaaya diinta iyo siyasada kala saar waa kuwa maangaab aan diinta ilmaam yar kulahen ee iska samir bulashadhana xaqa ucadee لأن العلماء ورثة الأنبياء

  • @Hireyinc
    @Hireyinc 4 года назад

    ruclips.net/video/tnodjY7thlc/видео.html
    Wiil Daarood

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 4 года назад

      SOOMAAL TUBE caqliga allah hakuugu soo celiyo caqli kaama muuqato caqli tagayna dhaneestiran kumasoo laabto

  • @jokejoker4752
    @jokejoker4752 4 года назад +1

    Siyaasada iyo diinta waa in lagala saaro swbta isma qaadan karaan

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 4 года назад

      Waa kugu kaligaa. Sidii eeyga oo kale waligaa u ciy!

    • @jokejoker4752
      @jokejoker4752 4 года назад

      Roble Yusuf waxaad rabtaa aa umaleeena in aad dadka qaladid

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 4 года назад

      @@jokejoker4752 Jaahil baa tahay wax 1400sano ah majirto. Democracyba waa 2000sano ka hor hadaba waa la idin ka casrisan yahay . Magacaa suu yahay waa joke so you are not serious

    • @maxamadfarhan6598
      @maxamadfarhan6598 4 года назад

      @@robleyusuf2566 wll hadalkaagu waadix maaha ma waxaad u jeeda diintu 1400 sanno maaha

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 4 года назад

      @@maxamadfarhan6598 asaa u jawaabayaa oo leh 1400sano ka hor hanoo celin. Ninkaan waa gaal Soomaali ah

  • @adilsalama2508
    @adilsalama2508 4 года назад

    Wadaadkan waa af miinshaar waa la soo i jaartay

  • @dalmargaazi5999
    @dalmargaazi5999 4 года назад +1

    Ninkan waa wahaabi beenlow ah oo xil raadis ah waa in laxera xewanka 😏👎👎