SHEEKH CABDI XAYI IYO DIINTA HALKA AY UGA JIRTO DASTUURKA DOWLADDA SOOMAALAIYA EE DALKA KU DHAQDO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 72

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 4 года назад +2

    Masha alah sheikh somalida dastuurka sas ayey ka qabaan dastuurka somaliya diinta islaamka ayaa sal u ah. Dadka dastuurka diidan hal suaal haga jawaaban qaladka e dastuurka ku arkeen ha nala wadaagan.
    Dastuurka wa sheyga e umad ku heshiisay diintana kama so horjeedo

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 4 месяца назад

      Naag baa wax hogaamin karto ama madax wehno noqan karta wax Yaabo badan oo qarsan soo gaalsoma dajin masomali ba keente waa may quraan waxaan aheen quf ku xakunto waa ahaate adi rabigaa un bee idinka dhaxesaa

  • @abiyeahmedaden644
    @abiyeahmedaden644 5 лет назад +2

    Sheekh cabdi xayi wa xigmadeysan tahay m.a waano iyo wacdi kusii dhertahay inyaro qosol ah alle hku xfdio wakugu xiranahay 👌👌👌👌👌

  • @sameernasri3752
    @sameernasri3752 5 лет назад +1

    M a shekhow alah haku barakeeyo waafahmey mecnahaaga ok ok ok good anagiba waxan aamin sanahay dhexdhexaanimada in umada somaliyed meel wax isla dhigaan isla markaana aan mar un aan arkno somalia oo israacsan oo diita lagu xukumaayo aadban ugu farxi lahaa insha alaah maquusaneyno waayo waxaa quusta gaalada anaga ilaah baan leenahay I love you sh c xayi adiga iyo inta aaminsan shareecada islaamka in lagu xukumo dalka alah huma unsur ikhwaanunal muslimiina fiikuli makaan aamin

  • @maankaabchannel6364
    @maankaabchannel6364 4 года назад +1

    Dastuurka soomaalida sasbay kaqabaan
    Jazakalah sheekh Cabdi xayi

  • @sahromaxamud9776
    @sahromaxamud9776 5 лет назад +2

    Shiikhow Allaah ku xafido
    Dowlada Dastuurka wado iyo Shabaabka kitaabka sheegayo wa ay isla shaqeeyaan Allow Shartooda kaa ilaali
    Allow noo xafid sheekha Yaa Rabbi

    • @muxsincabdulaahimaxamad8226
      @muxsincabdulaahimaxamad8226 2 года назад

      Sheikh cabdul xayi carabkisa iyo oogadisaba alaha ka dhawro cadabkii, aduun iyo akhiraba ilxun rabi ha ka dhawro, waxaan kula talin lahaa shiiqa axadithta kuwa saxixa ah oon makharijtoda muran ku jirin soo daliili, iska ilaali inaad soo qaadato, axadithta daciifka ah, ha uqaadan dadka kaa faaidaysanaya, inay yihiin caamo, dhago wayn, bis waxaa kugu tixan, oo kaa faa idaysta, culimo, iyo ardo, wax baarta, jazaka lahu khayran sheikh

  • @ibrahimcowke
    @ibrahimcowke 5 лет назад +5

    Shaikha hadalada maldahan ee dadka wax badan ka badali karo ayuu sheegaa. Hadalkiisa wuxuu u egyahay qof dastuurka gaalada qiil u raadinaya
    Shaikh dadka aan diinta sfcn u baran hadalkaas & dadka dastuurka u oleeleeyo intaba wuu sameeynaa.
    Alle kacabso umada Alle gaalnimo ha u horseedin. Mida kale inta aad isleedahay dad raali gali dhib yuu kaaga imaanin. Walbillaah towfiiq

    • @robleyusuf2566
      @robleyusuf2566 5 лет назад +2

      Sheekh waa saxan yahay. Wixii Allah naga reebay bes baa la reebayaa inta kale waa la sameynkaraa

    • @dr.abdinurm.huruse4307
      @dr.abdinurm.huruse4307 5 лет назад +1

      Waa sad umalaysay adigu islaamku maaha xoog & dil ee wada tashi iyo naxariiso

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 5 лет назад

      Bal diinta sheikhu fahan saneen ee adigu fahan santahy no sheeg

    • @maariyaxasan1435
      @maariyaxasan1435 4 года назад

      Kkkkk xasha dadki an wax hubsan o la sheegay ba meshan so gslay

    • @mohamoudabdullahihersi5192
      @mohamoudabdullahihersi5192 4 года назад

      ibrahim cowke jaahil alshabaaba oo madaxa madaxa iyo caqligaba laga sumeeyey baad tahay War cad oo qofkastaa fahmi karo Buu ku hadlaa sheekhu hanjabaadada waa fahannay waana til alshabaabka lasoco dadku makala qarsoona maantay waana qonay hanjabaadaada

  • @Somfox1
    @Somfox1 5 лет назад +7

    sheekhu waa geesi diinta iyo Somali jecel ALLOW KU DHOWR SHEEKH CABUL XAQ WALAAL JAZAAKA ALAAH KHEYR

  • @raizacadey645
    @raizacadey645 4 года назад +1

    Masha allah sh.wax badan ka faaiday

  • @yastomahmed1764
    @yastomahmed1764 5 лет назад +2

    Masha allah sh.cabdi xay alle haku barakeeyo cilmigaa iyo aqoontaa aadnoo faaidaysay😎

  • @cabdishakurcabdulahi4411
    @cabdishakurcabdulahi4411 3 года назад +1

    Seef laboodnimo ma fiicna soomaaliyey
    Wax akhriya fahma micnaha dastuurka iyo noocyadiisa
    Shiikhu wuu mahadsanyahay wadaado badan ayow wax fahansiinta bulshada uga fiicanyahay

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse4307 5 лет назад +5

    Masha allah Sh. C/xayi waxaad bayaanisay Shakiga dadka Soomaaliyeed lagu riday ee diinta iyo dastuur wad na mahdsantahy

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein888 5 лет назад +3

    diinta islamkuna waa diin cibaadad iimaaniyad iyo nidaam nololeed oo shaamila xaga qawaacida noloshana wax ka maqan kitaabkiyo sunada majiraan jamacadka muslimiinta qaarkod aad adigu la dhacsan tahay ayaa rabitankoda aawaded in badan isku daya u qiil bixiya ineey u yeelan suurad macquula oo dasaatiirta caalamka ee gaalnimada uula jaanqaadi karaan kutub badan ayeey ka qoreen aclaam maqaasida shareecada ku wanaagsan ee caamada ninyahow aftahan nimo haku sirin illahey swt uuga baq

    • @cabdiwahaabyusuf6234
      @cabdiwahaabyusuf6234 5 лет назад

      masha Allaah sheekhan illaahay ha xafido

    • @mohamoudabdullahihersi5192
      @mohamoudabdullahihersi5192 4 года назад

      Mohamed Hussein
      Alshabaab kufahannay kuuna jeednaa ok

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 года назад

      @@mohamoudabdullahihersi5192 dastuurka ku qoran ma aragtey xadka badn kitabka kutala laga sarey xadka karbaashka midka dhagx lagu dilayo naag xil lo dhibkro kaas umada muslim wx u cunamo miyu yahy

  • @50jirpes12
    @50jirpes12 5 лет назад +5

    بحفظك الله

  • @habiiba4851
    @habiiba4851 5 лет назад +3

    جزاك اللة خير يا شيق

  • @habiiba4851
    @habiiba4851 5 лет назад +3

    Mashaa alaaah

    • @husseinmohamed8997
      @husseinmohamed8997 5 лет назад

      Manshaah sheikh allah ajirhakaasiiyo wixii aaad saxdo manshalah wixii aad qaladana allah hakaadhaaafo thank you

  • @naasirkaarshe8773
    @naasirkaarshe8773 5 лет назад +1

    Sh c/ xayyi ilahay dadka noociisa dhexdeenna haku badiyo runti waa sheekh diin yaqaanna ah hadal yaqaanna ah

  • @dhiblaawe7218
    @dhiblaawe7218 4 года назад +2

    21:10 Hadii furuq yimaadaa waraaboow fara ka leef noqdaa 👌

  • @macquultube4
    @macquultube4 5 лет назад +2

    masha allah codsigeyga waa tix geliseen mahadsanid

  • @habiiba4851
    @habiiba4851 5 лет назад +3

    Sheeq waxaan ilaah kaaga rajeynaa cimrI dheer iyo caafimaa iyo cibaado suuban

  • @AJYahye
    @AJYahye 5 лет назад +1

    Masha Allah, sheikha allaha Barakeeyo xikmadana u siyaadso. Aamin, waxaanse jeclaan lahaa, inaan u sheego Sheikh Abdi xayi, waxaan Ku wareeray, RUclips Ka dadka soo gelinaya khudbadaha Sheikha, laga yaabo maalin qura inaad Ku aragto 10 ama 20 video clip, LA soo dhigay RUclips Ka, waad Ku boodi adoo is Leh, Waa khudbo Cusub, mise ma ehee waa tii shalay ama maanta ama caawa ad dhageysatey....waxa solo dhigay hebel tana sheikha tana hebelow Kale.. Marka Waa lagu wareerayaaye ha loo daayo page Ka sheikha.... Shukran

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 5 лет назад

    Sheekh bage kiisa ha loo daayo. RUclips layda ka xishooda sheekha. Anaga a gaba wareerinina. Qaar badan ayaa soo geliya qudbada sheekha oo kuwa cusub iyo kuwa hore iskugu jira.

  • @munir69420
    @munir69420 3 года назад

    Masha allah

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 2 года назад +2

    War ninkaan bal fiiriya sida diinta uu uqaloociyo iyo sida caamada uu ulugooynayo?

    • @ahmedabdi6842
      @ahmedabdi6842 Год назад

      Bal adaa sheekh ahee bal noo sheeg waxa shekha uu ku qaldanyhy seef la boodnimada iska dhafe

  • @habiiba4851
    @habiiba4851 5 лет назад +1

    كوك كككككككك😂sh.cadi xaya sh. Aadan sh. Xasan ilaah haku dhaafo

  • @OmarAhmed-zx4hm
    @OmarAhmed-zx4hm 5 лет назад +1

    Shiikha waa geesi diinta islaamka runta ka sheega kuwa magaca diinta islaamka dadka ku xasuuqa oo kale ma ahan shiiqaan.

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 3 года назад +1

    Astaqfirulaah war al yaabkan eega,

  • @khadraoooy1153
    @khadraoooy1153 2 года назад

    anagasasmaha shuute ma arkinmiyaa 209 ayalaguxumy nagow kufsanaa waaxarig inteelaga keny away garbashkii ama dilki rajmiska away hee qof ayaladilaa 5sano xeythy ama lcgyar jojishiqow wa la ogyhye

  • @furqanm7197
    @furqanm7197 3 года назад

    😍

  • @omarfaruuqbashir9652
    @omarfaruuqbashir9652 5 лет назад +2

    Asc sheekhow ilaahey ka cabso dimuqradiyad waa diin gaalo dowladana waa dowlad dimuqradiyah shacabka rabitaankiisa xukuma teeda kle quranka wax ka maqan majiro ee qofka iyo istimbaadkiisay ku xiranthy waayo saxaabiga wuxuu yiri nabiga scw فإن لم تجد hadaadan ka helina ee ma ahan فإن لم تكن waxay ku jirtaa wax walba ama quranka mujmal ha u sheego ama qaas hadey culumaada ka soo dhexbaxsanwaayana axadiith ta iyo ijmaca tumal qiyaas ee caamadana sheekhow ha uga digin dastuurkan wax saxan hdaad runsheegeysid maa dhahdid kan somalia kana waa ku qaldanyhy midana diintuu ku waafaqay

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 лет назад

      Adigu caqli xumadaada xagee aaddey, maxaa isaga afaarahaa geliyey adigu haddaa caqli leedahay waa kuu soo koobay uu, wixii dadku qortaan oo heshiis ah ama dustuur dhe ama wathiiqad ama warqad, oo aan diinta islaamka ka hor imanayn ee noloshooda ay ku maareynayaan xagee dhibtu kaga jirtaa, teeda kale adigu waxa u egtahay kuwii oran jirey sidii 2000 oo sanno ka hor loo noolaa qofkaan u noolayn diintuu ka hor yimi ama masoo aroorin, marka wadaadku adiga iyo noocaaguu la hadlayaa, waana kuwa dadka xasuuqa oo adduunka kale ku adeegto oo la leeyahay somalidu Muslim maahaye waddankiinnu yuu degin

    • @mahadxasan585
      @mahadxasan585 4 года назад

      OK Qur'anka kaso Saar Madaxweynaha 4 sanu Xilka haaynaya,Raisalwasaraha waxa so dooranayo Madaxweynaha,Baarlamanka waxasu masuulka yahay???

    • @mohamoudabdullahihersi5192
      @mohamoudabdullahihersi5192 4 года назад

      omar faruuq bashir
      Alshabaab waa kufannay waana ku aragnaa ok

  • @moenlighted7681
    @moenlighted7681 5 лет назад +1

    Dahir calasow 2 iyo cali wajiiz. Kan waa dameer.

  • @naciimocali6256
    @naciimocali6256 5 лет назад

    28:45

  • @hassanmuhammad1555
    @hassanmuhammad1555 3 года назад

    Ýu

  • @jicirif149
    @jicirif149 5 лет назад +2

    ma khudbad jimce ayaa uu waxaa ka aqrinayaa

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 5 лет назад

      Waxee?

    • @nasirmuhammad7337
      @nasirmuhammad7337 4 года назад

      waryaa tuug yahow ma aha fanan e qiimey diintaaa balayo kugu dhacdee weyba kagu dhacde

    • @user-yr9gc6wq2k
      @user-yr9gc6wq2k 4 года назад

      Mustafe Axmed oo waxaad sugeysay inu kahadlo khilaafka culimada ka dhaxeyo aan natiijo laga garenin

    • @mohamoudabdullahihersi5192
      @mohamoudabdullahihersi5192 4 года назад

      Mustafe Axmed
      Mayee gurigii walaashaa buu ka aqrinayaa
      Alshabaab gaalo soo dirsatay baatahay

    • @jicirif149
      @jicirif149 4 года назад

      @@user-yr9gc6wq2k maya lkn mazaajida waxa la sameeyey iyo arimaha sheekhu ka hadlayaa wa kla duwan yihiin

  • @axmadcusman6762
    @axmadcusman6762 2 года назад +1

    Been badanaa majaajistaha
    Oo jaahilsanaa oo faham xumaa

  • @sayidmahmud6093
    @sayidmahmud6093 11 месяцев назад

    Sacdiyo firinbi weey ijtihaaday miyaaa?
    Xoriyatul kufri..
    Taxliilka khamriga iyo ribada iyo dhileeydiga dastuurka ku jirto kawarama?

  • @sidowmaxmed4128
    @sidowmaxmed4128 4 года назад

    Xoolaha umada nin baneystay daalim ka weyn hayaay

  • @sameernasri3752
    @sameernasri3752 5 лет назад +3

    Hhh hhhh sheekhow ogow aakhiro naar walba shekhbaa kuxiran lkn Dastuurka dalka boqolkeeba 90 diinta waa kasoo horjedaa marka waxaa leedahay hala raaco dimuqraadiyada oo aan lehen meel loogu hagaago oo marba dhankuu shacabka ubataan ladhahaayo sax

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 5 лет назад

      Hal qodob oo dinta kaso horjeday bal no sheeg. Mise kuwa qaraxyada dadka ku raxesta ahed

    • @xaliimocali7005
      @xaliimocali7005 5 лет назад

      Masha allah

    • @user-yr9gc6wq2k
      @user-yr9gc6wq2k 4 года назад

      Diinta faham ayey ubaahantahay sheikha Khudbadiisi si qalbi furan u dhageyso wayo qalbi wax ku qufulan wax luguma fahmo

    • @mohamoudabdullahihersi5192
      @mohamoudabdullahihersi5192 4 года назад

      Ma diinta Alshabaab baa kutiri sidaa

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 года назад

      @@user-yr9gc6wq2k dastuurka somalia wxa ku qoran gacanta tuga laga jro majro dastur

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 5 лет назад +1

    Asc sheeqow marna ha isku dayin in aa aayadaha illahey sii jeediso quranka dhexdiisa wax looga tagay malahan waa sax hadii Allah uu ku dhahay maalintiina shaqeysta habenkiina sexda mawaxaa suggesay in lagu dhaho xilgaasna shaqo tag xiligaasna seexo ar sheeqow ...........?

  • @abdirahimadem4078
    @abdirahimadem4078 3 года назад +1

    Nacalada Allah Hakugu dhacdo

    • @ahmedabdi6842
      @ahmedabdi6842 Год назад

      Marlad Cama tahay cay oo habar bad melaha la so istaagtaa