Sh, Cabdi Xayi "Aarsiga Madaxda Ma Fiicno, Diinta Martida In La Sooro Ayeey Inoo Sheegtay"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 авг 2022
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 61

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 Год назад

    Shukran shiikh anagoo arday ah baan wada dhagaysanay muxaadaradan ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan9676 Год назад +1

    M.a Sh. Qeer Allaah Hakaasiiyo Wanaaga aad Noosheegtay Miizaanka Xasanaadka Allaah Hakuu Saaro Aaamiiin Yaa Rabbi

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 Год назад +5

    Xafidahillaah Sh.CabdiXayyi.Allow Nabadbaadi Adduun Iyo Aakhiraba.Xaalku mafududa Aakhiro Allaahu Akbar.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +1

    Jasakuma lah sheekh Cabdi Xayi Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Sheekh

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Год назад +3

    Jazaklh skeekh ilaheey haynagayeelo kuwini waxkuqaata aamiin yaarabil calamiin

  • @yasinabdullahimalin4076
    @yasinabdullahimalin4076 Год назад +6

    Ajir & xasanad allah kasiiyo sheikhenow aad baan ugu xareysanay wacdigaada & wanadaada waana ku camal falidonaa. I.A.
    Allahu abkar.

  • @user-rt8tu2jm3d
    @user-rt8tu2jm3d 9 месяцев назад

    Jaskalah shiikh cabdi xayi xafidulaah

  • @iprahimmaxamed9932
    @iprahimmaxamed9932 Год назад +4

    Sh capdi xayi waankugu xeranahay wlhi qudpooyinkaa waan dhageestaa m.a waan jeclhy qudpooyinka jazaakallah kheyr😍😍😍😍😍😍

  • @maxamadyare6297
    @maxamadyare6297 Год назад

    Allah u akbar sheikh c/xayi

  • @falisa576
    @falisa576 Год назад +1

    Masha Allaah tabarakallaah sheikh Abdul
    Hayi' ilaahoow ku xifdi oo cilmigaaga ku
    Siyaadi.jazakalllahu khayr sheikh

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Год назад +4

    Illaahey ajar iyo xasanaad badan Allah ka siiyo Illaahey hanaga dhigo kuwa ku camal qaato. Intaan annaga is haysaney kenya tareen ay sameysatey oo ilaa goboladooda isku xeraayo annaga qabiil aan ka dhamaan lanahay. Amiin Amiin Amiin Ya Rabb

  • @fatmahassan2718
    @fatmahassan2718 Год назад +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 Год назад +2

    Masha allah qutba fican aldulm layadum 🤲👍👏👏💪

  • @abdiisse563
    @abdiisse563 Год назад +2

    Barakumalah sheikh mashaallah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад +1

    Mansha Allah tabaarakallah Sheekh jisakalah khayr Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💯

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 Год назад

    Sheekheena adna alle haku badbaadiyo

  • @salmanhasan8946
    @salmanhasan8946 Год назад +1

    آلله يحفظك يا شيخ الصو مال

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 Год назад

    Maasha,allaah jassaakalaah khayr sheekheena ilaahayoow xifdi anagana nagu anfac aamiin

  • @user-iy6kx1pv8f
    @user-iy6kx1pv8f Год назад +2

    بارك الله فيك يشيخ وكثر من امثالك

  • @Drabdukadirhassantuulo
    @Drabdukadirhassantuulo Год назад

    Maasha allah, walaahi sida aad uqiseenaysay baa icajabisay,

  • @isaaqmaxamedkuulow4671
    @isaaqmaxamedkuulow4671 Год назад

    Aamiin aamiin

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 Год назад

    Alle cimriga ha u barakeeyo shiiqa

  • @farxanbaro6549
    @farxanbaro6549 Год назад

    Masha alaah

  • @JeelaaniCabdi
    @JeelaaniCabdi 8 месяцев назад

    Scw

  • @saciidoshabel7926
    @saciidoshabel7926 Год назад

    Haka yaabina inaad guuleystaan ilaa ad rabi u noqotan kitaabka ilaaheyna ka run sheegtan aamintana

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @wadaniga
    @wadaniga Год назад

    Maasha allah sheekhunaa cabdul xayi waxaan daawadaba maantay hortiisaan fadhiyay.

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare Год назад +1

    Masha Allah

  • @arfahdaud2180
    @arfahdaud2180 Год назад

    Masha allah sh cabdi xayi

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад +1

    ماشاء الله تبارك الله شيخ

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    ALLAAH ha ku barakeeyo sheekhow

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +2

    thnks brother

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 Год назад

    Masha Allah sheeq abdi xayi illah ha ku xafido aamin

    • @wiilkiimaxamuud
      @wiilkiimaxamuud Год назад

      ruclips.net/channel/UCYbhRm9FzuMQ336kxEk5Avg wllo isoo booqo

  • @laxawgatv2345
    @laxawgatv2345 Год назад

    M.a Allah shiiq

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM JISAKALAH KHAYR SHEEKH

  • @abdullahibishar9632
    @abdullahibishar9632 Год назад

    ماشاء الله ، جزاك الله خير الجزاء ياشيخنا الفاضل واحسن الله اليك كما احسنت لنا👍

  • @najummohamed8706
    @najummohamed8706 Год назад

    Ilaahi hanookaa ilaaliyo masha Alaah

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +1

    sax

  • @feysalyare6685
    @feysalyare6685 Год назад

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @fffff5639
    @fffff5639 Год назад

    ألهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @user-dv4cg2us6s
    @user-dv4cg2us6s Год назад +1

    2:50 intaas funny waaye_😂😂😂😂

  • @omarosmanhassan8310
    @omarosmanhassan8310 Год назад

    Somalia government should be able to get it hold alshabab.🇸🇴🕌

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 Год назад

    Wax laga arsado ayaga ugu fcn

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад +5

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @ibrahimamin2483
    @ibrahimamin2483 Год назад +4

    لا تَظلِمَنَّ إِذا ما كُنتَ مُقتَدِراً
    فَالظُلمُ مَرتَعُهُ يُفضي إِلى النَدَمِ
    تَنامُ عَينُكَ وَالمَظلومُ مُنتَبِهٌ
    يَدعو عَلَيكَ وَعَينُ اللَهِ لَم تَنَمِ

  • @hooyohooyo5489
    @hooyohooyo5489 3 месяца назад

    Shikho adenmadwbe wax usheg lacag kasowqatay EU in somalia gaalo iyo khamis laga dhigo

  • @boqordaqruxda3390
    @boqordaqruxda3390 Год назад +1

    Baaba farmaajo allah ha nabad geliyo mdxeynaheena xasan sheekhna allah nkk dhawro wadada toosan ha waafajiyo

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Год назад

    PUNTLAND MA JIRTO CID MARTI SOORKA UGA FIICAN.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Год назад

    This Somalia generation 89% r Muslims suni believers while the rest of Somalia people r Shaa believers and other various reglions shiek A bdi Haye long live to u and ur entire families insha Allah ameen

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 Год назад

    Shiikhoow xasan shikh wax diinta ka Raali tahay madaxweyne Kuma noqon
    Marka wax diinta raali aysan raali ka ahayn in lagu Sameeyo waa iska caadi Baan filaayaa

  • @saciidmaxamad2036
    @saciidmaxamad2036 Год назад

    Waxa jirey laba nin oo isdiley nabigana noo sheegay oo labaduba ay yihiin ahlu naar oo maxey ku dhacday taas?

    • @wiilkiimaxamuud
      @wiilkiimaxamuud Год назад

      ruclips.net/channel/UCYbhRm9FzuMQ336kxEk5Avg wllo isoo booqo mahadsanid

  • @farahahmed2481
    @farahahmed2481 Год назад

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاتة
    SOOMAALIYEEY, DIINTA, AAD HEEYSATAAN
    WAAN FAHMI WEY SANAHAY?
    SOOW MAAHA DIIN ISLAAM AH,? SAX?
    HADABA DAD AAN DIIN AAN WAX KA AQOONIN MAA MADAX KUU NOQONEE,?
    MIDA KALE ,YAA DOORTEY MADAXDAAN AAD SHEEGEEYSAAN,
    WAA CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAAL,
    OO AAN AHAYN, MU,MIN, XAQIIQDII.
    N8NKA MADAXDA AH WAA IN UU DUJIYAA SALAADA, KA,QAYB QAATAA, JANAASADA, UU RAACAA, JANAASADA, UU WAX KADUUGAA, UU, UMADA BAA,HIDA HAYSA, AYSAN KU SEEXAN GAAJO, ILEEYN MADAX BUU ISKA, DHIGEE, ASIGOON LADOORAN, MEE SHICIBKA DOORTEY?,
    ADIGA, MADOORATEY?
    DALKA MAXAA LOOQABTEY, ? AAWSY SOOMAALIYA, MUQDISHO HA, WADO XITAA MA, XAKUMAAN, ISKABA DAA DALKOO DHAN,
    LACAGTA, YAASIIYA? 🇺🇸 USA, MEE PETROLEUM KEENII, GAASKII, MEE?
    DADKA GAAJO AYEY U BAQTIYEEN,
    YAAVWAR U HAAYA, XOOLAHA, XANUUNSAN, ISKABA DAADKEE?
    RABBI SWT WUU KUWEYDIIN, SHANTII QOF OO AAD U TAHAY MADAX, WAXAY CUNEEN, WAXAY KU BERYEEN, CUNIGII DHASHA, WUXUU UBAAHNAA, ILEEYN ADIGAA MADAX ISKA DHIGEE OO AAN LAGU DOORAN?
    YAA MEESHA KUGU HAAYA, ?
    CADOW SHISHEEYE?
    GEBDHAHAADA AIDS KU RIDEY
    CARUUNTA LAGU FARA XUMEEYO XALANE, YAA KA WAR HAYA?
    KILYAHA, LAGA GANACSADO, DUMARKA
    SOOMAALIYEED, OO ISBITAALKA XOOG LOOGA BIXIYO QAARNA DAAQADA KADHACA YAA KAWAR HAAYA?
    AAWEY SOOMAALIYA
    AAWEY MADAXDA AAD SHEEGEEYSO.?
    WAAN HALAAG SAMNEY HADAAN NAHAY SOOMAALI.
    RABBI SWT HA NOO GARGAARO.
    AAMIIN YAA ALLAH ❤ 💖 ❣ 💕 💘 ❤

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Год назад +1

      Farah Ahmed : hadalkaagu wuxuu ku fiicnaa Soomaali oo dhan oo intaas waydiisa madaxda dslka oo dhan ku maamul gobbled madaxwayne isugu sheega iyo ku sheegta Soomaalia Ayaan madaxwayne ka ahay dhaha yaa la xisaabtami Faramaajaa ugu roonaa waana aay la dagaalameen min Somaliland ,JUBOLAND iyo putland iyo Burbur Qaran oo Hotel Jasiira ku uruursanaa shacabkuna kuwaaneey u hiiliyeen Faramaajona laguna garab istaagin isagoo leh war shaqaalihiinaan nahay Nala tasha wixii naga xumaadana na toosiya shisheeyihii buu cayriyey Xalane xitaa terminally kaligood aay lahaayeen oo waxay rabaan ka dhoofsanaayey buu ka xirey markhaati iyagaa ka ahaa oo lahaa muxuu u xirey muxuu Heysam ninkii jimciyada qaruumaha u joogay wuu cayriyey kii Amisom ku xigeenkii wuu cayriyey waxay kuwa maanta dalka haysta shacab hadaan nahay waan isku daawaney . Soomalidu maamaah bay maahmaahdey wadkeed korsatooy wiqwiqi makaa yeertey . Nin Abeeso koriyooy adigaa u aayiye ilaa Soomaaliland baa hada cabaadaysa oo sideed jir gabadh ah iyo wiil sideed jir ah iyo gabadh 16 jir iyo wiil 16 jir ah iney filin Jilid la baraa ka socoto markii culumadii la hadleena Muuse Handaraab baa fasax siiyey ma aragtey sheeqa ka hadlaaya ma aragtey?

    • @farahahmed2481
      @farahahmed2481 Год назад

      @@boolocadey4661 XAQIIQDII WAAD DHAMEEYSEY HADALKA
      WAANA KUUGU RAACAY, RUNTII WAXAAN KASOO LAABTEY DALKA, 24 FEBRUARY 2022,
      HADANA JOOGA ENGLAND 🇬🇧 UK,
      WAXAAN KU SOO ARKEY DALKEENA BUR BUR SAA,ID AH, WAANA ILMEEYEY
      WAANA LAYGU QOSLAAYEY MARKAAN U NAXARIISTO, MUKULAALAHA, AMA BIYO UDHIGO XOOLAHA, BANAANKA, AY BARTEEN GURIGEEYGZ, SUBAX WALBANA AY I MAADAAN XOOLO BADAN,
      NAXARIISTA AAN U GARGAAREY YAAN YUUR, WADATA ILMA, HEEDA, OO DHAGAX LAGU RAACDEEYEY, AYAAN SI, AAD IYO AAD UGA WELBAHAAREY, AANA U YEELAY GURI, AY KU KORSATO CARUURTEEDA UNA KEENO SUBAX WALBO, HILIB,
      DADKAKANA AY IGA YAABEEN AYNA I DHAHEEN KAN WAA WAALAN YAHAY,
      NAXARIISTII OO DHAN AYAA DADKA KA,HAADEY, ISKABA DAA, IN LOO NAXO DADKEE, WAXAA HADA LAGU RIDOOYAA CUDURO, LANA KEENEY KANIINI AMA KAABSALO AY KUJIRAAN MASAAMIIR YAR YAR, WALAAHI IN DHAHEEYGA AAN KU, ARKEY, HEERKAAS AAN MAREEYNAA RUNTII, AAWAY WADANINIMADII
      IYO DIINTII NAXARIIS TA AHAYD,
      OO RABBI SWT SOO DEJIYEY
      IYO WELIBA XATOOYADA TELEPHONE MOPILE PHONE, AH, LAGA XADAAYO XITAA AGOONTA,
      WAR MAXAA KU DHACAY DALKEENA?
      WAAN IS BAA,BI INEY,
      DUNIDANA WEY KU RAAXAAYSAN DHIBKA NAHAYSTA, ANAGOO MUSLIMIIN AH, AAN HADA HEERKAA MAREEYNAA
      MURUGO BALAARAN AA NA,HAYSATA
      RUNTII.
      CADOWGANA WAXUU RABAA IN AAN HORUMAR AAN GAARIN
      QAADKIINA WAA LAFASAXAY
      KALUUNKIINA WAXAAN DHAHNEY KEENYA QAATA, IYO DUNIDOO DHAN, LACAGTA LAGA SAMEEYO KALUUNKA, WAXUU GAARAA TERILYANS, AAN LASHEEGI KARIN
      QOF WALBANA OO SOOMAALIYEED WAXUU NOQON LAHAA MAALQABEEN,
      ADUUN IYO AAKHIRABA NABAD IYO RAALI, AHAANSHAHA RABIGEEN SWT.
      AAWAYHEE ARINKAA
      HADIIBA XAYAWAANKII LA DHAGAXYEEYNAAYO. DAMEERIHII KUU ADEEGAAYEENA DHABARKA LAGA MURXIYEY, SUBXAANA ALLAH.