"Jabuuti cidiyaha ku dagaalamaysaa, Itoobiya farriin ayey u dirtay" Mustafe Sharmaa'ke

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 374

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 2 месяца назад +31

    Mustafe waad mahadsan thy barnaamijyada noo badi wlle guuleyso.

    • @Saada-d1i
      @Saada-d1i 2 месяца назад

      Ma beneta lagu babiya Djibouti waxba umadhogoneyse ismamula inugu

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 2 месяца назад +23

    MMTV waa mahadsan tihiin
    Soo badiya aqoon yahannada si wax loo baro xukuumadaha somaliland

  • @NiyadsamehNiyadsameh
    @NiyadsamehNiyadsameh 2 месяца назад +19

    Mncha alh ustaad si fiican baaad u iftiimisey alle haku barakeeyo

  • @yassinnour9122
    @yassinnour9122 2 месяца назад +10

    He brought some clarity and better understanding of the actual issues

  • @GuhaadMohamed-x7e
    @GuhaadMohamed-x7e 2 месяца назад +16

    Mustafe Shamarke waa aqoonyahan, macalin, qoraa, si dagan oo caqli qabta ayuu u hadalaya dadkan ayaa la rabaa inay keenaan waraysiyada tiifiyada soomaliland. Mahadsanid MMTV

  • @XaajiDahabi
    @XaajiDahabi 2 месяца назад +9

    Waa xog aad muhiim u ah oo dhamaystiran. Mahaddin 👏👏

  • @nmcodrr
    @nmcodrr 2 месяца назад +11

    maasha allah wow mahadsanid aqoonyahan mustafe

  • @hodanabdi7362
    @hodanabdi7362 2 месяца назад +13

    Well said Sharmaake

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 2 месяца назад +10

    Well done brother.. Somaliland jir oo joog

  • @w410921
    @w410921 2 месяца назад +6

    Wow, falanqayn heer sare ah.
    Ninkan barnaamij keliyi kuma filan, thank you

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 месяца назад +10

    Aqoontu waa cajiib ninkan oo kale wadanku u baahan yahay well done aqoon yahan 🙏🙏🙏🙏

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 месяца назад +16

    WAR JABUUTI IYO SOMALI WAXAY XASID IYO CADOW KU YIHIIN SOMALILAND WAY CADA HAY WAR SOMALILAND AY MIDNIMO BA LAY DIN KA RABA ❤❤❤❤❤❤❤SOMALILAND GUUUUUUUUUUL

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 месяца назад +4

      Idinka midnima diidka ah somalia cadow ayaa ku sheegtay amxaarna wll waxa laga celcelinayo amxaar soo maha orado amxar nqo 😂😂😂😂

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 2 месяца назад +4

      @@wwewokeup8917 ADIGU AMXAR KULA JOOGA BAYDHABO ASKAR TIISI JOOGA NAGU WASHA SOMALILAND WA DOWLAD WADAN KADA CIDI MA ILAA LI SO AN AHAN SOMALILAND 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 месяца назад +1

      @@ayaanibrahim8735 waa runta kan jooga baydhabo maahan mid ilma ku dhalaayo mana ahan mid waligii joogaya lkn waqoyi muusa kirada iga dhiib show dalkaba iyagaa leh so mahan🤣

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 2 месяца назад

      ​@@wwewokeup8917Midnimadu waa Tee Ma Tay Reer koonfurku Baabiyeen 😮 idinkiba tini la ildaran Maxa dad Kale Badoohada idin halina 🤔 Ama aan noqdo ama aan jeclaado taasu waa mid anaga noo tala qof ay amankisa sugan waxba lagama waydiinayo

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 2 месяца назад

      ​@@wwewokeup8917Oo sowkuwa ku dhaldhalay ee meel walba u joogan Goormay ka baxayan Adba na sheegi kartid markad dhulkaga ka saartid Ha inoo ahato marka igala tali

  • @abwaanmaxamedshafeec3569
    @abwaanmaxamedshafeec3569 2 месяца назад +5

    Wadanka waa in laga tala geliyo aqoonyahanada caqliga wanaagsan sida mustafe oo kale iyo kuwa lamidka ah.!!
    Teem Ama koox uu kamidyahay mustafe hadii laga talageliyo wadanka waxaan aaminsanahay inwaxbadan aan ka badbaadi karmo guulo badana aan gaadhi karno .!!
    Madaxwaynaha kolba joogaa waa inuu wadanka UGA faa'iideeyaa aqoonyahanada sidan oo kale muhiimka u ah

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 месяца назад +5

    Maansha alaa waa Aqoonyahan wax badan kala socda sida Aduunyadu u shaqaynayso wakhtigan,

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant 2 месяца назад +2

    Swift( society worldwide interbank financial telecommunications) ayaa ka shaqeeya Djibouti oo u suurtogalinaya in caalamka meesha ay dooonan lcg udiri karaan ganacsatadoodu waxna kasoo iibsan karaan. Waa mamnuuc lacag kaash ah oo shandado lagu sido oo diyaarad lala raaco,yan lagagu maqlin warkaas.( lacag daroogo ama human trafficking laga shaqeysty oo dawlada Bank la geyn karin umbaa diyarad lala raacaa,hadii lagu qabtana waa ciqaab.).

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Kalmadaasi waan ka naxay ilaahay kuma soo celiyo khawaarijta soomaali Alshabaab ilaahay dabarkooda ha jaro Amin ya rabi

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 2 месяца назад +1

    Maashallah aqoonyahan si cilmiyeysan ayaad noogu warantay, noo soo badiyo elites ka wareysi gooda thank you 👏👏👏👌👌👌👍👍👍💕❤️

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 месяца назад +2

    Wariye, Xuuti Anigu waan soo dhaweynaya wanay ku saxan yihiin
    Beegsiga ,Marakiibta yuhuuda usocota.

  • @adamcabdi8875
    @adamcabdi8875 2 месяца назад +1

    What a brilliant clarification of the question... what comes next in East Africa

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 2 месяца назад +4

    Djibouti 🇩🇯 marna maslaxo somali kama shaqeyneyso waxaase Nasiib Darro ah waxa uu mw Somalia kukacaya marka lajoogo lamacaamilka Djibouti Heer xitaa uu Gabdhi kursiga midowga Africa Dooneysay uu ismaciil Dartii uxanibay

    • @mohammedhassen964
      @mohammedhassen964 2 месяца назад

      Maslaxada soomaali ma lafta nagaabaa iyo axmaaro???

    • @Walaal2017
      @Walaal2017 2 месяца назад

      @@mohammedhassen964 maye in Geele loo niikiya bay kujirtaa Dumaashiyey

    • @mohammedhassen964
      @mohammedhassen964 2 месяца назад

      ​@@Walaal2017Idinka unbaa dhowr bilood ka hor u niikinayay

  • @abdirahmanahmed6176
    @abdirahmanahmed6176 2 месяца назад +2

    Viva somalilnd illhow noo barakeee dalka ❤❤❤❤

  • @abdikariimdhagayste1470
    @abdikariimdhagayste1470 2 месяца назад +1

    Mustafe waad mahadsantay warbixinta quruxda badan ee aad nala wadaagtay

  • @bashafitness
    @bashafitness 2 месяца назад

    Wow a breath of fresh air. Waa nin indeer garad ah. 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 2 месяца назад

    wowowow mustafe mashaa alhaa walhi sii fiican oo quruxbadan ayad uudhigtey mashaa alaha.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 месяца назад +7

    Walaahi ninkani waa aqoonyahan xeel dheer u leh siyaasada cadawtinimada ku salaysan ee Djibouti u hayso Somaliland
    Waa salaamayaa

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 2 месяца назад

      Jabuti ayaa cadaw ah muu odhan waa dagaal dhaqaale iyo danaysi ayuu yidhi ee hadalka ha rogina subxaanalaa

  • @JirehRxl
    @JirehRxl 2 месяца назад

    Mustafe sharmaake
    Runtii Waa aqoonyahan ku xeel dheer dhaqaalaha iyo siyaasada geeskaba alle haku xafido wll 🙏

  • @FarhanOsman-km2ly
    @FarhanOsman-km2ly 2 месяца назад +5

    Maaha Singapore ee Siri Lanka ayuu u jeedaa

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 2 месяца назад

    mashaa alahaa mustafe sii fiican ayad uudhigtey amaba nogu macneysey.

  • @AHMEDALI-yw2oq
    @AHMEDALI-yw2oq 2 месяца назад +1

    "muxafid iyo mucaridba waa in nagu yar yihiin dadkii caalamka fahmi lahaa" xaqiiq waa weedh culus. Thanks aqoonyahan. Nasiib darro Waxan dhacaya lama fahminba! casharadan waxa u baahan siyaasiyiintan ku mashquulsan reer hebel.

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 месяца назад +2

    Cuqdadland ana isaaq Oromo Wixii Bolivia bada ku weyday ayey isu qaawiyeen!

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 2 месяца назад +2

    Masha Allah waa wax sax ah

  • @abwaanmaxamedshafeec3569
    @abwaanmaxamedshafeec3569 2 месяца назад

    Mansha allah mustafe allaha barakeeyo runtii waa dhalinyaro ah oo aad iyo aad u caqliban waa nin aqooni ku dheehantahay kana muuqato ilahay haku xafido wall
    Arintan waa in aad loola fahmaa aqoonyahanka oo wax laga qaato

  • @mukhtarhussein3209
    @mukhtarhussein3209 2 месяца назад

    Waa falanqayn wanaagsan , mahadsanid Mustafe Sharmake

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 2 месяца назад +4

    Mm tv pleas falaqeynta soo badi wadankeygi somaliland idinka jooge

    • @fdama
      @fdama 2 месяца назад

      😂😂😂

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 месяца назад +1

    Markaynu run u hadalno somalilan ma la aqoonsanyahay,waa maya awood malaha meelna dhaqaale kama soogalo markaa caalamka waan ka xidhanahay ilaahaybaa inala jira cadawgeenuna ha jabo

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 2 месяца назад

      Waqtigan hada aqoonsiga dunida waxa ku qasbaya geographical location and economic challenges wadamada waaweyn marka waxa muhim somaliland u ah iney danteda raacato kana faaideysato janiskeda iyo qulqulka dhaqaale ee kuso wajahan yan laynagu mashqulin somalia Djibouti

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Maanshalaah mustafe sharmaake waa runtii ma haysano rag qaangaadh ah waa umad fudud oon wax shaandhayn

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 2 месяца назад +4

    Ninkani waa macquul

  • @AbdihakinMohamed-y6b
    @AbdihakinMohamed-y6b 2 месяца назад

    Mmtv ninka waraysiyadisa ha so badiyaan

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 2 месяца назад

    Thanks wll wlhi wad naga shafisay

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp 2 месяца назад +1

    Waa qofkii ugu horreeyay ee aan is idhaahdo wuu u qalmaa magaca aqoon yahan in kastoon jecelahay in dadka soomaalidu mid noqdaan.

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 2 месяца назад

      Danaha reer galbedka aya curyamiyey somalia sidasna ugu talo galay somaliland hada ayey ogaaden iney geographical location tahay marki Chinese kaga awood batey africa badankeda marka waxba yan somalilinimo laysku beer laxwaysan ee qolo waley taada raaco 😂😂😂

  • @Aboubakerahmed95
    @Aboubakerahmed95 2 месяца назад +4

    Yaaa, Somaliland, même votre professeur ment. Djibouti est un lieu hautement stratégique et stable. C'est vrai que nous avons emprunté de l'argent à la Chine, mais ce n'est pas comme vous le dites. Votre port, qui ressemble à une maison, ne joue pas le rôle que le port de Djibouti joue.

    • @xogsan
      @xogsan 2 месяца назад +1

      Arrête ton jalousie, c’est la fin du Djibouti

    • @jacoubyahya6381
      @jacoubyahya6381 2 месяца назад

      bein sur la fin de Djibouti

    • @Aboubakerahmed95
      @Aboubakerahmed95 2 месяца назад +2

      @@jacoubyahya6381 D'abord, il faut connaître Djibouti et sa stratégie. Djibouti accueille les plus grandes puissances mondiales, comme la Chine et les États-Unis, qui travaillent à défendre leurs intérêts communs. Comment Djibouti a-t-il eu l'idée de se rapprocher d'un petit territoire ? Les ennemis d'hier sont aujourd'hui des partenaires, dans une région où les mensonges et l'incompétence politique sont monnaie courante. Je suis mieux placé pour te dire que c'est la fin du Somaliland.

    • @Aboubakerahmed95
      @Aboubakerahmed95 2 месяца назад

      Je ne suis pas jaloux, mais le président de cette région, qui n'existe pas officiellement, a mal joué ses cartes. Il ne comprend rien à la politique et dit à son peuple naïf et pauvre que Djibouti est un ennemi. Pourtant, Djibouti est leur seule porte de survie, car vous n'avez rien. Regardez votre monnaie et votre armée : vous êtes incapables de vous gérer vous-mêmes.

    • @housseindeheyehofficial2125
      @housseindeheyehofficial2125 2 месяца назад

      ​@@Aboubakerahmed95they are sick bro

  • @awamin32
    @awamin32 2 месяца назад

    Masha'Allah Well spoken and intellectual somalilander.
    I agree with him as we do not have the political spectrum (government and opposition parties) in Somaliland to deal with international affairs.
    Please we need more young and new generations well educated in power.

    • @Ducaysane29
      @Ducaysane29 2 месяца назад

      It's all about reaction.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 2 месяца назад

      Quite the opposite, they are the most undereducated, miss educate and lost generation, because they were told and brainwashed with pile of lies and fake history in the ast 33 years . Among other things , they were falsely spoon fed that there is an independent and legit sovereign nation onwned by Isaq clan only, which is totally bogus and fictitious history and idea to say the least. They were also falsely told that all other somali and clans are their enemies and habeshas are their relative and godsend saviors. Sooner or later they will discover themselves about the truth and realities..

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 месяца назад

    Maashalaah Dr Noolow❤❤❤

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 месяца назад

    Masha Allah Mustafa Sharmaarke 🙌🏽

  • @MubaarakMubaarak-m8g
    @MubaarakMubaarak-m8g 2 месяца назад

    Masha allah Nio dadkan oo kle noosoo badiya

  • @abwaandaanbari9646
    @abwaandaanbari9646 2 месяца назад

    Masha allh waa caqliga salimka sida u qabo

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 2 месяца назад

    Muxuu wax akhriyay mustafe 👏

  • @hannnahdek
    @hannnahdek 2 месяца назад

    Free Awdal state Free Awdal state Free Awdal Free. Jabuuti keep gooin

    • @farduus_
      @farduus_ 2 месяца назад

      Maxa free ah badi awdal isaaq baa ibsanaya 😂

  • @AbdilahiGurey
    @AbdilahiGurey 2 месяца назад

    Maansha alla reer soomaaliland wax fahma

  • @cabdishakurrashiid4826
    @cabdishakurrashiid4826 2 месяца назад +2

    Waa runtii

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 2 месяца назад

    Bravo 🎉pour mmtv pour ce genre d'émission 🎉

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 месяца назад +1

    Wataaa Xaqiiqdu Reer Somaliland! Wax fahma chamce wayn baynu haysanaa sidaynu uga faaidaysan lahayna in plan loo sameeyo! Khayr isha allah

    • @wwewokeup8917
      @wwewokeup8917 2 месяца назад

      Waxa aad janis ku sheegtay baa isu rogi karta masiibo Ethiopia oo bad kugu sheganeyso aad bad siina caqli xumo tii ugu weyned waaye ta ninkana waxa uu uhadlay sida uu uhadli lahaa qof aaminsan fikirka kala qeybsanka tusaale 3 ee isjiir jiraya waa wada somalia oo cadowgoda ukala tartamayaan inta ay isku maqan yihiin😂😂😂😂

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 месяца назад

    Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️

  • @farduus_
    @farduus_ 2 месяца назад

    Ilahoow rer abtigey caafimaad sii oo cuqdada somali nacebka kasaar oo imanka gali oo xaqa tus

  • @AbbasAdan-cw4tr
    @AbbasAdan-cw4tr 2 месяца назад

    He’s very smart 🦁

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 месяца назад

    Somakilandymaxaa Ka quseeya ganacsiga Ethiopia m, hurumarka Ethiopia. Waxaan maqalnaa 120 million Ethiopia.

  • @ahussein5650
    @ahussein5650 2 месяца назад

    Nin aad u aftahan ah oo wax badan og siiba ta ah in aanay madaxdeenu qaan gaadh ka ahayn siyaasadda.. mucaarid iyo mixaafid ba… anna shicibkaan ku darayaa oo isaguna aan dunida waxba ka ogayn iyo waxay dawladnimadu ay tahay.. wa bi laahi al tawfiiq 😊

  • @MohamedYassin-w8q
    @MohamedYassin-w8q 2 месяца назад +3

    WELDONE SHARMARKE, WAXAAD MOODAA INUU QALBIGAYGA KA HADLAYAEY

  • @musabmohamed2985
    @musabmohamed2985 2 месяца назад

    Mustafe Sharmarke waa aqoonyahan aad u heersareeya faham wayna u leh siyaasadaha dunida iyo tan geeska, aadna wadani u ah ninkii aqoonyahanka yaqaan waa yaqaan, MMTv mustafe waraysiyo badan kasoo diyaariya

  • @alimoussa160
    @alimoussa160 2 месяца назад +1

    Super 👍 réaction mais il faut une politique pragmatique extérieure pour la somaliland.

  • @abdihakiimahmed5667
    @abdihakiimahmed5667 2 месяца назад

    Maasha Allah aqoon yahan, dadkaasa lo bahanyahay inay dawladan dhisto, we'll Don

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 2 месяца назад

    Mustafe sharma arke soo biirso cilmiga

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 2 месяца назад +1

    That's true

  • @maryanali8196
    @maryanali8196 2 месяца назад

    aqooyahankan waan u bogay mansha allah

  • @Mukhtaarchanell.2019
    @Mukhtaarchanell.2019 2 месяца назад

    Barnaamidyada noocan oo kala hala sobadiyo waxaan odhan lahaa halagu soo casuumo aqoon yahan cabdishakur maxamed oo jamacada hargeisa bare sare ka ah dhaqaaleyahana ah

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 2 месяца назад

    Runtii wax waan ku waafaqsanahay,balse waxbadan waan ku khilaafsanahay,arinta Somaliand iyo Ethiopia wax dana oo inoogu jiraa ma jiro,😢 aduunku dana isleeg ayuu is waydaarsadaa.
    Takale maanta Ethiopia 🇪🇹 ganacsi inaa kala gadataan mooyee maaha dal lagu tiirsan karo, waayo isagaaba laalaada.
    Maanta cid aan ku tiirsanno uma baahnin ee waxaan u baahannahay hogaan furfuranaan, daacadnimo, iyo amaana leh, oo dalkan dihin uga faaiideeya dadkiisa.

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 2 месяца назад +1

    Nin wax badan og, guul ayan u rajaynayaa somaliland iyo dadkeedaba

  • @araksanomar6722
    @araksanomar6722 2 месяца назад

    I disagree my brother because you are using a westerner's approach. My Allah always keep us united as somalis and as a Umma

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 2 месяца назад

    Dadka sidaa wax u iftiiminaya fadlan soo badi wllo Mustafaw qarankaaga kuu abaal gudiye.

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 месяца назад

    Somaliland guul insha allah 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 месяца назад

    Thanks for explaining everything in very clear way to us! Fukkkkkkk the haters and losers

  • @hayeelihuudhe587
    @hayeelihuudhe587 2 месяца назад

    Waxan ku faraxsanahay in djabouti iyo seedinimadii dacar laga leefay imisuu faysal ka qaylin jiray lkin cid dheg jalaq umay siin maantana waan guulaysanaynaa mar hadii ay xaasid nimadii nagala hadhay

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 месяца назад

    Aqoonyahan Mustafa ILAAHAY ha noo badiyo Rag kula mid ah Aqoonta iyo sida wadaniyadu ka muuqato e Aad wax noogu Iftiimisay, Khayr bdan ILAAHAY ha ku siiyo .
    Codsi ku socda weiyaha oo Aad u mahadsan Please noo badi barnamijyada sidan oo kale ah ..

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 2 месяца назад

    Tv ku sheegan markii kii lahaa la xidhay ee hadana la soo daayey ma waxay lagula soo heshiiyey inuu ku hadalo af tuugta hargeysa xoog baad ku haysan kartaan isugu sheekaya,ee dhulkooda iyo badoodii ka fasaxayaa gaalo liidata .macaluulaysa oo hilibka cayrin cunta.

  • @SaidHeerQaran
    @SaidHeerQaran 2 месяца назад

    Aqoon yahay iyo taxliye arimaha siyasada iyo dhaqalaha guulaban u rajeeynaya
    Talada dowlada ha qaadato

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed1136 2 месяца назад +3

    Singapore miyuu yidhi waar been badana Djibouti bay maalmahan ku wareeren

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 2 месяца назад +1

      Siri Lanka ayuu jeedaa.
      Jabuuti danteedu somaliland bay ku jirtaa, joojiya iska hor imaadka

    • @xisaabiyehakiye6653
      @xisaabiyehakiye6653 2 месяца назад

      Relax man. Sri Lanka ayuu u jeedaa. however, the barren desert of Dj booty is will be engulfed by the chineese dragon.

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 2 месяца назад

      Orad wax baaro

    • @housseindeheyehofficial2125
      @housseindeheyehofficial2125 2 месяца назад

      ​@@turkiosman9684wlh wa meeshad ku babi ilaheed😂😂

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 месяца назад

    guul qaranka somaaliland

  • @Kaydnoura7880Kayd
    @Kaydnoura7880Kayd 2 месяца назад

    Great 👍

  • @abdirahmanesse5246
    @abdirahmanesse5246 2 месяца назад +1

    Waa markaynu noockasta nafka deyi jiney. Soomali iyo jabuti waa walaaleheen la aantoodna noolaan mayno ee waxkale noo sheeg

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 2 месяца назад

      Waa marka aanad dunida la socon world economic competition nin walba dantiisa ayu dhacsaneya wax badh 😊

    • @CLCASIIS234
      @CLCASIIS234 2 месяца назад

      Jahilnimada iskada wax midnimo ladhoho ma jiro qof walba cadkisa hadhacsado

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 месяца назад

    Kan waxa kujira Caqliga Geella wax kale laguma sheegikaro, KA SOO qaad ITOOBIYA Dhul iyo Deked ayaa siisay Umadda Somaliland ayey waxka iibinaysaa? Adigoo dhulkaagii oo khayraadkiisa wata siiyey ogolaadayna saldhig ciidan oo lagayaabo Inay Adigu waxad LA SOO degayso koontoroosho, Adeer waxad Ogaataan Ali XUMO INAANAY AQOONTU BEDELIN!!!!!!!

  • @MohamedFagadhe-z9u
    @MohamedFagadhe-z9u 2 месяца назад

    Dagaalka jabuuti iyo somalia ku qaaden somaliland waynu ku xuub dhacsanayna yaa loo biqin somaliland marky dhibato dhacdo ayey xaqiiqdu miiska wada hadalka timada dhalinyaro dalkiina difaacda oo wacyigiina kor uqaada

  • @hassanarab7873
    @hassanarab7873 2 месяца назад +1

    Qoddobka ilaa hadda aan cidi ka halaynini waa cida damiinka ka ah Ethiopia in aanay slnd liqaynin, waayo slnd lama aqoonsano heshiiskanina lama garanayo waxa ku qoran, Ethiopia na marar badan waxay ku doodaysaa inay rabto dhul ay iyadu leedahay iyada oo aan marna soo hadal qaadin aqoonsiga slnd. Markaa hala yareeyo caadifada oo dhibta ka iman karta halaga hadlo.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 2 месяца назад

      Absolutely 💯

    • @ahmedfarah5848
      @ahmedfarah5848 2 месяца назад

      Ethopia damaceegu waa cadyahey, xad iyo xeer qabtaa ma jirto. Wlh waxan la yaaban ahey, khataraha inagaga so wajahan Ethopia ujeedadu maaha somaliland oo qudha ee waa somali oo dhan. Arinkan awoodo kale aya daba ka riixaya,

  • @Abdallah_672
    @Abdallah_672 2 месяца назад

    Madaxda somaliland wey inay siyaasadda dibadda xoog saran uu cadawga jabuutti gartaan wuxuu yahay

  • @mohammedroble9437
    @mohammedroble9437 2 месяца назад

    Ma itoobiya ka dhiigan xuulufo siyaasadeed waa aqalixuumada idiinku jirta

  • @axmedcalicabdulaahi1306
    @axmedcalicabdulaahi1306 2 месяца назад

    Walhi dadkan oo kale ayaynu ubahanahay. Wax fahansan . Aqanyankii wax garadkii ayaa nagu dhex dhintay oo aan xilba lo dhibanayn . ????? ILAAHAY HAYNA BAD BAADIYO HADAYNU NAHAY RER SOMALILAAD.

  • @UmasuhelySuhely
    @UmasuhelySuhely 2 месяца назад

    Mashallah Djibouti chine iskalaha somaliya .muhiim maha😂😂😂😂

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 месяца назад

    Xuutiyii iyo somaliland maxaa isaga xiran. Ethiopia ayaa wax Ka qaban Xuutiyiin waa sheeho xariir.

  • @abukarnageye6510
    @abukarnageye6510 2 месяца назад

    WARIYE SALEBAN AQOONYAHANKA IYO DHAMAAN REER SOMALILAND WAAN SALAAMAYA
    AQOONYAHANKA SI WACAN AYUU U DHIGAY .
    MARKA LAGA REEBO.
    1 JANADA IYO NAARTA INUU KU TUSAALEEYO LABA BILION OO DOLAR IWM.
    2 IN JABUTI IYO SAMALIA AY DUMAYAAN
    3 AWOODA WADAMADA BRICKS KAMA HADLIN AQOONYAHANKA.

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 2 месяца назад

    Maansha allah aqoon yahan mustafe aad iyo aad baad u sharax day mahad sanid . Hadii dadka siyaasada ku jiraa ay wax badan akhriyaan islamarkaana ay daraaseeyaan ,reer hebel way nu ka bixi .mmtv mahad sanidiin.

  • @haras2143
    @haras2143 2 месяца назад

    Wan Ixtiraamaya Fikirkii Lkn qof wuxuu ka hadlyaba fahnsaneen weyn!

  • @khadarfuad6387
    @khadarfuad6387 2 месяца назад

    Kani falan qeeye maaha lkn waa Siyaasi, hadalkiisa ayaan ka fahmay

  • @deeqxasan191
    @deeqxasan191 2 месяца назад

    Xuutiga ma waxay weerareen ganacsigii aduunka mise kuwa reer galbeedka waxba ma oga ninkaan

  • @AbdishakurAhmed-bl6zh
    @AbdishakurAhmed-bl6zh 2 месяца назад

    xukuumada iyo siyasiyintu ha dhagaystaan barnaamijyadan oo kale

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 2 месяца назад

    Somali inay aarkaan inu Djibouti iyo geele Somaliland iyo Somalia oo dhuulka gala ay 35 sano ka shaqeenayen, inay yagu kaligood noolada ay dan uu tahay,

  • @djounedhoussein2842
    @djounedhoussein2842 2 месяца назад

    Warya djibouti wacalami wax somaliland layidha majiro wax ishiisa oo galikarta majiro.

  • @andiasis148eismail6
    @andiasis148eismail6 2 месяца назад

    Somaaliya waxay kutaal Indian osain ?ninkaan joqoraafiga mayaqaan ilaa waqdariya caluula . Yaan degan yaaka taliya ma somalind baa ninkaan waxka sheekaynaya

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 2 месяца назад

    Zaylac iyo berbera is barbardhigey Bari samadki horewaa cajib : Bulahar ayaa ku xigtey ZEYLAC
    GOODBYE SNMLAND
    GOODBYE BANI HASHIM
    SSC KHATUMO WAA MAMUL SOMALIYA OO HOOS TAGA
    BURCO, BERBERA & HARGEISA HA IDHIN FILANTO
    WELCOME AWDALSTATE
    SNM AQLI & AQOON MALAHO

  • @podcasterdifo
    @podcasterdifo 2 месяца назад

    Si wcn buu u falanqeeyey balse kamuu hadlin security proplem ka imanaya dal aan la aqoonsanayn ma xamili karaa mise wax aynan ogayn baa jiroo ictieaafka 10 dal oo africa ah ayaa ku hoos jira oo mar kuwada dhawaaqaya intuba bad la'aan ah uganda ethopia etc

  • @ashoorhamud9862
    @ashoorhamud9862 2 месяца назад

    kani ma ahan aqoon yahan ee waa maangaab aan qaan gaar ahan oo xanuusanaya alle caafimaad ah siiyo

  • @advyser
    @advyser 2 месяца назад

    Absolutely, dadka waxba famahsanayn, Ethiopia waa xulafo lagama maarmaan ah