Sh Cabdi Xayi: Soomaalida Waxay Doortaan Kuwa Wax Soo Qaribay, Dalkana Burburiyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 сен 2022
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 47

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +2

    Masha Allah Sheekh Cabdi Xayi Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Jazakuma lah Sheekh
    Aamiin Aamiin yarabi 🤲🤲

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 Год назад +3

    Mnsha alah sheikh ala hku dhowro 🙏
    DhalinYro aan usii gud bino umada kle ee jecel kheyrka sheekh dad bdan gaarsiYa share io Like

  • @boramawi
    @boramawi Год назад

    Maashaa Allaah Sh. Cabdulxayyi Alle ha ku xafido. Culimada dadka toosisa ee hurdada ka kicisa ayaad runtii ka mid tahay ee cimrigaga iyo camalkaaga suubanba Rabbi ha kuu barakeeyo. Anagana intii wacdigu wax u taro Rabbi ha naga yeelo.

  • @AbdiRiise-dq2bc
    @AbdiRiise-dq2bc Год назад

    جزاكم اللهُ‎خيرالجزاء باركم الله فيكم

  • @JamalAhmed-or5vv
    @JamalAhmed-or5vv Год назад +2

    Ma'Sha'Allah should C/Xaye Allah hanoo gadayo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад +1

    Mansha Allah tabaarakallah Jisakalah khayr Sheekh Alle haku xafido Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 Год назад

    Aammiin shekhe

  • @gariyogardarowaakuwata3738
    @gariyogardarowaakuwata3738 Год назад +1

    Masha Allah sheekh cabdixaya

  • @xaliimoxayi5597
    @xaliimoxayi5597 Год назад +1

    أفصح الله لسانك وجزاك الله خير.

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347

    ALLAAH ha ku barakeeyo sheekh wanaag bsdan ayaan kuu rajaynaynaa insha ALLAAH

  • @sharmakeibrahimabubakar575
    @sharmakeibrahimabubakar575 Год назад

    Scw

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare Год назад +1

    Masha Allah

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 Год назад

    Aaaaaaaaaaaaaaaaasaamiiiiiin Alaah

  • @salmanhasan8946
    @salmanhasan8946 Год назад +1

    آلله يحفظك يا شيخ الصو مال

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Год назад

    Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi

  • @kaltoumahmed3730
    @kaltoumahmed3730 Год назад

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل واحسن الله إليك 🥀

  • @shakiibaliibrahim5216
    @shakiibaliibrahim5216 Год назад

    M.a

  • @aadangarow1115
    @aadangarow1115 Год назад

    M.a Allh

  • @daadirhassan561
    @daadirhassan561 Год назад

    Masha Allah Jazakalllah

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 Год назад

    Masha allh rabi haku xafido sheekh

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад +2

    😢🥺😪................................ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur8365 Год назад +2

    Illhay madaxdeena Xaqa Hakuhagajiyo

  • @fagaaromedia3558
    @fagaaromedia3558 Год назад

    Jazaklah is sheikh

  • @yassinabdurahman4046
    @yassinabdurahman4046 Год назад

    Allaahuma Aamiin

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Год назад

    XAARMAAJO MARKUU JOOGAY, SIDAAS UMAAD HADLI JIRIN!!!!!!.

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад

    الحقيقه

  • @macalinnooribrahim7801
    @macalinnooribrahim7801 Год назад

    M.A

  • @khadijoabdirashd
    @khadijoabdirashd Год назад

    Sheekh tafsiirkii quraanka aaway

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 Год назад +1

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'...

  • @warseyking833
    @warseyking833 Год назад

    M,a

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 Год назад

    Ninkaan. Sheeq nuuc eh weeye

  • @cabditashadm
    @cabditashadm Год назад

    SAASA MA AHAN EE WAXAY SHEEKHA KA DHIGATAAN KOWO MADAXA DADOW SOO GOOYAY

  • @macalinnooribrahim7801
    @macalinnooribrahim7801 Год назад

    Wllhi xaqiqda ayuu ka hadlay alliho cimriga ku dhree

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 Год назад

    Kkkkkķ

  • @zakariamuse1000
    @zakariamuse1000 10 месяцев назад

    Sheikh maxa malxan wacdi masodigeh

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Год назад +2

    Been maaha. Wax aan cilmi Iyo imaan aan laheyn markaad doorato, hala yaabin markay wax walaaqaan

  • @zakariamuse1000
    @zakariamuse1000 10 месяцев назад

    Bill kaxore Aya ugudambeyse maxa kudacay

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 Год назад

    Adiguba sheekh qariban baa tahay, isma ogid laakiin,daanyeer dabadiisa uma jeedo ee daba kale arkaa

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Год назад

      Sheekha muxuu qalad ah uu sheegay inoo sheeg si aan u aragno qaladkiisa , hadii kale adiga ayaa wax kale kuu muuqda Ilaahey caafimaad haku siiyo.

    • @abdirashidmahamed1192
      @abdirashidmahamed1192 Год назад

      @@mohamedahmed4511 hadiiba qaladkiisa aadan u jeedin waxa tahay nin is dabaalinayo,ruux is dabaalinayo wax looma sheegi karo.

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Год назад

      @@abdirashidmahamed1192 Qaladkiisa inoo sheeg wll adigoo inoo tilmaamaya waxay yihiin si aan u aragno adigoo mahadsan.

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 Год назад

    Scw

  • @sahraabdirahman3517
    @sahraabdirahman3517 Год назад +1

    Masha Allah

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 Год назад

    Aaaaaaaaaaaaaaaaasaamiiiiiin Alaah