Sheekh Cabdi Xayi "dhulka reer Falastiin waxaa gacanta u galiyey yuhuuda ingiriiska waxa uu ku .....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 мар 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 29

  • @Cabdigeeljire-hc7fx
    @Cabdigeeljire-hc7fx 3 месяца назад +1

    Sheekh cabdul xayi guulbaan kuurajanayaa

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 месяца назад +5

    Ha yaraato, ha badnaato gurmadkan ha laga wada qayb qaato Soomaalaay.

  • @user-fm6rp4ef8t
    @user-fm6rp4ef8t 3 месяца назад +3

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @marwaankaafi4931
    @marwaankaafi4931 3 месяца назад +4

    Sheekh qiimo badan allah haku xafido insha allah

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 3 месяца назад

    Sh cabdi xayi libaxa islaamka Allah hainokaxifdiyo❤❤❤

  • @shiinecali8767
    @shiinecali8767 3 месяца назад

    Jasaakalaah shiikh cabdi xay

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 3 месяца назад

    Maasha,allaah waa sidaa shekh cabdi xayi

  • @shiinecali8767
    @shiinecali8767 3 месяца назад

    Allah haku barakeeyo shiikh jasaakulaah kheyr

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 3 месяца назад

    ALLAAH hakuxafido shaykh.
    Qof aan kugu badalno mahayno.
    ALLAAH cimrigaga habarakeeyo.
    Masaajiddana arinkaan sihoose ugubbaraaruji way kajiifaan aduunka hadda qaabku usocdo.

  • @rahmaosman7946
    @rahmaosman7946 3 месяца назад

    Maasha Allah sheeqow Ilaaah ha Ku xifdiyo

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 месяца назад +1

    Maansha allah Sheikh Abdi xayi ilaahay Haku xifdiyo aakhiro iyo Adduunba Xaqiiqdii waan jeclahay Sida aad umada soomaaliyeed Ugu soo Gudbiso xaqiiqooyinka Diinta islaamka Allaha Kaa Jaaizasiiyo adduun iyo aakhiraba

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 3 месяца назад

    Jazakallaah khayr sheekhana

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 3 месяца назад

    Allah ha ka dulqaado xasuuqa gumeystaha isu baheystey ay ku haayaan walaalaha falastiin aamiin Allah ha u gargaaro hana badbaadiyo hana guuleeyo walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah hanagu sugo xaqa aamiin Allah ha baabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda, jabkooda aamiin

  • @timacadealimaadhle4310
    @timacadealimaadhle4310 3 месяца назад

    Ilaahay hakuxifdiyo sheekh cabdul'xayi

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 3 месяца назад

    Asc mashallh mashallh mashallh

  • @SurprisedCheeseBoard-ws9ku
    @SurprisedCheeseBoard-ws9ku 3 месяца назад

    Mashaa alaah falastin alaah haugargaro

  • @mohammedhassanbiibaaye4311
    @mohammedhassanbiibaaye4311 3 месяца назад

    Shiiq cabdi allh haku xifdiyo adiga iyo intii garaad kodu wanaag sayahay waxba hau arkin kuwa qabigoda liito maxaa yeela falas tiin miyeeysan arag caruur toda oo coows cunaya umaddu waa kaliidataa ee gargaarka falastii walaal haho istaagin maanta waa kaaliitaan cadawga aduunka ugu xumaa ayaa gumeysi kuhaya

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 3 месяца назад

    Shekha uguqudbada fican

  • @user-dq2qb6uy1d
    @user-dq2qb6uy1d 3 месяца назад

    Allaha kaa aqbalo

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 3 месяца назад

    English inta bdn dunida dhib ka sameyay wa bdn thy manta dhulkii somaliyed kaga maqan Ethiopian waxa siiyey dowlada fajirka ah ee English falastin dhulkoda in yuhuda qabsato waxa sabab u ah English lknse waqtigoda wa dhamaday waaqtigii gusha aya dhaw insha Allah

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 3 месяца назад

    Salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @Cabdigeeljire-hc7fx
    @Cabdigeeljire-hc7fx 3 месяца назад

    Asc

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 3 месяца назад

    Waa run soomaali badan ayaa u haysta ingiriisku inuu gumaysi ka wanaagsan ahaa kuwa kale balse waxa uu ahaa gumaysi aad u xun
    Gumaysigiisuna waxa kaga xumaa kuwa kale fagaadka iyo qodxaha boqolaal sano kolba soo kacaya ee aan lagaba bogsanayn

  • @user-xl7wd3lc3y
    @user-xl7wd3lc3y 3 месяца назад

    jow kow now somalidu wa jaahilin waxay jecel yihin beenta hada kalabkan been bu sheegaya oo way ogyihin lakin wa dhageysanayan waayo somalidu wa duli duli jecel wa sida waxay somalia nacalaadi alle ugu dhacday jow kow now hadana bow ( i love israel and ethiopia❤❤❤)

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 2 месяца назад

      ma Israaiil iyo Ethopiaaad jeceshahay ?

    • @naam9190
      @naam9190 2 месяца назад

      Nacalad alla akhiro iyo aduunba hagugu dhacdo kaafir

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 месяца назад

    ٱلسَّلَامُ عَلَيْكُمْ soomaaliyey gofiyad gab waxaa lasiiyey dhulka soomaaliya qayib kamid ah sida xeebta hamar filoyinka laga dhisay af goye iyo wala weyin iyo dhul xebed ka iyo dhulkii webiyashu karanba ayaa la siiyey dhaman dhulka soomaaliyed melihii ugu nafiga badnaa ayaa kofiyad gal lasiiyey markii baytul maqdi laga saro waxaa loo soo wadaa dhukiina soomaaliyey digtonada kuwa idin kala qaybinaya waxay la shaqeyan cadowga imaradka imaradna wuxuu u shaqeya cadowga gofiyad gab iyo kuwa xumanta kutagera ba ka kaca hurdada oo diin dal iyo dad iyo bad iyo hawaba hala difaco hala difaco munaafaqiintana waa shaqale cadowga ee halala dagalo waxaana inoku daran kuwa madaxda inoo shegta meel ay soomaali kajogaba. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi. Aamiin yaa Rabbi.

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 3 месяца назад

    Illahay gargarkisa Ayan wada sugayna re palastin way gulaysandonan masajidka aqsana wan ku so tukan doona anago nabadaa