Sh C/Xayi iyo Jugta la gaarsiiyay Yahuuda, Iiraan oo cashir cajiiba dhigtay, Waxa la filan karo?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 апр 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 44

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 3 месяца назад +2

    😪😪😪😪😪😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi..😪

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 3 месяца назад +1

    Allaaa she khan runbadanaa Mashaa allaaah Mashaa allaaah Illahow cimriga iyo cafimaadka kuusug oo kuusiyaadi amiiiiiiiiin

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 3 месяца назад +1

    Aamiiin ilaahayow shacabka falastin ee laga gardaran yahay iyo muslimiita u gargaar. Aamiin

  • @mahamedsalman
    @mahamedsalman 3 месяца назад +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 3 месяца назад +1

    Ciid Wanaagsan sh cabdi xayi

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 3 месяца назад +1

    Ilaahayow walaheena guul sii yaa rabbi raxmaan. Ilaahayow. Walaheena. Ugargaar

  • @fmg63772
    @fmg63772 3 месяца назад

    Allaahumma aamiin aamiin yaa allaah aamiin yaa raxmaan aamiin alloow ugargaar walasheen falastiin allaahumma jizaakallaahu khayran sheikh cabdi alxayi baarakallaahu fiik

  • @user-jj7rr7tz1p
    @user-jj7rr7tz1p 3 месяца назад

    mashallah musliminta haguleystan inshallah tacala

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 3 месяца назад

    Amiin allahayow amiin yarabi amiin muslaminta muwafaqo allaha kadhiigo yarabi fallastiin🇯🇴❣🇸🇴🇯🇴🇯🇴 ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 amiin yarabi amiin insha allah

  • @mohamedshampao495
    @mohamedshampao495 3 месяца назад

    Asc ManshaaLaaah TaqabaLaaah Aaamiiin Hanii-yen laka Waa Dhaab Haadalkagi islamku Xormaaha

  • @hosein700
    @hosein700 3 месяца назад

    Aaamin yaarabi

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 3 месяца назад

    ALLAAH Hu Akbar walillahil'hamd ☝🏼🥷🏽☝🏼🥷🏽☝🏼🥷🏽☝🏼🥷🏽☝🏼💚

  • @seed3966
    @seed3966 3 месяца назад +1

    Asc maaa shaa allaah ilaahay indhaha haka rido yahuuda 😮😮😮😮😮

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 3 месяца назад

    Aamiin🤲🤲🤲🤲🤲Aamiin

  • @mohamedaxmed813
    @mohamedaxmed813 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @maxamuudcali7954
    @maxamuudcali7954 3 месяца назад

    Guul iiraan

  • @SuldaanAhmeth
    @SuldaanAhmeth 3 месяца назад

    Xaqiiqada sandals weeye

  • @ismDirir
    @ismDirir 3 месяца назад

    ما شاء الله اءلا با لله من القوم يهود لا اءله اءلا هو و حده لا شريك له له الملك و هو على كل شىء قدير جزاك الله خيرا ❤❤

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 3 месяца назад

    Sh cabdi xayi miskiinimada sheekh inaga daa, nimanka iiraan iyo israel waa walaalo ee waxba isma yeelayaan

  • @user-qd6oi5el4f
    @user-qd6oi5el4f 3 месяца назад

    Walal cabdi meshaas waxbakujiro culimada weyshegi diiden walal koow{1} aadhahdaye siiwad hakaharin

  • @ibrahimabdi315
    @ibrahimabdi315 3 месяца назад

    Allahayow muslimta garab sii

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 месяца назад

    Waa rhn gaza bes baa xora

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 3 месяца назад

    Allahu akibar ☝️❤❤❤❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 месяца назад

    Sheekhoow liibaan
    Ilaahyow u hiili fakastin eeraan
    Yaman
    Xisbulaah
    Ikaahyowbintaasa maanta halgamaysee la qabo oo guusha sii

  • @MahadAlihassan-tr6qq
    @MahadAlihassan-tr6qq 3 месяца назад +1

    Asaxbata rasulka nab wcw scw scw 😢😢😢😢

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 3 месяца назад

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼Aamin

  • @CalibyBe
    @CalibyBe 3 месяца назад

    Shiikh wax aadan aqoon ulahayn haka Hadlin anagu Jug maanu arag ee Saxare laduqeeyey baan aragnay Inaad shiico Nabiga xaasas kiisa Caayeysa noo faanisana Waa caqligayaga oo aad yaraysanaysid kaana yeeli mayno🤔🤔🤔🤔

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад

    Dhulka falastiin ayaa leh ee yuhuuda iyo carabta daba dhilifta ah ayaa ku haya dalka falastiin

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 3 месяца назад

    IRAN MEY ISKA CELISO QAZA AYEY KA ADAGTAHAY

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 3 месяца назад

    Alaha tiro oodhamada

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 3 месяца назад

    Shiiqow, ha degdegin meesha Ruwaayad aa ka socoto oo loo dhigay in ay daawadaan Dowladaha Sunniga ah.
    Iiraan waxay la,shaqeysaa reer Galbeedka iyo USA, wey isla ogaayeen weraka iiraan wey u sii sheegtay in aysan waxyeelo gaarsiin doonin Israel, lkn waxa ay ka faaiiday culeyska ka saarnaay shacabkeeda iskaga dejisay waan aarsanay😂.

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 3 месяца назад

      Oky culeska shacabkeda ka Sarna wa fahmay . lkin mxy tahy danta dawashada dowLadaha suniga. ha wererka Iran wa iska filin mareykan lajilayo .

    • @abdikadiralin2085
      @abdikadiralin2085 3 месяца назад

      @@hassansaid5472waa la is gaadayaa, dowladaha suunigacah sida ayaga weyba is dhiibeen marked arkeen, in iiraan Nuklerkeeda uu si habsami ah u socdo, reer Galbeedkana dan kama lahan oo filim ayaa loo jilayaa caravta iyo Turkiga Masar na SiSi waaba yuhuudivyar oo mesha la dhigtay, lkn waxa xaqiiqo ah in Iiraan aysan u dagaalametnin marnaba Falastiin ee waa lagu orkacsanayaa. lkn anaga dan baa noogu jirto in iyaga isku jabaan marka hore Iiraan iyo reer Galbeedka+Israel si ay awooda Sunniga kor ugu soo kacdo, hadii uu dagaalkaan dhab yahay Israel wey jawaabi doontaa 48saacadood, økn ma jabaabeyso oo waa laisla ogaa,

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 месяца назад +2

    wadaadkan waa dadka rumaysan beenta shiicada. Waar baro diinta islaamka oo iska dhaaf warka islaaxda sheekhaada ee qisaska ah.

    • @naam9190
      @naam9190 3 месяца назад

      Wacdigaan marhoruu ahaa ee hada laso galiyay tan kale ma,adaaba dhahaya shikha waxbaro markad laba balcade akhrisato waa nocaas

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 3 месяца назад

      @@naam9190 kkkk Diinta baro ayaan leeyahay. Waxaana la mid ah qasaasiinta sheekada meeriya. Waxaa luggoyay ururka islaax oo PhD been ah siiyay dhammaan sheekhaalkii jaamacadda muqdisho dhigan jiray without merit. Nusuusta sharciga ah barashadiisa waa ku liitaan. BAl eeg culima ku sheegga reer sheekhaal aka mufakkiriin ee jaamacadaha dhallinteenna marin habaabiya.

    • @naam9190
      @naam9190 3 месяца назад

      ​@@ainanshedayr7569aadban ku fahmaya waxba boor haysku qarin

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 3 месяца назад

    😪
    😪😪😪 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi