"Jin ayaa i kaxaystay oo diinta islaamka iga saari gaadhay"Ciise Cabdillaahi Maxamed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 573

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 6 месяцев назад +101

    Barnaamij faahfaahsan halaga qabto ninka inta ila qabta liketa taabta si ay MM TV u arkaan

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 6 месяцев назад +2

      Odayga wax buu noo tatabtay wariyaha sifiican uma wareysan wariye namatalay muu noqon 😢

    • @mohamed.dhego1media1
      @mohamed.dhego1media1 6 месяцев назад

      QqqQayz
      Q
      X
      Y​@@gaduudocarwo4631

    • @yaxyemaxamed4826
      @yaxyemaxamed4826 5 месяцев назад

      War kan waa walanyahay eeg wxn u shegayo ilahayban ku dharte Wan dhagaystay hadalkisa 10% xta macqul mahan

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire 6 месяцев назад +35

    Arintaan arin agdhow way igu dhacday maanta cidalada iyo qoraxda ayaan wareegi lahaa ee allaah subxana qaadirkaa baa iga hiiliyey iguna caafiyey qur aankiisa alxmdulilaah allow intii sharwada oo shaydhaan uwaynyahay allow naga qabo

    • @abukhalid676
      @abukhalid676 6 месяцев назад

      Zxb ankuwarestee numberkada iireeb😊

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +1

      AAMIIN YAA RABI

    • @abdirashiidmohamed8202
      @abdirashiidmohamed8202 6 месяцев назад

      @@abukhalid676 ani miyaa zxp

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 5 месяцев назад

      Ma sixirba waan fahmi waayay miyaa leenla sixray

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza 5 месяцев назад

      اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا

  • @daraqoon
    @daraqoon 5 месяцев назад +5

    Barnaamishka woow coobay aabaha waxa ila fiicnalaheed
    Xalqado faahfahsan in laga qabto inta ila qabta like ta sara si codkena aan ubiirino ❤😮

  • @subeeromer8826
    @subeeromer8826 6 месяцев назад +11

    Jazaakalaahu kheyran, ninkani wax jira ayuu ka sheekeeyay waana xaqiiq hadalkiisu waana in wax badan laga qaataa. Alle ha ina garansiiyo kheyrka iyo wanaaga.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 6 месяцев назад +16

    Subxaanallah. Acuudubilahi Mina shaydaani rajiim. Jazakaallahu khairan labadiinuba. Alxamdulilah ilaahay ayaa adoonkiisan Kheyrku ka muuqdo imtixaanay kana gudbiyey. Wuu ku mahadsan yahay inuu muslimiinta u digey. Allah Hana wada xafido

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +1

      😊 Masha allaah illahey ha kugu Adkeeyo Xaqa Salaada illaali Shar oo dhan way kaa xijabeysa Flimada Xunxun ha Fiirsan Heesaha Ha Dhegeysan Waa Shaqadii Iblayska illahey Xasuusnaw Markasta

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +2

      AAMIIN YAA RABI ILLAHAY HANA XAFIDO

    • @gelari8002
      @gelari8002 6 месяцев назад

      Ò9😊

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад +26

    Subxanallaah Allow Diintaada Hanaga saarin Yaa Rabi Oo Nagu Dil

  • @abdoalinews3905
    @abdoalinews3905 6 месяцев назад +6

    Nin jira weeyi. Mashaa Allah. Jazaka Allah Khayran. Waa wacyi galin mudan oo muhum aa.

  • @HRU20
    @HRU20 6 месяцев назад +24

    الله اكبر ونعوذ به من الابليس واعوانه من الجن والإنس...الله اكبر ولاحول ولاقوة إلا بالله..

  • @mohamedhashi6135
    @mohamedhashi6135 6 месяцев назад +25

    Waa runtii waayo qofka illahay caqliga siiyey ama diiniyan wax u garanaya wuu fahmayaa😢

  • @dieluomuud7929
    @dieluomuud7929 6 месяцев назад +5

    Jazaka allah wll mmtv so badiya video dadka shaydanka lagag xoraynayo

  • @dal2998
    @dal2998 6 месяцев назад +11

    لاإله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شي قدير اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @yacquub111
    @yacquub111 6 месяцев назад +39

    ان كيد الشيطان كان ضعيفا
    فلاتخشوهم واخشون

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 5 месяцев назад +1

    Ilahayow cafimad badaan kusiiii Amiiiiiiiiiiin 🤲

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 6 месяцев назад +8

    Subxaanallaah illaahay waxaan ka baryayaa inbadan oo shaydaan haysto ayaan garanayaa in kaloo badanina waad jirtaa raxmaanku haka furfuro yaa rabbi ninkaini wax run ah yaa ka hadlayaa

    • @abdirashiidmohamed8202
      @abdirashiidmohamed8202 6 месяцев назад +4

      Inder waxaas Nafta ikeenay marab Danbi aan Bari Hore Galay buu igu soo Celinaya wuxuu igu Dhahaya waa lagu Cadaabayaa wxaas sow been maah wll Danbigaasan waan ka toobadkeenay

    • @aishamohamed1522
      @aishamohamed1522 6 месяцев назад

      @@abdirashiidmohamed8202 walal danbiga haddi aad ka towbad keentay oo aadan dibna ugu noqon ILAAHAY waa qafuur wuuu ku cafinayaa ogoowna kuwa danbiyadooda ka towbad keena ILAAHAY waaba jecel yahay Ee markuu warkaas kuula imaado iska naar shaydaanka oo dheh rabbigay waa raxmaaan Ee iga tag

    • @sacdiyodiriye9282
      @sacdiyodiriye9282 6 месяцев назад

      @@abdirashiidmohamed8202wllo towbadu way furantahay ilaa qoraxdu galbed (mesha ay udhacdo)kasoo baxayso ama naftu kalxamaha gaareyso ilahy hadad ulaabataay oo qalbi qushuucsan iyo towbad dhaba ulatimdi ilahy waa qafaaru raxiim naxariistiisuna wayntahay marka acmasha wanagsan kudadaal ibliiska Wuxuu rabaa inuu quus kugu rido iyo rajo beel si aad denbiyadada iskaga sii jirtid oo aad ilahy kaquusatid ilahyna raxmadyda haka quusanina ayuu yiri quran badan aqriso tasbiix iyo astaqfaar badana la imow ilahy hano wada denbi dhaafo daciif baan nahay oo waan gafeynaa ee Rabbi ha inaga yeelo kuwa soonoqod badan oo lana aqbalo towbadooda adna ilahy hakaa dulqaado culayska wllo iyo dhamaan muslimiinta 🙏

  • @adonallah
    @adonallah 6 месяцев назад +9

    Anigaba qaar ayaan ka arkay waxa uu sheegaayo ninkaan lkn ilaahey ayaa iga qabTay alxamdulilah waxaan arki jiray in daanku I dhaqdhaqaaqo oo markaas kabacdi an lacag Helo wan farxi jiray markii danku I dhaqdhaqaaqo iyo wax yaabo Badan lkn markii danbe waxaan dhageysTay Tafsirka qur,anka iyo axadisTa rasulka csw waxaan ogaaday in qeybka Allah bis uu ogyahay waxaana bilaabay inaan beeniyo wixii an arki jiray oo dhan

  • @kadra825
    @kadra825 6 месяцев назад +6

    حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedisack5013
    @mohamedisack5013 6 месяцев назад +4

    Subxaanallah, Rabiyoow Adiga Ayaan Ka Magan Galnay Shayaadhiinul inSi & Jini intuba Allahuma Yaa Allah. Sheikhaan Waxyaabaha uu Sheegaayo %100 Wa Sax Waana Xaqiiq ee Rabi Baan Ka Magan Galnay Wixii Shar & Shaydhaan ay inala Damacsanaa dhamaantoodi.

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 6 месяцев назад +10

    Maashaaa llaaah illaahy ajar hakaa siiyo wax badan baad noo iftiimisay

  • @hanimohamud725
    @hanimohamud725 6 месяцев назад +6

    Shukran jazaaka allahu kheyr

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 6 месяцев назад +1

    Alxamdulillaah Allaah haku xiiftiyo amiin😭

  • @ابوماهرابنشيخ
    @ابوماهرابنشيخ 6 месяцев назад +28

    Ninkna wuxu ka hadlayo anigu i haya hada shaqadi ,rerkayga ,gurigayga,masjidki iyo dacwqdi iyo dadki aan ka dhashay dhan baa laigu diray cabsi ayuu igu beeray lkn hada alhamdulilah waan isgartay

    • @CaliFarax-qz8nc
      @CaliFarax-qz8nc 6 месяцев назад

      Sidee lagugu diray

    • @ابوماهرابنشيخ
      @ابوماهرابنشيخ 6 месяцев назад

      Waan nacay cml

    • @ahmedkhaire733
      @ahmedkhaire733 6 месяцев назад +3

      Iscilaaji wll.
      Shirqoolka shaydaanki waa Daciif.
      Dikriga Alle Dhufays Adag weeye.
      Haddii Shaydaan Jidhkaaga galo Quraanka iyo Xuska Alle kula Dagaalan.

    • @anigaqudhayda4066
      @anigaqudhayda4066 6 месяцев назад +1

      Ninkan imikadan lafteeda ayyaa wali lagu jiraa. Waxoogay kala hadal ahina wuu ku jiraa

    • @janojecelxusen
      @janojecelxusen 6 месяцев назад +1

      surada albaqara akhriso wll maalinwalba

  • @kadra825
    @kadra825 6 месяцев назад +4

    سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 месяца назад

    SubxanAllah ya Rabb
    Ilaahay ayanu ka magan galney shaydaan iyo Asxaabtiisa, Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 6 месяцев назад +3

    Maashaa allaah waa nin caqli badan oo diin leh
    Waaya aragna u ah waswaaska sheydaanka

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k 6 месяцев назад +5

    LAXOOWLA WALAA QUWATA ILLA BILLAHI CALIYUL CADIIM ❤❤❤

  • @rooble.mahamed
    @rooble.mahamed 6 месяцев назад +16

    CODSI GUUD: Ninkaa waa in waraysi dheer laga sameeyaa. Bahda MMtv.

  • @khalilbulxan682
    @khalilbulxan682 6 месяцев назад +7

    Allah ayaa mahad leh way igu dhacday waxaa uu kawaramayo sheekhu. Way dhacday in la itusiyo wax aan wali dhicin. Waxa igu dhacay waa qiso dheer lkn waxa iigu darnayd markii uu tashwiish iga galiyay diinta islaamka ee aan igu yidhi waa taqaanaa luqada English-ka ee akhri oo baadh Baybalka (The bible) kadibna aan bilaabay akhrinta baybalka.
    Qoraal kumasoo koobi karo wixii igu dhacay ee Allah ( SWT) ayaan umahadcelinayaa inuu isaga uuni iwaafajiyay inaan is quraan saaro.
    Waalid iyo qaraabo waan kala go'nay, dabeecadii wanaagsanayd ee la igu yaqaanay way isbadashay. Maskaxdayda waxa kufurmay buuq ah waxa aan anigu ahay iyo meesha aan ka imid.
    Ilaahaw adaa mahad leh sida aad mar labaad iigu soo celisay noloshii aan kaquustay.

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +4

      Salaada illaali waqtigeeda oo xafid baryada illahey badi markasta ducayso

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +2

      HEESAHA HADHEGEYSANIN FILIMADA XUN XUN HAFIIRSAN INSHA ALLAH ILLAHAY HANA WADA XAFIDO

    • @SafiaCawil
      @SafiaCawil 5 месяцев назад

      Bismilaah wllo ilaahay ayaa kugu sugay xaqa Allaxamdulilah

    • @diiriye44
      @diiriye44 4 месяца назад +1

      Waraysi ma Kaa qabanaa?

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 6 месяцев назад +4

    جزاكم الله خيرا

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 6 месяцев назад +4

    ACUUDUBILLAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM,

  • @hassandama3187
    @hassandama3187 6 месяцев назад +7

    Saani I aad u waraysataan jeclaa A- Z halkii laga raacay koow ilaa halka u dambeysa si faahfaahsan thank you

    • @AdkePP
      @AdkePP 6 месяцев назад +2

      Waxaan sugayey in uu qisadiisa ka waramo lakin hadalkisu waxa uu u badan yahay talo wixii ku dhacay ayey ahayd in uu ka waramo

  • @Sharmaemail
    @Sharmaemail 6 месяцев назад +9

    Walaal wuu soo koobay qisadiisa ee markale halagasoo duubo iyadoow dameestiran, shukran

  • @NastexoTahir-dd4gx
    @NastexoTahir-dd4gx 6 месяцев назад +3

    LAXOOWLA WALAa QUWATA ILLA BiLLAHi CaLIYUL CADIIM

  • @ayaanlemohamed779
    @ayaanlemohamed779 6 месяцев назад +7

    Xaqiiq weeye wlhi sidu uhadlayo bal hada eeg sidu usheegayo waxkasto latabsanyo. wadu iftimiyay ILLAHAY haka jasaaisyo

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 5 месяцев назад

    Allaha caafiyo inta xanuunsan ilaahayna diinteena ha nagu sugo walaakaas ciise Alaha xafido 😌

  • @الحمدلله-د9و6ه
    @الحمدلله-د9و6ه 6 месяцев назад +2

    جمع كل أسباب التوحيد و الاستعانة فنجاه الله تعالى والله على كل شيء قدير 🤍

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 6 месяцев назад +2

    Qisadaan Walalka ka sheekeyyey. Fadlan. Intii la Maray ooo duuban. Hala soo Maro Oo umada waana. Ayey u tahay. Waaa daawo Dad badan Oo intii Bukaanimadaas ku socoto wado waano ah u Noqon Doonto walalkeynane Ajir xasanaad allaha ka siiyo

  • @YasminBarre-r8l
    @YasminBarre-r8l 6 месяцев назад +3

    Bal kawarama qofka aan isfican u aqoon ducuyiinka ama quranka ibliis muxu kayeelen subxana Allah 💔

    • @mustafemahamed7010
      @mustafemahamed7010 6 месяцев назад

      Walal ducooyinka waa weydiisii markaa afkaaga Ilaahay waxad weydiisanayso kula hadal toos

    • @mustafemahamed7010
      @mustafemahamed7010 6 месяцев назад

      Aragttidayda weeye

  • @khalilbulxan682
    @khalilbulxan682 6 месяцев назад +5

    Waa barnaamij qiima badan lkn doorka wariyaha ayaan aad uwanaagsanayn.
    Sideeda dhacdadu waxay leedahay qaab looga waramo oo xidhiidh ah (sequence), bar bilaw iyo bar dhamaad.
    Qofku marka uu kawaramayo balaayo noocana oo Rabbi uga gargaaray wuu hadaaqaa lkn waa inuu wariyuhu hago.

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 6 месяцев назад +6

    Ninkaan sifiican haloo wareysto wax badan aya ku jira uu ogyahay

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +2

      Waa Runtaa waa kugu raacsaney Rayigaas

  • @amrancabdicabdule3557
    @amrancabdicabdule3557 6 месяцев назад +6

    Subxanlh 😢😢 Allow adaan ka magan galne

  • @Man.000-1
    @Man.000-1 3 месяца назад

    Subaxaanallaah

  • @daraqoon
    @daraqoon 5 месяцев назад

    Sakir allaah cadowga haka qabto cimrigiisana ha udheereeyo asoo cafimahad iyo cibadaba heesta❤❤❤

  • @xoogsade2229
    @xoogsade2229 6 месяцев назад +6

    Ninkan warkiisu waa run shayaadiinta iyo jinkuba waxee doortaan banii aadanka caadigaa siyee ugushaqeestaan warkooduna u adeeco waxee rabaana kasameestaan waliba kudarso qofkaas ee doorteen kaliya marabaanee waxee rabaan inee ugu adeegsadaan fasahaadinta umada ku hareereesan asaga iyo intuu yaqaano waxeena dadka ooga dhigaan wali ilaaheey soodiray waxeena kusoo xiraan inta maanka gaaban iyo intuu iimaanku kuyaryahay waana sheey xaqiiqa warkiisu asagana ilaaheey ayaa kasoobadbaadiyey sidee larabeen dadka qaar waxaan ma aamini karaan waayo dhagarta shayaadiinta mayaqaanaan ilaaheey hanaga badbaadiyo asagaa awood badanaa inshallaah

  • @kaazoow6671
    @kaazoow6671 5 месяцев назад

    Walahi wax badan oo kamid bu iga taabtay. Mansha Allah

  • @aliabdihazzan4581
    @aliabdihazzan4581 6 месяцев назад +1

    وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم
    وعسى أن تحبوا شيئا وهو شر لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون

  • @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z
    @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z 6 месяцев назад +10

    Walaal ninka waxbaa helay laakiin wuxuu ku badbaaday quraanka iyo diintaa

  • @cabdullaahixuseensaleebaan7876
    @cabdullaahixuseensaleebaan7876 6 месяцев назад +6

    Alle haynaga nabad geliyo iblays iyo wixii la Hal maalaba

  • @AA-op2bz
    @AA-op2bz 6 месяцев назад +16

    sxb ninkan soo celiya oo weydiiya meesha ay waxani ka bilowdeen

    • @shaahidabdullahi9354
      @shaahidabdullahi9354 6 месяцев назад +2

      Riyo ayuu ku dhahay

    • @DhalaliyeMo-us6ly
      @DhalaliyeMo-us6ly 6 месяцев назад

      Riyo ayay kubilaabatay

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 6 месяцев назад

      Nin Jin ah ayaa riyo ugu yimi kadibna waxuu arkoba wuu usoodhexmaray riyo ayuu wax walba kadhextusijiray siduu sheegay

  • @abyanAxmed-q1d
    @abyanAxmed-q1d 6 месяцев назад +3

    subxanalah ilahow adaan ka magan galnay

  • @Mysomaliland
    @Mysomaliland 6 месяцев назад +3

    ثُمَّ لَآتِيَنَّهُم مِن بَينِ أَيديهِم وَمِن خَلفِهِم وَعَن أَيمانِهِم وَعَن شَمائِلِهِم ۖ وَلا تَجِدُ أَكثَرَهُم شاكِرينَ
    Then I will come to them from before them and behind them, from their right and from their left, and You will not find most of them as thankful ones (i.e. they will not be dutiful to You).” 7: 17
    [Iblis (Satan)] said: “O my Lord! Because you misled me, I shall indeed adorn the path of error for them (mankind) on the earth, and I shall mislead them all. Except Your chosen, (guided) slaves among them.” 15: 39-40

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 6 месяцев назад +5

    Wlhi caawa sheekadan wan xiisaynayay run ahantii waxani waa wax jira xaqiiqdii

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd 5 месяцев назад

    Allaha ku cafiyo wll

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 6 месяцев назад +13

    Ninkani wuxuu sheegayo waa xaqiiq jirta niman badan oo yidhaa Jinka ayaan dabiibnaa wuxuu Ibliis iyo Jinku ubalan qaaday inuu kala doorto Madaxweyne makaa dhignaa mise nin dadka dabiiba waa qisooyin jira oo walaahi xaqiiqo ah markaa Ibliis halaga digtoonaado uu shaqaysanayaa siduu Rabi inoosheegay ninkaa Ibliis iyo ciidankiisuba

    • @husseinahmed627
      @husseinahmed627 6 месяцев назад

      Saaxiib wax baro oo buuggagta cilmiga ah akhriso. Khuraafaad ayaad rumaysanaysaa. Hadii aan cilmi baran lahayd, khuraafaadkan maad aaminteen

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 6 месяцев назад +1

      @@husseinahmed627 😆😁😄🤣😁😄 kula yaabi maayo oo qofka jaahilka ah ayaa iska dhiga caalim
      Adeer waxaa uu sheegayo ninkaasi waa xaqii odayaasha khuraafaadlayaasha ah ee Ibliis duufsaday ee uu yidhaa waad duushay oo waad soo xajiday ma beenbaa hadaanad waxba kawarhayn oo aad dhago xidhantahay iska nooloow ama baxsi samee oo waxbadan baadh hadaad ibliis udoodaysana wax noosheeg oo aad ku jirto kuwuu duufsaday Ibliis lacnatullaahi cayh

    • @bayaxowjaamac
      @bayaxowjaamac 5 месяцев назад

      @@husseinahmed627Jinka iyo shaydaanku ma Khuraafaad iyo wax aan jirinbaa

  • @saynabm
    @saynabm 6 месяцев назад +8

    لاحول ولاقوة الابالله

  • @FaisoCadey
    @FaisoCadey 6 месяцев назад +1

    Anigaba waxasi waan arkaya alle iga soo dhax saraya❤

  • @shamsoali-pt9hs
    @shamsoali-pt9hs 5 месяцев назад

    Ilaahey ku cafiyo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 6 месяцев назад +9

    الله أكبر

  • @Naalo39
    @Naalo39 6 месяцев назад +4

    Anuu sidaa 10 sano ii haystaa 😢 wlhi anigaa Gudi farsamo la ii saaray😢 intaaba anigaa arkay intooda badan😢cabsida😢askarta iyo Belagavi inay ku xiraan aad ka baqayso adigoo aan dembi lahayn😢 ma soo koobi karo wlhi isoo duceeya 😢walaalayaal😢maalin xataa anigoo suuratu sajada akhrinaaya ayuunbuu markaan sujuuda maraayay toos iigu soo booday kitaabkii ayaan tuuray kolkaana waxaan xifdiyay suuratu luqmaan oo ka saraysa dhanka baqara ka xigta 😢inaan xifdiyo ayaan rabay sajada inaan xifdiyo iyana 😢

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 6 месяцев назад +2

      SALAADA ILLAALI HABEENKII ILLAHAY U SUJUUD BARYADA ILLAHAY BADI IHEESAHA HADHEGEYSANINA FLIMADA XUNXUN HAFIIRSAN INSHA ALLAH ILLAHAY HANA XAFIDO

    • @Naalo39
      @Naalo39 6 месяцев назад

      @@esmaderiya9229 shukran wll janadii tag

  • @FARDUUSCALI-s5j
    @FARDUUSCALI-s5j 6 месяцев назад +2

    Mansha alah jasakalahu khar

  • @randomin8390
    @randomin8390 6 месяцев назад +4

    subxaanaallaah waxan arksy wiil lamida

  • @hassanmussa7530
    @hassanmussa7530 6 месяцев назад +7

    Wariye!! Dhagayste haka noqon barnaamijkee... Adigu hag, oo toosi hanaanka sheekadu u socoto, ileen khudbad jimce dhagaysan mayside. Aad bay u xiiso badnaan lahayd sheekadan hadii wariye khibrad leh waraysan lahaaaa.
    Interviewing someone is a skill

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 6 месяцев назад +2

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LAHAWLA 💐 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAH 💐 ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA 💐 NICMAL ☝️ WAKIIL 🤍 LA 💐 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA 💐 SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU 💐 MINA ☝️ DALIMIIN ☝️🤍💐☝️🤍💐☝️🤍💐

  • @saynabmaxamed693
    @saynabmaxamed693 6 месяцев назад +1

    Acuudu bilaagi mina shaydaani rajiim ala hakuguma sooceliyo

  • @hindarooble4075
    @hindarooble4075 6 месяцев назад +2

    Walaal wax fiican ayaad noo iftiimisay waxaan garanayaa dad badan oo cidla uu ku xidhxidhay oo cila kulumay

  • @hamdahassan-no7qg
    @hamdahassan-no7qg 6 месяцев назад +4

    Allaa geesi waayo arek

  • @aweysuk
    @aweysuk 6 месяцев назад

    walaalayaal noo iheestaa dadkeega waa igu diray waana soon ii soo duceeya in sha allah ,ilaahay ha iga saaro aniga iyo in tii mus limah,,aamin aamin aamin

  • @Cabdiraxmaanxasan-f7x
    @Cabdiraxmaanxasan-f7x 6 месяцев назад +1

    Acuudi bilaahi ilaahyoow naga nabadgeli.

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 6 месяцев назад +1

    Ilahay ha u gargaaro anba waan arkay walahay wxu ka sheekeynayo subahanallah

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 6 месяцев назад +1

      Wllo riyo miyaa live ahaan ayaad u aragtay Ilaahey ha inaga badbaadiyo.

    • @deeqoahmed4939
      @deeqoahmed4939 6 месяцев назад +1

      @@mohamedahmed4511 Mayee waxaan arkay qof ay sidaaso kale ku dhacday waxa u sheegayo kale walal. Allah swt haynaga badbaadiyo

  • @abdirahmanabdinoor1191
    @abdirahmanabdinoor1191 5 месяцев назад +1

    Adeer.......waaye
    Gudi......waaye
    .......... waaye
    Waxkasta waaye😂❤😂😂😂

  • @AdenMustaf
    @AdenMustaf 4 месяца назад

    Waa mahadsantihiin bahda MMtv.
    Waxaa wanagsanaa lahayd inuu waraysigan qaado Maxamed ilig sababtoo ah suaalo deeply ah ayuu weydiin lahaa.

  • @Mohamed-qh2dp
    @Mohamed-qh2dp 6 месяцев назад +5

    Waa run Alla elehe

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 6 месяцев назад +1

    Walal maha inaa dhahdid waa inaga awood badan yahay Allah wuxuu noo sheegay shaydaanku inuu daciif yahay

  • @MaxamedapdiMaxamedapdi
    @MaxamedapdiMaxamedapdi 6 месяцев назад +2

    Maxameed ilig udhipaa waraysigaaaaa

  • @hooyomacaan4106
    @hooyomacaan4106 6 месяцев назад

    Waa runta
    Jazakh Allah khayr.

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 6 месяцев назад +5

    Wa runtiis dad badan bey qabsatay

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 5 месяцев назад +1

    Cajeeb Ninkaas Wuxuu Sheegayo Iyo Sida Uu Noqday Wallahi Billahay Waxaan Ku Arkay Dhalin Yaro Badan Oo Yurub Joogta Mana Waalna Mana Fiyooba Shayadiin Baa Ku Ciyaaraysa Mar Waa Lala Hadlaya Mar Meel Baa Loo Diraya
    Wax Kasta Uu Riyada Habenkii Ku Arkana Maalintii Ayuu Si toos Ah U Arka Ilahay Baan Ku Dhaartaye Waan Soomanahay Ninkaas Run Buu Sheegaya

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 6 месяцев назад

    Ilaahay ayaan ka magan galney
    Inta badan walalku wariyaha jaanis uu su,aalo badan ku weydiiyo uma uusan siin

  • @mowliidmohamed7605
    @mowliidmohamed7605 6 месяцев назад +6

    Ilaahay ibliis ha lacnado iblis waa daalim

  • @samiraaden5951
    @samiraaden5951 6 месяцев назад +2

    Ninkaan waa la imtaxanay Alhamdulilaah inuu ilaahay caafiyay.

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x 6 месяцев назад +4

    Sheekadu siday ugu dhacday maba uu sheegin shiikhu.

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd 5 месяцев назад

    Asc wlhi ruutis waye allah naga qabto waan arka waxa waa dhacay hadan is dhoho waa dhacan

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 6 месяцев назад +48

    Absolutely all this information is a fact. Be aware, every person you see on the road is not a real. Ibliis is everywhere.

    • @drelmi4661
      @drelmi4661 6 месяцев назад +4

      😂😂 even you

    • @JireDagaal
      @JireDagaal 6 месяцев назад +3

      Rabi Ha Naga Nabad Galyo Ibliis Iyo Qayrkiisba Oo Magantiisa Ha Naga Dhigo Aniga Iyo Ehellayga Ubadkayga Iyo Asxaabtayda Wanaagsan Iyo Umada Islaamka Dhamaanteed

    • @liibaanhussein2750
      @liibaanhussein2750 6 месяцев назад

      ​@@drelmi4661😊

    • @Gonergonerido
      @Gonergonerido 6 месяцев назад +1

      Marka practice baaa mise afsomaliga ku adag

    • @Bashiircali-b4y
      @Bashiircali-b4y 6 месяцев назад

      ​@@drelmi4661❤❤❤❤
      8

  • @maxamedkoosaar644
    @maxamedkoosaar644 6 месяцев назад +4

    Allahu akbar

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 6 месяцев назад

    Acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim Xasbunallahu wanicmalwakiil baribaan arkay oday uu 15 jir jinku qaatay 45 soo celiyay oo jinka sanceeya wuxuu yidhi ayagaa iyiri noo shaqee subxaana llaah

  • @ahmedmaxamed5890
    @ahmedmaxamed5890 4 месяца назад

    Shaqadii waan iska dhaafay. Waayadhawyd baan ka tagay isagan uga shikisanahy

  • @abdillahiaden9424
    @abdillahiaden9424 6 месяцев назад

    Fadlan so celiya oo si fiican u wareysta wa muhiin

  • @salebanjama40
    @salebanjama40 6 месяцев назад +3

    Ninkan waxa ku fiican wariye sifiican u waraysta sida ina heriri oo kale

    • @l0wu
      @l0wu 3 месяца назад

      Haa, in arinka sifiican looga wareysto ayay aheyd. Wariyahan wuu Iska dhageysanayaa😅

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 6 месяцев назад +4

    Tolow ibliis comment masoo qoray hadda😅
    Acuudu billaahi mina shaydaani rajiim
    Lkn sheekhuu wax xaqiiqa ah buu ka waramaya balse sheekadìi ku dhacday nooma taaban

  • @Maxamedkhayrbarakoshgri
    @Maxamedkhayrbarakoshgri 6 месяцев назад

    Acuudu bilaahi Mina shaydaani rajiim

  • @ahmednuur3535
    @ahmednuur3535 6 месяцев назад

    Ilaahey dad ha ilaaliyo

  • @FarxancaliSandhere
    @FarxancaliSandhere 4 месяца назад

    Musalsalada burobagadada mmtv

  • @abdirahmanabdinoor1191
    @abdirahmanabdinoor1191 5 месяцев назад

    How he speaks is another level

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 6 месяцев назад +2

    Qof Soo maray wuxuu sheegayo ama imtixaamkaas la marsiiyey uun baa Garan kara Ilaahay wuu ku imtixaamey ciiso Koley Iimaan uun baad ka faaiidey ilaahay ha ina hanuuniyo

  • @khaalidaxmed5096
    @khaalidaxmed5096 2 месяца назад

    Somaliyey wax baadha wax kasta jin maaha ...jinni awoodaynu siinay maleh xanuunada maskaxda iyo jinku waa isku eeg yihiin ......waxbaadha
    Intrusive thoughts + anxiety +depression 😢😢😢

  • @ipcapital4747
    @ipcapital4747 6 месяцев назад +3

    Wllhi waa runtii anigaba hada kohor igu dhacqy wllhi xataa magacaygii bn garanwayay xataa magacii allah bn garanwayay waxa uu igu hanjabay in uu dilayo waxa kle oo igu dhahay allah aad caabadu muu caafimad ku siiyo war waa lagu cadaabi wadna dhiman masexanjirin cunto igama dagto anoo sidaas u xanuusan ban quraan aad u akhristay riya ayaa iitimid anoo dhinaca.dhabarka iyo madaxa iyo lugaha ayaa la iga saaray wllhi markii uu waagu baryay maalin kadib waxan noqday qof cusub ooo aad u caadimad qaba wan farxmay muhiimadu waa in aad adi quraan akhrista.saaladana tukadayaa allah baridaa waa xalka bas

    • @Suheyla-wq5ve
      @Suheyla-wq5ve 6 месяцев назад +1

      Asc walal aniga shekadada camal baa ii heysata inaan dhibanayo ban moda habeyn iyo maliin caabsi badaan walwal anan ogeyn meel u igaa heysto subxanallaa wlhi nolosha wan nacaay 😢wan tugada salada wana tusbihsada blse dhibki wan heysta wali

    • @ipcapital4747
      @ipcapital4747 6 месяцев назад

      @@Suheyla-wq5ve wll quraanka iyo salaada ducoda bdan samee ani 3 months la xanuunsana wan silcay masxkada dhan baa i wareertay now iam oky

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh 6 месяцев назад

    Xasbiyalaaaah wanicmal wakiiil

  • @izraaabdi2165
    @izraaabdi2165 6 месяцев назад +3

    Qof arkay qof xanuusan unbaa fahmi karaa sheekadan Sheekada marlabaad kasoo duuba oo qof waxa fahansan haka soo duubo waayo qof xanuusadey ayaad Waraysanaysaan degdega hala yaabinaaa Waaa qof dhintay oo soonooladey oo kale Allah baa mahadle Caafimaadkiisi usoo celiyey Anagana bukaanadeena Allah ha inoo caafiyo

    • @sharmarkemohamed2575
      @sharmarkemohamed2575 6 месяцев назад +1

      Wariye waraystaa meesha ma fadhiyo, ku yar oo aad moodo inuu khudbad jimce dhagaysanayo ayaa hor fadhiya 😂

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 6 месяцев назад

      Allaahuma Aamiin

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi3329 6 месяцев назад +2

    Ibliiis ama Ibo - Biis wa hal magac o isku mida markan maqlo , waxaan Xasuusta Suldaan Xasan Yare, wa Malmo khayrade ALLE DARIIQA XAQA AH HA WAA FAJIYEE.

  • @AishaCrihman-ec4sn
    @AishaCrihman-ec4sn 3 месяца назад

    Scw scw scw❤❤😊

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 6 месяцев назад

    Mar kle fadlan waraysi dheer iinooga qabta ciise