UGAASKA BEELAHA DIR OO WARAYSI XASAASIYA OO UU KUSO BANDHIGAY XOGO BADAN SIIYAY SULDAAN ABDIKARIIM

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • UGAASKA BEELAHA DIR OO WARAYSI XASAASIYA OO UU KUSO BANDHIGAY XOGO BADAN SIIYAY SULDAAN ABDIKARIIM

Комментарии • 67

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 12 часов назад +6

    Allah ha ka qabto dad weynaha beelaha Dir gaar,ahaa Sure Guul insha Allah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 11 часов назад

    allah maciina ha ahaado cadowgiina ha jabo ilahay waa la jira kuwa la gardaraysto beelaha direed wa in loo gurmado beelaha direed

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 11 часов назад +1

    Xasan sheekh iyo Hamze waa inay degdeg heshiisiiyaan walaalaha ishaysta. AAMIIN.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 12 часов назад +4

    SURRE WAA GEESIYAAL DIREED . ISAAQOW NIMANKA CIIDAN IYO CUDUD WIXII LA HELAYABA HA LAGU CAAWIYE. WAA NIMAN GOBEE

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 7 часов назад +1

    Illahay ha kala badbaadiyo Beesha Surre iyo Beesha Daarood

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 4 часа назад +1

      ❤❤❤❤ Aaamiin waa wiil of awoowgii labada belood.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 часа назад

    Odaygan allow isllaamka ka fadhiisi yaraball caallamiin afka allaah ha Aamusiiyo

  • @fahima6186
    @fahima6186 Час назад

    Abtiyoow kadaa! Somalia 🇸🇴 maanta olole qabiil uma baahnee 😢 dhulkiina adkeeysta idinkoon dhiig daadin Insha Allah ❤

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 12 часов назад +2

    Inshaa alah sure waa kagulaysan cayayaanka

  • @MubYus
    @MubYus 11 часов назад +3

    Miskiin yar oo daarood ah ayaa DIR la dagaalamaya macquul ma aha.

  • @akhalif579
    @akhalif579 10 часов назад +1

    Dagaal wiil baa ku dhinta hala qaboojiyo insha allah

    • @MubYus
      @MubYus 4 часа назад

      Dagaalka Nin ayaa ku dhasha, naaag kuma dhalato.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 часов назад +2

    Geesiyada surre liibana

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 часов назад +1

    Sure hadii ay ka fursan waydo ha is dufacan

  • @MubYus
    @MubYus 10 часов назад +1

    Iidoorku waa DiR dagaalku xumaado umlo doox gaadho waan soo galaynaa..

  • @MubYus
    @MubYus 9 часов назад +1

    Dhulka waa in la qaybiyo. meel xooluhu daqaan iyo meel magaalo ah.

  • @MubYus
    @MubYus 11 часов назад +2

    Sure iyo Darood ayaa dagaalamaya.

  • @MubYus
    @MubYus 9 часов назад +1

    Ugaasku, Run ayuu sheegay.

  • @MubYus
    @MubYus 8 часов назад

    Jidka aan marayo hadaad xirtid, Diyaarad soo raaci maysid waan soo ridyaa..

  • @MubYus
    @MubYus 11 часов назад +2

    Waxa dagaalamaya waa jilib yar oo qabiilka Sure ka mid ah iyo mareexaan oo daarood oo dhan u habar wacday.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 часа назад

    Adeer waa abtiyaashiin adinka iyo mareexaan waa wada dhalateen

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 5 часов назад

    Makhnuuid aan xishooon

  • @MubYus
    @MubYus 5 часов назад

    Daarood dayuus, marka laga hadlayo Nabada beelaha , Kursi iyo siyaasad ayuu ka hadlaa. Yaaab.

  • @MubYus
    @MubYus 11 часов назад +1

    Dadku waa Dir iyo dugaag.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 11 часов назад +1

      Soomalidu waa walaalo ee hala heshiisiiyo.

    • @MubYus
      @MubYus 8 часов назад

      @@AbdulAli-ku9he
      Marka la adkaado ayaa la heshiinayaa.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 7 часов назад +1

      @@MubYus Dir iyo Darood waa wiil iyo abtigii ee hala heshiiyo awoowe.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 часа назад

    Ciro baaqatay Allaah kaa dhig somali kaa dhiiga isllaamka daadanaaya

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 11 часов назад

    Hore ushegay in 1991 lagu noqday ugaaska dir ugaas ckaream tii ayaa ayaana mantan oomntan joogta koonfurta maamulka somalia

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 10 часов назад +1

    Daarood wuxuu isku sii diro mooyee oo gurmad u soo diro mooyee miyaanu cidba kala celin 🤨🤔 Acuudubilaah goorma yaa dhiig laga waantoobayaa??

  • @MubYus
    @MubYus 5 часов назад

    Nabada Ugaaska ha la qaato.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 8 часов назад +1

    Iska hadlow ina igare kan miyaa ugaas u ah dir 😂

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 6 часов назад +1

    Darood inu dagaal Dir ah isku furo waa jabkii Darood oo bolaamay, from jabuuti ilaa Nairobi, ilaa Addis sababa, dhamaan geeska Africa dadka ku nooli waa Dir beelaha kale waa wax yaryar, waar Darood ha ka joogsado. 👈👈👈👈👈👈

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 11 часов назад

    Waa markii ugu horeysay taariikh da Somalida qabiil, qabiil kale cunaqabateeyay😂. Illaahey ha kala qaboojiyo dhiiga umada Somaliyed. Waa in la kala dhex galaa Sure iyo Mareexaan.

    • @MubYus
      @MubYus 10 часов назад

      Maxaa qaldan.
      Abaayo macaan, ma xalay ayaad dhalatay ? Yaaaab

    • @maxaa.qaldan.
      @maxaa.qaldan. 7 часов назад

      @MubYus abaayo macaan, qabiilada wey is dagaali jireen laakiin cirka iyo dhulka la is kama cunaqabateyn jirin. Sure ayaa bilaabay sheekadaas 😆

  • @MubYus
    @MubYus 8 часов назад

    Daarood dayuus wuu kibray.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 часов назад +1

    Noolow ugaas

  • @MubYus
    @MubYus 9 часов назад

    Airporaka caabdudwaaq waa in la GUBO

  • @FartunK
    @FartunK 8 часов назад

    inaa lilaah wa inaa ilaah rajacuun war ninku been badnaa reer Dalal is not easy waxaa saas idinkaga ohiyay idinka iyo irir samalihiina waa reer Dalal gaf weyn baa naga gashay mareexaan ka gashay daroodna ka gashay taas Horta raali galin ka bixi

  • @zakariyefarah-je3hd
    @zakariyefarah-je3hd Час назад

    Daarood oo dhan jifo yar oo intay dir ka degtay hadana surre kasii daytay oo fiqi maxamuud la dhaho ayay isku uruursadeen 😂

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 часа назад

    Adigu ma matashid fiqi muxumud ,hadeer waxaad sheegeysaa in ey daarood iyo dirba mareexaan dhamaan weeraraayaane arinka dajiya

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 12 часов назад +1

    Waar. Isadaay. Ilahay. Ka. Yaaba. Dhiiga. Dadak. Isaka. Ilaasha

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 11 часов назад +2

      ❤❤❤❤ Waan kugu raacay, maanta oo jimce ah, Janatul fardowso ayaan Alle kaaga baryey wanaagaaga-AAMIIN.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 часов назад

    Ninka barmamusha wada dhinaca mareexan unbu u hadlaya lkn community surre dhibta soo gadhay ma waydinayo ugaaska wax badan buu u taabtay

  • @MubYus
    @MubYus 9 часов назад

    Diyaarada cirka soo marta toogta ku shiish barta.

  • @MubYus
    @MubYus 8 часов назад

    Xalku waxa ku jiraa marka la kala adkaado.

  • @Jimcaale143Bile
    @Jimcaale143Bile 8 часов назад

    Isaka celiy irir samalow darod ilayoynu qarad kasifayno moye ina dayna mayane

  • @MubYus
    @MubYus 9 часов назад

    Aano qabiil , hebel ayaa hebel dilay ma dhamaato.

  • @abobasement346
    @abobasement346 12 часов назад

    idorki aad lef lefih jirtay mah ku so gurmaday kkk kan waraysanayah waa idor waa langab labadubah kk

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 6 часов назад

    Kudhax waaloo😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 10 часов назад

    Dadaal gaari doontide. Ninkaas ugaska aad ku sheegteen inuu dad isku laayo oo idaacadaha ka hadlo waqti ayuu galiyey
    Qoorqoor inuu nin waalan kugu sheego qalad maha

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 3 часа назад

    Waar daarood Kan jahli iyo cawaanimadu kharibtay ayaa umada somaliyeed kaqabta

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 12 часов назад

    Beenlow aan rabigis ka xishoon oday xun oo dhiig ku naaxay waadna ogaan doontaa tan kale maxay kaligaa kuu wafaysanayaan

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 7 часов назад

    Ugaaska hargeysa ka laha irirsamle an dagaalano mudug ban ka bilabaya manta haka sarto

    • @MubYus
      @MubYus 6 часов назад

      ugaasku, Hargaysa iyo Caabaudwaaq isagaa leh.

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 10 часов назад

    War ninkan waa jiranyahay cuqdad daarood ayaa kabuxda lakin inagumed dad ulita Inadba kahadlisanba ma aha ee ka erya xerale oo dega marexanow ninkan waa Ninkii nafta biday Oromo Cadawad uu qabo karara xerale Ceeb ayay idinku tahay marexanow inad lagogaleysatan inagumed sas u hadlaya inad egatan

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 11 часов назад

    Hhhhhhhhhhhh inagumed marexan ayaa sabab u ah in inagumed kasi sas uhadlo war marexanow nagaso afjara waxa oo.xerale qabsada oo ka erya waxa Cebweye inagumed inuu sas idinlahadlo walahy

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 11 часов назад +2

      Ceeb waryaa, dhiiga muslimiinta waanu ka xunahay walaahi 100%

  • @FartunK
    @FartunK 8 часов назад

    odaygaan meesha Ku masawiran soo tuugii dagaladii laascaano socday irirsamaale buun buuni naayay sooma aha

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 2 часа назад

    Beenta ka daa tuugii wax daarood ladhaho iyo dir dadka ha isku dirin lafta nagaa khaaine daarood anagaa ah dirta halkaa dagan waa dadka yagii dagaalkaas hala joogiyo dirta fiqi muxumud waa dadkayagaa heshiiyaaa mareexaan waa ku khaldanyihiin ,dagaalka joojiyaa

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 10 часов назад

    Been badanaa nacalaa kudhalay wlh xataa reer diini ooma dhama Wiilal reer dalal ah baa sharanshuur oodhan Ka dhaansadey

    • @MubYus
      @MubYus 9 часов назад

      Reer diini, waa Qabiilka Soomaalida ugu dhilo badan.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 часов назад

    Ninka barmamusha wada dhinaca mareexan unbu u hadlaya lkn community surre dhibta soo gadhay ma waydinayo ugaaska wax badan buu u taabtay