" Yaan Masaajida Dadka la nacsiin" Sheekh Cabdi Xayi oo si kulul u hadlaya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2020
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 77

  • @aadancumar2387
    @aadancumar2387 Год назад +1

    Masha allah sheekh alla haku barakeeyo
    Aakhiro iyo aduunyoba

  • @liibaanaadanahmed326
    @liibaanaadanahmed326 3 года назад +6

    illahayow sheikh Cadi xayi xafid

  • @MustafaAli-gq6pu
    @MustafaAli-gq6pu 3 года назад

    Mansha Alla. Sh.cabdi xayi

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 года назад +5

    Wlllahi shiikha iyo toban lamid hadan heysan laheen wan guulesan laheen indheer garad an maqli jiray waa kanaa

    • @ahmedhilal5933
      @ahmedhilal5933 3 года назад

      War wadaadka mashidka haka soo saarina kuwa badan oo maskidyada ka wacdin jiray ayaa hada qoorta xirtay sarwaal dheerna xirtay marka suud ha u xirina illaahay hanoo xifdiyee

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 года назад +3

    Mansha allah sheekh allaha ku xifdiya.🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💝💖💞💕❣️💙💚💛🧡🦋🤍🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪

  • @abdirahmanmoallim6393
    @abdirahmanmoallim6393 3 года назад +14

    Mashallah, Waxaan sheekheega kasoo salaamayaa All The way from Norway. Halkaa aya kala socdaa Qudbadihiisa Xigmada badan leh. Ilaahay haku dhowro ustaad.

  • @mohamedabdullahi327
    @mohamedabdullahi327 3 года назад

    Walaahi waa run inta adka fashil matihid ayey ku daba soconayan dad mahayno sheekh allaha ku xafidi

  • @ruwaidadirir8772
    @ruwaidadirir8772 3 года назад +2

    Allaha ku xafido a dun iyo aqiro aamiin aamiin

  • @cadnaanfaarax1702
    @cadnaanfaarax1702 3 года назад +5

    waxan ahay ruuxi ugu horeyay ee commenti ka so baxsho wllyaaal muradkina allah sahlo

  • @mulkipebsamara926
    @mulkipebsamara926 3 года назад +4

    Mashallah sheikh ilahay xigmada ha ku barakeyo inshallaha 💙

  • @yazzinkeyjama9853
    @yazzinkeyjama9853 3 года назад +1

    Scw

  • @ja_77777
    @ja_77777 3 года назад

    حفظك الله وأعزك الله

  • @mohamedheebaan4867
    @mohamedheebaan4867 3 года назад +1

    Maashaa'Allaah. Ilaahayow u gar-gaar oo nabd galyadiisa Ilaali sheikh Cabdi Xayi, waa sheikh qiimo weyn ugu fadhiya ummadda Somaaliyeed.

  • @abdikadiromar5284
    @abdikadiromar5284 3 года назад +3

    Waa sheekhul xaq

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show 3 года назад +1

    Masha Allah c/xayi waa sheikh af tahan ah Allah inoo barakeyo

  • @mustafefarah7711
    @mustafefarah7711 3 года назад

    Alle haku xafido shekh abdi

  • @fadumojama8863
    @fadumojama8863 3 года назад

    Masha allaah

  • @ahmedismail5546
    @ahmedismail5546 3 года назад +1

    KHAYR ALLAH HA KU SIIYO

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 года назад +2

    Baarakalah shiiq

  • @Mcshiine
    @Mcshiine 3 года назад +3

    Nio Ani waanku taageeraa ✊🙏👈

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 3 года назад +3

    نعم شيخي waaruntaa taasi caruurta masaajidka inlaga ceyriyo waa qalad

  • @waabuuwaaofficial780
    @waabuuwaaofficial780 3 года назад +2

    Mash allah

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 года назад

    very powerfully words.

  • @mouminnuur8442
    @mouminnuur8442 3 года назад +2

    Masha-allah

  • @mohamedabdullahi327
    @mohamedabdullahi327 3 года назад

    Alahayow wadanka noo hagaaji

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 года назад +2

    Masha alaah

  • @saiddhore7976
    @saiddhore7976 3 года назад +1

    Waa wax aad iyo aad u qiimo qaayo badan hala dhageyso walaalo yaal please

  • @taslimofficial9591
    @taslimofficial9591 3 года назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wadaniwadani8523
    @wadaniwadani8523 3 года назад

    Yes. All siyaasi magaca kaliya ayey ku kala duwan yihiin

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 3 года назад

    Assalamu Calaykum Sheekh CsbdulXayyi?Allaah Hakaa Abaal Marsho Dacwada Iyo Ummadda Shaqada Aad Uhaysid Sheekh.Rabbi Dhibka Soomaali Hakasaaro Hogaamiyayaashana Hanoo Wanaajo.Salaam Sharfoon Ayaan Kaagasoodirayaa Ndola,Zambia Sheekh.

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 3 года назад

    Jazaakallahu khairan

  • @qodarabdulahi9311
    @qodarabdulahi9311 3 года назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdiaziizjimcale1987
    @abdiaziizjimcale1987 3 года назад +1

    Scw scw

  • @hfffgff6252
    @hfffgff6252 3 года назад

    Maanshaallah barakallah

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 года назад

    Ma sha ALLAH

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 года назад

    WALAAL shiikha WAXAAD naga gaarsiisaa walaalayaal siiriyaan oo dhibaateysan ayaa magaalada dhooban Ilaa hadeerna wax shiikh oo u istaagayna malahan walahi koodi gaajo u dhintaa dambiga wan wada leenahay ALLOW NA ASTUR ADUUN IYO AAKHIRABA

  • @saiddhore7976
    @saiddhore7976 3 года назад

    Wa sax masha allah that true

  • @MahadMooge
    @MahadMooge 3 года назад

    M.a m.a

  • @aadanmacalinhuseenidiris1782
    @aadanmacalinhuseenidiris1782 3 года назад

    Good

  • @khalifismail6405
    @khalifismail6405 3 года назад

    Allah akbar

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 3 года назад

    Waa sax

  • @adhangaranebule4613
    @adhangaranebule4613 3 года назад

    M.a

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 года назад

    Sax waaye

  • @xamzash8184
    @xamzash8184 3 года назад

    Dhibaatada somalida heysataa waa midan oo kale,waxaana la yiraahdaa runna ha sheegin beenna ha sheegin waxaad sheegtana haweynin. Sheekha qeyr alla ha siiyaa wax umadan wado u noqda uma uusan sheegin,laakin sheekooyin fiican oo madadaalo ah ayuu ugaga sheekeeyay.

  • @MahadMooge
    @MahadMooge 3 года назад

    Fadlan subscribe saar chanalkaan madrasatu Alharameyni

  • @abdirahimsheikhhussein7256
    @abdirahimsheikhhussein7256 3 года назад +1

    Walal sheikh a maleeyahay email gar u ah oo fariimaha loogu soo diro
    Mahadsanid

  • @maxamedjeylaanecali9008
    @maxamedjeylaanecali9008 3 года назад

    Asc

  • @Ali-ce9pt
    @Ali-ce9pt 3 года назад

    Sheekhoow kuwa dadka ku dilaya maad ka hadashid oo dhiigooda baneystay

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 3 года назад

    Wadanka qof iyo cod haduu gaaro oo uu shiiq c xayi isisosharaxo hubaal waaye in ladoranaayo

  • @abdulbasidabdullahi9474
    @abdulbasidabdullahi9474 3 года назад +1

    Ustad wa mhdsanthy, tafsiirka Quranka maxa ku dhacayna ustad nagu kala jarten

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +3

    Asc wll mcn aduun cisi ku noolow aakhirana janada allaha kuugu casuumo 🤲 1k🙏 subscribe 👈 inagu caawi waa codsi wll mahadsanid ✅🙏 scw scw scw scw 😍

  • @Mcshiine
    @Mcshiine 3 года назад +2

    Dadka yaa madaajidda lagu qasbin hadu yiri alshabaabka ayuu la hadlayaa sheikha 🤣🤣🤣😂😂

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 3 года назад +3

    Wlhi ani ma dhagesto sheikh yasha somalida lkn waxa dhagesto kuwa kle lkn adi waxa tahy qof ka duwaan ayaka dhaan ooo dhalinyarada fahamsana

  • @cabdimaxamedaadan1262
    @cabdimaxamedaadan1262 3 года назад

    Homophobe

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 3 года назад

    Wadaadkaan diinta kuqaraananaayo siyaasada ku soo dhex qasaayo ninfiicane iska dhigaayo dhexdhexaad noqo ama iska aamus

  • @mohamedabdullahi327
    @mohamedabdullahi327 3 года назад

    Walaahi waa run inta adka fashil matihid ayey ku daba soconayan dad mahayno sheekh allaha ku xafidi