DEG DEG:DAAWO BEESHA MAREXAN OO HADA CIIDANKODI|ITOOBIYA OO HADA BEENISAY HUBKI XASAN SHEKH BAA LAHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 57

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Месяц назад +7

    VIVA Marexan not easy from dhulbahante
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Negenzes
    @Negenzes Месяц назад +5

    Waa arin fiican ee haka sootagaan

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Месяц назад +5

    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan moryan amiin yaa allaha 🤲

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Месяц назад +3

    Xasa dhiiqo ceebetaba wuxu u yaqaan shaqada keliya uu qabato waana faakiisa ceebetu itoopiya iyo dubuljidiidi waa cadowoga umada soomaaliyed wana isla shaqayastan😉

  • @AlinasirAhmed-s6h
    @AlinasirAhmed-s6h Месяц назад +1

    Subxanallah it is a disgrace

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад

    Guul ceyriya

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Месяц назад +3

    Mareexaan xasan uma baahn

  • @BushroFarah
    @BushroFarah Месяц назад +1

    Meeshaan shanqarta badan kaguur

  • @Man19699
    @Man19699 Месяц назад +1

    Qof jiran oo xitaa asxaabul qubuurkii qaxiyey wax walba wuu sameyn.That is no news !!

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 Месяц назад +1

    Akh akh maan fureen waan ku khaldamay

  • @maxamudaxmeddiriye4315
    @maxamudaxmeddiriye4315 Месяц назад

    Haiskaga bexeen marexan hawiye

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад +1

    Hawiyo oo fahmay shirqoolka daarood

  • @ismailabdalla7953
    @ismailabdalla7953 Месяц назад +1

    Weligeed addunka lamaarkin

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Месяц назад

    Var marexaan 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪♥️♥️🌺♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌺🌺♥️🌺🌺

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 Месяц назад +1

    Waa cajiib

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 Месяц назад

    Waa.sax.haka.soo.tagaanhub.iyo.lacagba.waxay.u.taal.c.waaq.iyotolkooda.dhex.diisa

    • @mamaaminayusuf727
      @mamaaminayusuf727 Месяц назад

      JaaLida daarod ba siin muusha harki xaasan guur gurte e dadkina kaLah diifac

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Месяц назад +1

    Maxa lagaracaya dalxow

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад +1

    Ani waxan layaabanahay idinka qaranka xagu joga ma mooryanta hassan munaafaq ba qan ah

  • @user-nw5hg5oy9b
    @user-nw5hg5oy9b Месяц назад

    Wa caadihala caydhiyo

  • @Mideye157
    @Mideye157 Месяц назад

    Dalxa Are sitting in a construction site we always hear knocking noises

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 Месяц назад

    Scw❤❤😎😎😎😎😎😎😎🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @ahmedsuldan2498
    @ahmedsuldan2498 Месяц назад +2

    Waa arin fiican

  • @SacdiyoJaamac-mj4yh
    @SacdiyoJaamac-mj4yh Месяц назад

    Hawiye haduu,,nacay,daarood maxay uga Daba ordayaanhawiye ceebtoodda

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Месяц назад

    Mareexaan mooriyaanimmada ha Iska daayaan, ha soo celiyaan hubka dowladda ay dhaceen.
    Maxaa fajac ka dhigay, fargaajuba beela gooni buu u ka saari jiray kamid ahaansha ciidanka xoogga

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Месяц назад

    Hadi laga saro may yimadan mamulkoda awalba dawladu qabilbayhayd..
    ..

  • @user-li1ce6ku7p
    @user-li1ce6ku7p Месяц назад

    Dawladi.majirto.waa.91dii.qabiil.bay.udhuratay.ilaahaw..dalka.adaa.umaqan

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Месяц назад

    OMAWAXAA LAGA NAXAYAA CIDAMOO MR O LAGA SAARAY DOELADA RIDADA AH
    WAAR DAAROODOW SAMEYSTA DOWLAD XALAAL AH ISKAGA BAXA XAARAANTA UMADA SOMALIYEED BANAYSTAY DHIIGODA IYO DHEEFTODA ISKAGA IMAADA O DHULKINA UTASHADA SIDA SSC UGA REYSTEN MUUSE FIRCOON
    QAYR BAY NOQONI E SHAR NOQON MAYSO

  • @user-nw5hg5oy9b
    @user-nw5hg5oy9b Месяц назад

    Dowlad maba jirtee riyada kaka

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Месяц назад

    Wax laga naxo maaha waa wax lagu farxo hakasaaraan awalba meel ayna udhalan ayay ku dhimanaayeen ee hatagaan gobolkooda oo hadifaacdaan way dhimatay somalinimo

  • @IsmaaciilAweys-t8v
    @IsmaaciilAweys-t8v Месяц назад

    Dowlada/soomaaliya/dhameeytiradeeda/caalamka waamidloobaahanaa ineeycadaadaan/tashi mareeyxaan xasanoow /baaybaay mareeyxaan/wuukaagoay hada iyo galmuduk odayaasha hawargidir siyaasiinta iyo shacabkooda waxaanagahoreeyay ciidamadii galmuduklagakenay 1 iyoburburintii shacabka debdemiska hawargidir waxey adoonutahay abgaal waxaana kadhigay siyaasiintooda hadabo qoorqoor siyaasiinta fadaraalka waxaankaacodsaneeynaa ineeysan caksoodhigin maamulka galmuduk 1oow m 2waad xiisad cusub iyo abaabul dagaal majiro doorasho maamul

  • @Mideye157
    @Mideye157 Месяц назад

    War ninyahow deriskagu ma dad ku neced ba Maxa La garacaya mar walba

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq Месяц назад

    Hhhhhhhh askari waloowba gurigii hooydaa aad xamar dawlad kama jirto

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 Месяц назад

    Uga kalaya guryohoda hawiye dalkina imada waka maranna

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Месяц назад

    Hubku jabuti buka yimi

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 Месяц назад

    itoobiya waxay ogaatay inaan somaliya dawlad qaran ah oo ummadda somalidu ieedahay maanta ka jirin somaliya taasoo itooobiya u ah fursad dahabiya oo dhul somaliyeed ay ku qabsan karto iyadoo ay iidoor hogaaminayaan oo al shabaab waa burcad somaliyeed oo iidoor leeyihiin oo laga xukumo hargaysa marka somalidu xaqiiqada al shabaab rabto inay wax ka ogaato oo alshabaab iyo itoobiya iyo iidoor waa hal ciidan oo wada shaqaysanaya oo haddana si fiican uga baaraan daygay somaliya inaysan baarlamaan somali iyo madaxweyne iyo ra-iisaare somalinimo qalbigooda lahayn oo camalkooduna uusan somali ah ahayn taasoo itoobiya iyo iidoor iyo daba dhilifyadooda sokeeye iyo shisheeyaba siiyey kalsooni ay ku hawaystaan inay qaataan dadka iyo diinta iyo dalka somaliteed cir iyo dhul iyo badba oo camalada somalidu ka daawanayso itoobiya ee ay somaliya qaranimadeeda ugu xadgudbayso waa waxay ka sragtay isha baarlamaanka somaliyeed iyo madaxweynaha iyo ra-iisul wasaaraha soomaliyeed iyo iidoorta oo u naagaynaysa iyo xasan shiikh oo dastuur somaliya oo u arkay inuu ugu haboon yahay inuu u noqdo dastuur uu awrtiisa ku kacsado oo kaliya oo awrkacsigiisaad kala weyn tahay somalinimo iyo qaranimo somaliyeed oo itoobiya iyo iidoor iyo inta la hal maashaa waa siday rabeen oo xasan shiikh ugu ilduufay si ay somaliya dad iyo dal ka mid ah oo cusub maanta gacanta ugu dhigi lahaayeen oo somali galbeedna somalidu ugu ilowdo oo iidoorna gacanta ugu dhigaan oo taas bay ciidamada itoobiya koofur somaliyeed u aadeen waa tijaabo ay doonayaan inay xooga shacabka somalida ku ogaadaan intaysan qabsan saylac iyo lughaye oo aysan sool iyo sanaag na weerarin. itobians are testing water of somalia taasoo ah tijaabo. xasan shiikh isagoo awalba ahaa mid gargar iyo baajoba gabay ayaa puntlandna harqisay oo koora dhig ka dhigtay oo kama baxayo harqashada siyaasadeed ilaa wakhtigu ugu dhamaado silic iyo wareer oo somaliyeey xasan dal idiin ma difaacayo ee taas ku seexda oo ku soo toosa oo xasan shiikh cid u gargaarta habargidir baa ugu dhawayd iyagiina maanta obosiibooyinkoodii ayuu ku dumiyey oo mawtidoodiina badweynta hindiya ayuu ku daray si uu qabriyadoodii hoteelo iyo dabakhyo iyo makhaayado uga dhisto.

  • @user-xg3xr9cz1l
    @user-xg3xr9cz1l Месяц назад

    Waa ciidankii 21aad oo dhan

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt Месяц назад

    Hawiye khaasahaan abgaal dowlad wax kama-yaqanan waa dad qabyaaladi dilotay

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino Месяц назад

    Dalxa maalmahaan maxaa lagaa ag garacayaa

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 Месяц назад

    Feet iyo qabyaalada ayeey kutaa taajiraan kooda xaraasha qaran oo xasan sheq uuho gaamiyo

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 Месяц назад

    War xassan Shiikh waaba sixiroole waayo wax loo wada jeedo in xassan iyo liban shuluq ay soo gateen baa la leeyahay itobia baa leh itobia lacag beey rabtey xassan bayna ka gatay

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Месяц назад

    Xasan Dhiiqo waxuu ku fashilmey Hogaaminta Dalka. Waxuu hadda Naf ka raadinayaa Dhiiga Dadka Somaliyeed.

  • @mohummeddeeqmohummeddeeq4687
    @mohummeddeeqmohummeddeeq4687 Месяц назад

    Wariye.tahay.dhaxdhaxad.ha.noqo

  • @muxubowarsame9775
    @muxubowarsame9775 Месяц назад

    Ciidanka mareexasn ee lacun suriyeeyey ha aadeen putlaan hans qarameeyeen halkaas baa toldbod joogaane

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek Месяц назад

    Dhamaan ciidamada daarood waa inay kabaxaan maamulka xasan tuug iyo mooryaantooda waa in ay xariga ujaraan dacwad caalamiyana loo gudbiyo beesha caalamka dadkii xildhibaanada ahaa ama wasiirada ahaa ee daarood waa inay sida ugu dhaqsaha badan ugu gudbiyaan aduunka dalkii in alshabaab qabsaday xasan iyo kooxdiisuna tahay alshabaab ciidankii qarankana labaabi iyey hubkii dawladana sifudud xasan ugu wareejiyey alshabaab sida ugu dhaqsaha badan waa in xasan aduunku xasan uga qabtaa wax dhaqaalo ahana aanay beesha caalamku ugu dhiibin magac dawladeed waa in beesha caalamku talaabo qaado xasan waa argagixiso hubkana isagaa lahaa argagixisaduuna took ugalay

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Месяц назад

    Nomore Probaganda Baq baq baq baqle😅😅😅😅😅😅😅

  • @malakaaay
    @malakaaay Месяц назад

    wax fadeexad la yiraahdo oo hawiye iyo xulufadooda dul taal ma jirto ✅ waxaa fadeexad iyo ceebi dul taal kuwa from 1991 ilaa maanta sidii la rabo laga yeelayoo aan tashan karayn oo midoobi karayn oo caqliga caruurtu ku jirio meelkasta naacdiyo baroorta la taagan ee d5 iyo raxanweyn🤮😡ah 😢 kuwaas liita baa moodaya in somaliya dowlad ka jirto 🥲

  • @museosman8296
    @museosman8296 Месяц назад

    Putland halaga qarameeyo

  • @karasch1879
    @karasch1879 Месяц назад

    WCs boowe

  • @abdiganimuse3492
    @abdiganimuse3492 Месяц назад

    Beenlow beenlow u ahli ah, nacas dhandhaan ah baad tahay.

  • @abdikarimabdulle215
    @abdikarimabdulle215 Месяц назад

    Lama maqlayo codka