Mar hadii inta yar ee kala fug aad kacabtid, jidhkii wuu galay, markaa uma baahnid in aad meelaha kale marmarisid waahyo wuu kugu badanayaa, Takale, dhasha gaar ahaan ma keenayo, lakiin hormanadii buu dejinayaa, hormoonadu na hadii aany qiyasnayn oo qaar kacsan iyo qaar dhacsan yihiin jidhka khalkhal bay ku keenaan, uurkuna hormoono degan oo aan kal a badnayn ayuu u bahanyahay.
Thank you so much for all this information
Maashaa allaah walshy guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc abyo side lo isticmaal mudo inte leg
Masha Allah
❤❤❤ asia soyez l bienvenue qali bonne année 🎉🎉🎉que du bonheur et prospérité
Is this Abel from tiktok?
@@AsiyasTVShow no qali j te suis from Djibouti tageree ku ahay
Wajiga wau iolalinya wll
Asc asiya wan ku salamay walaal Sherkada samayas magaceeda so sheeg please
Wcs wllo shariikado badan ayaa sameeya ee anigu waxa la iiga soo diray hindia, carabaha waad ka helaysa
Asc mashallh shukrn
Wcs ❤️ 🙏
Xonqorta ma ufiicanyahy Taas iiso sheega
Shirkada saxda ah ee aad ka soo iibsatay noo sheeg walaal.
Wllo shirkaduhu way badan yihiin, aniga hindia ayaa la iiga soo diray, mar hadii shirkadi ay damaanad qaado waa ok
Kedkaan tiree mayahy
Aff somali waxa la yidhaahdaa Likke
Mar hadii inta yar ee kala fug aad kacabtid, jidhkii wuu galay, markaa uma baahnid in aad meelaha kale marmarisid waahyo wuu kugu badanayaa,
Takale, dhasha gaar ahaan ma keenayo, lakiin hormanadii buu dejinayaa, hormoonadu na hadii aany qiyasnayn oo qaar kacsan iyo qaar dhacsan yihiin jidhka khalkhal bay ku keenaan, uurkuna hormoono degan oo aan kal a badnayn ayuu u bahanyahay.
TALOOW GEEDKANI MAGEEDKII SOOMAALIDU TIIRAHA UTAQAANAYBAA
Wllo mcn ma ku aqaano soomaali lkn waydii dadka oo carabi uugu sheeg magaca
@@AsiyasTVShow MAHADSANID QAALI