Asc abayo waa heysta sago shiidan mudo dhawr biloda mana isticmalin qanja aya aad ii barara dhaqja dhuunta xaga sare quman ama xoqodo hama tolow ma isticmali kara waxan ka baqa inuu mudo badn kujirey xaga ama raagay
Masha allah ani saliida aan tinta aan marsado ayaa ku darsada marka hore waxan rabay in aan cilad tinta aan ku daawayo lkn waxanba ka helay faaiido aad u badan awal waxan lahaa madax xanuun badan oo joogto ah inta aan istimaalayo waan ka raysta subxaan allah waa geed mucjis ah
جزاكم الله خيرا أخي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Badbaado wan isticmalay waxanan u isticmalay fiix ama burooyin ani wuu iga awood weynaday oo dawakhad ayuu keenay lkn garacii iyo jidhkii i roorayey xididadii ay bahashu haystay xanuunkiiba wan ka ladnaaday walow aan hada joojiyey mudo hal bila ayaan isticmalyey wanse ku noqon sheekhow mahadsanid miisanka xasanadka allah kuugu daro nabi muxamed scw waligiis been buu sheegin shakina kuma jiro wixii rasuuulku sheegay inay dawo yihiin
Masha Allah sheikh Allah cimri dheer iyo caafimaad qab ha ku siiyo ubadkana iyo reerka Allah ha ku barakeeyo Aad baan uga hellaa casharadaada hargaysa caday ayaanu kaaso salaamayna aniga iyo familigayguuba
sh alle haku barakeeyee xgee kahela wiil yarbaa sonkor iga qaba dad badan baa iguyiri waalagu daweeyaa qofka somalia jooga asago diyarsan qofki arka farintayda haisooshego jskalaah khyr
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم أمين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Asckum dhamaanteen sheeq qaar Allah hakusiiyo waarun aniga ayaa kutijaabiyey quman iyo waliba waxyaabo badan Waan kuguulastay halacun Insha Allah yaan laaska badin waa daawo waa sida N S C W uu inoshegay sheequ qaar Allah hakusiiyo Asckum
Masha Allah jasakala khayr wllo Wan isticmalay mar an uur laha o ilmihi o yar igu dhex dhintay drkina u yidhi wan kuso xadhaya Gurigayga ayan iska tagay 3days ayan isticmalay ka dib wan kaga marmay xadhitanki alxamdulilaah wa ged faidoyin badan 👍👍
Masha Allah sheekh waan isticmaalay in kastoo aanan toos u wadin lkn qumanka ayaa igu kaca waan ku luqluqday waan liqay runtii waa ku caafimaaday Alxamdulillah
Wcs m. Sh alle haku dhowro alle hakaa apaal mariyo wanaaga aad inoo zoo gudbizo mar walba inshaa allaah allow u naxriizo inta ku geeriyootay magaalada muqadisho gacan ka xaq daran baa dishay allow janaada ka waraabi inshaa allaah 28 12 2019 waa maalin murugo io tiinraayo badan waa maalin aan iloobo doonin waa maalin xuzuuz igu reep tay yaa allaah soomaalidu cadaalad bey rabtaay
Jecliya Rasuulkayga Muxamed Sallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Scw
Asc she
Scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw wlo iskadaa calaamada loo yaqaan wadnaha waayo waxa lagu sseegaa futo naageed
Waa run geedkaan aniga 2019 January thyroid ayaa dhunta iiga soobaxay buro 2 bilood cunta maliqin biyo caano AMA rooti caano lagudaray sakaraad ayaan noqday Dr keygii qeebta cancer lagubaaro Lancet ayaa leydiray dhunta cirbad ayaa leyga galiyay dhacaan ayaa leyga qaaday jawabtii cancer waaleyga waayay bura ayeey noqotay nolashaada inta kadhiman daawa ayaa laqeysaa bey igu dhaheen hadeey weeynaatane waa lagu qalayaa qusulhindigaan ayaa malab leygudaray Quran leygu aqriyay shiiq ayaa isiiyay weyna iga baa ba.day bil gudahood alxamdulilah
Asc abayo waa heysta sago shiidan mudo dhawr biloda mana isticmalin qanja aya aad ii barara dhaqja dhuunta xaga sare quman ama xoqodo hama tolow ma isticmali kara waxan ka baqa inuu mudo badn kujirey xaga ama raagay
Abaayo.sidee u isticmaashay anaa buro dhuunta qabee
Mnsho allah wllo
Walal aniga qanjirada aya ixanuunayo dawo ma utahay
masha allah
Masha allah ani saliida aan tinta aan marsado ayaa ku darsada marka hore waxan rabay in aan cilad tinta aan ku daawayo lkn waxanba ka helay faaiido aad u badan awal waxan lahaa madax xanuun badan oo joogto ah inta aan istimaalayo waan ka raysta subxaan allah waa geed mucjis ah
Abaayo masago qalalana kukarisa saliida
Xagaa,ka haleyaa abyo
Nairobi hda jogtan six laga hela melaha mindawadka
Abaayo xagee ka helaya wan ubahanahye
Magacisa sxb
♥️اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ💖
Sheikh badbaado alle janna firdawsa ha ku casuumo. Walahay waxbadan ayaan ka faa’iiday.
جزاكم الله خيرا أخي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Badbaado wan isticmalay waxanan u isticmalay fiix ama burooyin ani wuu iga awood weynaday oo dawakhad ayuu keenay lkn garacii iyo jidhkii i roorayey xididadii ay bahashu haystay xanuunkiiba wan ka ladnaaday walow aan hada joojiyey mudo hal bila ayaan isticmalyey wanse ku noqon sheekhow mahadsanid miisanka xasanadka allah kuugu daro nabi muxamed scw waligiis been buu sheegin shakina kuma jiro wixii rasuuulku sheegay inay dawo yihiin
Asc sheikh mashalaah waad mahadsantahay laakiin afsomali maxaa lagu dhahaaa geedkaan magiciisa
Birada tan dhunta miya thyrodka aniga waa leyahay maa qatarba Huno Wan heysta dawadan Wan Kaa baqi jiray hadan bilabayaye
Hno halbowlayasha ayan ku leehay
Mashaa allah
Sidada wnga nola jcshahy alle hakuu jclado ✋
Manshallah sheekh khayr alle hakusiiyo
Asc sheikh allaha ku barakeeko dhaqtarbaa tagay caadada wey iga qaldantaa markasta Qusul hindaha seeloo isticmaalaa dawada wey iitaalaa jawaabta kaa sugaa sheeekh Maasha allaah
Prophet Muhammad SAW Jazaka Allahu kheeyr Sheikh
Salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam salalhu caleyhu wasalam ❤♥️❤⚘
ajar ALLAAH hakusiyo sida noogu soo gudbsay casharada diiniga kuwaa QURAANKA KARIIMKA aan barano micnahiisa
Badbaado ducooyin badan ayaan ku xafiday khayr alle ha ku siiyo sheekoow
Maasha allh wan isticmaalay 3 bilood wana u bogay shukran illh hakaa awaal mariyp🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
Masha Allah sheikh Allah cimri dheer iyo caafimaad qab ha ku siiyo ubadkana iyo reerka Allah ha ku barakeeyo Aad baan uga hellaa casharadaada hargaysa caday ayaanu kaaso salaamayna aniga iyo familigayguuba
Anigana hargaysa ayaan kaasoo salaamaynaa
maxamed xuseen Masha Allah walalo kuso biir badbaado waad ka faa idii doontaa
@@hodocabdi3269 walshy waan ku jiraa badbaado chanell een hargaysa na waan joogaa aad baan kuusoo salaamayaa inshaa allaah
sh alle haku barakeeyee xgee kahela wiil yarbaa sonkor iga qaba dad badan baa iguyiri waalagu daweeyaa qofka somalia jooga asago diyarsan qofki arka farintayda haisooshego jskalaah khyr
Abyo ila so xariir Ana ka Sacidayo ilaahey Dartii ayan kaga cawina +252612226161 from muqdisho somalia
Mashalahaa shiiq alehaku barageeyo shiqow aniga waan yarah xanunsanahay walwal naxden isla hatal fagar batan xanaaq shiiq aleha icaafiyo
Allah haku ilaaliyo haku xafido shiikh kujecliya qalbiga iguqabooba maxadirokastod sheegtid masha allah
(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)
Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
SHIIQOOW QEER ALLAHA KU SIYO EEBE HAGU GELIYO JANAATUL FARDOOSO. WAAN KUGU LIIBAANEY EEBE KADIB
Masha allaha sheekhow ilaahay dartii baan ku jecelaahay waxkasta ood so galisana aad baan u dawada jisakal khayr
Mashaa Allah tabarakkallah
Maashaa allaah waa geed aad u caafimaad badan oo waliba aad ugu fiican nervsystemka intaas shiikhu ka sheegayba waa run
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢😢
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا داءمان اللهم اغفر لنا ذنوبنا وارحمنا ورزقنا واهديناء واعفينا واعف عناء وزدن علم وخيرا وسعة ورزقنا بحسني ختمة برحمتك يا الرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم أمين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Sheekh Allah haku barakeeyo furayashaad bixisiy qufulo badan in ayfureen ayaa larajaynayaa
❤️صلى❤️ الله❤️ عليه ❤️وسلم❤️
Mash alh tbarakalh وما ينطق عن الهواء صلي الله عليه وسلم ❤
Masha Allaah sheekh Alle ha ku barkeeyo waad no faiidaysaaye Aale ha kuu fa.iideyo
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢
Asckum dhamaanteen sheeq qaar Allah hakusiiyo waarun aniga ayaa kutijaabiyey quman iyo waliba waxyaabo badan Waan kuguulastay halacun Insha Allah yaan laaska badin waa daawo waa sida N S C W uu inoshegay sheequ qaar Allah hakusiiyo Asckum
Asc walal qali allaah haku sharfo qumanka seed ugu dawaysay
Se u istcmashy byo
Masha Allah jasakala khayr wllo
Wan isticmalay mar an uur laha o ilmihi o yar igu dhex dhintay drkina u yidhi wan kuso xadhaya
Gurigayga ayan iska tagay 3days ayan isticmalay ka dib wan kaga marmay
xadhitanki alxamdulilaah wa ged faidoyin badan 👍👍
Wllo magacisa isheg fdln
@@moyunis5994 qusul hindi
Quf ilmo laga so xaaqay mar dhaw isticmali karkaa jso jwab
Qof uur leh macabi karo
Somalia 🇸🇴Malaga helaa
Sheekh
Sheekh
Masha Allh walaldey isoo duceyaa wn xanunsanayaa idinkana wn idiin soo duceynayaa insha Allh
Alle haku shaafiyo wll qli
Allaah ku caafiyo
Allh haku cafiyo wllo insha aallh
Alle ha ku caafiyo wallo
Allaha ku caafiyo wll
Warunti sheekha wanisticmala wana kubogsaday alxamdulilah
See u isticimaashay wll gaaska qof qaba ma isticimaali karaa inaa iijawaabtid baan rajayn wlshy
Walal English maxaa lagu yidhaa, xageese laga iibsan karaa, also mahadsan walal bal Riga soo jawaaab thanks
Thnx sheeq dawadaan ad ayey u qaraartahay Aniga isticmaley wana kucatobey alajiga ayu uficanyahay wana kucafimadey
Asc wllo lamberkaaga isii adigo raali ah
Jasakalahu kheyr sheikh alle haku dambe dhafo walaheyga muslimka ah waxan idinka codsanayaa inad iso duceysaan
Insha Allaha ilahay hakusiiyo waxad rabto cibaado cafimad o.o arsaqba
Walaala meesha ku jiro dhaman duco idinka codsanayaa ilaahey dartis iigu duceeya duco igu sadaqeesta waa walaashiin oo murugeysan arinbaan ka murugsanahay isoo ducey hadaad komentigeyga aragtid in murugada iheeyso farxad ilaahey iigu badalo
Farxad Ale haa kugu badalo
Wallashey illah murad kaga haku sahlo murugadana farxad allaha kugu badalo Amiin
Allah murugadaaada hakuugu bedelo farxad aduun iyo aakhiro
Wll alle hakaa dulqaado mueugada Ku hysata
Maashaa alaah sheekhow alaha ku barakeyo aduun iyo aaqiroba adiga iyo reerkaduba ilaahow aamiin yaarabi
Masha’Allah tabaaraka Allaah illahay ha kaa abaal mariyo khayrka aad wado,anagana illahay ha nagu anfaco Amiin
Anaa isticmaalay alx aad baan ugu faa.iiday waana ku caafimaaday
Xaawo halked ka heshayna wllo
@@hodanyusuf4241 masar qaahiro
@@hawomohamud1959 shugran wllo talow an waxan joga Deutschland san uhrlaya
Hodan Yusuf dukaamada soomaalida ayaa lagu iibiyaa Abaaya
Abaayo qaabke u isticmashay micnaha qiyaasta ad isticmashay ma i sheegi karta plz
جزاكم الله خيرا امين إن شاء الله امين يارب العالمين امين
Mashalah geedkaas 3sano waa isticmalayay alerji aad u xun baanqaba waxa i caawiya weeye daawo lahubo maashalah
anaa elerji leh ma kaa ba ahay wll an isticmaale
jazaakumullah sheekh allah ku barakeeyo si da aad noogu soo gud biso wax kasto oo kheyr iyo wanaaga aad noogu soo gudbiso allah kaa abaal mariyo.
Khayr alahaku siiyo
Alx qeyr allaha kusiiyo sh 10 sano dhiigu igama socon wlh hada markaa cabay waa iga socodsiiyeu alle hakaa abaalmariyo
Sheek waad ku mahad santahay wax sheega waxaan kubixiyay. Haween koriye khayrhortad bidmilaah
Sheikh masha Allaah waad mahadsantahay Allaah hakaa abaal mariyo khayrka aad naso gaarsiiyo chnnelkaagu aad buu ufiicnyhy Allaah haku barakeeyo
Masha allah sifiican ayaan u aqaana jaskalahu qeer
اماميويكاي بموبيخاللم غيكا😏
Qaskilka mukawada sheekha qusdul hindi isheeg abayo qasilka lamarsado mii
Magaciisa somali ahan igu sheg wll
Jazakumu allahu kheyraa ustadanaa
🌿❤ماشاء الله تبارك الله ❤🌿👍👍
maansh allaah ilaahay ha xifdiyo shiifow wax badan ayaad u fideysey islaamka
Somali yuuu like
Alxamdulilah dawadan waxa igusiye rabi oowlaad alxamdulilah jazakalah yaa sheyq alow kuxafid
Wll sidee uisticmaasho
I love allah sidee u isticmaashay abaayo
@@sahrocabdi5158 waxan uisticmalay markan quracdo ayan qadada yar halkeyda ayan kuqasanjiray biyo kulul markan kagariwayana shaxa rajiga ah ayan kuqasanaye ano xeydkiyh heysto ama anheysanbo wan isticmalay malin tiy waxan kaisticmalijiray labo mar subax iyo galab alxamdulilah bil leybo ale igu irzaqay inta heysan alow ubad salix ah kuirzaaq inta heysatana alow ubarakey
Wall aniga caadi wareer qaba muu ii sixi caadada kol bishii 2 jeer ayey iman kol 35 casho maqnaanaysaa
@@deeqsansultan8231 abaayo anbo shanbilod ilaa laba bil ayuu iga maqnanjiray hadana alxamdulilah aso cadi noqday ayan arka
Jazakallah kheyr sheikh
Nabigeena salalaahu calayhi walasalam
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Asckum mahadsantihiin dhamaantii wllo abayo Faraxiyo ayaa iso waydiisay qumanka see ugu daawayasay ayaay itir sida shequ inosheegay suba ayaan isticimaalay markaanu sokacno anagoo aan wax cunin markaa cabaar wax hacunin subax walba same ilaa laboweg ama kabadan Insha Allah hajoojin markaadkuxanuusato wad le wahelaysa Kawabata Insha Allah
Masha Allah sheekh waan isticmaalay in kastoo aanan toos u wadin lkn qumanka ayaa igu kaca waan ku luqluqday waan liqay runtii waa ku caafimaaday Alxamdulillah
Magaciis geedku wlle
@@Mushtaqmohamed44 qustulhindi waa geed qaraar lkn waa daawo qofkuu rabi ku daaweynayo
@@Mushtaqmohamed44 quli hindi baa la dhaha meelah dhirta Mudaawadka lagu gada abyo
Xagee laga helaa wll geed kaan
English maxaa lagu dhahaa
Shekh wad mahadsantahay wll ilaahay ajir iyo xasanad hakaasiiyo Waxan kacod sanlahaa sida loo isiticmaalo aa sharaxaad kabixiso shekh
MashaAllah sheikh shukran
Abaayo magicisa isheeg hdaa grnyso
محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
Wcs m. Sh alle haku dhowro alle hakaa apaal mariyo wanaaga aad inoo zoo gudbizo mar walba inshaa allaah allow u naxriizo inta ku geeriyootay magaalada muqadisho gacan ka xaq daran baa dishay allow janaada ka waraabi inshaa allaah 28 12 2019 waa maalin murugo io tiinraayo badan waa maalin aan iloobo doonin waa maalin xuzuuz igu reep tay yaa allaah soomaalidu cadaalad bey rabtaay
Aaaaaamiiiiiiiin aaaaamiiiin aaaamiiiiin yarabii
Aamiin yaa rabi
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Maasha allaah waan isticmaalay wuu qaraaryahay wlhi
Abyo qof gasstarig ma isticmali kara plz iso jwb
Salalahu caleyhi wasalam ❤
Ameen ya Rabbi...Sheekh Alle Swt cilmigaga haku kororsho
Amin.
Shukran aqii ilaa iyo goorma ayaan cabi karaa bil ama kabadan
ALLAAAHUMAA AAMIIN ALLAAMU AAMIIN SHEEQ BARAKO DUCAAN KUU HAAYNAA ANIGA IYO CARUURTEYDA XAQIIQDIU ALLAHA KUU AQBALO WAX BADAN AYAN KAA FAA,IDNAY JISAKALAH QEEYR
Shikhow aniga geedba igu jiira maxaa lugu sara
shekhow iso duce aniga in ilahy ifududeyo dhiga cadada igu adg awlad salixana igu arsaqo
muuqdheer filfos Ilaah awlaad wanaagsan ha kugu arsuqo
wcs anaa isticmalay xanunki ihayay wan kaga bugsaday ilahy ayaa mhd leh
Wll qaali halkan ka heli karaa
Wll xagee laga helaa
Umu mushtaaq number kaada isii abyo pleas 0612538225 ila so xariir
Abayo somali ahaan mxaa lagu dhahaa qusdul hindi
Illaheyow aga baa bi yarabih
Masha allh sheq alle haku xif diyo
Geedkan mudo badaan ban heystaa ilahay amarkii Wan Kaa baqaaa inaan cabo blse guriga ban u shiida
O mala Shitaa
Masha sheikh AllA waxan kaga barya janatul firdowsa Ana iso ducey hamilo ayan ahay sheikh AllA hakuhifdiyo sheek
Shiikhow Romantic ga soo badi waa la igu taxaluqaaye
🤣😂😁
Wlhi Wan qoslay 😂😂
What's funny? Runta hadaan sheegay 😂😂😂😂😂
Sanad buu iiyaalaa geedkaan mana isticmaalin waan kabaqaa ilhy amarkii thyroidka buu daawo uyhy baa laigu yiri insha allah isticmaalkiisa waan bilaabaya insha allah ilhy daawo haiigu daro
Magaciisa English maxaa la dhahaa walaal hadaad ta aano fadlan ii soo gudbi
Aniga waa soogadaa markaste geedkaas qusul hindiga hadane ma isticmaali karo maaqaan wexeey tahaye waa iloobaa waa dhumaa cunug daadiyane waa iijoogaa oo xanuunsan isaga iyo xabadu sowdada lama tuso xildiidka zeed fiijilka wixii lahal maala oo madaawaad ah xitaa zeed seytuunta waalaga qariyaa quraan ka iyo Adinkane dhagahuu ka qabsanaa mana hadlo hadii laweydiin lahaa waxa uu judiidayo dawada iyo kallaamka eebo Allaha nacaafiyo wallaala yaaloow
صل الله عليه وسلم صدق رسول الله
Maaaaaashaaaa allaaàaah sheikunaa xageee kahelnaa marka adigoo raaaalia anigokale Kenya ayaan joogaaye
Asc wl Nairobi 6ka dukaamada mdaawadka kaday insha Allah
Jisakallaaah shiiq waxalagahelikaraaa dukanada yaminta karadsadaa waana daawo
Maasha allaah huuno hore usoco
Mansha allah wa geed cajiiba aniga ucunay qumanka ama xoqadaha alxmdulilah
Wll ilmahaa yar masinka xaqoda iga ixanuunaya
Xage Laga Hela wll alle haku barakeye shiqow
Scw scw scw scw scw scw masha alaah warun jasakallaalahu qeer sheeq
Hadaanan dhakhtr garnaya aanu hysanin oo sida aad adigu aad sheegty uisticmalo ma wax dhiba ayuu leyahy sheekh
Anigu waan isticmalay mudo 5 casho ah kadib carabka cunaha igu bararay carabka waan joojiyay
Jazakalh khyr jaza
Sheekh allaah Ku xafido meel walbo oo aad joogto
Wcs wr wb shukrn shekh jazaklh
صلي الله عليه وسلم
جزاك الله خير وجزاء شيخي
Aniga cabay wax badan ka faidey runtii Wallhi aadu u fiican yahay
Jaaskalhum khaayr sheekh waxad nasiisay taalo an ubhanahy
Jzklh kheyran shiikhunaa faadil c/laahi faaruuq baarakallaah fiikum
Shiikh allha ku xafido waan haysta mar baa isticmal xanuunkas waa i haya dhabarka waxba iga socdo garbaha
Masha,allaah jasaakalaah khayran wa baarakalaah fiika,allaah swt haa ku xifdiyo adiga iyo ehelkaagaba aduun iyo aakhiraba waad noo faa,iidaysaaah wax badan.
Alahku bad badiyo malin iyo qiyamah shikhan wax badan banka faiday masha allhu
Mahadsanid sheekh waa ubahanay wlhi insha Alla wan radinayaa madaxa xanun kisa igabatay Allaha iga cafiyo
Masha Allah shiiq kheyr alllah ku siiyo
L you.
maasha Allah tabaraĺllaah sheikh Allah kubaraakeeyo
ManshaAllah TabaarakAllah 👍❤
Machallah Allah akouhafido
Shiq badbaadi adoo mahadsan xageelaga hilikaraa geedkan soomaliyan jogaye
Suuqa bakaraha qeebta dawo dhireedka
Jazakallah sheikh
Somalia Malaga helaaaa
Jazakallaahu kher sheikh