💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً للإفادة العلاج الطبيعي و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Sheikh yusuf marka hore ku salaamaya adiga iyo dadka kula jogaba inta kadib waxan donaya inaan si wanaagsan Kaga waraysto sida loo isticimalay qilhidia xaga kuru qadista hormonada xaga taranka waad mahadsatahay
Ma sha alaah geed kaan anaa isticmaalay 4 sano kahor iyo 2 sano oo kale waligay ma arag daawo ka fiican dad badan oo asxaabtayda ahna waan uga faa iideeyay fadlan isticmaal kuna darso malb saafi ah oo kula qas hadaadan fudaadanin been Baan kuu sheegay halkan kuma soo koobi karo ee fadalan hadaba gado ani aad uma isticmaalo 3 bari leen wadaa bes inba caadi ma ahan
Walal muqdisho wu yaalaa bakaaraha mesha lagu iibiyo mindaawadyada aniga la iga so iibiyay wadanka dibadiisa ayan joogaa marka hal ka tag hada muqdisho jogto
مشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا أخي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
A s c sheekh kheyr allaha kusiiyo siwanaagsan baan u dhagaystaa dawada dhirta oo ka soo hadshid markasta sheekh isoo sheeg dawa ufiican. Xasaasiyada dhuunta gasho inmudaa qabaa laqufucaa hada dhaqaatirta waxay idheheen neefbay isku badshay Waxaa kale maqaarkane waa iga jirtaa adoo mahadsan isoo sheeg sheekh ajir allaha kaa siyee macal qofkastoo iska dawaye ama aqoon uleh haduu arko qoraalkaygaan qoraakkayga igu so caawiya
Waxaad ka heli kartaa meel walbo somali degen thy nairobi, muqdisha hargeysa, gkcyo ,garowe, bosaaso kismayo lkn iska jir mid been ah baa jira kan runta ah saudi arebia ka yimada aslana india baa laga keena waa qaraar aka hadaa ku shubtid xoogaa olo buu lee yhy
Masha Allah waan isticmaalay anigoo qumanku I xanuunayaan Alxamdulillah waan ku fiicnaada lkn labo jeer markaan cabo oo aan cafimaad ku dareemo ayaan iska daayaa ma sii wado
Masha allah aniga marqaati nool ah o isticmaalay wallhi waa daawo uu allah noso diray wlalhi hormon ekfashin bura biyod gaas carone madax xanun il dhaman xanunada ruuxiga ah intaaa&in kabadanba waa u daawo lkn naag uur leh &maama nuujisaba uma fcna qofki allah daawo ugu daro wallhi wuu mahdin donaa yaa allah alxmd lilllaaaah
suu udhadhamaa ma qarar baa
Sithee u isticmali jirta walal
@@obish1 aniga biyo kulul ayaan ku darsadaa qaadada yar haafkeda anoo casheyay&anoo quraacdayna wiliba waxn kaga faaiidenaa inaa soo shiidato o asoo shoodan aadan soo gadan allaha caafiyo intii xanunsan
Mahadsanid wll
Mansha alla wll allaha kuu siyaadiyo annagana allaha nagu caafiyo insha allaah
Walaahi bilaahi tallaahi Run buu sheege nabiga scw
Allahu Akbar Rabbul Alamin
Sallallahu Alaihi Wasallam
Sayidu Ambiya en Mursalin
Khatimul Ambiya
Kheyru Khalqillah
Naxibak Jiddan Yaa Habiballah
Maansha allaah jazaakallaah kheyr sheikh allaha daawo noogu daro isha xaasidkana ilaahey hanaga dulqaado annagiyo intii islaamo la dhibaateysan allaahuma aaamiiin
Aamiin
Alahuma aaamin
Wll il maa ku heysaa inteee qabtay isha maxaa ku daweysa
Alhamdulah waxan rabey wxa iga fahfah iyo geedkan jazzakallah kheir sheikh iyo walalka nooso gudbiyay
Mashaa allah aniga ayaa isticmaalay oo arkay waxtsrkiisa sh jizaa,kalaah kheeyr umada muslimka xanuunsan allh haku xermaan hana isticmaalan daawada xadiisyada kusugan
Qusul hindi waligey ma maqal ee ma qasdiga budada ee cagaaran ee Dumarka wagiga marsadaan miya walal??
Wll beer ka ma loo cuni karaa
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝
💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
شكراً جزيلاً للإفادة العلاج الطبيعي
و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤
💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
Allaahumma Salli calaa Muxammad wa calaa aali Muxammad♥️
اللهم صلي وسلم وبارك على محمد
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
Sheikh yusuf marka hore ku salaamaya adiga iyo dadka kula jogaba inta kadib waxan donaya inaan si wanaagsan
Kaga waraysto sida loo isticimalay qilhidia xaga kuru qadista hormonada xaga taranka waad mahadsatahay
+254722115511
Mallahallaah jazakumullaahu khayr Amiiiiiiiiiiiiiiiin
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خيرا واحسن الله إليك يا شيخنا
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤
Ilahayow daawo iigu dar wan bilabay rabi daawo ha iigu daro inshallah
Payo war iga sii
Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
الشيخ جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك امين يارب العالمين
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maalin aad ugabaahi badantahey mizaanka xasanaadka Allaah Sw hakuusaaro
Balqiisa cafriid ma soo qaadin nin kitaabka Ilaahay yaqaana baa soo qaaday sheekh on
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️
Manshallh sheekhow mahadnsid
Sonkor ba iskahley allsha nagu daweeyo
Masha allah ❤jazkalah kheyr sheikh ❤👏👏👏👏
Masha Allah sheikh jazaka allahu qeyr
Ilaahow ajar kaasii geedkaan mudaan cabi jiray wlhi caafimaadkayga allah unbaa ogaa alx hadana waan bilaabi rabaa bi,idni laah
Byo se u isticmashay meqe wady
Qaabkee u isticmaashay wllo
Maansh Allah Ilaahay haku Barakeeyo Sheekh yusuf jazakallah kheyr
Masha allah shiikh aad bad u mahadsan tahay jisaakalaah qeyran jisaa
2 sano o bilooyin saan u bartay wallhi kinino xataa madax xanuun ma cuno shukran yaa raxmaan
Asc wloo xage laga helaa peals isoo sheeg mashaan joogo kuma arag
inteee laqa helaa
@@halimaisse6884 somaliya muqdisho suuqa bakaraha sorry hadan arkay qoraalkaga walal
@@alisamow1027 muqdisho suuqa bakaraha
@@haalaabdihalim3852 jinka iyo sixirka ma uroonyahay oo adiga ma usticmaashay abayo ana dhiban
Hoyaday Ayaan usii dhibay lafaha ayaa aad uxanuuni jirtay anigana sanboorka waan ka dawabay Alxamdulaah hoyadayna lafahedii hada waa ka bogsatay 6 sano ayeey isticmalaysay Mashallah
English maxaa laku dhahaa
Sanboor Ana la dhiban ma u fiican yhy
Sidee u isticmaashay abyo sanboor baa u dhibay caraf isma naqaano
Abyo macaan plz intee laga helaaa iishewg anuu sanboor idhibay seena loo isticmalyaaa plz iso jawab
wall muqdisho malaga helaa?
(MASHA”LLAH TABARAKA “LLAH)Waan soo iibsan doonaa!!!
Rabiyow dawo igu dar
Ma sha alaah geed kaan anaa isticmaalay 4 sano kahor iyo 2 sano oo kale waligay ma arag daawo ka fiican dad badan oo asxaabtayda ahna waan uga faa iideeyay fadlan isticmaal kuna darso malb saafi ah oo kula qas hadaadan fudaadanin been Baan kuu sheegay halkan kuma soo koobi karo ee fadalan hadaba gado ani aad uma isticmaalo 3 bari leen wadaa bes inba caadi ma ahan
Abaayo miyaad ku caatoodat
Wll caruurta masiin kara
Shiiqow wlhi caraafiid baa idhibtay iyo jinka maaridka illaaheey kheer haku siiyo inoo sheek qeer allaha ku siiyo walidiintaada allaha cafiyo
Maxaa idhibay ayaad tiri walaalo!
Qaabkee se ayey kuudhibeen adoo mahadsan!
Masha allh shikhow ani o ur leh ma isticmali kara❤❤❤
Maanshaa allh shiikhanaaa ilhy kheyr haku siiyo shaly ayaan qaatay saan u isticmaalona ma garanayn shugran
Mn shaallh
Maasha allh shekh jazaaka allh kheyr al jazaa
Mashalah
Maasha allaah sheikh ajir allaha kaasiiyo
Intee ka heli karaa walal muqdisho ayan joogaa
+254722115511
Walal muqdisho wu yaalaa bakaaraha mesha lagu iibiyo mindaawadyada aniga la iga so iibiyay wadanka dibadiisa ayan joogaa marka hal ka tag hada muqdisho jogto
Manshallah jasakallahu khair salalahu calayhi wasalam
صل الله عليه وسلم
Masha Allah, Allahu Akbar
Mansha allaah shekh ilalahy hakubarakeyo akhiro ioadunba
Masya Allah
From Indonesia
Shikh qof kalyaha laga dhaqo ma cabikaraaa isoo jawaab shiekh jasakallaahu khayr
+254722115511 Fadlan ka Wac lambarkaas
مشاء الله تبارك الله
جزاك الله خيرا أخي الكريم الله يحفظك ويبارك فيك ويحفظكم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم داءمان وابدأ ياالرحمن ياالرحيم يا الرحمن ياالرحيم
Jisakumallahu Qeyr shiiQ
Salalaahu caleyhi wasalam❤❤
Mansha allah jazaka allahu qeyr
Sheeq qeyr alaha ku siiyee waxyaabaha sonkorta u fiican soo geli
Aad iyo aad buu ugu fiicane yahaye dadka sonkorta kacaabanaya.
Saxiibkay oo qaadane jiiraye irbada sonkorta bane kuu tiijabiyaye waalahi uu kuu boksadaye.irbadina wa joogiyeh.
@@muhamedalibileh7331 wll plz jwb isii sokorta dhan ma ka bogsana qofka isticmaalo qof familkyga ka tirsan u raba😢
A s c sheekh kheyr allaha kusiiyo siwanaagsan baan u dhagaystaa dawada dhirta oo ka soo hadshid markasta sheekh isoo sheeg dawa ufiican. Xasaasiyada dhuunta gasho inmudaa qabaa laqufucaa hada dhaqaatirta waxay idheheen neefbay isku badshay
Waxaa kale maqaarkane waa iga jirtaa
adoo mahadsan isoo sheeg sheekh ajir allaha kaa siyee macal qofkastoo iska dawaye ama aqoon uleh haduu arko qoraalkaygaan qoraakkayga igu so caawiya
Wcs Allaah Caafimaad Deg Deg Ah Haku Siiyo insha'allaah waan U Gudbineynaa
Amiin amiin amiin wllo shukran
Wllo sheekh bubar kiisa whatup uga masameysno intee kala xariira mase nubarkaa iga qaldan
Walal Ilaahey haa kucaafiyo...astaanta xasaasiyada dhuunta maxaa kamid ah
Sheekh Allaha kubarakeeyo
Xalkee iigudhaw ayaan kahelaa sheekh
Waxaad ka heli kartaa meel walbo somali degen thy nairobi, muqdisha hargeysa, gkcyo ,garowe, bosaaso kismayo lkn iska jir mid been ah baa jira kan runta ah saudi arebia ka yimada aslana india baa laga keena waa qaraar aka hadaa ku shubtid xoogaa olo buu lee yhy
Sheikh nogu soo dhaqso sidaa lagu dawaynayo xanuun ruuxiga ah iyo saa la isku darayo 2 ged allah kheir kaa kusiyo amin
Taas lama sheegayo ayuu yiri waa in sheekha laga dalbadaa
Shiikhow Jazaakillahu alfa alfa khayr
Salalahu caleyhi wasalim
Salalahu caleyhi wasalim
Salalahu caleyhi wasalim
shukran walal qali
Masha Allaah
Jizakallah khayran jazaa sheekh
Jisakaluhu.khayr.
Jazakallahu khayr shikh
ASC. Sheekh. Waan. Ku. Salaamay. Ii. Soo. Qor. Taleefanka. Qof. Ayaa. Rabaa. In. Aan. Alaab. Kaaga. Soo. Dirtoh
Man Sha allah
Allha kubarkeeyo shiikh
Kheyr ALLAHA kusiiyo sheikhow
ASC Sheekh adigoo raali IGA ah Canada Baan Ku noolahay mala isoo diri karaa hadaan soo dalbado insha'Allah? Qeyr badan Allaha Ku siiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Siaad helaysaa siis hadaa Alberto joogtid waa haynaa calgary
sallaahu caleehi wasalim
Masha Allah alle hakuxiftiyo
صلى الله عليه وسلم
Sherwood alahaku barakeeyo looskaka waran
Masha Allah waan isticmaalay anigoo qumanku I xanuunayaan Alxamdulillah waan ku fiicnaada lkn labo jeer markaan cabo oo aan cafimaad ku dareemo ayaan iska daayaa ma sii wado
Wall inte kahela
@@nimoabdi1279 dibada hadaa joogto dukaamada somalida waad ka heleysaa
@@barlinhashi6752 Shugrn abayo
@@barlinhashi6752 majogo lkn
@@nimoabdi1279 muqdisho suuqa bakaaro waad ka helin Kenya wadaadkaan baaba jooga
Mahadsanid war bixibtaada fiican eed nala wadaagtay
جزاك الله خيرا أخي
SUBXAANALLAH
SAWIRADA DADKAKALE EE AAD DADKA KUSOOJIIDAAN JOOJIYA, WAAYO INDIKO FASAX WEYDISANIN AYAAD SAWURADOIDA ISTICMASHAAN, INEY RAALI KAYIHIIN IYO INKALE MA IDINKA OG ?
QASAB MA AHAN IN SAWIR DADKALE SOOGELISAAN, WAAD HADLIKARTAAN SAWURLAAN QIF AADAN RAALI KA AHAYN.
Salalaahucaleeyhiwasaalm❤❤
Mashallah jasakalaahu khayran
Jazaakallah kheyr Sheekh
Masha allah shukran shekh
Shugran sheeq qeyr badaan Allaha kusiiyo
Salahu calyhi wasalm❤
Masha Allah jazaakumullaaha khayran sheekh
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi
Masha allh shiiq nairobi malaga helayaa
Masha Allah❤❤❤❤
Jisakalahu Khar
Scw scw scw scw scw scw scw mashaa allah jazaakallah
Masha allah alle kheyr badan ha idin ku jazeeyo
Sheekhu dawooyin badan buu cunay oo wajigiisi si kale bu noqday, sheekh geedaha iska yaree ama wax yar ka cun
Jasaa Kumu allaahu khayra yaa sheekh
Sheekha halkeee lagala xiriiraa
+254722115511
Sh Allaha ku xafido adiga iyo familygada inshaAllah
Walaal sheekha sida jinka sixirka iyo isho sida loogu daweeyo mar hanoo sharaxo dhaqtarksto waan dagaa tankle shiikho meel lama joogo inlaxariirane wanrabay jazakalahu khryrn
+254722115511 Haye insha'allaah wllo
@@safiirkaislaamka shugran
Mnsha allh jasakallh sheekh❤
Jazaka allaahu khayran.aamiin
Waad mahad santahy sheekh kheeyr Allh ku siiyo 🎉 ilmahaa see losiyaa?
Asc macalin waxaan ka aqriyay in qisdil hindugu u fiicanyahay carrurta qaba quumanka luuqada English ka lagu yiraa tonsilitis bal kasoo hadal
Jazakalaah khery
Asc wr wb. Masha allahu allah haka ajirsiiyo sh iyo walalaha kashaqeeya jzklzhu khyr
Asc jazakallah kheyr allaha kaa abaal mariyo
Asc sheekh Waxaan cunaa daawada tayroolka maku cunikaar iisheeg khayar ale hakusiiyo
Asc sheekh Waxaan cunaa daawada tayroolka maku cunikaar iisheeg khayar ale hakusiiyo
Scw scw scw scw scw
Alxmdulilaah anu isago shidanba cabe wana ku cafimade alxm wllhi wan jecelay ila hadana waan caba
Sheekh uurka adoo leh kwrn
Halke kahela walal
Shiikh side San boorka loogu daaweeyaa ilaahay Haku barakeeyo aqoontaada waad noo hibaysay ee ajarkaaga ilaahay h laba jibaaro.
+254722115511
@@safiirkaislaamka asc
Madsanid shiiq ajar iyo xasanaad alaha kaa siiyo aamiin
Noo sii wad oo isku darka xataa noo soo gale alah ku barkeeyee