"Wadna xanuun ayaan qabay in muddo ah, balse markaan isticmaalay geedkan waan ka reystay" MaMaryan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 42

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 3 месяца назад +1

    Aniga gurigayguu ku yaallaa aadna iigu daranyahay, lkn hadda caleenta ayaan cuntada ku darsadaa. Waa aan miraha cunay hor iyo gadaal baan noqday ilaa faleebo la igu xiro

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 Год назад

    Masha allah

  • @Fadumoabdirahman-l8d
    @Fadumoabdirahman-l8d Год назад +1

    Abaayo suhayba xagee laga helaa ama aan kala xiriiraa haday walaaaha hayso iyada adoo mahad san ii soo sheeg insha allah

  • @kingazaadkobciaqoontaadapr1164

    Asc wll xage lagala xiriri kara gabadhaa

  • @faadumoshire7552
    @faadumoshire7552 Год назад +2

    Suheybo abaayo iweydii xagee laka helahaa geedkan

  • @ashoosmanabdirahman8375
    @ashoosmanabdirahman8375 Год назад

    Walal Lahjadaha waay kalla duwan yihiin
    Muringo Waan garan wayay dad aan waaydii yayna
    Waay garan waayeen qof xanuunsan ayaan ku eegi lahayn Sawirkiisa nooso galsha ama dhawr Lahjad noogu sheega

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 Год назад

      Walaal moringa mid English ka lagu dhaho haduu yahay kay maamada ka hadlayso google ugu qor sidaan kugu soo qoray kadib faaiidooyinkiisa oo dhan meeshaad ka arkaysa

  • @sacdiyacafifa2863
    @sacdiyacafifa2863 Год назад

    Alxamdulilah

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Год назад +1

    Walal suhayba geedka magaciisa soo sheeg si aan uga faaidaysano adoo mahad san❤

  • @khaalidbaashe8051
    @khaalidbaashe8051 Год назад

    Suhayba so jawaab plz

  • @nafisomumin8146
    @nafisomumin8146 Год назад +1

    Alxm aniga waan istacnaalaaa waxbadanna waan kafaaidey alxm

    • @mohamudabdirahman622
      @mohamudabdirahman622 Год назад +1

      Habka isticmaalkiisa iyo halka laga helo ila wadaag walal

    • @nafisomumin8146
      @nafisomumin8146 Год назад +1

      @@mohamudabdirahman622 anaga muqdisha ayaan joogaa waana laga helaaa bakaaro suuqa qaliifa subaxdii ayaan cabaa inaan biyo karkariyo ayaan bakeeri moringaha shubo ayaan sidee shaahii ucabaaa narkuu xoogaa kulka badan kajabo sokor iyo malab toona lagumadaro sidiisa ayaa loocabaaa kadib inshaa,allah waxtarkiisa waasoo baxaa

    • @MaryanRuun-n3b
      @MaryanRuun-n3b Год назад

      Abayo adoo mahadsan nala wadaag hadaa aqoon u ledahy ok🙏

  • @farhioahmed7982
    @farhioahmed7982 Год назад

    Asc walalshay naga uur macunukara iwedi

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 Год назад

    Asc abayo muranga miya mise waraanga

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 3 месяца назад

    Run badanaa, xoolaha hadday arkaan xitaa mayraxda way diirtaan

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 4 месяца назад

    Moringe soomaaliyaa wuu kabaxa Amiga Mär baan gurigeyga Ku Beerey isbitalka digferr buu kabaxaa

  • @halimaabdullahi9751
    @halimaabdullahi9751 Год назад

    Muringa mxa ladha magaca Kali igushiga

  • @Khatra_abdirahman
    @Khatra_abdirahman Год назад

    Intee kahelaa suhaybo noosojawaab

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p Год назад

    Moringe soomaliya miyuu ka baxa

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 Год назад

    No wedi hurdo laanta dawa dabici ah

  • @MuseAli-t6t
    @MuseAli-t6t Год назад

    Muriingada maxaytahay
    Mafahmin suheyba

  • @RaxmaCabdiraxman-q7p
    @RaxmaCabdiraxman-q7p Год назад

    Bal noosoo sawira i.a

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Год назад

    Islaantaan waa qolyahii cilaajaka.
    Hadduu jiro geed waxwalba sidaa daawo ugu ah, cisbitaalladaba ma la iska daayo. Bal sheekadey akhrineyso eeg
    Gabdhaha wadaada ahi maxay horta khuraafaadka ugu nugul yahiin?
    Kuwa aan xijaabneyn badankooda waxaa haday maqlaan way ku qosoli.

    • @Seytun3482
      @Seytun3482 Год назад

      Hhhh mudawadka toos loma wado Dadka qaarkod

    • @RaxmaCabdiraxman-q7p
      @RaxmaCabdiraxman-q7p Год назад

      Hadanbaabin wll waa talo

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Год назад

      @@RaxmaCabdiraxman-q7p Suheyla iyo saaxiibteed oo xoogaa diin ku tuhmayey oo sheekooyiinkii geedageedaha iyo waxaa dhageysanaya markaan arkay kuwo badan oo xijaaban oo nimanka meelaha wax tufa iyo ag dhooban markaan arkay ayaan is iri dadkii malaha khuraafaadkii hore ayaa dib loogu noqday.
      See hal geed kun cudur oo kala duwan daawo ugu noqon Karaa?

    • @LeyloAxmed-y3q
      @LeyloAxmed-y3q 5 месяцев назад

      😅😅😅

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp Год назад

    Muree miyaa