2: KELSI BRETH O QOF WALBO MAQLA😰QISADEDA KA OOHISA😭WUXU ARXAN DARNA😢

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#ADNACHANNEL#ARIMAHEENA#DADWEYNAHA#HODANONLINE#ADNAHENNA#ADNACHANNEL#

Комментарии • 235

  • @farxiyafilsan8851
    @farxiyafilsan8851 3 года назад +27

    Hodaney wllo sii seexnye ma inan beri kelihi waayad igu wadaa 1:30am noo tahaye from hargeisa🙃😙🥰🙏🏻🤚🏻
    Beraan daawan hadii alle iddmee bal imka liketan ku saarey qli

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 3 года назад +5

    Illahay cimri dheer iyo cafimad iyo cibaado suban haku siiyo wlshy qali Hodon Online 🤲

  • @ملكةجمالواناأملكعيونسحر

    Muqdisho aan jogaaa hada waa 1:25 daqiiqo habeenimo hadaana daawa naaa laandheranimo 🤣

  • @nawaalahmed4197
    @nawaalahmed4197 3 года назад +18

    Masha Allah qof kaaliye qisoyinkeda jclhy keep going xabbti 👌🥰

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 3 года назад +25

    15:38 qofki suprise ii hayo ha i siiyo indha xir hadey mreyso ha iska heysto😄😄😅😅wligey cid ma aminin hodaney fulaynimo wan dhafay😃🤣🤣

    • @asiyabella2462
      @asiyabella2462 Год назад +1

      Ani cml weligay qof ma aminin labada idhashay moyee

  • @zeytunmohamed2045
    @zeytunmohamed2045 3 года назад +3

    MashaAllah wlhi qisoyinka zaid aya jeclahay saladi markan quracda karina ugujaran lawa video aya dagestaa....Thank you xabibty.....Hodan online

  • @rimaqueen3988
    @rimaqueen3988 3 года назад +11

    Musal salkeeyga wuso dhacay❤😘 ninka naxariis daranaa😭😢💔dumaroow qof haku kalsonanina

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 года назад +1

      In uu ka maseer sanaa ayaaan u maley nayaa hnu gabadha pilot maadaama ay ahayd.

  • @afnaanabdi5189
    @afnaanabdi5189 3 года назад +7

    Qisadaan gobalka aan deganahay ayey kadhacday Colorado. Tv News ayan kadawaday

  • @barebarr6557
    @barebarr6557 3 года назад +23

    hodoney adigo xanuunsan ayaad vidiyow noso duubtay allaah ku caafiyo abaayo aan jeclahay ii noolaaw illaaheyne caafimaad taam haku siiyo

  • @ikrushali1401
    @ikrushali1401 3 года назад +6

    Hodoney Alha ku caafio wlshen Ciid mubarag waxan rajena inan ahy qof kii kugu horeyey inaan ahy wlshey adga io fosey yarisay dhaman Rerka Alha idin dhaafo 🥰😘😘

  • @qadramohamed9494
    @qadramohamed9494 3 года назад +10

    Hodan Allah hakucafiyo 🥺🥺😘😘😘😘😘😘

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 года назад +10

    Adoo xanuusan muuqaal noo soo gudbinee
    Allh haku caafiyo hodan
    Like Fara badan free maahinoo iska saara

  • @fahadhassanmohamud4893
    @fahadhassanmohamud4893 3 года назад +8

    Hodan abyo ALLAHA Ku cafiyo Hana Ku xafido like ta maxaa le dahay free mahinoo

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 года назад +3

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto horeyna u soco

  • @xafsoabdullahi3670
    @xafsoabdullahi3670 3 года назад +2

    Hodan I miss you walahi xaki aday wana kamash qushay labadan bari nosolabo abayo please ❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑👑💯👑🥰❤🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗💤💤💤❤❤❤❤❤❤❤💋👑👑👑❤❤

  • @idoyazin1686
    @idoyazin1686 3 года назад +1

    Subxaanllah lacga darateda ayu udilay waxasi waa diin l,aanta teedakale cadho illaahay ayaa meesha Alx illaahi musalinka Inga dhagay ayey mahadi usuganatya hodan aad baan idiin salaamay dhamaantin شكرن

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 года назад +3

    I'm so sorry later mommy hodan online and keep going big sisters

  • @fardowsaabdirahmanabdi3774
    @fardowsaabdirahmanabdi3774 3 года назад +1

    Hodan xabbti allha ku cafiyo abyo🤲🤲🤲 adigo xanunsan ayd qancintena ku dadaleysa qaali shukran🙏🙏🙏
    Ninkan wa nin an arxan laheyn abyo

  • @abdiabdullahinoor4507
    @abdiabdullahinoor4507 3 года назад +2

    Hodanay Allah hakuafiyo keep going we miss you knower days

  • @hudahashim3062
    @hudahashim3062 3 года назад +4

    Nin xanunsan waye illaah hanga koriye waxaso kale

  • @haponhassan4225
    @haponhassan4225 3 года назад +3

    No more indho xidhoow 😅 isa soo cunoo oo soo laabta kulaha hodaneey waan ku salaamay wllshy ❤❤👸🌍

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 3 года назад +6

    200 am From Burco somlilnd arorta 5 subxnimo school leyay Hodney jacyl an ku qabo darti adi ku sugyay cwa dhan

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 3 года назад

      Reer Burco waan salamay salan aad iyo aad u qiimo badan from Baladweyn

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 3 года назад +2

    shukran mar walba qisooyin fiican noo soo gudbiso walashay hodan🥰keep goowin wllo

  • @sagaro143
    @sagaro143 3 года назад +3

    Sheekooyinkaada waan ku heystaa from US

  • @maaidomaxmuud218
    @maaidomaxmuud218 3 года назад +4

    hodaney abayo waxaan karabaa talo aniga waxaan ahay gabar wax barashado dhameesay wiil ayaan isjacelnahay waxaan rabnay in aan isguur sano Lkn anigo hooyadey wax kamaqarin wax walbo waa usheegay Lkn asiga woo isoodo tay Lkn hooyo wee idii day anigana waan jaceyl lahay maxaa sameeyaa abayo mcn isoosheeg abayo

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 3 года назад +2

    Thanks wll siida aad noogu dhamaysay qiisad

  • @amaliinaabukar7228
    @amaliinaabukar7228 3 года назад +1

    😭😭😭😭 waxaan ka naxay waa gabadha yar yaa rabbi ilaahow cadowgeena naga qabo

  • @farhiyomohamed6525
    @farhiyomohamed6525 3 года назад +2

    Allah ku cafiyo abaayo hodan

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 3 года назад +2

    Asc Ani maba qabsanayo indhaheygoo furan ayuu isiin karaa waxow isiin lahaa

  • @najoommussa3336
    @najoommussa3336 3 года назад +2

    Habbti hodan gacanta dhaqdhaqaji almiito sii allaha ka yasiro insh allah 🤲🏼

  • @mariyamaxed429
    @mariyamaxed429 3 года назад +5

    Subaxanallah😭

  • @nataashaabuukarqueennataas5971
    @nataashaabuukarqueennataas5971 3 года назад +2

    21 minutes 1k m.a keep going heerkan mid kasareyo alaah ku gaarsiyo aabyo masha alaah wax walba kahesho dhahdo fican aniga adan dar ale ku jeclahy 😘

  • @hoodoayan8015
    @hoodoayan8015 3 года назад +2

    Hodaney allah haku cafiyo sister

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 3 года назад +1

    Ninka galnimo iyo hunguri ba iskugu darmay, marsakaaso noqday qof qorshe xun oo naxaristo ka guurtay. Sidaas bey ilatahay.

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 года назад

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @nasirhariir8937
    @nasirhariir8937 2 года назад +2

    Subxanallah

  • @haldorjimcaalejaajuumo8281
    @haldorjimcaalejaajuumo8281 3 года назад

    Mansha allah wllo hoodan qof wanagsan baad tahay lkn hadalada qar baan la fahmine ee caadi wax u sharax si fican wllo dadka hargaysa joogta kuma fahmane ee hadalkaaga please

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 3 года назад +2

    hodan yutubarka kaliya een daawado keep gowin wllo❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @daadircade38
    @daadircade38 3 года назад +1

    waa istaa hilkiisa abad ayaan dhihi lahaa ama dil tooyasho

  • @professorsowda5292
    @professorsowda5292 3 года назад +3

    Wlhi a woman is a woman's enemy subxanllah

  • @hanirashiid4214
    @hanirashiid4214 3 года назад +3

    Habo hodaneyy keep going hamigaaga alle haku rumeeeyo😘😇

  • @maankaqadra2048
    @maankaqadra2048 3 года назад

    www inta ani cml sugeysay qeybta.2 farta taag hodaney ku jecliyaah masha llj 😘🤩😍🥰

  • @maidacabdirahman4546
    @maidacabdirahman4546 3 года назад +1

    Xasbiyallah wanicmal wakiil sub xaa nallah sub xaa nallah alle lacnad hakurido 😥

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 3 года назад

    Thanks hodaney wuu istahila inu silac kudinto mida kale gawadii yareyd yalasiyay talow ayeeydeda malasiyay

  • @mubarik41
    @mubarik41 3 года назад +1

    Qiso cajiiba iyo jawi rooban hodan online keep going sister

  • @najahqaliqurux4569
    @najahqaliqurux4569 3 года назад +1

    Wll alle ha ku cafiyo wll kan wx ku sheeganba garan layhy .
    Wxs aduunka la keeny ax ka naxay wlhi

  • @faraxcabdi6714
    @faraxcabdi6714 3 года назад +3

    Hooyo wa hooyo walee iyada booliskii dhaman dhaanta markan 🤔

  • @caashoxaaji2665
    @caashoxaaji2665 3 года назад +1

    Ilaah haku cafiyo wlashey qaali

  • @xilkokiin2920
    @xilkokiin2920 3 года назад +1

    Hodaney ilahey hakaa raali noqdo abaayo love u

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 3 года назад +1

    Hodaaney abyo waanku salaamey Allah ku dhib yaareyo ciirbada daawo Allah kugu seeyo

  • @aminakhadar3692
    @aminakhadar3692 3 года назад +1

    MashaAllah tabarakAllah sister wanka helay qisooyinka keep going

  • @ikranikran8222
    @ikranikran8222 3 года назад +1

    Hodoney illhy ha ku caafiyo sharafey

  • @ayandiriye167
    @ayandiriye167 3 года назад +1

    Ana ugu horeyo cawa hodone wan ku salamay san usugayay le

  • @umuameerahussein2895
    @umuameerahussein2895 3 года назад +1

    Ilma adeerayaalaw like ta iyo view isla ekeesiiya.qofkii daawada ha usaaro gabadha.b/c moral ayee ka heleesaaye.anaga waxyaali badanoo fiicanee inoo soo diyaarineesaaye

  • @asmayusuf2239
    @asmayusuf2239 3 года назад +1

    Walaahi qisadan markaa dhagaysatay waan jiririconayay hodanay 😰😭😢

  • @abdimahamud8275
    @abdimahamud8275 3 года назад +2

    Hodan Allaah haku cafiyo walal

  • @kinglostofficia9084
    @kinglostofficia9084 3 года назад +3

    Hodan Online wllhi illhey dar tisa ay ku jecelhay inolow itii nololo jirto ❤❤🥰🥰👸

  • @sadiyaabdule5951
    @sadiyaabdule5951 3 года назад +2

    Hodane abaayo video badan ino diyari si an u dawano marwlba yacni marka mashquul tahay ama aad waqti heyn wan ino sodenesa le

  • @cabdirashidcali8116
    @cabdirashidcali8116 3 года назад +2

    Walashay masha allh caqligaga allah hakudayo

  • @rushdahenna990
    @rushdahenna990 3 года назад +1

    Lkn abayo hodaney asaga ma diiday inu sheego meedka asagi dilay ayayba hayane mey kaso saaran

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 3 года назад +2

    Life Insurance dhibaato ayuu u horseeda ma tiraahdeen dhibaato badanaa

  • @sadiyamohammed5394
    @sadiyamohammed5394 3 года назад +4

    Abayo Allaha ku cafiyo

  • @xamdimohamed3002
    @xamdimohamed3002 3 года назад +1

    War ninku nin maba ahen subxanalah abyo adna ilahay ha ku cafiyo

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 года назад +2

    walalyaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @aymanabdikarim993
    @aymanabdikarim993 3 года назад +2

    So cutee hodaneyyyyy

  • @hamdahaji9324
    @hamdahaji9324 3 года назад +4

    Wlh sii seexana argy qeybtii lABAAD WAANA SAARAY LIKE 👍 ♥

  • @asaarcali2000
    @asaarcali2000 3 года назад +1

    Allaha ku caafiyo huno hodanay

  • @queenhaniita556
    @queenhaniita556 3 года назад +2

    Hodan qaliH waan ku xiisnay❤👑🥰

  • @aishahussian7632
    @aishahussian7632 3 года назад +2

    Hadon wlshy qaali Allah ku cafiyo

  • @sabiriinabshir1612
    @sabiriinabshir1612 3 года назад +2

    🥰 alle ha ku xafido💞🌏❤❤❤❤

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 3 года назад +2

    Hodan dhemaan keep going wlshy

  • @sacdiamohamud9646
    @sacdiamohamud9646 3 года назад +1

    Huuuno ilaahey haku caafiyo inshallah

  • @loukmanyacin2034
    @loukmanyacin2034 3 года назад +1

    Wowwo

  • @_Aurora293
    @_Aurora293 3 года назад

    Asc abaayo hodanay. caawa waxaa kasherkaysay. waraabe dadow bismi Allah alow yaynacunin niman saasajiree. Allah haku caafiyo xabiibtii
    Thanks

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад +6

    subhanallah subhanallah

  • @bloxygamer313
    @bloxygamer313 3 года назад +1

    Asc hodaney. Goodgirl

  • @cooking-wk3lc
    @cooking-wk3lc 3 года назад +1

    Hodan waxd nala so wadaagta qiso qofka ladili rabay uu ka badbaaday bsnka yuuna qalbigu na adkaane

  • @sabiriinmohamuudahmed819
    @sabiriinmohamuudahmed819 3 года назад +1

    Hodaney 1.23 habeenimo ku fiirsanowah ano hada parti one firsaday jiifo isleh part 2 soo galisay thanks

  • @ayaanlexaaji3947
    @ayaanlexaaji3947 3 года назад +2

    😭😭 arxanlaawe ayuu ahaa

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 3 года назад +2

    Hodanay game ka intuu dhamaanaayo miyaa sugaysay what night for England fans tonight

  • @xamdicabdiwali971
    @xamdicabdiwali971 3 года назад +2

    Alle haku cafiyo wllshy❤❤

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 3 года назад +2

    asc Life insurance wa balayo lacagey dabka ba 😭😭😭 ilmaha yar u, Raja ka dhigay Xayawan ismoday inuu aqli leyahay, Xasid Naftisa u Xasid DOUBLE KU YAHAY SHIT !!!!!

  • @najmafaarahnajmafarax3944
    @najmafaarahnajmafarax3944 3 года назад

    hodan Allah ku xafido xalqadaha ha naga so daahin plz merci beaucoup💝

  • @faadumoxuseen9586
    @faadumoxuseen9586 3 года назад +1

    Asc hodan xabibti shukran

  • @fartunxaji295
    @fartunxaji295 3 года назад +2

    Wn ku jeclhy hodaney❤👸

  • @raxmamaxamed148
    @raxmamaxamed148 3 года назад

    Alle haku cafiyo abayo qof wangsan badthy m.a

  • @hodonhassan7575
    @hodonhassan7575 3 года назад +1

    Qisooyinkaga aad ayan ugu taxanahay lakin dhib badanaan ku qabaa, maanta dhan boy friend ayuunbad ku celcelinaysaa, caruurna waa no jogtaa bal xal kale eraygaas ma u wayday xataa somali inad ku tiraa ma isku daydid somaligaas ayaa waxoogaa aysan u fiirsanayne.

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 2 года назад

    Mareykan dad baa u maleynaya in ay tahay meel nabad ay tahay dunida meel aan dil ka jirin malahan subxnalaah. Mida kale naagahaan nin naag dilaayo oo ay ogyihiin miyeey rabaan ineey nabad ku guursadaan hada naagtaas dhaadhaanta ah fiiri ee sugeysa nin naag dilaayo rabtana ineey nolol la wadaagto

  • @ufakirsiqurxooon6937
    @ufakirsiqurxooon6937 3 года назад +3

    Marada qoorta ha isga dhuujin riiraxyada markaste ayada kuu sabab eh abyo

  • @khalidmbappe4194
    @khalidmbappe4194 2 года назад

    Abaaago anigoo dhar dhaqaayo iskakashidna siaaan ucajisin ama mrkan qol hagajinayo ama mrkan alaaap dhaqayo magacaga 😃 layapantehe kujeda but gbara ahay

  • @zahra-bk8fk
    @zahra-bk8fk 3 года назад +3

    Ani wan qosley Le Ila hada waxba madhihin🤫

  • @afrah5198
    @afrah5198 3 года назад +1

    Thank you sister wan sugayay

  • @usaamewadani4
    @usaamewadani4 3 года назад +2

    keep going baayo ✊

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 3 года назад +1

    Hodan online legend always legend

  • @sahayakharotv1523
    @sahayakharotv1523 3 года назад +2

    Yaaa ma anaa u horeyaaa waaaaw

  • @laylaibraahim6967
    @laylaibraahim6967 3 года назад +1

    Subxna allh

  • @aliyabunnysshorts3220
    @aliyabunnysshorts3220 3 года назад

    Oh so sad 😞 where is the little baby girl 👶

  • @kiinmohamed5916
    @kiinmohamed5916 3 года назад

    Hodan wll anaa Colorado ku nolol wana maqlay sheekadan

  • @sadiaosmani5120
    @sadiaosmani5120 3 года назад +1

    Hodaney kooxda danbi baarista leader ayay leeyihiin kaas haduu lazy yahay qadiyada barid ayay noqonesa Sametimes waxa dhacdo kooxda hor kocohoda aya diido markii loso jeediyo rayi oo kooxdiisu kadiida oo amar ku bixiyo kaliya inay baaran wuxuu udiro mararka qaar waxa dhacdo in koodas qaar kamid a ku adkestan dadaalkoda markana dhacdo in laxiro ama hoolgalka laga saaro

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 3 года назад +1

    Mash allah wllo 218k