NINKII DELIVERY GA EE SHACABKA AMERICA CABSIDA GELIYEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #ADNACHANNEL#DADWEYNAHA#HODANONLINE#ASADHAGIO#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#

Комментарии • 624

  • @ashomohamud4807
    @ashomohamud4807 3 года назад +3

    Xbbti hodan wan ka helaa dadalkada sababtoo ah adigo hooyo ah xaas la qawo ah misna shaqeyso isbuci afar malin ayad hdana malinkasta RUclips video ga soo galisa run ahanti masha allah tabarakalah ilahay haku xafido

  • @priyanka-lt6pd
    @priyanka-lt6pd 3 года назад +5

    Asc walalahay iso duceya manta waxan daremaya xanuun ducada ugu so kalmeya jazkalah kheer 😍💞

  • @maizaali5012
    @maizaali5012 3 года назад +32

    Inta yaro shalay iga maqned 13 jeer so fiiriye wllhi allh yaxfidk 💖💖🖇📎

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 3 года назад +4

    Waaan ku tabnay hodaney yaanan ku tabeyn dhiiga kugu shaqeeya habeena ma seeexdo anigoon videoyadada daawan xitaa hdiib wax cusub aadan so galin kuwi hore ayaan ku ceshceshtaaa
    Hodan family❤

  • @NA-id8hb
    @NA-id8hb 3 года назад +20

    Yes I did miss you yesterday all day I kept checking your channel on RUclips and I was asking myself what happened to Hodan 🥰

  • @zamranbintucabdiqadiraliza4451
    @zamranbintucabdiqadiraliza4451 3 года назад +17

    hodan online sida ku xisay wlhi qof logu xiso ma jiro xita wxn is iri channel ka bal gal umu ku so dhicin lkn wxn qiso ah oo cusub kuma jiran ila ku hore moye 🤣

  • @dheemanluul852
    @dheemanluul852 3 года назад +1

    Qalbigii ku raacaa reysan waayay awgaa igadaa maqnaanshaha.. Ku tabay queeney..❤❤ muraadkaaga rabbi ha kuu fududeeyo Mar walba. garabkaagana ha ahaado rabbi.

  • @mr-yuusuf5128
    @mr-yuusuf5128 3 года назад +3

    haa hodan omarey wn ku xiisay zizta 💯mxn kgu xisi wye qof kgu xiran aynba ahye 🙋‍♀️i miss u somach marwo❤️❤️🙏🏻

  • @aminaosmanobsieh197
    @aminaosmanobsieh197 3 года назад +16

    One ☝️ love ❤️ m’y team hodan online keep going sister all the best

  • @umuabdalla8585
    @umuabdalla8585 3 года назад +11

    Hodaney malitabay lee meekaa thy wlhi stress igu dhacay wxn qabtaa aqoon waayay ee soo bobsii vedioga kle

  • @yaxyeabdirizak5690
    @yaxyeabdirizak5690 3 года назад +45

    WLL HADAD NABIGA JECESHAHAY ❤❤
    1K #SUBUSCRIBE IGADH SII WLL🙏🙏🙏🙏

  • @koosmaxmed1575
    @koosmaxmed1575 3 года назад +1

    Aan ku salino nabigeenii suubanaa Scw

  • @qaaliomar36
    @qaaliomar36 3 года назад +1

    Waalagu tabay Wlhi hodan quruxey kuli shubeeya Waa ku furinayay wax maso dhigtay my Hadana fiiiri may alx hada imaday ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naxwaabdi9797
    @naxwaabdi9797 3 года назад +39

    Hodaney abyo mrka horw wn ku salme waxn rbaa inad noso galiso qisoyinka diiniga ah plz♥️🙏

  • @Sukayna631
    @Sukayna631 3 года назад +2

    Haa wn daalnay sidan ka firineyney channelkaga😘😘☝🏽☝🏽☝🏽

  • @aishahassanaishahassan1479
    @aishahassanaishahassan1479 3 года назад +2

    asc hodan inta ku tabtay anaa kamid ah waxyar markaan joogaba chenelkaaga soo fiirinaayey in aad wax soodhigtay #cafimaad iyo cimri suuban allah kusiiyo 🥰🥰

  • @zumaya9821
    @zumaya9821 3 года назад +7

    M.a byoh gcloyy wlhi hal maalin wx madan soo dhigin wkuso xizaY ❤♥💖🔥😍👏keep up byo

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 года назад +5

    2k igarsiya Somaliyey 🇸🇴❤️

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 3 года назад +3

    Haa Hodan sharaf badan waan ku tabay allaha inoo kaa xafido 🤲🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @cabduwahaabibraahimmaxamed274
    @cabduwahaabibraahimmaxamed274 3 года назад +1

    Musalksalkeyga diga ayaaba ageyd balse waan kuwaayay
    Hadan guulwacan ayaan kuu rajeynayaa
    Mahadsanid

  • @zumaya9821
    @zumaya9821 3 года назад +9

    Anoo isleh hodan Instagram kala hdal mxa helay aaba vedio gaan iso dhacy cajiip 👏😍💖

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 года назад +1

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto

  • @hamdamohamed961
    @hamdamohamed961 3 года назад +3

    I watch from you Nashville Tennessee Clarksville na wxy no jirta an hour.

  • @IbrahimMohamed-fl7bo
    @IbrahimMohamed-fl7bo 3 года назад +1

    Maaansha allaah wll keep going hodan runtii qisooyingaka wanku taxnahay lkn runtii sifican ayaan Ku fahmaa lkn dadka qar kuma fahmay khasadan irayada
    Restaurant
    Location
    Morning kii
    Shift
    All ready
    Part time

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 года назад +1

    Hadaneey hbo aniga waxaan kaa dawadaa dhinaca Yutube oo kaliye waana kula socdaa sifiican keep going 👍👍👍

  • @xamdamahamedhamdaqaali5970
    @xamdamahamedhamdaqaali5970 3 года назад +1

    Haa hppi waan ku taba aad iyo aad dar alle yaan ku jecelahy ❤❤❤💋💋

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +5

    Team hodon online one love✊☝️

  • @aminajama2989
    @aminajama2989 3 года назад +3

    Quruxdaydii xalay waan ku tabay wllhi ilaa xad❤️🥰
    Dadka commentiga bixiya mahi lkn hodan family one baan ahay😊

  • @fadxiyamohamed150
    @fadxiyamohamed150 3 года назад +1

    Alaa tabis iyo ha odhan walhi waan kuu darsanay

  • @sheikhaxmed4647
    @sheikhaxmed4647 3 года назад

    anagu marnaba kama xiiso dhaceeno hadalkaaga quruxda badan mana iga ahan af xumo waa dhab hadaa nahay team hodan online waxaan ku leenahay haniyad jabin hore usoco waad gaaree hadafkaada Dadka ku niyad jabinaya ha u bixin waad guuleesaneesaa waa la hubaa

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 года назад +2

    🥰🥰🥰waan ku tabay runtii sidii bunka cml aad ii qabataa inaad tahay boqorada reer youtube kuu qirayee hore u soco wllaashey mcn.

  • @zapnaappe8449
    @zapnaappe8449 3 года назад +1

    Maana dhan kaa walwal sanaa wallahi abooyo hadaanku arkay m.a🥰🥰😇😇😇🥳🥳🥳💋💋💋💋🙉🙉🙉

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад +3

    Miss you so much wlloh wllhi wan ku warwaray wxn is idhi mxa helay xata wan ku so wacay igamaad qaban mxd shalay nooga Maqnayd wlloh Allah Keep you mcnto illahay wx ku dhiba kuma tuso intaad nooshahay mcnto amein ya Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @Xuralcayn
    @Xuralcayn 3 года назад +3

    Hodan wan ku jeclhay walashey🥰🥰❣🙏 wan kutabay anigu

  • @najmanajuum865
    @najmanajuum865 3 года назад +1

    Mammy miss you wlhi xalay dhan hurdada iga soodhici weeysay saan kuusugaayi marbka RUclips ufiirinaaye daalay

  • @nadiaabdirahmannadiaabdira7059
    @nadiaabdirahmannadiaabdira7059 3 года назад +3

    Wwwar waan kutabaaay inoloow mcnto insha Allah waxa at rabto oo qer leeh ilahay hakusiyoo

  • @munahaji7753
    @munahaji7753 3 года назад

    haa hodan cadey ana ku tabay muradkaga ilaahey ha ku sahlo

  • @fatoumadjama4676
    @fatoumadjama4676 3 года назад +2

    Ha walahi aniga aad iyo aad ayaan kuu tabay wllo Hodan ilahay darty ayaan kujeclahah hore usoco inshaallah guul ayan kurajaynaya💝💔💟💞💓💕💖😘🥰😍

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 3 года назад +1

    Walashey Hodan onlineSomaliyey maxaaa u xasdeysan war 10k baa daawatay walalayaalow liketa iska saara wah abaayo hodan i love u ❤️❤️❤️❤️❤️🥰💋

  • @taslimsead3844
    @taslimsead3844 3 года назад +2

    Asxbta Hodan online
    Iiso duceya hawlba shaqa sugya Inshallah Ina ku gulysto idinka wx jcshin illhay hydin siiyo

  • @malyunabdi2744
    @malyunabdi2744 3 года назад +2

    Miss you sister

  • @maandeeqqurux29
    @maandeeqqurux29 3 года назад +1

    Wllhi Shaly Sidaan kuu Sugaynay Ayaaban Daalay

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 3 года назад

    Haa wlashay wnku tabnay wlhi ALLAAH haku barakeyo wax dhiba ALLAAH kuma tuso insha ALLAAH amiin

  • @saaracllahidalmar479
    @saaracllahidalmar479 3 года назад +2

    Waan kutabnay alpi 🥰misna ciil dartiis waba soo duli garnay😐

  • @jamiilanoor2085
    @jamiilanoor2085 3 года назад

    Waa mahadsanid qaali ninku nasiib badana

  • @abdirahmanmahadfaraah7946
    @abdirahmanmahadfaraah7946 3 года назад

    yes si aad iyo aad waayo waankusugaayey shaley dhan

  • @hassanharareharare8499
    @hassanharareharare8499 3 года назад

    Wakusalamy hodan cawa cabayadeydi cmla wadata wanakuso baxdy masha allah abyo ilxun alle hakaa ilaaiyo

  • @ruqiyoosman7122
    @ruqiyoosman7122 3 года назад

    Waalagu tawayle maa dhahdaa la aanta jiilaal waaye joogitaankaagana aaran ilaahey ha inoo kaa xafido ducadana waaso wadna qof loo duceeyo waaba tahay waan so wadeena ducada walaashey qali mcn

  • @phazuupea197
    @phazuupea197 3 года назад +2

    Inta shale naga maqned ku tabe wlh🥺🥺🥺❤

  • @juweriamohamed1987
    @juweriamohamed1987 3 года назад +1

    Rer Nashville TN like farabadan sara free ma ahanoo sara

  • @ayniihussein9532
    @ayniihussein9532 3 года назад

    Wlhi abyo zaaid ku tabnay allaha. Inoka xafide mntyna aad. Bad uqurux bdnthy xita. Madhyaha aad xidhanthy masha allha

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 года назад

    M,a wn ku jclhy wn ku xisanay ilahey haku xifadiyo

  • @nadiaabdirahmannadiaabdira7059
    @nadiaabdirahmannadiaabdira7059 3 года назад +5

    Asc abayo.....hhhhh...naya hodaney...intet naga adee shalaay walai wan yabanaa mis u siz

  • @suweyschannel453
    @suweyschannel453 3 года назад +4

    Hodaney hppti waa ku tabay chanalkaga dhor jeera searchin gareyay

  • @fadumogelle8462
    @fadumogelle8462 3 года назад

    Tanks hodaney waan ka naxay dhacdadan

  • @AhmedAli-bs4jw
    @AhmedAli-bs4jw 3 года назад

    Tiisa wax ka dhimneyd, wx walba xaga Alla ka Qoran yihiin, midaas ku darso Sis

  • @boqoracademy2485
    @boqoracademy2485 3 года назад +3

    We miss you Hothan. Keep going

  • @sacdiyaomar9321
    @sacdiyaomar9321 3 года назад

    Haa wa kutabney hodan wa jeclahey qisoyinkaga ana ina mid kula wadaga rabey nafteyda mid ku dhacdey

  • @muwahipgalaydh5401
    @muwahipgalaydh5401 3 года назад +2

    Hodaneey wllhi wll ku tabay anuu youTube kusolalabnyay kolba si aan qisoyinka udawado lkn walgu wayay 😃🥰

  • @munamahdi6569
    @munamahdi6569 3 года назад +1

    Allh hodoney waalhi xaly waa ku tabay hppti 😍😘😘😘

  • @nasranayruus7448
    @nasranayruus7448 3 года назад +1

    Hodaney qoflatabaad tahay,❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayman-isman-family1027
    @ayman-isman-family1027 3 года назад

    Of course yes🥰🥰

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 3 года назад +4

    Hanaga maqnan markale hodan cadey meqa jeera firiyay shalay ila xalay chanalkaga🥰🥰

  • @sahraibrahim9502
    @sahraibrahim9502 3 года назад

    Ku tabay jidhkaygi yey
    Hodan online
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumocali661
    @fadumocali661 3 года назад

    Wax badan qli dheeman ayaa tahay ee ma qof la tabi waayo ayaa tahay xilo janno magacaa kawaran🥰🥰🥰🥰

  • @raahoomar5243
    @raahoomar5243 3 года назад +2

    Hodan miss you mcn badan halmalin dhan wax maso dhigin mxa ku hele😭🥰

  • @hawaaxmed4484
    @hawaaxmed4484 3 года назад +2

    Haa qaaliyay run ahaantii wan kutabay😢😢

  • @hannahappy539
    @hannahappy539 3 года назад

    Aad iyo aad baan ku tabnay Allah ku xifdiyo

  • @shugrishire3592
    @shugrishire3592 3 года назад

    Hodaney wan ku salamay shalay inte kabaxday San ku sugayey wandaalay 🙄🥰🥰

  • @ikranaden2911
    @ikranaden2911 3 года назад

    Wajigiisa Narka arkay inu dilaa yhy weyba ka muqata subxanalah

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 года назад +1

    6 jeer kabadan ayan so booqday on laha Cawa hodan dheman xagay ka dhacday side lagu tabin hadi aan wax ku baab nahay bal waadaydu waa adi🖐😘💋❤

  • @ikranhassan5770
    @ikranhassan5770 3 года назад +2

    That is my favorite state wlhi

  • @sabrinaosman7576
    @sabrinaosman7576 3 года назад +2

    Haa wlhi xalay dhan ku eegayay qiso sugayay😭😭😭

  • @nuuraiiman6521
    @nuuraiiman6521 3 года назад +1

    Hodan qurux xalay waan ku tabay wllo

  • @amalalimohamed1767
    @amalalimohamed1767 3 года назад

    Haa macanto waa lagu tabay ilahayna nagama kaa qaado aamiin shalay dhan ma dhagysan qisadadaa mashquul dartii hadda ayaan jumlo kadhigtay

  • @safianooradam1721
    @safianooradam1721 3 года назад +1

    Dhaman inti farinteyda aragto wxn idinka codsanaya inad inogu duceysan aniga iyo intii awlad la,an ah walladey plz make us dua

  • @abdisamedmutto1855
    @abdisamedmutto1855 3 года назад +3

    WlsHY Hodan online Hore u soco

  • @abdalleisseibrahim8049
    @abdalleisseibrahim8049 3 года назад +1

    haa masuulad

  • @queenfaizacadey
    @queenfaizacadey 3 года назад +3

    Asc hodan maxaa kugu dhacay shalay qiso maxaa usoo dabin weysay waan dalay sidaa channalka ufirinayr wan ku jeclahy walashey🥰🥰🥰❤❤

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 3 года назад +1

    Wanku salamay abyo wan furtay gambalelka wan furtay mana iso dhacoyo waxan umalena like ta iney yartahay bar Sara si unaso garo pls abyo weyba ino dadalosaye idinkaga dhiri galiya wlhi waxan imaday janalkaga 2 sac kahor ayuna aha somaliyey Hales cawiyo

  • @hiboqaasin7472
    @hiboqaasin7472 3 года назад

    Haa waan ku dabney qisooyinkaga cashadaan ku karsadaa huuno

  • @ifraaxxalsanguutaalei2585
    @ifraaxxalsanguutaalei2585 3 года назад

    Qisada maanta dheer bay ahyd lkn cajiib bay ahyd allaha ku barakeeyo abyo

  • @ayaangobaad200
    @ayaangobaad200 3 года назад +1

    We miss you sister

  • @aishamoha4843
    @aishamoha4843 3 года назад +2

    Like farabadaan sara fir mahanoo sar like

  • @marwadahir927
    @marwadahir927 3 года назад

    Mansha Allah tabaraka shalay mugdi ayu aha RUclips ma

  • @sacdiyaabdulaahiolow3490
    @sacdiyaabdulaahiolow3490 3 года назад

    Waan ku salaamay walaashay ..run ahaantii sidaan kuu tabay aniga ahaan inta jeer aan youtubeka soo fiiriyay lama xisaabi karo ..Ii nolow boqoradeydaa

  • @babylovliy9599
    @babylovliy9599 3 года назад

    Haa wlhi waan ku tabnaay hodan love 💘❤♥💕💖💗you my quwen sister ❤😘♥💖💕💓❤

  • @mariamoha5439
    @mariamoha5439 3 года назад +1

    Wa naga jiifatay ayan tan
    Please case ka dilka christine dacera philipnese ka ah noo so radi 🤞

  • @dhameysali2658
    @dhameysali2658 3 года назад

    Haa walgu tabay waliba waaynu kuuxiisnay wllshey qaali dumar hodaneey💖💖💖💖

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад +1

    Yes we miss you 😘

  • @aminadjibouti8081
    @aminadjibouti8081 3 года назад +1

    وحشتيني فينك أمس. اطمنى تكوني بخير

  • @istahilmohamed2071
    @istahilmohamed2071 3 года назад

    Haa wllee baryahayan waan ku tabay wlshy dar allan ku ujeclahay

  • @bimofundi3284
    @bimofundi3284 3 года назад

    Haa bayo
    Macan waN kuu xisney

  • @hodanadam8186
    @hodanadam8186 3 года назад

    Hi Hodan my samidey inan ku tabay ansugi lahay Video kaga walhi my dear sister i love you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 😍😘🙏👸

  • @nissahbm3802
    @nissahbm3802 3 года назад +1

    Wll Hodan waa maxay rafcanku !?
    In badan waxan u maleyay in xabsiga looga baxo rafcanku!
    Labo eray igaga sheeg rafcanka wll!

  • @haniaden7404
    @haniaden7404 3 года назад

    Hodanay weekgan waad naga cajistay manta dhan Waan ku sugayey qisoyinkaaga Waan ku shaqaystaa from Columbus oh

  • @saabriinmohmud3205
    @saabriinmohmud3205 3 года назад

    Walale caafimadka Kwrn xalay mantay dhan kusugaye macaafimadqabtaa

  • @sam_sambaby1180
    @sam_sambaby1180 3 года назад +1

    Abayo wan kuxiisney♥️♥️♥️😍🤩

  • @shaqasharfleh556
    @shaqasharfleh556 3 года назад

    Menshallha tobarikalaha my beautiful sis keep going

  • @Zahramali26
    @Zahramali26 3 года назад

    wlhi manta anigaa ugu horeya
    abayo hodan hore u soco
    I.m in the canada 🇨🇦 Edmonton