Iso duceya abayo Anita iyo inta ilamidka ahba no Soo duceeya inuu Ilaahay Awalaad kheyr qabta na siiyo inta haysata na Ilaahay ha u xafido please pray for me
Wlla horta ilaahay ha ino daayo ubadka kuwii in aanfacan ha ka dhigo likn wlla aan talo kugu darsado markad seexiso so dubo way ilamhun ma aamusayo adiga qalbigagu labo ma noqonkartid qofkii igu racsan like ha iisaro 😘
Abyo mcn wamarka igu hooreese an comment aan kuu soo qoraayo waxan kuu ahay taageero weeeeeeèeeeen🤲 alle haku xafido gadaashaa iftii hortaana iftii❤💋🥰❤👍🇸🇴💯🥰💋
Hodonay Qadyadaha so Gagabi oo ka so dhig dhaman 12/3/4/5 intaas ku so Koob. waana ogahay in aad dadalausid lkn hal qiso waxad ka dhigta 40 d aqiiqo marka 40 daqiiqo waa dwan kara naga so yaree qadyada dhan ka so dhig inta aan Kor kuugu so qoron. waxan rajaynaa in aad i fahmi doontid👏🤩
ani waa ya aragnimo ma ii dhino walhi ano wax an ku cibro qadto iso marin ayaan hdana waya arag noqday taas sababteda waxa leh hodan masha allah walhi hodan mahad celin iga mudanthy thanks ku leeyhy marwo ❤️🙏🏻
Maansha Allaah caruurtu waa hadiyada Alle nasiiyay Alle ha noo xifdiyo intaan heysana Alle ha siiyo abaayo codka caruurta waab farxad markeya cayaaraayaan Alle ha kuu daayo waa wehel farxad ku waara dhamaantiin waan idin salaamay
Aww😫Cwa Cidna Igama Horeso No Cmnt No Views Hodanteyda Caanshaqa Wnku Wata Waligaa Reply Ima So Galin Cwa Igu Cimaamad SistreY 🥺🥀💕🥰Alle I Xavido Carurteda Foosiyo Iyo C/raxman💕🥀
Iso duceya abayo Anita iyo inta ilamidka ahba no Soo duceeya inuu Ilaahay Awalaad kheyr qabta na siiyo inta haysata na Ilaahay ha u xafido please pray for me
Waa kuraaxaysanaa sharqanta Caruurta mashaa allah alle hano xifdiyo aamiin
4:40 I like the way she made you smile and happy when she said to you Heeee🥰M.a🥰
Fosey masha allaah wlhi wan iska jeclhy fosey
Masha.Allah abayo waan ku dawadaa mar walbo lkn tv 📺 ayaan kageystaa aniga iyo carurtryda gabadheyda waa 9 jir waxan dhayay qamar ka xiro si fican waxey itiri san ayaa fican waxan ka bartay Hodan online kkkkkkkkk👏🏻
Masha Allah
*Horey* *soco* *walashey*
dadka magc yadooda mxd ugu qaraabnayaa?
Laandheere nimo ayaan ka helaa markad leedahay masha allah Tabarakallah Allah hanoo xafido Awlaadeena iyo Awlaada Islamka Allahuma aamiin 🤲🤲🤲❤❤❤
Welcome to the New Zealand 💖💖🙏🙏 maanta anaad Marti ii tahiin habo adiga iyo ciidankaaga
Abaayo qaali Allah ha ku xafido
Wlh qisooyinkaaga iyo sida wanagsan aa no fahamsiiso cajiib
RUclipsr ku gaaro ma jiro
Masha allh
Been ma aadan sheegin
Wlla horta ilaahay ha ino daayo ubadka kuwii in aanfacan ha ka dhigo likn wlla aan talo kugu darsado markad seexiso so dubo way ilamhun ma aamusayo adiga qalbigagu labo ma noqonkartid qofkii igu racsan like ha iisaro 😘
Qurux ley baa tahay caqli lay baa ku darsatay ilahay haku sharfo walashey oo ilahay haku barakeeyo cadowgaagana ilahay haka qabto amiin amiin jimce mubarak walashey
Hodon nolen walaahii waan ktaageera ilaahay hakuxif diyi
Hodaney i like markan xoga ka maqnado coz i come back here knowing i have alot interesting videos to watch yeey
Hodan Don’t worry about foziya yar anu waxn ahay gabadh dhowan gursatay weli carurur yelan markas wa ku raxaystaba codkeda mansha allah so barbar habo
Masha Allah Allaha ku xafido
Allaha ku fududeeyo hadagkaaga
Allaha ku garab gallo my sister
Keep going keep going dear sister.
Masha allh illhy hakuu daayo fosey wan ku dagaa ilmaha qayladooda m.a illhy haku koriyo abtiyo mcn❤❤❤
HODAN QURUXEY wn kuslmay caruurtada eedadood ayan ahy sida an maqlay dhanka qaraaaba ahan from Mugdisho 🥰
Ilmahaga ha so badhigin hodan aduunka wa caddaw badanyhy adne qisooyinka halista aad ka hadashaa Allaha idin xafdiyo
Another level my sis keep going
igu lasali nabigena MUHAMMAD SCW
Mansha allah hodaneey qalqaligaad sharaxaysba waa foosiya habo alle haku xafido hooyaday macaan baad la magac tahy love you 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
الله يحفظ لك عبدالرحمن و فوزيه وان شاء الله تشوفيهم في اعلى المراتب...
أكيد رح نشوفها 😗😍😍
@@qamsageming5576
ءامييييين انشاالله🤲❤
Ilahay haku daayo kuwa kabadana haku siiyo oo ilahay dhamaantiin haysku kiin daayo walashey
Hodaneey malinkasta waxad na geysaa magalo cusub 😁lkn wd mahadsantahy diyaradasi insha alleh tun ayey noqon doonta😀 kushuba like ta firii maha noo
Mansha allah amiin ilaahow amiin adiga iyo anagaba ilaahow noo xafid oo awlada saalax ah hodanay waan ku salaamey
Masha allah Marwada aan jclay ilahay haku sharfo mar walbo guul iyo cimri dheer iyo cibaada suban ayan ku rajaynaa
Qaaliyeey masha allah sida wanagsan aad waqtigaada qaaliga nosiisay mahad sanid
Abyo mcn wamarka igu hooreese an comment aan kuu soo qoraayo waxan kuu ahay taageero weeeeeeèeeeen🤲 alle haku xafido gadaashaa iftii hortaana iftii❤💋🥰❤👍🇸🇴💯🥰💋
Hodonay Qadyadaha so Gagabi oo ka so dhig dhaman 12/3/4/5 intaas ku so Koob.
waana ogahay in aad dadalausid lkn hal qiso waxad ka dhigta 40 d aqiiqo marka 40 daqiiqo waa dwan kara naga so yaree qadyada dhan ka so dhig inta aan Kor kuugu so qoron.
waxan rajaynaa in aad i fahmi doontid👏🤩
Amiin ilaahay ha na siiyo kuwaa Bari ah dhamanteen insha alaha
Hodany caruurta daa walhi wan jecelay hadaaqoda mashlah alle haku barakeeyo
Hodaney fozey ina ku xanaaqo ma rabta bilawga sheekada 😂😂😂kaftan wyy allow ku daa 🤲🏾🥰habo xuna ahay sorry
ani waa ya aragnimo ma ii dhino walhi ano wax an ku cibro qadto iso marin ayaan hdana waya arag noqday taas sababteda waxa leh hodan masha allah walhi hodan mahad celin iga mudanthy thanks ku leeyhy marwo ❤️🙏🏻
Ilhy ajar haka siyo
@@pilanpea9353 aamiin 🙏🏻
4:39 kuso😂😂😂magacasanba kuheysta ani🥰
Amiin abyo mcn awlad cafimad qabta oo bariyal ah allah hanawada siiyo ani iyo intanan haysan yaa rab🤲inta haysatana rabi ha uxifdiyo hana ubarakeeyo🤲😌
Mansha alaah ilahay awlaada haynoo xifdiyo intaan haysana awlaad baariya oo saalixiina ha siiyo amiin yaa rabi
Allahuma amiin yaa rabii 🤲🤲
Maansha Allaah caruurtu waa hadiyada Alle nasiiyay Alle ha noo xifdiyo intaan heysana Alle ha siiyo abaayo codka caruurta waab farxad markeya cayaaraayaan Alle ha kuu daayo waa wehel farxad ku waara dhamaantiin waan idin salaamay
Carurta Lama nici karo Allah No xafido 😍😘
Wan jecelahay inaa daawado qisooyinkaaga lakin hadalkii oo aad ku celcelinayso iyo ilmaha yar oo ku mashquulsan tahay halkaas waxaa ku dhumay ku dhawaad 10 minutes marka hada kadib shekada noo boobsi haku celcelin hal hadal masha allaaah tabarakallaah ilmahana álle hakuu dhaafo anaga iyo adigaba markey kaa seexdaan wax soo duub walale insha allaah🙏
Aniga ku heysta Hodan see u soo jeedineeso masha Allah 🥰🥰🥰🥰
Allahuma amiin yaaa rabi 🤲🤲🤲🤲
Amiin walshay ALLAAH hano barakeyo carurta abtiga unahay
Hodaneey xabbti noosoo badiii qisooyinka jinka ah inta rabto ismuujiya🥰🙏
Hodan dheemaneey manta saacd sooqadaty saa ugu shidan thylee m.a yaaqeeey hiska dhigin❤
Abayo fawsay iyo c/rixman waan jecelnahay ee noodaa waan kuraxaysana codkoode msh Allh Awlad la Aan namadhigo
Queen of story mommy hodan online and keep going
Hodan qaali ilmuhu waa kuweeni masha allaahu waa qurux dii qal biga iyo guriga allaha kuu dhaawro
Anagoo dhana intii haysta allaha noodhawro yaarabi
Masha Alaah abayo sthy, masar qisoyinkoda nosobadi please
Mcnto I always like how you make Dua for as I love you amiin xppti ❤️
Masha allah fozey waa noo macanenesa dawashada hbo soo bar bar
Ale haku xafido ale dartii ayaan kuusecelahay hore uso co
Hodaney raali baa awlaadada kanahay ilahay raali hakaanoqdo abaayo farxadi waa awlaada inta aan haysana ilaahay Hasiiyo inagagana ilaahay ha inoo barakeeyo
Maansha allah alle intii haysata ha u barakeeyo awlaada
Walaal hodan cidiyo maa gashataa mise waa cidiyahaaga walaal
Hodon wilkaga xajigayga ku magac yahay habar hada dhalna foos banubixin iso duceeye in ilahay isiiyo
Abyo Love you🥰🥰🥰🥰🥰
I love you Ikran me to
@@cabdallebooy6376 thks🥰
@@ikrannaasir6420 adaa mudan lkn waxaa ka fucnanlahaa Facebook kagaa adoo raali
@@cabdallebooy6376 Axlam Naasri
12:12 . Taariikhda yara khaladey 2029 waliba Lama gaarinee abyo😇🥰
Wxey ka wda 29 August 2000 swr ahan ayy uso dhigtay abyo
Aniga bus baan woda wadanka Holland gaarigeeyga neh yariska marka wodo 150 km waxaan ku caada hal sac iyo 50 daqiiqo 1:50 mint
Masha alaha my walshey qaliga ah horay usoco abayo qof waxa tahay wax wanagsan so ba dhigo
Scwb abayo Hodan Wellington wacasimada Newzald walashey
m.n Alle haku barakeeyo foosay habo mcn hooyada way ku jeceshay Alle hakuu dhaafo
Masha allaha keep going walashey mcn allaha ku xafdiyo amiin yarabi
Yeeeees qoska ugugu hore Ayaan ahay muqalka waxuu yalaa 24sikin🥰🥰🥰tagero lambar wan
ماشاءالله تبارك الله اللهم امين
M.a walaahi aad ayaad uwanaagsantahay horay usoco ilaahey hakula jiro mahadsanid 💯/
Maasha Allaah
MashaAllah welcome to new Zealand today
Mansha Allah sheeko fiican
hodan waan kujeclahay❤
horey usoco abyo
qisooyinkaga midaanan fiirsan majirto
Aww😫Cwa Cidna Igama Horeso No Cmnt No Views Hodanteyda Caanshaqa Wnku Wata Waligaa Reply Ima So Galin Cwa Igu Cimaamad SistreY 🥺🥀💕🥰Alle I Xavido Carurteda Foosiyo Iyo C/raxman💕🥀
Masha Allah abaayo illahey haku xafido wlshy mar walbo wan ku firsadaa wax badan ka faiiday ❤❤❤🙏
Kķkkk wll Lee xakee lga sooqaraa is sheer dabcan
Asc hodan caday caruurtu waa caruurtaydi Nam dhibayaan waanu jacelay alle ka kuriyey
Manta cidi igama horayso keep going my little sis love you 💘 💕 💗 ❤
Foiza masha Allah habo illahey haku dhowro
Asc hodaney Wll igu duceeya in illaahay awlaad saalixa isiiyo aniga xaajigayga
Hodaney where the part2 I'm still waiting for you ❤😘🥰😍😍❤
Masha Allah hodaney awlaada Allah huku barakeeyo🥰🥰🥰
M. A Abaayo fosey waanba ku heystaa🥰
Abayo Ilahay hakuxafidho ilmaha wanjecelnahay ilmahada wanakufaraxsanehe cotkoda inan maqalno ee waxbo haismurjin
Amin Amin mcn gabadha dhaf ha ciyarte mcn Hooyo ❤️❤️❤️❤️❤️
Waa qisadii kowaad ee igu da, ah 😄🤦♀️💋
Mnsha allh wll hoodan ino hay caruta ha inga so dhiigin halkan ino qari alle ha no xafido ka ilali melha ❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👸❤️❤️
Mashallah i love hodan
M.a♥️allha no dayo fosey io abdirhmnbo Amiin🥺🥰💋
Hodan cadeey abyo ilmaheena yar yar ciyaartooda nama dhibeyso ee dhaaf sharafey hanoo ciyaartee fowzeey
Jazakallhi abaayo
Dhibmalahan abayo waiska carur iska daa haku dheshey fosey mac isii allaha idin xafido
Hodaney anaa iga tagtay from bosaso
Masha allh allhe ah kuu xiftiyo awlaada xppti
Asc masha allaah caruuta allaah haxafido
Mashallah I love fosiya may Allah bless her
abaayo ilmo wey nojogaan marka wx dhib ah uma arko allh noo xafido o laada intaan heysan allh siiyo aamiin dhaha
Wwww my sister..hodan wan ku jaclhay mcnto❤❤❤❤🥰🥰🥰😍😍💋
My queen 👑 keep going
Wllhi illhey dar tisa ay ku jecelhay 🤩🥰🥰❤❤👸👸👸
Asc hodaney daa gabadha anaga waanaqan caruurta dulqaadna waan uleenahay hacayaarto daaa
Masha Allah Keep going sister 😘
Wan jeclahy foozey iyo dayax allah ha inoo dhaafo ❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯
Foos yarisey habo mcn hooyo u shekey farxad ayay kahele anagan waan kugu farxeynaa
Waan saranahay❤❤❤❤❤❤❤ aduunka safar Baan u jecaylka
gabadhan yare wa qof wcane dadaw cawiya qofka idin isiiya waya aragnimo iyana u mhad celiya
Mashalah so dhawaada minanka minikiina waaye dheh Hodan online