Asc waxan yaxay mu wadani reer Djibouti 🇩🇯 ya waxan ku yaxay tageera buxo hodan fadlan waxan ka cod sanaya inad garab isisid sabab toha RUclipsur ayan yaxay fadlan handad commente gayga aragtid iga so jawab
Mid baa mudan inla tilmaamo Gabadh la dilay waxay gashay Nabsi waxay marka Hore tidhi Iska fur gabadhaada kadib aan is guursano dabeed tii ay samaysay Uun baa lagu sameeyay oo wliba dil U raacay waa iska Xaal Aduun
Qashimada Ayaa Lagu Qaaday Sidee loo Helaa Lagyaabee Qashinkibi inlagubay. Asagoo ilma Dhalin Wax Haysnin Ayey Soo Garab Qabatay Abaalkeedi Dil Ayuu Ka Dhigay. Dadka Khaar ilaahey Nama Baro
Ani wxn umaleya inu ninki ku diley garage uu gogoyey gbdh bacihi gabadha murabiyada ey shegtey in wax Ka maqan yihiin inuu ku kala gurgurey oo ku kala ridey garbage ka ama melaha qashinka qalabki uu kudileyna inu ku qariyey keynta ay eyda (dogs) ka helayen diiga Jenifer 🤗💙 taas waye ra'yigeygu yaa igu racsan 👇🏻😁👇🏻
Salam Hodan online, je suis une femme Djiboutienne, je te suis depuis quelques semaines, t es vraiment une vraie enquêtrice dans les affaires criminelles comme tu le mentionnes. J'aime tout tes histoires.Cependant, j'aimerai te dire, et ce n'est que mon avis. Pourquoi tu écris à chaque fois, le nom des autres youtoubers. T as besoin de personne, tu es une femme forte et très dynamique. Voilà tout love you 😘
Hodaney xppti allha ku xfido ❤ wxn kugu so biiry 2bil ka hor sas ey thy qisoyin waa wda fiirsday dhmantood kuwa cusb so dhigtidne hda wxba ma ima dhaafo xppti wka hely qisoyinka Best youtuber wa qalmtaa allha ku xfido❤🤲
Wallaashay hodon waxaa ku lawadaagi lahaa wax ka mid ah qisooyinkii nabi muxamed swc iyo saxaabadiisi iyo salafkii saalix ahaa wax ka mid ah ku soodar khayr fara badan baad ka helaysaa dacwadna way kuu noqon Alle ha ku barakeeyo
Walashey mcn Hodan wxad igu duceysa Gabar adigo kale ah inu calaf igugu daroo wayo gabar ad iyo ad u fican aya tahaay ee Allah haku daysto In Sha Allah walashey mcn Hodan.Asc abayo Hodan
Qisadan Part 1 Kedi WAKAN so dawo ruclips.net/video/9OyrAS-dHdE/видео.html
Asc waxan yaxay mu wadani reer Djibouti 🇩🇯 ya waxan ku yaxay tageera buxo hodan fadlan waxan ka cod sanaya inad garab isisid sabab toha RUclipsur ayan yaxay fadlan handad commente gayga aragtid iga so jawab
Woxo isku dhilaye aan umaleyaa dhentaa lagu le yahaye
Abaayo meel Aan kula xiriiri intee kala xirrirnaa
Mid baa mudan inla tilmaamo
Gabadh la dilay waxay gashay
Nabsi waxay marka Hore tidhi
Iska fur gabadhaada kadib aan
is guursano dabeed tii ay samaysay
Uun baa lagu sameeyay oo wliba dil
U raacay waa iska Xaal Aduun
Hooy cadi igama horeeye like ta u saara wllsheena hodan online
Ala maxan nacay dadka deskiketa saaraya uf always hodan is our queen keep moving sister🙏🏾👸🏽♥️
Ma aragtay horta disliketa micnaheda maba yaqanan uf dheh
Waa Nagu so daahise hodaneeey abaayooy thank u ☺️ danbi bare mahi lkn ilhaey dartiis aba ku jeclhy💕💉
Hodan online habliyo 200k hore maris iga qabo hee🎊🎂🎂 kabadan wan isku keynaa i. a one millon🥰
Ilahay rajadada kurame qabriganA kunuri wll macan wlhi you entertain me the most I even listen to you when I am at work kamarmay heesihi damibgoda
Lama filaan Manta Hal qof igama horeeya❤️wanba sugaaye mesha dhex fadhiye😂❤️💋
Inuu diley wey iska cadahay waayo naftiisa ma goyeen naagtan mishel sida aniga qabo wey la dishey ninka gabdha waana qorshe ay isla ogaayeen hadey sheegto baxar waa dalaq marka af daboolan dahab ninkiisana dawlo 🙏🏽
Qashimada Ayaa Lagu Qaaday Sidee loo Helaa Lagyaabee Qashinkibi inlagubay. Asagoo ilma Dhalin Wax Haysnin Ayey Soo Garab Qabatay Abaalkeedi Dil Ayuu Ka Dhigay. Dadka Khaar ilaahey Nama Baro
Mahadsanid habo mcn Beautiful video 🥰insha alha 200k subscribe hambalyo 🥳
keep going my sister Hodan online
Asc hodan qali wlhi waa ka heley qisadan ee waxa aan ka codsan yaa qisoyin kii MASAR ee gabdhaha SIJINKA ku jira waa codsi xbbti qali alle haku xagido
Masha Allah my dear sister, Allah bless you and your family ❣❣
Hodaney saa usugayay lee thank u xbbti❤❤
Wlhi qeybta kowad markey iga dhamaate ciil baa i qabte part two ayaan radinaye hadaan helay alx 🤲🥰
Ani wxn umaleya inu ninki ku diley garage uu gogoyey gbdh bacihi gabadha murabiyada ey shegtey in wax Ka maqan yihiin inuu ku kala gurgurey oo ku kala ridey garbage ka ama melaha qashinka qalabki uu kudileyna inu ku qariyey keynta ay eyda (dogs) ka helayen diiga Jenifer 🤗💙 taas waye ra'yigeygu yaa igu racsan
👇🏻😁👇🏻
Ana kugu raac san ilahy haku barakeeyo caqliga🤴✊
@@Hodanonline Amin mahadsanid habo Aniga iyo familyga aad ban ku tagerna Hooyo waxay rajeysa in Malin Kula kulanto insha Allah 🤗
Salam Hodan online, je suis une femme Djiboutienne, je te suis depuis quelques semaines, t es vraiment une vraie enquêtrice dans les affaires criminelles comme tu le mentionnes. J'aime tout tes histoires.Cependant, j'aimerai te dire, et ce n'est que mon avis. Pourquoi tu écris à chaque fois, le nom des autres youtoubers. T as besoin de personne, tu es une femme forte et très dynamique. Voilà tout love you 😘
Keep going the Queen Hodan Quruux👸🏽 ❤️❤️❤️❤️
Mxaa waaye part 2 waxdan masaarno abaayo waxaa loomodaa inuu wax latiriray cml lkn wuu shaqey naa markii lagu dufto ❤️❤️❤️ thanks sis qisada waa kahelay ❤️❤️❤️
first comment hodan aad ban ku tageera horey u soco abyoh, love ku booba❤️
Marwo hodan wanka helaa showgada lkn minuts ka wey dhee dheer yihiin please so gagabi ilaa 15 minuts waa caadi
ربي اشرح لي صدري ويسر لي امري واحلل عقده من لساني
Asc dhaman asxbta hodan online 😔
Wcs
wcs wllo
Hodonay Kula mid ahay ra yigaga Kula ragsanaHay 2doodaa dilay miskiinta haduun dilin isma Dili laheen rayigayga waye
Waandawaday qeybtii kowad islamarkii aad soo dhigty hodan qurux
Omg mama horey usoco video ad soo galisid oo idhafo majiro guuleyso
Hodan online
Hodan online
Hodan online
Danbi baadhe aan wax ka barto halkaa inooga wad wll waan ku jecelnahaye
insha Allah soon 200k subscriber
Hodan online 200k 🥳🥳❤❤❤
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنْ خَيْرِ مَا سَأَلَكَ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا عَاذَ بِهِ عَبْدُكَ وَنَبِيُّكَ
Hodaney xppti allha ku xfido ❤ wxn kugu so biiry 2bil ka hor sas ey thy qisoyin waa wda fiirsday dhmantood kuwa cusb so dhigtidne hda wxba ma ima dhaafo xppti wka hely qisoyinka Best youtuber wa qalmtaa allha ku xfido❤🤲
Thanks 😊 my queen 👸
اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ،
Queen hodan online ❤❤💯💯
Team dambi barayaal ☝taaga😊
200k is coming son 💙😍😊
MY beutifull sister keep going ❤❤
Subhanalaaaaaah subhanalaaah alhamdulilaah
Masha allah wan sugayna qaybtan thanks dear
Somalidu sidan wey kaxuntahay dhiiga dadka wey kuqaweestaan sharci qawanaayo malahan
Wan sugaye video shukran xabibti⚘⚘⚘🤩❤
Alla hodaney sidaan mxa nagu gashay sidaan u sugayay ban daalay any way thanks❣🙏
Sorry
@@Hodanonline I love you xbbti❣🙏
Hodaney sidan ku sugayey Indhi ba idalay wan xisaynayeey prti 2 ga ale hano ka dayo hodan dheman
Abayo aniga ra,yigeyga hadi an ka hadlo waxaan leeyahy asaga ayaa dilay sxbadisa wey ogathy sababtoo ah dhiigedi ayaaba laga helay tean dambibarayal waa idiin salaamay 200k coming soon
Hodoney wlle muqalada 2 da part waqtiga u dhaxeeyo naga yree
Manto dhan ban ku sugaaye
Haye wll
maaanta anaa ugu horreya hodan guulayso abbaayo!
Keep going hodan
Any way mahadsanid wlshy adiyo dumaashi iyo curadkiinaba
اتامنلك حياتي سعيد ❤
Hodaney part 2 waa naga soo daahisay wlhi anyways mahadsanid ❤️
Thank you sister
شكرا جزاك الله خيرا
اختي الغالية
Keep going wlloh Allah Keep you
hodan waa Ku xidhnahay video hlkee jgtaa wllo
Keep going ziz🥰
Haaaa abyo wey ogtahy ayagaaba dilay gabadha 7 meel ayuu ukala qeybiyay waxan umaleynaa inuu jar jaray lacalla haduu halmel kuwada ridi lahaa waala heli karay keep going quraxey
Hodan caday we love u sis🥰
Wallaashay hodon waxaa ku lawadaagi lahaa wax ka mid ah qisooyinkii nabi muxamed swc iyo saxaabadiisi iyo salafkii saalix ahaa wax ka mid ah ku soodar khayr fara badan baad ka helaysaa dacwadna way kuu noqon
Alle ha ku barakeeyo
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
aniga xataa wxan qabaa iney islaogeyen shekada iney jirkeda u qeybiyen cad cad bey qashinka raaceyen sidan qabo
Marhadoo isdilay.wa good asagaadilay
Hamblyo hamblyo walashey Hodan online 2k manshalaah 🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏💋💋❤️❤️🥰🥰🥰
Hodan cadey allle haku dhowro
Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo
Hodan online family ✋👸
Hodaneey partiyda dhan isisoraacsi noh wxa hanagu kale jarinee plz sxby😃 queen👸hodan cadey❤😍
Mashallah waa qiso cajiib ah
Mansha allah keep going 🙏 🥰🥰🥰💯💯😍
Mashallah 🥰
Like faradan iska sar ku shuub like ta intas aa jacelahay ani 😍
Hodon famali ❤🙏
لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ رَبِّ اغْفِرْ لِي
Asaxabeey waa side ila hada waxayn joogna198k😭
Hodan wall dar ilahay ayan ku jeclahy hore usoco
🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕💕
Mansha allha hore usoco wllshy hodan❤❤💓❤💔💜💯
The only one gacaliso dunidan kuu jeclhy mcnto allaha iikaa daayo
200k hambalyo queen❤️
asxaabey dadaala 200 wax yra noga dhiman i.m❤️❤️❤️🥰🥰🥰
For some reason we can’t see your video thumbnail sweetheart
Masha Allah walashey mcn Hodan.Asc
Walashey mcn Hodan wxad igu duceysa Gabar adigo kale ah inu calaf igugu daroo wayo gabar ad iyo ad u fican aya tahaay ee Allah haku daysto In Sha Allah walashey mcn Hodan.Asc abayo Hodan
subhanallah subhanallah subhanallah
Waxaan rabay enaa noqdoho lawyer balse waxaa laidhahay waa xaraan waanba iska dhaafay waxaan filayaah gabarta garbages ayuu kudaray nagta waxa weeg ogtahay Manshallah 2k mardhowa keep going hodan
Wax kastaaba waa sidaad ka dhigato. Ama Dhakhtar baro ama Qareenimo ama Diinta Ilaahay hadba waa sidaad adigu u dhaqanto. Dadka ha maqlin
@@khadarcaynaashe7753 saxiix wllo mahadsanid ina badan👍🥰
Msha allah. ilove u
Free maahanoo like fara badan saara hodan hal hayskeeda
walashey mid aan kaa codsado isku day inaa qisoyin jaceylka hadasho oo shekoyinka dilka naga deyso wax fiican maahane
Waa qiso xanun badan ilmaha hooyadood wayey aniga waxey il a tahey iney mishel dishey jinefa isaguna badbadinayey mishel oo meydka uu qadey isagu ama isaga iyo mishel ayaa ku heshiyey dilka jinefa meyd kedana wey jarjareyn oo qashinka ku dareyn
asc wan kusalamay abayo hodan
Masha allaha keep going walashey mcn
Yes first ahy hodanteyda 💕👄
Thanks nosobadi qisoyinka
M.a xppti Hodan ❤️ Raigeyga ma nola gabadhas ninki qabay ayaa qeeqebiyay medkeda 🥺🤭
Asc Hodaney habo sheekadaan cajiib waaye aniga rayigeyga malaga yaabaa ineey naagta ayaa dishay waayo naagta qatar eey u egtahay asagana waa la ogaa mana hadli karo oo wey handaday oo uu kabaqaayaa laga yaabo ineyba faro kaheyso Allahu yaclam
iLaHaY ka daaYo
mar walpaa qiso dhap ah ayaa ka hadshaa
Thanks wllo hodan qli
waxa dhiikoda isku qasay oo ilaa gurikooda geeyay way jarjaren kadib qashin qubka ku kala qeybiyen
ra'yigeyga🙏
Allow na amaanso naagtan waa laga cabsanaa
Mansha Allah wllshy hodan illahy haku sharfo
Wow I am first
Masha allah 👍
Qiso hodan sogelisay ima dhaaafin wlh kow ilaa hada 💋💋💋❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹