SIDII NEBI YUSUF AYAA CEEL LAGU TUUREY EYKU JIRTEY 40 MALMOOD MXASE KU DHACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #ADNACHANNEL#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#ASADHAGIO#HODANONLINE#ADNACHANNEL#DADWEYNAHA#HODANONLINE#ADNACHANNEL#

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Hodanonline
    @Hodanonline  3 года назад +109

    ruclips.net/video/OD0E-olY_-w/видео.html VIDEO CUSUB SO DHIGEY SO DAWO SUSBCRIBE SAARA 👈👈 MAALINKEY DHIMAN DONTO EY SI SHEGTEY😳😭👈👈

  • @aliyabunnysshorts3220
    @aliyabunnysshorts3220 3 года назад +98

    Walahi oohin ban kudhameystay curadeyda 7 years old beynoqoneysa next month inshallah anaa uqabeyyo waxkaste usameyo still she's a baby maxeyqabankartaa ilahayo iskuda hoyada iyo ilmaheda ameen 🤲😓😭

  • @idilali6168
    @idilali6168 3 года назад +120

    Waligay 💯 like mahelin plz isaara

  • @oumalkairehousseinbarreh5747
    @oumalkairehousseinbarreh5747 3 года назад +44

    Hodaney huno waa ku duceya salaad kasto an tukado Allah yahfidak huno from Djibouti horey u soco 😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdikhafur1055
    @abdikhafur1055 3 года назад +41

    Subxaanallah cajaaib badana 😭😭😭😭😭 wa qisa muruga badan. Waxaasa caziib ah Magacii Nabiyullahi muxamed scw hooyadiis in loo bixiyey

  • @samaaraaofficial6910
    @samaaraaofficial6910 3 года назад +29

    qisadi igu murug badneyd waaye wlhi intan qiso daawan jirey Allah awoodisa qofkuu doono ayu meel dhow wax ka siiya alxm

  • @khadraali2742
    @khadraali2742 3 года назад +2

    Aan ku salino rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم

  • @qaalidumar1389
    @qaalidumar1389 3 года назад +4

    Abaayo hodan Online wanku salamy wanaaga allha ku barakeyo keeo going abayo qalia💕🧡❤

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 года назад +10

    Subhana’Allah 😭 Rabigii Nabi Yusuf A.S u soo diray malaa’igtiisii ayaa gabadhaa miskiinta ahna u soo diray malaa’igtiisa 😢 ciduu doono ayuu badbaadiyaa sida ay dadku ugu cibro qaataan 😢 aabahaas baas muu istaahilin cafis, miskiina ilaahay ha u naxariisto 🤲 daba qalooc ayaa la yiraahdaa, jazaka’Allahu khairan habibti 🤲❤️🤲

  • @anhaarabdul4535
    @anhaarabdul4535 3 года назад +50

    Like fara badaan oo free ah waan kuu saare ee adna habo hodan love fara badaan isaar free mahinoo😂😂

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 3 года назад +1

    Aad baan Kuu salaamayaa hodaney walaashey qaali Allaha idin xafido adiga iyo ehelkaadaba bi idnillah

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 3 года назад +5

    Ilmo kulul ayaa iga soconysa mana garanyo sababta hooyo waa dahab aniga hooyaday waan waayay sida aamina oo kalle balseh alhamdulilaah anoo aqli iyo garaad leh cidna madaxa iskaga kay istaagi karin ayaan waayay waan dhaama kuwa ay maaanta yaraanta aadka ah kaga dhinteen allow hoyooyinkeen ha cadaabin tnx ziz hodan😭

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 года назад

      Aniga.ayado dhiman bay ituurtay anoo sanad gaarin' dibna.iiguma soo noqon.17 sano waligeedna fariin ama waraaq iima soo dirin

    • @nadadiriye608
      @nadadiriye608 3 года назад

      @@deeqoali57 😭😭hooyo waa hooyo lkn qaladka bini aadam baan u nahy wll u ducee inuu alle soo hanuuniyo waadku qasbantahee raadso adigu oo ka ducayso alle ayaa ku barakynaya janada xisaab la aanbad ku galaysa laga yaaba in hada inay ka qoomamynyso weji kuugu timaadana garanayn

  • @c.qaadir3100
    @c.qaadir3100 3 года назад

    Mazha allah hore u soco wll waxad tahay qof u qalma in aad wax so bandhigtid waana xiiseeya barnamijyadada thankz

    • @xasancade9679
      @xasancade9679 3 года назад

      Waa wise cajiib ah lakin manoo sheegin inay ilmo dhashay

  • @samiiroaxmed4330
    @samiiroaxmed4330 3 года назад +8

    Subxana allah naxeiista eeba waaye waxa ku mahdineynaa inaa muslin nahay Al xamdu lilaah

  • @naimoali9056
    @naimoali9056 3 года назад

    Mahadsanid walashey wan kaga mahad celinayaa barnamijkada quruxda badan

  • @firohfiroh3426
    @firohfiroh3426 3 года назад +5

    Maasha aalah hodaney allha kuxafdp abaayo daawda seeĺoohelikaraa kareemada waanubaahanay

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 года назад +1

      Number ayan I dinso qori dona

  • @hanacabdiraxman8148
    @hanacabdiraxman8148 3 года назад

    Tani wa qisadi nabi yusuf calayhi Salam illaahay baa awood leh

  • @karsheadenkarshe1926
    @karsheadenkarshe1926 3 года назад +4

    Mnsha allah hodan abaayo I like the way aad wax u sharaxeyso abaayo this is my first day I watch u r channel keep moving abaayo ❤❤❤❤❤👈

  • @yalaxowyarre4321
    @yalaxowyarre4321 3 года назад

    Mahadsanid dhawnahay wlshy jazaka lahulkheyr

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 года назад +33

    👍farabadan is kasara farimaho 😂😂😂😂😂 wlhi wn ka helaya m,a funny thy

  • @fuadmohamed1055
    @fuadmohamed1055 3 года назад

    Jazaakallaahu khairan inaadeer waxyaabo cajiiba ayaad soo hesha had iyo jeer

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 3 года назад +12

    Walaahi qisadaan way iga ohisay sababtoo eh aniga ayaa hoyo la'aan kusoo koray. ilaahayo hoyoyinkeen Jannatul firdaus guryahooda ka yeel

  • @ifoong4410
    @ifoong4410 3 года назад +2

    Sheekada waad nagu soo koobtay Allah ha u naxariisto marxuumada. Aad bay sheekadani u qiiro badan tahay

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 года назад +4

    Xbbti qiso walba tan ka dambaysa waa mid kasii daran waaw thanks adna juhdigaaga❤️❤️❤️kaasna aabe maahan xasidnimada inta le'eg waaxay anu aabe kuma tilmaami karo🥺wiilkan baadbadiyayana illh waafajiyay asna khair uu qaaba mshaalllh❤️🥺bahalkaasna haqaraare /dib qalooc aan u'aqaaana

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 3 года назад

    MashaAllah Hodaney Allaha ku xafido bahalkaas waxa layirahda Dibqalooc koley Ummada qofwalbo magac bu uyaqana Allaha unaxaristo Amina iyo yar bey dhimatey

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад +5

    Keep going wlloh Allah keep you mcnto

  • @hayatmohamud3572
    @hayatmohamud3572 3 года назад

    Hodan wlhi wan ooyey qali ilaahayow hooyoyinka Muslimka ha caruurtoda koriyan o kaalin geliyaan aaaamiin yaa Rabi

  • @hdplus9130
    @hdplus9130 3 года назад +43

    Ilaa ay oohintu ka dhamato somalidu kuma danaynayaan ilahay mad ka baqdaan oo isoo booqtan dadkaygiiyoow😢😢😢😥😥😥😭😭😭😭

  • @muonaabdi1626
    @muonaabdi1626 3 года назад +2

    J aime tes histoires hodan

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 года назад +7

    Wlhi waan ilmeyey😭❤️

  • @aarkaafriko8598
    @aarkaafriko8598 3 года назад

    ilaahayoow u naxariiso umu cakiija ama umu shamaail oo Aaminabinti wahaab labaxday markii dambe

  • @wardaquen6745
    @wardaquen6745 3 года назад +4

    Ax 😭😭😭 alaah unaxaristo

  • @fardowsashuful7621
    @fardowsashuful7621 3 года назад +1

    ASC wl Mashaa Allah Allah ku xifdiyo amiin

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool9050 3 года назад +4

    Yaarabi illaahay haunaxariisto aamiin aamiin yaa allah

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 года назад +1

    Qisadan waa arkay mar horre thanks hodan

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 года назад +1

    Yes waanu xiisnay live hodan huuno we love you so much

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 года назад +35

    Meesha tuugsiga kala taga soomaaliYeey oo fikirkiina kadhiibta yaqey 🤣

  • @meryemothman606
    @meryemothman606 3 года назад

    Asc hodan Abyo Aad Ayaad umahad santahy sidaa noola jeceshahy kheerka ilaahey ha kula jeclaado

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 3 года назад +4

    Abaayo manshalaah hormar wacan baa ku rajaynayaa I become very interested with your story and to tell you the truth you helping a lot of people in this horrible lockdown I'm not social media person I used to watched time to time some RUclips but since I found your channel 2 weeks when I was self isolate I found very useful manshalaah channel bilaa danbi ah weeye and who ever watches will well xbti

  • @abwaantawakaljanal8066
    @abwaantawakaljanal8066 3 года назад

    Waa abwaan tawakal oo kuleh aad baad umahad santahay waan daawadaa qisooyinkaaga guulayso

  • @محمدالاسطوره-ه4ي
    @محمدالاسطوره-ه4ي 3 года назад +9

    Asc habo horay usoco insha allah lakin salamtayda maqadid

  • @hamdiali7051
    @hamdiali7051 3 года назад +2

    Maa sha allah

  • @anfachassan9462
    @anfachassan9462 3 года назад +4

    2014 see loo guursaday 11 jir leeba ehynd midaa layaby wataas 2009 kii 6 jirlee maehynoo

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 года назад +1

      Caruur ka yar iyada la guursada wll
      So raadi RUclips ka 6 jir ba nin weyn lagu dara😂

    • @anfachassan9462
      @anfachassan9462 3 года назад

      Bisinka waa mucjiso pllhi 😣

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 3 года назад +1

    Yaaa rabii

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 года назад +7

    😢😢😢😢Waan aamini la’ahay sababtoo ah aabe ilmihiisa saa u galayo aad arkee isma laheyn waa arin naxdin leh gabar somali ah ayaa iyana aabaheyd dilay bishii hore allow na badbaadi.

  • @aslimohamed3922
    @aslimohamed3922 3 года назад +2

    Asc Allah SWT ha unaxariisto Amina. Please tell us the disease that killed Amina. Very interesting story, love you as always.

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 года назад +3

    Subxanallaah wlhi waa qiso xanuun badan yaa allaah

  • @maxamadcade7252
    @maxamadcade7252 3 года назад +1

    Hodan asc kum walal waa muwaadin Somalia ah

  • @maryansaid1737
    @maryansaid1737 3 года назад +9

    Hodaney salan from kakumo walhi qadkeyga ama internetkeyga adiga kug dhameyey hadan ku dawan malinkas ima dhamestirno❤love kug ah

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 3 года назад +2

    Subxaanalllah sidu u awooday ilmo dhiigisi ah wxas ku sameeyo😓😓 qalbiga 💔😭

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 3 года назад +9

    Walhi waan ooyay calooshaa i xanuuntay Waa qisadii Iigula yaabaa badneyd intaan qiso dhagaysaay Waa Wax lala yaabo in uu jiro waalid Saas u xun Subxanalaah

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 3 года назад +1

    الحمد لله رب العالمىن اللذى حفظها فى البءر سبحان الله هذه عبرة من رب العالمىن 😭🙏🙏😭😭

  • @mariasalad5823
    @mariasalad5823 3 года назад +5

    عقرب :(dib qalooc/hanqaraarac)
    مرض السرع: (waa suuxdinta ah)
    🥰✌

    • @himilohaldhaa3347
      @himilohaldhaa3347 3 года назад +2

      Hanqararac ha dhihin Hangarale dhej

    • @mariasalad5823
      @mariasalad5823 3 года назад

      @@himilohaldhaa3347 xppti lahjadaha Dalkeena hooyo wa badan yhiin qofba si bu uyaqaan
      ereyga (hangaraale) wa igu czubyhay
      #thnkz🥰✌

  • @qadroali8207
    @qadroali8207 3 года назад

    Hodan abyo illhey dardiis ban ku jeclhy wllhi illhey haku xafido

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 года назад +6

    😍😍😍😍 m,a abayo wn ku jclhy keep going

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад +1

    Wcs Aabyo hodan masha Allah tabrikllha waa qiso xanu badan waye runti walahi aabe mashey waye gawadhisa 6 jir ceel kuridey subxaanllha ilahey naga haaye aabahasokale geeka waxa ladha dibqaloc jizakalaha qeer Aabyo macan hodan hor usoco ❤❤❤❤

  • @حبيبةبنتحسناادم
    @حبيبةبنتحسناادم 3 года назад +3

    انا لله وانا اليه راجعون 😥😥😥

  • @kaptanlaam6328
    @kaptanlaam6328 3 года назад

    Waaa qisaqii igu horeysay wa murgooday runti walashey alle haku xafido

  • @somalia80
    @somalia80 3 года назад +31

    WLL HADAD NABIGA JECESHAHAY
    2K #SUBUSCRIBE IGADH SII WLL 🙏🙏🙏🙏

    • @abdi1985
      @abdi1985 3 года назад

      WARAA BAAHIGAA TAA CUN TUUQSIGA HEER KUGAARI MEYSIDEE WAX TAR LEH LAIMOOW ADAA SIFUDUD KUKALA KECEYSAA WALIGA HATUUQSAN WAAI GA WAANO WLHI

    • @DamacAhmedhamdi
      @DamacAhmedhamdi 3 года назад +1

      Hoodaney allha kuxafida

    • @somalia80
      @somalia80 3 года назад +1

      @@DamacAhmedhamdi ok wll waad mhadsan tahay

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 года назад

      meelkasta miyaad joogtaa

    • @khadarafgooye4883
      @khadarafgooye4883 3 года назад

      Scw scw

  • @yussufabdi7517
    @yussufabdi7517 3 года назад +1

    Thank you my little sister keep your job and keep upp dating us.

  • @faraxcabdi6714
    @faraxcabdi6714 3 года назад +24

    Maalinba dal ayaan si free ah uga dagnaa ✈🌍🤪

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 года назад +1

    Hodana quruxey walalo mcnto alle ha ku xifidiyo adiga iyo familykaba

  • @abdikani3697
    @abdikani3697 3 года назад +4

    Subxanallah wlhi waa qiso xanuun badan runtii

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 3 года назад

    Hodan walalshay wan ku salamay
    Qisadan aad ban ula yaabay wana qiso cajiiba allaha ha unaxariisto amina
    Adiga iyo sowjkaga iyo caruurdada ba allaha haydin xafido walal qali❤🤲

  • @nasriinakadiye9033
    @nasriinakadiye9033 3 года назад +14

    Alla maxaa dunida saqiir lagu silciyay 😢😢😢😢wallee aaqiro su,aal baa jirta 😭(caqrab waxaa ladhahaa dib qalooc)

  • @aasiyocumar1556
    @aasiyocumar1556 3 года назад

    ilaahybaa u saqiray xawaanada meshaas ku jiry ilaahy ruuxa uu dilayo ayaa dhinta wan la yaabay runtii shukran wllo

  • @ayannour_112
    @ayannour_112 3 года назад +5

    Hangaraale:-Dabaqalooc
    Bariga bartamaha iyo koonfurta soomaaliya sidaasa looga yaqaan

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 года назад

    Subxaan Allah .kaas aabe ma ahan xaasisana .Suu ilmaha ugalay.waan ooyey.. Allah ha u naxariisto gabadhas

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 года назад +10

    Walaalayaal waxaan si naxariisleh idiinkaga codsanayaa inaad SUBSCRIBEta igu caawisiin. 🙏🙏🙏 Idinkoo mahadsan..... Ilaahay ha idiinkaga farxiyo idinkuna si aadan filaayn..... Aamiin aamiin.. 🤲🤲

    • @nasranayruus7448
      @nasranayruus7448 3 года назад

      Wxan kuu gusaray sida sharafta lahee wax noo waydisatay kuwaa kudhahaya ilaahay ama nabi maxamd dartii iigu saar ciil baa iga qabta nabiga zcw iyo ilaahay swt maa lagu baryaa dad ka

    • @lacagleofficial
      @lacagleofficial 3 года назад +1

      @@nasranayruus7448 mahadsanid wll qaali.

    • @nasranayruus7448
      @nasranayruus7448 3 года назад

      Thanks wll

  • @fatimayousuf1189
    @fatimayousuf1189 3 года назад +1

    Asc.hodan.waa.qiso.cajiib.ah.hodaney.mahadsatahay

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 3 года назад +16

    M.a sis hodan keep going 👏 ❤❤❤

    • @ikraanmohamed9483
      @ikraanmohamed9483 3 года назад

      😭😭😭😭😭

    • @munaahmed1121
      @munaahmed1121 3 года назад +1

      @@ikraanmohamed9483 😰😰😰😰 adunkaa alllahi ku kenay ino ku of sado moye bina adam ficil sheydan un ayu sameyna inta irsaqada adunkan tal wad nolan wlhi

    • @naciimaayaan88
      @naciimaayaan88 3 года назад

      Hodaneey dabi baadhayaal ayad naga dhigtayba 😂

    • @abshirjama1497
      @abshirjama1497 3 года назад

      Ceel

  • @jamilomohmed4593
    @jamilomohmed4593 3 года назад

    Mnshlh ilhye ha ku xifdiyo hodan

  • @queenzuu6996
    @queenzuu6996 3 года назад +6

    Mnsh Allah wllshy hoden keep going qali

  • @faizaahmed3287
    @faizaahmed3287 3 года назад +1

    Yaaa allha ilahayow naxariista hanaga qaadin yaa rabi 😭😭😭😢😢🥺🥺🥺

  • @zuckradekk7734
    @zuckradekk7734 3 года назад +6

    Waligay intan qiso kaa daa wanaayay wanka qiiron jiray lakin tani way iga oohisy

  • @sakariyecabdi1269
    @sakariyecabdi1269 3 года назад +1

    Wllo mcn hodan runtii wku jeclahy inolow

  • @maandeeqqurux29
    @maandeeqqurux29 3 года назад +4

    MaashaAllh Hore usoco

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 года назад

    Ari la aan Allah ku dhig dheh kas aabo ma ahan Subxanallah

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 года назад +19

    Walhi inta qiso aad so dhiigtay waligey sidan cml ma ula qiironin walhi wan ilmeyay markey dhahaday Qof alle iso diray. Ayan umaleyna Ruunti qisadan aad bey itabatay

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 3 года назад

    Hodaney mahadsanid abyo mcnto Allah ku xidiyo adiga iyo reerkaga iyo intiii muslim ahba.qisadaan waan dhagestay hada ka hor lknse adne wanka daawadey.inaaan dhaafo baan jecleesan . Caqaarib waxaan u aqaana aniga dabo qaloooc. Hanqaraaracne waxaan u aqaana midka faraha badan sidiii tareenkii isku jiido. Hanqaraarac ama faro badne labadaas baan u aqaana . Midka labada af leh hada aad shegaysey caqaarib. Waxan u aqaana dabo qaloooc. Waaa xanuun badan tahay qaniinyadiisa Alla Kuma tuse

  • @nauminope
    @nauminope 3 года назад +3

    second time kzoo hadshy qisdn😴

  • @urboyab2199
    @urboyab2199 3 года назад

    Masha Allah waxad tahay gabadha year oo qaali badan illahay haiku siyadiyo aqaliga wanagsan waali kuma mashaqulin Darla waxan sameysatay fikradabadiga ku Khas ah waxa jiran naga ka Wayne oo waxan lobahaneyn ku mashaqul oo dadaka caya ee waxan ku leyahay barakala fik Allahuma aamiiin aamiiin Insha Allah bi ir was cel qaali badan

  • @shuushuyarey7528
    @shuushuyarey7528 3 года назад +5

    Walaahi qisadaan wey iiga oohisay illaahey u naxariisto

  • @ilhaam6927
    @ilhaam6927 3 года назад +2

    Subhnallaha alxowla wala qowata ilaha bilahi dhadka qar warid inaye noqodan uma qalaman xasidsana waxas abeh miya 😭😭😭Hooyo an ahaye calosha ixanunayesa

  • @hamdiabdimalik1495
    @hamdiabdimalik1495 3 года назад +3

    Wacodsi abyo tariiqda nada alqala nosoda❤

  • @habibaosman7293
    @habibaosman7293 3 года назад

    Masha alaah waanu xiisey codkaaga markasto waandhageestaa sodhawaw

  • @hamdiabdirahman8901
    @hamdiabdirahman8901 3 года назад +5

    انا لله و انا اليه راجعون اللهم ارحمها واغفر لها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة ولا تجعل قبرها حفرة من حفر النيران

  • @fatxiyaabdi2894
    @fatxiyaabdi2894 3 года назад +1

    Hodan waan ooyay walahi Allah ayaa i arkaaya

  • @sharifaibrahim6659
    @sharifaibrahim6659 3 года назад +3

    Allah sidudono ayuu wax usameyaa

  • @malyuuncabdi5850
    @malyuuncabdi5850 3 года назад

    Mashaallh jisakalahu kher xabibati wlhi wa kuqiroday subxanallh subxanallh

  • @نعيمةسعيد-ص9ح
    @نعيمةسعيد-ص9ح 3 года назад +5

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @abdelrazakmohamed4347
    @abdelrazakmohamed4347 3 года назад

    Thanki you

  • @anhaardahir133
    @anhaardahir133 3 года назад +6

    Walhi exactly waigu dhacday lkin alx waxn kudhacay ceel 14 November 2020 malin sabti ah lkn alx walalkey ba iragaye sas darti bu uwacay dariska alx ilaahey baibadbadiye

  • @cabdulaahimaxamed697
    @cabdulaahimaxamed697 3 года назад

    M.a Hodan online alle haku xafido

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 3 года назад +3

    Waa qiso cajiib ah 😥

  • @deeqaahmed9564
    @deeqaahmed9564 3 года назад

    Mansha Allah xbbti wankutagera farhad kunolow qali wanka hela qisooyink
    Ga

  • @ayaa35
    @ayaa35 3 года назад +4

    mahadsanid abayo balse qisada sad ending aadban uga naxay murugada ay gabdha yari soo martay iyo siday dunida uga faaruqday dhakhsiyo allow hooyo la'aan ha na dhigin aydana unxariiso

  • @ibrahimamoud7862
    @ibrahimamoud7862 3 года назад

    Machallah gabdh gurux batan o asturan Allah ku xafido wll

  • @dreamledysheikh5931
    @dreamledysheikh5931 3 года назад +4

    Hangaraarac: dib qalooc aya ladhahaa.

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 года назад +1

    Illaahay ha u naxariisto maskiinta