Cidey tahay waxba idink kama galin waa gabar somaaliyeed muhiim waxaa ah inaad ka heshay waxa ay so gudbiso oo ay bulshada la wadaagto wali waan dambeeynaa wlahi
Masha Allah hodan qaali xbbti allaha ku xifdiyo somalinimada ayaa naga badan i proudly to be somali qaali hore u soco dadkan ha ijoojin qabiilku madax maray wanku faanaa gabadh somaliyed oo asturan qisooyin faa iido leh noo soo daysa wadmahsantahay hodan qaali time aad noo hurtay iyada sida fiican ood qisooyinka noogu soo gudbiso guulayso abaayo aduun iyo aakhiraba insha Allah
Acuudu billaahi mina shaaydaan rajiin. Habar bire hore anoo qof ween ah ayaa jida sacuudi arabiya guri ku yaalay oo cidlo ah ayaa la odhan jiray jinbaa degan lamana jirran jirin waan ka biqi jiray marka aan ag maraayo
Waa waqtigi la hilmaami lahaay qabiilka subxaanallaah waa xanuun qofkaas iyo ku wa lamida, aan u duceyno si uu ilaahey u caafiyo, abaayo macaan soomaali nimada aa naga badan xabiibti ❤💯
Asc habar yaro hodan madamad tahay qofiga wayn wan kuodhanaya habo maga caygu wa mumtaas wax kudaa wana aniga iyo hooyo wanu kujecelnahay laba dayadu ba wanan kujeclan doona habo hodan ameerika fosiya iyo c/raxman dhaman tiin l love you 😘♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♦️♦️
First one comment first view my sis Another my sis dad fcn io dad xun intaba wey jiran ku ilow inta qalbiga ka jcl I miss u level inta ila jcl hodan Online family like isar ❤👍
Asc walashey hodan OK waligaba ha shegin qabilkada sababto ah xilaydi qabil lis weydin jarey wa an ka so gudubney qabil II waxyaba lamid ah ma ahan in lisweydo qabilkada isheeg wa rée badiya nimo
Good job sister, you are right you are somali and hodan online, Aflac somali ayaa ku hadleysaa qufkaan ku qancin Allah tooba ha dhahaan!!!! Sax. Hore u soco waa ku taageeraa. 👍👍👍👍love you as my sister oo an ku noqotey soomaalinida ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😘
Qisadaan waan maqlay wiilal badan oo qisooyin carab soo gud biyo ayaan ku xirranahay qisooyinka aad soo deyso qaar ka mid ah xitaa carabi ayan ku dawaday walashey bitowfiiiq ayan ku leeyahay
Inta marky dawaneysy sidyda cabsanysy 🤔🤐like dhac kusiya
4 daqiiqi 64 comments wow maansha allah wlh hodan abaayo wax labeerto dad baa u wacan adna dad ayaad beertay
Maaxaa qaliibka loogu dhegan yahay Hodan waa gabar somaliyed oo qurux badan mashaa Allah
Maansha Allah. Baarka Allahu fiik. Wise young woman. I agree with you 100%. There is no more to be than to be:
1. Muslim
2.somali
Sunta qabiilka ka fogow sister yay kugu talalin wa cudur halis😍😍😍
Hodanay aniga qisidaan waanba ku argagaxay cabsi ayaaba igashay waxaan moodayba inaan gurigi dhex joogo subaxaana llah
Aad iyo aad ayaan uga helay thanks sister
Masha allah abyo qabiil waaa qurun wax uu taraaaayo Somali nimo wax kasto ka fcn ❤❤❤❤ inta somalinimo ku wayn like
Alaa dadku qabiiljecelaa uf
Hodaneey waan cabsanayaa wallahay been iigama aha 😢 horee is sooco👏👏👏
I really like when u say like farabadan iskasara free maahano. I'm just kidding
Qabiil mihiim maahan dadka buka haw joojin viva somaliya
Asc hodal qabilkada hasheginabayo
Hodany walahay walal dar ALLEH ayaan ku jeclahay aala yaa hablaha somalida hodan kawada dhiga sacada laga bilabo somalinimada ayaban kugu jecelahay illahow habla yar yar dhalay insha allah ilahay sida hayga dhigo walal qali ilyo cawriba ALLEH kuma tuso from HARGAISA,
👍👍👍👍👍👍👍
Mcnto somali nima kugu baraney kugu taageern ilahy haku xafido 😘😘👸👏
Horumar iyo guul baan kuu rajeynayaa walaal
Wlh caawa waanaga nixise aadan ucabsanooyo
Xasbiya allah Allaah ayaan kamagan galne
Masha Allah hodan qosol wanaag qalbiga saafiga ah kugu tageera abyo
Waa ku saarey like xbbt qaali cudur kuberan waye qabiil somali maryoley, hamaqlin, xbbt hore u soco,
سبحان الله 😳بسم الله الرحمن الرحيم wlhi wa cabsi abayo anigo aros iyo mel xaflad jirto oo dhan nac ana hor ysi nacay wlhi
Waa dad jiran oo cudur qaba dadka qabiilkada ku waydiinaaayo ee horay u soco qurux badan
HAHY MADAN ARAG HES AY LEYIHIN WEN WEN SHACAB CARABI WEEN HAHY CARAB WA ISKASEEENA
Sikaston uso daho community gayga io like tayda wa ged ka go an yaa hee hodaney 🥰🤩👍👍👍👍👍
Cidey tahay waxba idink kama galin waa gabar somaaliyeed muhiim waxaa ah inaad ka heshay waxa ay so gudbiso oo ay bulshada la wadaagto wali waan dambeeynaa wlahi
Wcs xbibti hodon adan ku tagera qisoki. Ad no so galisit adana ugu helay lekta wan ku saray firii waye 😘😍❤
Hodan xbbti waxatahay. Wllahsy oo omuslimada somalliah Qabyalda inalaska daya qurxon
Hodan on line waxaanu kugu tagerna qisooyinkaga wanaagsan si loogu waano qaato ilaahay ha kula garab galo
🏋️♂️🏋️♀️👍
Wall hodan cadii inoo hi sheeg qabilkaga ilahay ban kugu darinay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
somalinimaan hodon kugu bartay hdana kugu aqan qabiil ma muhim ma ahan horey u soco
Oromaa iyo somali baa iskaa dhaley hodan keep going
SubxAn allah
War haay habaarin ilahy oromo igamadhige 🤧
like farabadaaan iskasare farii ma ohoo m a waka helaa marka dhehesid thank you abayo wan kuusari lahaa hadeysarmi lehed 100 like
Asc..Hodan online...gabanimo wallall dowladbatahay....Qabiil ka weynid .... Lulululu waan ku buranburey 👏🏾👏🏾👏🏾
Mansha allah" Hodon Family waa tegey oo waa Talaabsaday" waa ku Faraxsanahay%"""Alfa Mabruuk❤❤❤❤😇👍
Masha Allah hodan qaali xbbti allaha ku xifdiyo somalinimada ayaa naga badan i proudly to be somali qaali hore u soco dadkan ha ijoojin qabiilku madax maray wanku faanaa gabadh somaliyed oo asturan qisooyin faa iido leh noo soo daysa wadmahsantahay hodan qaali time aad noo hurtay iyada sida fiican ood qisooyinka noogu soo gudbiso guulayso abaayo aduun iyo aakhiraba insha Allah
Yaa xayaatii hodan qosol wanaag dar alle ayaan kujeclahay Like farabadan ayaan kusaaraa hhh
Acuudu billaahi mina shaaydaan rajiin. Habar bire hore anoo qof ween ah ayaa jida sacuudi arabiya guri ku yaalay oo cidlo ah ayaa la odhan jiray jinbaa degan lamana jirran jirin waan ka biqi jiray marka aan ag maraayo
Maasha Alaah walaal Alaha ku xifdiyo mar walibana waan kuu duceeyaa cadowga inuu Alle kaa qabto
Waa waqtigi la hilmaami lahaay qabiilka subxaanallaah waa xanuun qofkaas iyo ku wa lamida, aan u duceyno si uu ilaahey u caafiyo, abaayo macaan soomaali nimada aa naga badan xabiibti ❤💯
Cajiib waaye
Asc habar yaro hodan madamad tahay qofiga wayn wan kuodhanaya habo maga caygu wa mumtaas wax kudaa wana aniga iyo hooyo wanu kujecelnahay laba dayadu ba wanan kujeclan doona habo hodan ameerika fosiya iyo c/raxman dhaman tiin l love you 😘♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♦️♦️
Wll hodon muraad baan leeyahay wll AMA Waan xanuusanahay wll qli niyad ich soo duceey lüg baan.ka jabay Hospital baan Ku Jira Germany ah inaan dhakhso u soco Somali wayn isoo duceeya Insha Allah alle khayr hadinku badalee Insha Allah Somali wayn isoo duceeya dhamaantiin WAA SICIID OO DUCO IDINKA RABA WALALKIIN INSHA ALLAH
Allah kucaafiyo wall insha allah caafimad wanagsan allah kusiyo
Masha Alaah hodan ilaahaa udigay xafldaasaa sabab unoqotay ilhaa bad baadiyay fanaanadaas
😍😍😍😍😍😍😍💯💯💯 Nacam Cidii raali ku ah hudo waa Soomaali Qabiilkeeda Ee hanala joogaa
Mashallah Tabarka Allah hodan iilah ha ku xafidi ha uu sheekey qabilka wax tahay gabra musilim haa hadan somali haa 😁🤗❤️🙋👍
Hodan qiso jumco mubarik abyo love ❤️ u💋✊🏼
Asc walaashe waku tagera 👍🇸🇴👍💅❤️
dont tell any body your Qabiilkaaga Allah ku xifdiyo wll
Abaayo Allaha ku xafido
Wan kaga mahad naqayaa qisooyinkaaga quruxda bdn❤❤❤
Guul iyo horumar baan kuu rajeynayaa
Hodaney Qabiil kuguma taagero ee waxan kugu taagera dadnimadada horey u soco hodan cadeey
Mahdsanid Qali
Masha allah tabarakaallah my lovely hodan keep going
Waan saaray hodanay like
Waadna mudan tahay ,hormarwacan
Cajiib ayey aheyd qisadda subxanna allah
Mashaalaah gabadhatiri 3ok oo pon in aybixiyaa wa runteed tiubahan in ay ogaato qabiilka hodan hawada hakabaxdo
Mashallah ilaahay haku xiiftiiyo hppti
Amana ala iyo Amana raasuul
Mnsha allah wllshy qali alle haku xafido xapiipti Kuma wayo abid❤🤲🤲🤲❤❤❤❤💋
Maasha allaah xafidakumulaah waa runtaa haabo somali baan nahay
Walaal ilaah dartis baan kuu jeclhay från Sweden waana cubahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo aniga kunool kuwait xayaag
Jiska Allaahu Qayraan
First one comment first view my sis Another my sis dad fcn io dad xun intaba wey jiran ku ilow inta qalbiga ka jcl I miss u level inta ila jcl hodan Online family like isar ❤👍
Wllo ama walshy waxn ka codsanay inaad halmar is booqoto wllo waxba kam dhibayso plz .....
Anaa ka hore fiiri
Sc hodon waxad tahay gabar aad iyo ad ayan shekoyin u dhagesta waxan ahay gof wein mansha allah
@@ashaali2415 wa wllka garab kaga bahan inaad siiso plz wllo inaan gadho 1k wax yar ba Iga hadhy plz waa Iga codsi
Xbbti soomali 🇸🇴nimo kugu jelnahay
Horay u soco ❤💯
Asc kuwan xanuunsan e kuleh noosheeg qabiilkaada ogow waasoomaalida xanuunka qabyaalada ay kuwentahay ujeedadooduna waxeytahay iney baritone kuyiraahdaan adigoo reer fullaan ah. Nasiib wanaag waad kareysay
Ahlan wa sahlan ukhti Hodan Online saalamu laaahi caleeyka aadba ku salaamaya walaashymcn waaku jecelnahay aadna waanku taageyr sanahay bil xaqiiqa ina adermcn*
Lakin waa jeclhy in an mar kale ka dhageesto sis hodan allah ha ku xafido
Mash allaha tabar allaha waa qiso cibar umad thank you for sharing I really like 👍 💗💗💞💞💞
Asc walashey hodan OK waligaba ha shegin qabilkada sababto ah xilaydi qabil lis weydin jarey wa an ka so gudubney qabil II waxyaba lamid ah ma ahan in lisweydo qabilkada isheeg wa rée badiya nimo
Hodaneey wll waqisadii igu layabka badnad wallahi wan baqnay markaan ku dhagsanayay
Asc xabiibti ba as alak su aal waaxid mala siiyay dagaagaadka lacagtoodii
Allaah yacisak habo
Woow hodnay soomalinimadaa na deeqdah nagan badah wan ku taagersahy allh ku dhowr
Masha allh hodan online farxad igu waar
Hodan abyo qali ha u bixin dadka qar ayaa wali ka danbeyo qalbil iyo qoladeeh tahey still somali kama ilbaxaan yaa tahey waxaan ku tilmami karaa dadkaas ma ilbaxayaan wayo hadad aragto qof qabil ku weydinayo ma ahan qof wax garad ah waa jahil waxaan kugu qadariyaa sharaftada iyo kartidada waxana tahey walashen muslim ah oo waliba somaliyeed waxaad naga mudan tahey big respect 🙏 always u are queen 👑 barakallaah 🤲❤😘
Baarakallaah fiik waad ku mahadsantahay inaad tiraado muslin iyo soomaaliyad hadaad qabiilkaaga sheegto waan kaa tegilahaa hadaad xitaa ilaqabiil noqotid waayo labdaa aad sheegtay ayaad qiimo ku leedahay anagana qiimo noogu leedahay
Hodan online walal qali alle haku xifdiyo wan jeclahay sheekoyinkaga
M.n quruxay wll alle hanoo kaa dayo🥰🥰🥰 midakle soomalay hodan dhibka kadaaya 😡😡 waayo hodan qabiil maahe waa hooyo soomaliyeed oo nagu qaaliya aan dhamaan teen jecelnahay marka hanaga xanaa jinina
Mahadsanid naxasuusi lika ta
Masha Allah xbbti Allah hakubarkeyo ❤
Asc wll qali Alle ha ku xafido wan ku jeclahay dar ilahay baan ku jclhy Alle ha ku barakeyo qali Adiga iyo Awlada iyo xajigaba
Keep going my sister walhi,
channelka hodan meel Wayen ayuu ingo jira inta igu raacsan hodan lagam marman yahye like
Heedhe hodan waa inan muslim ah oo somali oo quruxlay sharaf leh oo marwaa daaya inanta haka xanaajinina anagana hanaga xanaajinina mansha alaah
Mashaa Allah hodon abaayo macaanto like badan waankuusaaray see ii tahay xabiibti waanku salaamay lovely so much
Hoodon walshay hore u soco
Asc habo macaan waxaan qabiilkaaga hasheegin khayr Allaha kusiiyo Waan kuugu raacsanahauin aadan u sheegin qabiilkaaga guul ban kuu rajeeyey
Mn sha allh WlashY noo badi qisooyinka nocazah
Hodaney Allaaah Yaxfadaki Uqtiiiii
Walalo gar iyo gardaroba wan kuwata love you😘😍Allah hanoka dhaafo
Asc hodan cadeey allaha ku xafido
I like your story Hodaneey❤😍
Waligaa qabiilkaaga hasheegin wayjiranyihiin ayaandhawayd ayaan kaa xanaaqay markaad usheegtay gobolka aad kasoo jeedo intaas haku filnaato👍
ASC HUNO HODAN ILAAH BAAN KUGU DHAARSHAY . HADI WAX QALDAN KU SALAYSAN TAHAY . INAD UGU JAWABTO MAHIN . XANUUNKA WAN KA GUDUBNAY . ALLAH KU BARAKEEYO HODAN IYO FAMILYGAG
Mahadsanid
Good job sister, you are right you are somali and hodan online, Aflac somali ayaa ku hadleysaa qufkaan ku qancin Allah tooba ha dhahaan!!!! Sax. Hore u soco waa ku taageeraa. 👍👍👍👍love you as my sister oo an ku noqotey soomaalinida ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰😘
Mash Allah Hapiipti Horay U Soco
Waaba cabday walaahi onoo dhageesanayo quraankana aqrinaayay alle ha nabadbaadiyo amiin amiin yaa rabil caalamiin
yaa rabbi caloosha i hurtay cabsi miidhan weeyi
I love u huno hodan ❤
Ani ugu horeya yes
Wllo ama walshy waxn ka codsanay inaad halmar is booqoto wllo waxba kam dhibayso plz ..
Wcs hodon wlshy waan ku salamay qisoyinkaaga runtii waan ku tashtaa
Masha Allah abyo Mahdasanid Allaha ku xafido
Masha allah qali waa qiiso fican lkn wan casadey oo jiinka kuma ficni dhageysigisa horey uu soco xbbti farxad igu nolow adiga iyo caruurtada big love 😘😘😘
Qisadaan waan maqlay wiilal badan oo qisooyin carab soo gud biyo ayaan ku xirranahay qisooyinka aad soo deyso qaar ka mid ah xitaa carabi ayan ku dawaday walashey bitowfiiiq ayan ku leeyahay
Masha Allah keep going up xbbti ku jeclahay
M.a I love your stories sister from Kenya
Qisadan horey umaan arag hodaneey👸❤
Salaama calaykum walaa hodan aad ayaan ugaxumahay dadka kuwaydinaayo qabiilkaaga mesha qabiil. Lomafurin ee in laiskuwareesto bas weyaan joojiya qabiilka fadlan
Walashey sida saxda ayaad uga jawaabtay soomaalinimadu qofkey dhibeyso isagee u taala keep going my sister