Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😭 police ka ayaa qaladka lahaa Subhana’Allah 😢 police ka qaar ma istaahilaan in ay booskaa matalaan, ilaahayow gacabta hanoo galin ku arxan daran 🤲 Baraka’Allah Feek Habibti 🤲❤️🤲
Wxyaabaha ugu badan ee layska indho tiro waa dadka la aqoonsanyahay oo aan loo haysan in ay danbi gali karaan. Policekuna sheekadan wuu dhayalsaday. Mahadsanid wllshy hodan.
Masha alh hodeney qisada wan ka helay 3 days wan KU tebey waxan se ka si helay xaysiska aad kuso gashy waaaw waaaw sidi filimanta turkiga kuso galan Wllely hanugu cidlayn RUclips ka adiganu kugu joognaa 🎪🎪🎪🎪 Ramadan kariim qaliyey ❤️❤️❤️💋💋
Ilmaha hadii uu kelinimo ku koro wax badan ayaa kaqaldan marka qisadan boliska ayan hagar bixin sidii larabey u shaqeyn,,rayigayga waa kaas,, Rabadaan Karim,💔illaahay sonta iyo Salaada hanaga Aqbalo insha allaah 🤲🤲
Like farabadaan iska kay sara free ma ahano somaliyaay 👍👍👍👍👍👍👍
Hodaneey qof nagu qaali ah ramadaan kariim رمضان مبارك ☪️
Welcome your house sister qaali keep going.Rabadan karime.
Like farabadan iisara free maahanoo😂😂😂hodaney wnkujeclhy
RamadaaNu. Kareem. Asxaabtey HODAN Qaali. DuCee 💜💚
Asc asxaabta manta aniga uu horeeyo Ramadan kariim 🌙❤
اللهم بلغنا رمضان لا فاقدين ولا مفقودين
M.a
Manta anaa first ah
Hppti Hodan Alle Caqli
Hku barkeYo🤲❤️
Fornada rootiga reer Muqdisho sas unaqana
Inta dhalinyaro hodan qisooyinkeda kuxeran ismujiya like 😊
7:56 foorno aala dhahaa😊✌
moofada roodhida
@@cabiirmire8903dadka maku qasabna lahjadena😂
It's 8am, habo waxan u baxaya jamacade man ka sii gadhsiiya mise wan uso noqda sheekada😂😂🤦🏽♀️
kaa gaadhsii huno amba classka intaan macalinka sugayaan ka gaadhsiiyaaye 😂😂😂
@@Fatma12120 😂😂😂
Masha alah qisoyinkada wan jeclahay ale haku barakeyo adiga iyo carurtada iyo sojkada mcnto 💕💞💓
Hodaney wn ku xiisay wana ku sllmaya inader 😂😂🖤🇸🇴📍
Love you sis keep it the hard work I used to listen podcasts now you are my one ☝️
Police kaa qalat wey leyihin lkn gawada waxay xaqedaa usegtee qof ey xumey unade samey uma nado....hhhhh afsomaligeyga waa kii rer waqoyii barii ee igu qataa tnx macantoo hodon we love u
Hodaney horumar wcn xppti allah na haku xiftiyo adiga iyo familgaga quruxda badan
Hodan malmahan aad baad nooga soo daahday❤❤❤
Waan ku taby wallhi
Ramadan kariim 🌙🌙❤❤❤❤💋💋💋💋💖💖💖
Anchorage Alaska i’m leaving there Abaayo mac
My qween Ramadan mubarak ✨
Hasbuna’Allah Wa Ni’Mal Wakil 😭 police ka ayaa qaladka lahaa Subhana’Allah 😢 police ka qaar ma istaahilaan in ay booskaa matalaan, ilaahayow gacabta hanoo galin ku arxan daran 🤲 Baraka’Allah Feek Habibti 🤲❤️🤲
Asc hodan waxa aan ka codsanaya qisada Oklahoma city bomka 1995.
Hodaney foornada rootiga u aqaana from muqdisho
Ramadan kariim walashay hodan online i love you
Reer muqdisho Foorno ayan dhahnaa mesha rootiga lagusameyo
Abayo karemka ayan ubahna ee wasab maledahay isnad jab malihi abayo isojawab iinsha allaah allaha ku xifdiyo aamiin
Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🤲
Waa mufo
Haa way qaldan yahiin inay hubsadaana ahyd boolisku 🙏🙏
Weli ma dhamysan love u mcnt iska ka jeclhy 🥀🤴😍
Masha allhaa Hodan waxa fican ayeey so galisaa please aan garsina 200k dhira galin see u hesho
Masha allah xabiibti aniga waxan uaqan fornada rootiga wana kaimid muqdisho
Afsoomali : foorno
English : bakery
Foorno rooti 🙏🏿
Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali wanku xisaa inbadan qali
Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto
Waaaw mash allha darbigee quruxda badnaa kuu xiisney xppti
Masha allah hada nabad timid gurigaga queen 💗💗
Ramadan karim wallshay
Hodanee aad iyo aad aankuu jeclahey waliba ilaahi dartiis😘💋 like farabadaan iska saara free ma ahannoo saara 👍👍👍👍❤👌
Wow new intro amazing!!!💫♥️🙌
M.a maanta anaa ugu horeeyo hodaaan🥺😊
Mesha rootiga lagu sameeyo Foorno ma ahino Asxabey😁 love you xbbti😊 inkasto aan ahayn dadka comatiga qoro 🙂
Alx xabiibti maansha alaah gurigii waad nabad taktay
Hodan maanta aniga ayaa u so horeeya maash allah
Foornada rootiga ladhahaa hodan😍😍
Waana ku tageeraa🌺🌺❤💝
Moofo waye meesha rootiga
Lagusameeyo
Na Hodam walaal Ramaaankariim Eng Adam from Hargeisa lov you
Masha Allah my sis keep going
Mnsh allh Walshy hodan alh hujeceliyh tolo Gorman ku arkidonh ilhy nabar haysku keen tuso from Burco
8:01 foorno ayaan dhahnaa meesha rootiga lagu sameeyo😃🥰
anaga reer muqdisho waxaa dhahnaa foornada rootiga
Wcs hodan cadey waaw waanku faraxsanahay in gurigaadii illaaheey kugu soo celiyey alxamdulilaah illaaheey ayaa mahada leh 🥰🥰🥰🥰
Hodan Dhameys dumar Alle haku xafido aamiin ❤❤❤❤
ASC WALASHAY ALAHA KU SHARFO
Wallshay hodan alle darti ku jeclahy
Foornada rootiga la dhahaa hodaney. Halyeygii ku korshaa wanaagsan hodan Adigaa lahoo hidiyo dhaqankey sugtoo love you hodanteyda caashaqa
Hodan cadey chennel kii waa bedeshey ,hore usoco xbbt qaali, 🥰👏👍👍
Reer Muqdisho foornada rootiga
Msha Allah. home 🏠 sweet home 🏘️
Mashallah hodan xabbti ishaa cadaw gaa allah hakaa qabto qof cuud kar ah ayad thy adigaa iyo family gagaba alah haidiin xifdiyo
Warshada Roodhi laydhka ayaanu u naqaan from hargeisa hodaney🧡👍
moofada weeye
Manshalaah alxamdulilah calaa salaamah ilaahay gurigaagii buu ku keenay abaayo
Qisoyinka wanjeclhy abaayo 2malin sa naga maqned cajisa daremay
Comantigii ugu horeeyey hodan online
Haa policeka xitaa wey qaldan yihiin waayoo meysan aaminin
Xabiibti anagaba furin baan dhehnaa rer puntland ka odhan
M.a xbbti hodan waku xiisay labdaan malin
Wa ku salam houno
Asc waan xiisee yaa qisooyinkaaga intooda badan
masha Allah finally waad nabad tagtay🥰
Wllhi hodan waan islayaabay waayo waan farxay markaad gurigeenii nagu celisay
Wanku salamay somalida qar waxey dhahan bunduq dadki horese waxey dhahan qorigas leexle dhere mesha rotiga lagu dubo rer muqdisho waxey dhahan foornada rotiga
HODAN MAANTA WAJIGAGA XANAAQBA KA MUQDA WLLOH
Moofo ayaan u naqana from zomaliland
Inta sugaysa ramadanka farta soo taag
☝☝☝☝
Mashaa allah gurigeedii bay nabad timi hodan
Quen hodan almusamix nogu so xiji qali😍😍
Wxyaabaha ugu badan ee layska indho tiro waa dadka la aqoonsanyahay oo aan loo haysan in ay danbi gali karaan.
Policekuna sheekadan wuu dhayalsaday.
Mahadsanid wllshy hodan.
abaayo waxa ladhahaa foorno
Welcome 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸
mnta fv dharkaygii ayad wadataa sidoo kle gurigena aa imaney wa faraxsanahay❤👸🏻 wllhi qisooyinka aad guriga kusoo jediso qisooyinka kle waa ka jeclahay👸🏼
Asc bagaad nooguso celisay qisoyinka l love you qiso ayaan ahaay hodan
I miss u hodaney adiga guriga wanku faraxsanahy imaashahaada mcnto
Hodan cadey hore usii soco🥰
Foorno aaa la dhahaa mesha rootiga lgu sameyo
foorno ayaa ladha haa abato🥰🥰🥰🥰 waan ku jeclahay
Masha Allaha hodan Abyo Qaali horay u usoco
Hodaney mesha rotiga waxaladhahaa forno rotiga
HODANEY mesha rotiga lagu dubo wxa la dhahaa =FORNO🇸🇴❤
Masha Allah
Asc hodan waxa la yidhaa moofada roodhida
Meesha rootiga lagu waxeeyo waxaan una qaanaa foorno🥰😍mami🥰😍
Walaaley foorno ayaala dhahaa meesha rootiga lagusameyo
Hodaney waan kuu xiisy 3days baad nga maqnyd🥺❤
Maa halkan soo dhigtid nabarkaga waxaa jira dad aan isticmalin aaladaase
Masha allaah meshaan gurigaaga soo ma ahan waad u laabatay soo ma ahan
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Masha alh hodeney qisada wan ka helay 3 days wan KU tebey waxan se ka si helay xaysiska aad kuso gashy waaaw waaaw sidi filimanta turkiga kuso galan Wllely hanugu cidlayn RUclips ka adiganu kugu joognaa 🎪🎪🎪🎪 Ramadan kariim qaliyey ❤️❤️❤️💋💋
Hodan dheh somali state markale no
Asc hodaney qisoyinka carabtan ku haystaa ee nosomadi