MAALINKII LA DUUGI RABEY EYSO KACDEY 😰IYO NINKEEDI SHIRQOOLKU U DHIGEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 590

  • @hanideeqa3211
    @hanideeqa3211 3 года назад +118

    Dadka ilahay u Abuuray waxa ugu sharaf Bdn nabi Mohamed scw hadii aad ogtahay ku sali halmar scw❤🥺

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 года назад +239

    Qisooyinka hodan waxay ii noqdeen musalsal camal cidii ila mid ah plz bal is muujiya like isaara 😌😌😌😌

    • @amalomer6206
      @amalomer6206 3 года назад +2

      Qisadan hore ayaan u dhaqeystay fadna en aj ayaa ka soo sheekaysey

    • @noordhere3617
      @noordhere3617 3 года назад

      Halaw

    • @noordhere3617
      @noordhere3617 3 года назад

      Sax waaye

    • @noordhere3617
      @noordhere3617 3 года назад

      Suaalo inaan kula wadaaganrabaa

    • @khadragermany9675
      @khadragermany9675 3 года назад

      Anga kula mida lkn waxan ka ilawa lekta o markay I xasusiso uun baan saraa kkkkkk

  • @muwahibmohed8025
    @muwahibmohed8025 3 года назад +64

    Hodanay shalmada waad Ku qurux badan thay yaa intaa igu racsan like sara

  • @nasiimmohamed7222
    @nasiimmohamed7222 3 года назад +33

    hodoneey baaye musamuxul kariim uxiisnaye noogu soo ronow inta ila qabta like isaar

  • @زوزو-ح8ل5ن
    @زوزو-ح8ل5ن 3 года назад +125

    200k coming soon ❤️🥺

  • @hibahus1963
    @hibahus1963 3 года назад +53

    Hodaney hppti ninkii xaskiisa live inst kufurayey inoo soo gali hadii aad ila qabto👍

  • @rania-ng1kj
    @rania-ng1kj 3 года назад +11

    Qisooyinkaga inta badan caribi ku daawaday hadana soomaali jeceel u jooga hodon cadeey wanku salaamay 💙

  • @kingmohamoha2816
    @kingmohamoha2816 3 года назад +43

    Al musaamix kariim ino so badi plz 🙏like fara bdn an ku saaraye 😁

  • @afrahhared7946
    @afrahhared7946 3 года назад +33

    We are here Australia 🇦🇺 family 🤞👋

  • @K_7m
    @K_7m 3 года назад +27

    Hadaa dar alle ujeceshahay hodan❤❤

  • @عيشةالعلمي
    @عيشةالعلمي 3 года назад +17

    في اليمن. احبك. اتكلم الصومالي. ولا اكتب اللغة الصومالية. مشكورة حبيبتي
    هودن.

  • @najuumezza3728
    @najuumezza3728 3 года назад +8

    Hodaneey almusaamixul Kariim Baa Rabnaa 😙😘 inta Igu raacsney is Muujiya 🤗👋

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 года назад +8

    Hal talo iga hooya gabdho hadii aad tahay gabadh la qabo ninkaaga amarkiisa qaado oo hadii uu ku jecelyahay ha tusin in aad ka masayr siiso waa hadii kale oo uu kaa shakiyo walaaleey adaa is dilay hhh intaas waa iga kaftan lkn is ilaaliya allah ha na ilaaliyo amen

  • @hamdaibrahim6381
    @hamdaibrahim6381 3 года назад +9

    Wllo wlhi aad ayaan kuu taageera markaad leedahay like faranadan free maahino intasaban uso gala

  • @anababdullahi3465
    @anababdullahi3465 3 года назад +4

    Yes, this we were waiting for in Australia 👏👏 thank you!!

  • @muzhtaqdarrod240
    @muzhtaqdarrod240 3 года назад +1

    Haa wxaa la dhaha qofka aan diinta haysan wuu bakhtiyey qofka muslimka ahna wuu dhimtay ilaahay haynoo naxariistee aamiin

  • @ninaone8266
    @ninaone8266 3 года назад +8

    Hodaneey vidiogaga markan furo waxa iguso dhacda durba inaad dhihi doonto like saara free somaha saa darteeda horaaba kasara from lii caato

  • @baliyanbintuzahraofficial6591
    @baliyanbintuzahraofficial6591 3 года назад +12

    Like farabadan saar farii ma ahano saa u dhaheysa ku heysta hodan nee keep going sister😍

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo4545 3 года назад +13

    Ramadan Mubarak Wll

  • @SeidIsmaelHassan
    @SeidIsmaelHassan 3 года назад +3

    Waa qiso cajiib ah. Waxay ku tusaysaa sida uu u guul darraysto qofka khiyaameeya lammaanihiisa.

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 года назад +3

    Hodan walahi xaflad aan caadi ahayn ayaan u dhigi lahaa hadii Aan uk la joogo waaryaada hodan qofkii uk la jooga nasiib ayaad leedahay. ♥️♥️200k going to 1m u deserve it walal qali

  • @ahmedshahaada8336
    @ahmedshahaada8336 3 года назад +1

    Xaqiiqda Ah inaad tahaY Qof Qalbi Wanagsan.. Waligana is Astur Sida tahay Hada.
    Waxaad Kuso Dartaa QisooYin
    Jacayl oo Dareen Leh
    Waxaan Ahay Qoraa
    Wada Buugisi Labaad Huno Hodan
    Mahadsanid
    ✍Ahmed Shahaada

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 3 года назад +11

    Yes Australia 🇦🇺 I’m from Queensland 🤩

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 3 года назад +2

    Inta daawatay iyo inta like saartay iskuma dhawa wllo wllshiin ha xasidina uzaara like ta waayo waabad dawanaysaye anuu hadan soo galaba waxad mooda inay gacantaydu laqabsatay qof walba like wan usara

  • @fazuafkuul1185
    @fazuafkuul1185 3 года назад +1

    Masha allh wallhi waan jeclhy hodan waayo wax yabaha aan heclahay in aan ogado ayey iga shegeysa wallhi wax walba u bahanthay ha loo sameeyo 1million hala gaarsiyo asxby i.a waan rajeyna

  • @hoodoali3235
    @hoodoali3235 3 года назад +7

    Niyaada kugu qabtay isla mRkn RUclips furay ada ugu horeeyoa hodan online indr anyway ramadan kareem xpptiii ❤️

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 года назад +3

    Amiin ya Rabi amiin ya Rabi amiin ya Rabi mashaa Allah

  • @hooyomcn7507
    @hooyomcn7507 3 года назад +1

    Abaayo mcn aladartiis ayaan kuu jeclahy hala kuxafodo adika iyo rer kaaka ramadaan kariim💓💓💓💓💓💋💋💋💋💋💋💋

  • @fartunelaabdala690
    @fartunelaabdala690 3 года назад

    Maya wuu dhintaa dhahaysaa waayoo وَلَقَدْ كَرَّمْنَا بَنِي آدَمَ وَحَمَلْنَاهُمْ فِي الْبَرِّ وَالْبَحْرِ وَرَزَقْنَاهُم مِّنَ الطَّيِّبَاتِ وَفَضَّلْنَاهُمْ عَلَىٰ كَثِيرٍ مِّمَّنْ خَلَقْنَا تَفْضِيلً
    Ayadaas waxay leedahay waan karaamaynay oo aan sharafnay bini adam ka oo dhan ayadan malaha muslimiinta oo kaliyah so waa dhintaa dhehee lkn umma ducayneysid insha allah dadka iga cilmi badan way kuusheegi karaan allaha nacafiyee

  • @aarkahargeisachannel9635
    @aarkahargeisachannel9635 3 года назад +2

    Asc wallo mcn iska warn xalda ka warn alle dartii baan ku jecal haye adiga iyo ciyalka iyo xajigag alle ha ku barkeyo iyo sida fican ee ada u xafido reerkagag iyo qaligag badan

  • @roodoahmed1391
    @roodoahmed1391 3 года назад +9

    Like fara badan Saar farii maa ahanoo👍👍😂🤣😂 xushmad kuu hayaaa👸🏾🖤 hodan

  • @sacdiyomohamedhashi7070
    @sacdiyomohamedhashi7070 3 года назад +3

    Asc sis keep going masha Allah
    From Sydney Australia💖💖💖

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 года назад +3

    Hodan Quruxey Miss You ❤ Ramadaan Kariiim

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 года назад

    Waa uu bakhtiyey weeyaan haduu qofku gaal ahay Hidaney walaal Eng Adam from Hargeisa lov you sister

  • @ayaanmohamed8711
    @ayaanmohamed8711 3 года назад +3

    Haa hothaney hooyo rabi naxariistii jano haka waraabiye way sax saned qofka aan diintena haysana wuu bakhtiyay baa la dhahaya

  • @tuutevlogs
    @tuutevlogs 3 года назад +7

    Hodan plz fadumo miino noo soceli plz

  • @najuuqueen7141
    @najuuqueen7141 3 года назад

    Wow 200k come soon 😍 I like isatureeliya wow

  • @qadroqoobey9088
    @qadroqoobey9088 3 года назад

    Abayoh hodan begaga mar dhow kuso biray sas ey tahay musasal turki firsan jire hada qisoyinkaga musasal i noqde hore u soco abayoh ❤💯❤

  • @asmasombeauty9160
    @asmasombeauty9160 3 года назад

    Maya abayo waxa ladhaha wuu dhintay waa qof binu Adam ah illahay ayana qofwalba dinta udooray madan Dooran adiga abayo marka wa dhintay ladhaha Sheikh naga cilmi badana wadwaudinkarta insha Allah 😘

  • @fatimaabdinasir715
    @fatimaabdinasir715 3 года назад +7

    Qisooyinka hodan kama daalo intii ila mida liketa dhac igu siiya free ma hinoo

  • @Madina593
    @Madina593 3 года назад +1

    200k intu ramadanku dhaman inchalah ku rajeneya walashey qali

  • @nimcoali5515
    @nimcoali5515 3 года назад +1

    Yes Australia Sydney ☝Ramadan mubarak huno

  • @ikraandilbaroffcial6051
    @ikraandilbaroffcial6051 3 года назад +5

    First one m.a qofta kaliyah aan wato qeybta Taariikhah I love you lkns hal codso

  • @sharafxashi3354
    @sharafxashi3354 3 года назад +2

    Anaa uhoreyo aan filaa wqlashey macaan ilahey haku barakeyo

  • @nimcokaise1221
    @nimcokaise1221 3 года назад +5

    Cawa wxn noqday qofki uhoreyay so,Hodan horo u soco wll mcn ❣

  • @ismailabdi3756
    @ismailabdi3756 3 года назад +2

    Xoolaha waaye waxa baqtiya walaal bini aadanka waa dhinte waaye caasinimadiisa alle ayaa ka jaa’isanaaya mahadsanid

  • @Amiino___
    @Amiino___ 3 года назад +4

    Hodan walashay ellahay dartis kujeclahay one love my sis

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 года назад +2

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 3 года назад +1

    Asc wr wb abaayo lama dhaho qofka bani aadanka wuu bakhtiyey. Sababtoo ah illaahey wuu karaameyey bani aadanka marka wixii uu illaahey ku leeyahay isagana ka abaal marin doona.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 года назад +1

    Asc. Hodan, though am still new to your channel I really like the way you express yourself when Airing your programs and on top of that your beauty plays a big role in attracting me towards listening to you and the way you express yourself. Honestly speaking that face of yours pleases my eyes and I always secretly tell myself, " This lady must be one in a million". My message to you is, ( What the eye doesn't see, the heart doesn't grieve about) Tnx.

  • @zamzambowlaxchannel5014
    @zamzambowlaxchannel5014 3 года назад

    Asxaabta Hodan WAn idin salaamay isoo booqda majadsanid👑❤️

  • @queenumeyma283
    @queenumeyma283 2 года назад

    Abaayo mcn illhay haku xifdiyo🥰🥰✨💖💝

  • @fatumahilowle5770
    @fatumahilowle5770 3 года назад +2

    Abayo inastagaram adi anqabilaha wan kusarilaha lakini tiktik wan sarey♥️♥️🥰🥰👸

  • @farhiyaabdullahi1964
    @farhiyaabdullahi1964 3 года назад

    Asc wall qali wanku dageraaa ilahay haku xifdiyo qali

  • @شكرعبدالله-ذ6ص
    @شكرعبدالله-ذ6ص Год назад

    Haa ruun waaye abaayo qofka gaalka woo dhintay lama dhaho ee qofka Muslim kaliya Woo dhintay la dhahaa qofka gaalka waa baqtiye waaye ❤

  • @hawokinchanel5162
    @hawokinchanel5162 3 года назад +3

    Ramadan Mubarak ☪️

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 года назад +1

    Hodaney qofka gaalka ah marka uu dhinto uu bakhtiyay ayaa la dhahaa sababta oo ah waa qof aan u qalmin in la dhaho uu dhintay oo waaba gaal sida aan qabuuraha islaamka loogu darin ayaa kalmadaana loo istcmaalin qali🖐 waad ku saxantahay inaa dhahdo uu bakhtiyay🙏

  • @laylayusuf4248
    @laylayusuf4248 3 года назад +2

    Haa hodan from Australia 🇦🇺 wan kaa daawanaa wanan kugu xidhanahay always ur story.

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 3 года назад +2

    Yes hodan abaayo aadan kugu fikir ahay hadu ka shakiyay xitaa xaq uma lahan inu dil u bline greyo

  • @Thevillain2
    @Thevillain2 3 года назад +4

    200k coming soon insha allah 😘😘😘🥰💗

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 года назад +2

    Asc walalahyg qalig Ramadaan kaarim fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan ❤❤💖

  • @zuhersharif4081
    @zuhersharif4081 3 года назад

    Abaayo aad baa ku jeclahay waxaa tahay qof furfuran hore usii soco

  • @halimahajibeautychannel2162
    @halimahajibeautychannel2162 3 года назад +2

    Walashey ama walaalkey illahey dartis igu so booqda 💞💞💞

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 3 года назад

    Hodan mahadsanid.

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 3 года назад

    Masha allah hodaneey waana kanaa hadaan reer Australia nahay qisooyinkaaga waan lasocdaa waana kaaga mahad celinaa hadaad na keentay Ausie country

  • @amrancumar3777
    @amrancumar3777 3 года назад

    Mcntyda hodan wlhi ayntan ku xiisay busy ahy wax brsho exam marka dhameyo fiirsana i.a lkn love you so much hodan honesty ❤❤❤❤❤ iwiil want to be prying guys

  • @maslahsheikhmaslah7909
    @maslahsheikhmaslah7909 3 года назад

    Hodan mahadsanid qisooyinka aadka uwanaagsan

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo4545 3 года назад +3

    Ana maanta ugu horeya hodanay❤❤❤💓💓💓💓💓

  • @baashaalkaxamar
    @baashaalkaxamar 3 года назад +1

    Qisadan waxaa mar hore soo galisay fadna aj copiga iska dhaaf wax cusub la imaaaw

  • @adnagurre9452
    @adnagurre9452 3 года назад

    Am from Australia ismuujiyaa reer Australia

  • @fadxamahmoud3267
    @fadxamahmoud3267 3 года назад +4

    RAMADAN KARIIM AZHPTA HODAN ONLINE

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 года назад +2

    Masha Allah hodan online salaama sister

  • @gamesforkids3086
    @gamesforkids3086 3 года назад

    manta ayaan ku cusbahy abyo hodan sodhaweyn wacan insha allah

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed3262 3 года назад

    Yeah I from Melbourne abaayo thank u

  • @queeniqriina9501
    @queeniqriina9501 3 года назад +1

    Hodaney xbbty wan ku salamy R
    Ramadan kareem 😘🥰

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 3 года назад

    waa run qofka aan islaam aheen wuu baqtiyay sabtoo ah xayawaanka waxba ma dhaaman xayawaankaba ka fiican saa xayawaanku ilaahay iyo nabi maxamed scc way aaminsanyihiin gaalada marka way baqtiyaan ee ma dhintaan waa sax hadalka hooyada mcn ku bartay ani xitaa ilaa yaraantaydi saas maqli jiray, ka bacdina axadiis badan baa ka dhagaystay.

  • @aminasaid1523
    @aminasaid1523 3 года назад

    Walal qof ka dhintay waa bini adam lama orankaro bakhti maha xayawaan ee iska ilaali insha alaah

  • @Genelia_
    @Genelia_ 3 года назад

    Hodan wllo aad ban ku salamay wx jeclaanlahaa inaad xoog ta alabah aad ibineyso nala wadaagto madaamoon nhy asxabta cusub ee bilihii ugu danbeeyeey kula joogta. Thanks a lot go forward 👍

  • @ahmedbk5804
    @ahmedbk5804 3 года назад

    Siiiii wanagsn ayan kula socodaah abyo marwalibaa qisoyinkagana wan ku heysta horey u soco🥰

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад

    Subxaanllha walahi waayab Aabyo hodaney fikirkaga ayan kula qaba shuran xabti Ramadan Mubarak dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙⭐🌙❤❤❤❤❤

  • @عيشةالعلمي
    @عيشةالعلمي 3 года назад +2

    حبيبتي هودن مشكورة. انا صومالية عايشة

  • @idilina143
    @idilina143 3 года назад

    Waa ku dawanaa from Melbourne Australia

  • @cabdallacumar7062
    @cabdallacumar7062 3 года назад

    Gaalku wllo xoolaha inay ka liitaan ilaahybaa sheegay.
    ان هم إلا كالانعام بل هم اضل.
    Markaa way baqtiyeen.

  • @farhiaawil1168
    @farhiaawil1168 3 года назад

    Asc ww i like stories am somali Somali siju so i can't right but i understand am in states by i was born inTanzania raised in Kenya Nairobi. Masha Allah Keep going my sister. 😘

  • @saadohassanahmed9836
    @saadohassanahmed9836 3 года назад +2

    Awwe I’m first viewer ramadan kariim Hodan

  • @oumalkhairmahamed4196
    @oumalkhairmahamed4196 3 года назад +1

    رمضان مبارك qlidaydii hodan online Ilove you sis hore u soco mcntoh 💕

  • @cumarsaadiq5520
    @cumarsaadiq5520 3 года назад

    Daawo Salaaxudiin Al-Ayuubi, geesigii u halgamay ilaalinta dhulalka barakaysan ee Islaamka
    ☝️

  • @mosomalia6643
    @mosomalia6643 3 года назад

    Asc hodan ladan waa mamo shukri mamo wali aqbaarteyda makusoo gaarin miyaa plz ilasoo hadal

  • @badrimahamud7729
    @badrimahamud7729 3 года назад

    Inash Allah 200k kamdan intu dhaman hal garsiyo walashina hodan ❤🥰🙏

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 года назад +2

    HODAN. Allaah. Hana. Caawiyo AmiiN 💚

  • @toosnowmedia6983
    @toosnowmedia6983 3 года назад

    Wuu baqtiyay waa qalad coz illaahey waxa uu leeyahay ولقد كرمنا بني ءادم marka wuu dhintay waaye ileen illaahey ilmo banii aadam waa uu karaameeyay

  • @amiir-saet
    @amiir-saet 3 года назад +2

    Masha allaah

  • @shakirasharif9691
    @shakirasharif9691 3 года назад +2

    Asc hodaneey ugaaso caawa anaa uhoreeya❤💞🥰

  • @khadijojab3321
    @khadijojab3321 3 года назад +1

    abyo wa ku salamy abyo qisoyinka cabsida nosoda please please please please

  • @hibaturaxmaan8612
    @hibaturaxmaan8612 3 года назад +1

    ❤❤❤❤salaad subax kahoraa ku fiirsanooyaa hodan qurxey

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 3 года назад +1

    Gaal waa dhintay waa la dhihi karaa lkn waxaa ka fiican in la dhaho
    Wuu baqtiyay/wuu qurbaxay.

  • @Dubadyare
    @Dubadyare 3 года назад +2

    الله يسعدك ويحفظك ويخليك لنا

  • @tukaaleofficial6280
    @tukaaleofficial6280 3 года назад

    Haa uu bakhtiyey ayaa la dhahaa qofku haduusan muslim aheen waad mahdsantahay wll

  • @warisbiligaadan980
    @warisbiligaadan980 3 года назад

    Kkkkk ramadan mubarak like fara badan marka tiraa ayan xasuusta shukran xabiibti

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 3 года назад

    MashaAllah Tabarakallah Hodan Allaha ku xafido Ameen Yaa Rabbi hal hadaan kadhaho qofka gaalka ah madhintey mise wa baqtiyey waxa xaqiq ah iladhoho wadhintey maxa yeelay Allaha Subxanahu Watacala Xisaab bu kuleeyahay waxa meesha kabaxeysa Xisaabti lagulaha Hadaad tiraahdo wa dhintey Xisaabti wey sugeysa I hope inaad qoraalkeyga aqriso Wabillahi Towfiiq Waan ku taagera From Minneapolis Allayacizak hore u soco