Dunidan Cabdi Tahliil Warsame

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 203

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 7 лет назад +30

    cabdi tahliil warsame wuxuu ahaa fanaankii ay fananiinta ay dhagaysnjirtay hesihiisa mida kle wuxuu ahaa boqorka codka tubeec ninkii yiri wa la igu khaldamay ee cabdi tahliil ba ah boqorka cadka alow ku caafi wa allh mahadii haduu yhy somali

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 6 лет назад +8

    متعك ألله بإلصحه والعافيه يا استاد الفن والصوت الفريد عبدي تهليل ورسمه

  • @guliedhuman3212
    @guliedhuman3212 4 года назад +4

    Ilaahay janadii fardowsa hakugu marti qaado fanaanka inbadan nosoo heesaad ahayd e ilaahay haku naxariisto Cabdi tahliil warsame

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 24 дня назад

    BOQORKII CODKA FANKA SOOMAALIYEED ABDI TAHLIL WARSAME ALLAAH KAA RAALI NOQDO AABBO.❤🎸👑🙏🏽

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 года назад +5

    Marka laga hadlayo xaga codka wuxu aha fanaanka uu fanaan walba dhagaysan jiraY....
    *(Cabdi tahliiL Warsame)*
    Legend RIP.....🤲
    Hanoqon cidla aan la lamudaneeY....

  • @abdikariinhara-digeed5367
    @abdikariinhara-digeed5367 7 лет назад +17

    cabdi tahliil warsame alle caafimaad deg deg ah ha siiyo
    axyaa fanaan aan jeclhay heesihiisa wakhtiga aan caajiska dareemo ama wakhtigu adkaado

  • @bahsanyare6907
    @bahsanyare6907 7 лет назад +116

    Dunidan casar joogtadaa
    caweysinka lacdanka
    cayaarta habeen barka
    cubaqtiyo laqantaa
    Hadaan canabeey
    jaceyl cibaada ah kugu dul furay
    colaadna dartaa u galay
    adoo ciirsiila fadhiya
    haddaan calan kaa dul lalay
    Dhededan ceryaamadaa
    cawriirka hababintadee
    calaamada qaybintaa
    ayaan ciddi kugu lug goynee
    Ha noqon cidla aan la mudanee
    cawanaan laga lug bixinon
    jirriyo ceebna toona garan
    jacaylkana ceeb ha badin
    Dunidan casar joogtadaa
    tabaalaha caashaqa
    cilaaqdiyo faaladdaa
    cibarada addunyada
    Caloosha waxaan ka raboo
    haddii u col hortaagan yahay
    culeys weyn igu hayaan
    wax kale i cadaadiyaan
    miyaan carabtahayayee
    Tigaagyada caymiskaa
    cataabada racadadahee
    caraabada jogsadaa
    calool xumo yeey ku galinee
    Ha noqon cidla aan la mudanee
    cawanaan laga lug bixinon
    jirriyo ceebna toona garan
    jacaylkana ceeb ha badin

  • @maxamuddiiriye2570
    @maxamuddiiriye2570 4 года назад +1

    Wah wah Cajiib dheh Cabdi tahliil laxan iyo kaban iyo cod is haleelay hees iyo fanan iga dhe

  • @yaasiinwaberi814
    @yaasiinwaberi814 4 года назад +1

    Masha alh cabdi tahalil wuxu aha fanan somalited oo waliba fanan ninta agtooda qiimo ku leh mantaa wuu naga hoseeyaye alaha uu naxariis to hobolki wayna ee kamid aha koxdii wabari ee ku so barbartay magalada muqdisho caday

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 4 года назад +4

    Naxariis Alle dushiisa ha ahaato still listening 2020-06-03 💯💘💯🙌

  • @samirhassan6221
    @samirhassan6221 5 лет назад +2

    Fanaan Qaran #cabditahliil #warsame
    Alle if iyo aakhriba hakugu guuleeyo

  • @omaarkb4118
    @omaarkb4118 Месяц назад +1

    Alla yarxam legendry abdi tahlil warsame
    2:00am 9/2024 Magalada Wajaale ❤❤❤

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 10 месяцев назад

    Alle ha u fanan abdi tahliil warsame janadii alle ha siiyo aamiin aamiin

  • @mahdiakal5042
    @mahdiakal5042 6 лет назад +2

    cabdi tahliil fananka fananinta oo dhan mahadsanid hesahaga aad nagu deqday
    jacalkana ceeb ha badin wow

  • @Seniorfolley
    @Seniorfolley 4 месяца назад

    Marxuunka Cabditaahliil Warsaame illahaaay qaabriikiisa xaa ka nawaad yeelo inshallah kitabkiisaane gacanta miidigta alle xa kasiiyo Aameeen Dhamaanteen Bini,adaam ayaa naahy gaf waa naga daaca madaama uu maante qabriika kujiiro Cabditahliil aniiga walaalkiis aahay oo xaalkan ogu duceenaya illahayow waxan kabaarye ina dhambiikisa kii xore iyo kii dambe aad udafto Fanaanka Cabditahliil❤❤

  • @sosmansal
    @sosmansal 2 года назад +2

    Rest in peace Cabdi Tahliil Warsame one of the most influential top singer in Somalia

  • @abdirahmanmohamed2990
    @abdirahmanmohamed2990 5 лет назад +3

    Cabditahliil soomaali maryoolayeey maanta wuu xanuunsanayaa ugurmada oo taakuleeya xaqiiqdu wataa

  • @anid9027
    @anid9027 4 года назад +1

    Weey Ilaahow ku naxaris o janada ka warabi adi iyo Cumar Shooli baa.😢😭😢😭 Dad dhamadey Allah Yarhamou

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 года назад +1

    Yaa salaam abdi tahliil alla cafimad sarecana ha siyo cod aad u macaan bu eebe ku galaday❤️👏🏾

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 года назад +1

    waxan u imi halkan baroordiiqda malinkii uu cabdi tahliil dhintay anoo la ashqaraarsan quruxda heesihiisa ayaa illin iga da'aysaa ax😢😢😢😭😭😭

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 9 дней назад

    Cabdi tahliil warsame - fanaankeygii koobaad ee somaliwayn ilaahoow u naxariiso

  • @ابوشير
    @ابوشير 6 лет назад +4

    Way i taabatay aah aah ilaahayoow ku caafi cabdi tahliil qaali qaali weeyaan qadar baan la baajin karin

  • @dekaways1252
    @dekaways1252 4 года назад

    Alle ha unaxaristo marxuun cabdi tahliil warsame

  • @gureykooreeye2584
    @gureykooreeye2584 6 лет назад +9

    waa ereyadii Abwaan Jaamac-Daad Cabdi-Seed. waa abwaanka heesaha Cabdi tahliil inta badan sameeyey.

  • @hibojemis8038
    @hibojemis8038 6 лет назад +7

    Ilaahoow cafimad taam siiii ameenyarapi

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 года назад

    Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo al fanaan legend cabdi tahliil warsame waa fanaan cod dahabiya lahaa fankana aad moodo in aw ku dhashay ba

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 7 лет назад +6

    Cabdi tahliil ale caafimaad ha siiyo deg dega Heestan waa hees xasuus mudan waxa jecel walaalkay CUMAR CABDI oo aan halkan ka salmaya kolay wuu arki doona
    woow.waa.markay somaali sharafta lahayd ee dawladda ahayd waan ka xumay halkay awoowyasheen na dhigeen oo ah kala qaybsanan is iyo nacayb !!!!!!
    Somaali maxamed allow u gargaar

  • @zackmodamohamed4928
    @zackmodamohamed4928 4 года назад +2

    Ahn cabdi tahliil manta oo boshu yahey 5 june jimce ayaa lagu asay muqdisho.ilahey naxaristt fardowsa ha geeyo

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад +1

    Waxaan dhagaysanaya 2024 Nairobi ku suganahay hees aanan ka daalin dhageysigeeda Naxaristii jano allha ku siiyo abdi tahlil warsame 😥🫡

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 4 года назад +1

    ilaahay ha caafiyo fanaanka aan ugu jeclahay fanaaniinta somalida

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 месяца назад

    MAASHAA ALLAH SOMALI ASAL HADUMIN REER AAD HORAY UGU SOO DADASHAY

  • @cabdikariincismaan2092
    @cabdikariincismaan2092 4 года назад

    Wa fananka somali aan ka tageero.
    Alle ha cafimaad ha siiye.

  • @maclowbare7095
    @maclowbare7095 6 лет назад

    Axaxaxax cabdi tahliil allaah haku caafiyo xxxxxx jaceylkane ceeb ha badin

  • @zaksaid9185
    @zaksaid9185 7 лет назад +4

    one of greatest to ever to do it aloow cafi

  • @abdishakourmohamoud1315
    @abdishakourmohamoud1315 Месяц назад

    Masha allah allah hakuu naxariisto

  • @muxudiinxaajoow1131
    @muxudiinxaajoow1131 2 года назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @hassanfilsan930
    @hassanfilsan930 4 года назад

    Il est parmi mes grand artiste ke dieu te guérisse amiiiiin aya rab

  • @MoDucaale
    @MoDucaale 4 года назад +1

    Uduceeya Fanankeni Tahliil in ilaahay u naxariisto

  • @mohamoudkaderfure3857
    @mohamoudkaderfure3857 Год назад

    Alle haku naxariisto cabditahliil warsame

  • @sawiradedadhamaan1725
    @sawiradedadhamaan1725 7 лет назад +5

    Waa boqorkii codka abditahliil

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 6 лет назад +3

    Damn I love ❤️ this song

  • @cabdulahicali9369
    @cabdulahicali9369 2 года назад

    Barisamaad xasuus waayo waayo anoo joogo burco waaw hadana waxaan joogaa muqdisho ale ha u nariisto cabdi tahliil

  • @marianaahmed1773
    @marianaahmed1773 6 лет назад

    Waaw cabdi tahlil warsame wlh waaa fanan aaan aadka ujeclhy Allaha unaxariisto

    • @abubakarali2770
      @abubakarali2770 6 лет назад

      allow cafimaad kusii wuxu ka mid ahaa dadka kuwa loogu jecel yahay maanta wuxu kudhibaateysan yahay wadankisi hooyo allow maskiinkaada midow xanuunsana yahay allow uga dhig denbi dhaaf Amin waxan Ku booqdey Mel u show xiro ruuush 2005 ayaan u maleynaa allow u naxariiso caafimaadna sii aaamiin

  • @oralojamuqtaar6136
    @oralojamuqtaar6136 6 лет назад +2

    Heestaan qatar waye 100℅ ALLOW CAFIMAD SII

  • @ahmedmoge7221
    @ahmedmoge7221 6 лет назад +3

    Hadan canabeey jacayl cibada
    Kugu dulfuray coladna dartaa ugalay adoo ciirsila fadhiaya
    Allaw caafimaad ku sii
    C.tahliil warsamme

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 лет назад +1

    Allah caafimad siii adaa awoodleh

  • @beebemaxamed6383
    @beebemaxamed6383 4 года назад +1

    Waxan aad ugu xumahey in dadka halyeeyada ah e muqdisho cafimad daro ugu geeriyoodaan ayado dowlada somalia eysan waxba uqaban

  • @bislesahardiid2205
    @bislesahardiid2205 5 лет назад

    Ax yaaa wadani cabditahaliil warsame fanaan qaliya a low caafimaad sii wuu xanuunsanayaa falig ayaa haya ilaaahay caafimaad ha siiyo dhamaan asaxbta ku xidhan ee dhagaysata heesihiisa ha u soo duceeyan in ilaahay caafimaad sareecana siiyo

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 года назад

      Aaamiin aamiin caafimad allah haa siyo

  • @ahmedtigaaad1186
    @ahmedtigaaad1186 5 лет назад

    Ilaaaaah Caafimaad siii cabdi tahliil warsame

  • @abdorsukkor773
    @abdorsukkor773 4 года назад

    Cayaarta hebeen barka cubaqtiyo laqanta ishcalaa qaancin you my love ayaan Diaman

  • @abdifatahhirsidheere1391
    @abdifatahhirsidheere1391 4 года назад

    Allow ku naxariiso abditahlil 😭

  • @CabdilaahiRashiid-jm2ji
    @CabdilaahiRashiid-jm2ji 7 месяцев назад

    Alle hawnaxariisto Aammiin Aammiin

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 4 года назад

    Hada 3 minit ka hor ayaan pegka qarax qute soo dhigay geerida cabdi tahliil warsame allah ha unaxaristo

  • @anazcade12
    @anazcade12 4 года назад +1

    Ilaahay ha u naxariisto
    Caloosha waxaan ka rabo
    Hadii uu col hortaagan yahay
    Wax kale I cadaadiyaan
    Miyaan caro taahayaa! !

  • @nuuranalka
    @nuuranalka 5 лет назад

    Cabdi tahlil warsame fanan qliya allaha cafiiyo😥😥

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 года назад +2

    Qrmi is my fv

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 6 месяцев назад

    ALLAH IRHAMO .

  • @mohamedmooge3478
    @mohamedmooge3478 6 лет назад

    Woooooof Axyaaa fanaaan

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 4 года назад

    Ilaahayow caafimaad sareecana sii abditahliil warsame

  • @shariifwarcadaday3424
    @shariifwarcadaday3424 4 года назад +2

    Yaaa 2020 daawanaayo like👈🤚

    • @MunaShXasan
      @MunaShXasan 4 года назад

      Waa fanaan aad ucod mcn 💋✨

  • @amiirkaamiirada1362
    @amiirkaamiirada1362 7 лет назад +2

    alow eegaba cafimaadkisii uso cali amiiin

  • @hanogaab8821
    @hanogaab8821 7 лет назад +1

    qatar waaye hestaan ilaah haku caafiyo aamiin

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 года назад

    Ilahey ha ku naxaristo

  • @ugaas
    @ugaas Год назад

    Waa wareey 😴🔥

  • @dimoanhajji996
    @dimoanhajji996 7 лет назад +1

    ilahay ha cafiyo abdi tahiil

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany Год назад

    Ninka heesihiisa kama daalo alle haw naxariistee

  • @juniormalaq6969
    @juniormalaq6969 4 года назад

    Alaah haunaxiristo A T.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад

    AUN cabdi tahliil

  • @maxamedbarre6880
    @maxamedbarre6880 6 лет назад +4

    Axyaa wlhy waa hees qalbigayga si fican utaabata iyo waayaha nolasheyd

  • @khaatumostate8816
    @khaatumostate8816 6 лет назад

    Allaw caafimaad ku sii fanaan wadaniya weeye

  • @inacarab7794
    @inacarab7794 6 лет назад +4

    Aduunyo waata
    Maantana Cusbitalka
    Ayu ku eedadan yahey 😭😢

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 2 года назад

    Rip legend Cabdi Tahlil Warsame

  • @wasaradagaadidkabada7543
    @wasaradagaadidkabada7543 4 года назад

    Allow kunaxariiso oo janadii kugee

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 года назад

    Mirihii jaamac daad laxankii iyo codkii cabdi tahliil warsame

  • @mameabwaan2451
    @mameabwaan2451 4 года назад

    allaha caafiyo alfanan cabdi tahlil

  • @letsknow2587
    @letsknow2587 4 года назад

    Allow kuu naxariisto

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 4 года назад

    Ilahey ha u naxariisto waa halyey la xaqiray intuu mudnaa muu helin

  • @k.aiya0k
    @k.aiya0k 6 лет назад

    Allah ha caafiyo cabdi tahlill😭💔

  • @mukhtaarwaano5549
    @mukhtaarwaano5549 4 года назад +2

    Waa maalin salasa ah waa

  • @mohamedgaasle3854
    @mohamedgaasle3854 4 года назад

    Allow u naxariso

  • @raniaali5739
    @raniaali5739 7 лет назад +1

    illahay cafimad deg deg ah hasiyo amin

  • @idildaahir3300
    @idildaahir3300 8 лет назад +5

    Bisinka caadi maahan salamaat

  • @samiamohamed440
    @samiamohamed440 6 лет назад

    Ilahay ha u naxariisto

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад

    𝗥𝗮𝘅𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗵𝗮𝘄 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼

  • @adnanchowki4347
    @adnanchowki4347 4 года назад

    Allah yaa rahma 2020 6 24 Sacada 4:15

  • @tigaroarju6005
    @tigaroarju6005 6 лет назад

    nice song alah yarxama

  • @onlyQuran23
    @onlyQuran23 4 года назад

    Xusuuus

  • @mukhtaarwaano5549
    @mukhtaarwaano5549 4 года назад +6

    21.1.2020 5:11 pm

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 7 лет назад +3

    2009 kii iyo meel aan ogahay aduunyo abditahliil waa qaraami heesihiisu barisamaadkii ayay ku soo xusuusinayaan dhamaantood

  • @axmedmoogedawladahoose117
    @axmedmoogedawladahoose117 6 лет назад

    ha noqon cidla aan la mudanee caawana lagaa lug bixine allaw kuu naxariiso

  • @pakistab7839
    @pakistab7839 6 лет назад

    Waayo iyo murqaankii bosaso iyo sxbky oo ku xasuusto heestam

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 6 лет назад

    Hargeisa ayaan ku xasuusta heestan

  • @rinaadbintuahmed5177
    @rinaadbintuahmed5177 4 года назад

    😭😭😭Allow ku naxariiso manta la asay rabiyo dambi dhaf oga dhig intuu xanuusana😢

  • @hibocisman4983
    @hibocisman4983 5 лет назад +2

    17.9.2019

    • @thankyou7264
      @thankyou7264 5 лет назад

      This guy is on a different level. Best somali male singer!

  • @cumarcabdi2851
    @cumarcabdi2851 7 лет назад +1

    axyaa fanaan CABDI tahliil warsame ilaahaw cafimaad sii

  • @HaashimAhmedali-fe5yi
    @HaashimAhmedali-fe5yi Месяц назад

    Waaw

  • @xasanahmed263
    @xasanahmed263 7 месяцев назад

    1.3.2024

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 лет назад

    Dunidaan Casar Joogtadaa. Ax wah wah

  • @zakixasan510
    @zakixasan510 7 лет назад +1

    cabdi taxliil warsame

  • @mohahaaji2505
    @mohahaaji2505 7 лет назад +1

    Caadi mahan