Yaa allaaah, cumar dhuule waa la, dhibay, heesta Beejkrrda hore dhuuxa. Sanaag iyo ceerigaabo ka soo noqo, waan ku sugayaaye😥😢😭😮💨 qabiil beey ku faquuqeen, waa ka xumahay,
Wll maalin uun wd ka baxaysaa insha allh xldaha aduunka ee isku sidkan ayaa qofba dhinac ka soo weeraraya alle qof walba oo inaga mida hamigiisa oon Machi lahayn aamiiin😢😢😢😢
Maanta waa maalin arbaca ah haduuu alle ii qOray wxn hEezkan ku zoo lapaN dOona 2zanO kadip haduu alle idmo Anooo kala jEclyn aadmiga jOogiztOoda iyO tagO goda muhim aanan ziinayEn riyadeydiina alle ii rUmeyEy rajadaN adUuuun ka lahaana hEly inshlh gUuuL paaan rajaEynaya❤😊
Waa habeen taarikhda tahay 17/10/2023 xasuus ayeey igu ledahay waxaana aan aad ujacalahay marka ay ledahay geeriduna marbey nolasha dhaantaye allah kuu naxariisto
My aunty Hodan Allah yrahamuh. Ina cabdilleh walanwal was too young to understand the enormity of the love that came down on Cilmi, by the time she recognised it was too late and Elmi met his faith, what a story ❤❤❤ Allah yrahamhum both and omer dhule the king of Somali love folklore. Ameen
Ereyada si gaarka itaapanayaa SAXDA HABEEN MXAAD GAMA A IDIIDEY Taariikhda 04/11/2024 Time 4:46 Maalinta =salaasa hdaad iga danbayso like hayla dhaafin chp😢
Sidii aad go.eygii tihiyo Macawistaan goostey Ama aad godkii aakhiriyo Geeri iga baajin Gardariyo maxaan ina cabdiyey Kaaga go.i waayey😢😢😢😢 Qofaan waa hore kala huleelney ayay isooxasuusisey heesta goor iyo ayaaana aan is hilmaamiyo Ma filaayo inaan iyadoo kale ka helaayo haweenka😢😢😢😢 Rabi nolosha hakuu hagaajo Ana sidoo kale wllo😢❤❤❤
Caawa waa habeen arbaca soo galeyso date 10/9/2024 time 12:00AM. Heestan Erayo ka mida waxa aan ku soo xasuustaa qof aan aad u jeclaa oon uga fogadey si uu u qaladkiisa u garto oo uu iga raali galiyo lknze may dhicin .Aniguna go,aankeygi kama laaban hadana waan sugayaa wali 😭😭😭💔💔💔
cawa habeen jimca bishi sidedaad 17/2023 waxaa li daaran heestan oo aan jawi ku qaadanayaa waxaana isbuuc ka hor kala foganay qofkan aduunka ka wada soconaa mudo gaareesa sanad iyo bilo kalinimada wey kuguso biirayaan adoo kali ah wayna kaa tagayaan adoo kali ah😢
Heestan 4/10/2024 dhagaysanaya at 9:45 habenimo haben jimco ah wllhi qalbiga i xanunayba anon murugsanen o faraxsanban tiktok kaso maqlay wanan so radiyay anoo qusadeda inan helo raba allow qof walba qofku jecelyahay calad ugu dar ana kayga calaf igu dar 🤲😭
Caawa Waa Habeen Jumca Bishi Sidedaad 10/2023 Waxaa Ii Daaran Heestan Oo Aan Jawi Ku Qaadanayaa Waxaana Asbuuc Ka Hor Kala Fogaanay Qofkaan Adunka Ka Wada Socona Mudo Gaadheysa Sanad Iyo Bilo Kalinimada Wey Kuguso Biirayaan Adoo Kali Ah Wayna Kaa Tagayaan Adoo Kali Ah😢
hestan waxan dhagaysaty malin khamisa 6/12/2023 Ish Allah waxan ku so noqon don markay noloshu isku kay hagagto xilagan dhagaysnayey xaldu imay ficnayn😢
Taarikhdu waa 29/July/2024 maalin Ka mid ah maalmihi igu Murugada badna ee iso mara gabadh aan is Jeclayn oo aan ku heshiinay inaan Nolosha wada qabysano baa Saaka Laso Doonay reerkiina Waa siyeen 😢
Hawa bishu 26/8/2023 waxan jogaa magalda laascnod hal maalin bay xor thy ka dib markii idorkii meshi duqayn hirayy daarood hub ka dhigis ku sameyy heestan waan ku qayiLayaan Lkn jacyL ima Hyao 😂😂😂
Heestan waxaa Igu casuuntay Qof qaaliya Dr Najmo oo'aanu isku baranay Goob waxbarasho 14/4/2021 ayaa heestan Iihadyeysay 25/1/2022. Taariikh ayaa Qoraysa, saxiibada qoraalkan uu soogaaray Calaamad iireeb insha Allah.
😊
☕
Ssssssssssssß
P
8o
Galabta jawigaa wuu issxanyahay Alx waana cafimad qawaa intaa dhiimataay Allaha unaxaristo intaa xanunsanaa xanunkaa Allaha kaqaadhoo
Amiin
Amiin ya alah
Heestan waxaan dhagaysanayaa Habeen jimce ah Taariikhdu tahay 22/9/2023 waxa ay iitahay xasuus CUMAR DHUULW CALI qabriga Nuur Alla hakaaga dhigo 😢😢
ANA CAAWA DHAGEY SANAYAA TARIKHDA TAHAHY /25/11/2023 😢
🥺Ana wxa dhagayzty 25/11/2023 haben salaasa ah🥲
Aamiin 🤲
anigba wa dhagysanaya 18may 2024
Waa salamaya inta heestaan 2023 dhageysaneyso🤚😢
kaqadey❤️😩🖐️
Kaa qaadnay😢
Salan la mida walal😢
2024😂🫡
Kaqadey
Caawa taariikhdu waa 2023/7/27 waa hbn arbaco ah gurigana waxan ka dareemaya maqnaashaha quruxdii guriga hooyadey mcn oo safar dhakhtar nagaga maqan adi sababa ilahy hanoo soo nabad celiyo ❤❤❤❤
Ilahay ha caafiyo wlal ❤
Masoo noqoty 1 year ka dib baan reply ku soo galy ❤
Cawaa 2024 more years 🙏💪👍🤳☝️💬
Xafrtaaaaa
Allah ha unxriista omar dhuule fanaan qimo badan yaa ila dhagysa 2024❤😊
Waa habeen jimce ah 15 /9/2023
Insha allah waxaan dib ugu soo noqon doona laba sano ka dib haddii aan noolado
Hadaad iga dambayso like saar✌❤
Yaa allaaah, cumar dhuule waa la, dhibay, heesta Beejkrrda hore dhuuxa. Sanaag iyo ceerigaabo ka soo noqo, waan ku sugayaaye😥😢😭😮💨 qabiil beey ku faquuqeen, waa ka xumahay,
Xaqiiq waaye waa la faquuqey
Qabiil maha imder kaso noqo
Saraar iyo nugaal inta wanku sugaya
Micna barri oodhan ama sidaad doonto uufogoow
Micna macal haddi lagu guursaddo guri kale aad degto wnku sugaya isku
Soo wadda duubo meshad doonto tag kii kusuga unban ahay
@@khaalidkhadarcabdi768 lkn marksta wa la hayb sooci jiray
@@raaxoAbdilaahi Heesta Cumar Dhuule Wuu Qaaday Uune Waxaa Lahaa Cilmi Boodhari.
Heesahan Cumar Dhuulle Cumar wuu qaaday laakiin nin midhaha leh ee qasadan ku dhacday waa Cilmi Boodhari.
9/8/20/23 🔥 waa malin arbaca aH inch alah qoralkan hadu ale nafta ii dayo wxn kuso laban 2sannno kadip ano qoFka aan manta jeclhy is Helnay ❤️🩹🧚🏻♂️
Malagary lawdiiii sano ❤ isooo xasuusi 😂
Sabta arooskaga iisoo wac😅
JacayLkagi ma is hezhen mise wa guul daresayay sister
Wa hese macan
Hestan waxan dhagestaa xili walba aan xariir cusub samenayoo Marka 4/2/2024 waa hamenki❤❤alaha u naxaristoo
Sbbta bal noo sheeg 😂😂😂
hesta waxn dhagaysanayah subax axad ah ano gel ku raci jiray mantah maraykan tahrib ku galay lkn wali sagal jcylkedih ma ilawin😢mantah sharci wali mahyoh wardiya ahay meherdna welban ka dhaqah adun 😢xasuso xanun badanah intas ii dheryihin ilowh qalbiga no qabojih 😢
Dhibka waadka baxee sxb😢
Wll maalin uun wd ka baxaysaa insha allh xldaha aduunka ee isku sidkan ayaa qofba dhinac ka soo weeraraya alle qof walba oo inaga mida hamigiisa oon Machi lahayn aamiiin😢😢😢😢
Culayskaste fudayd baa ka dembayn wll
😢😭😭
Wad ka bixi huno samir samraa baa sadkiisa hela malin un wad oa bixi nin Raga Iyo dhibku wu la dhashey Guleyso wlaalo
100 qof baan soo xasuusiyay heestan adna mad i soo xasuusin❤😊😢 18/8/2024🎉 Axad
😊
November/24/2024
He was a Masterpiece Allow unxriiso cumar😢❤
Heestaan qofkii fahmaayo qof walaalkiisa laangaab ku caayeen❤❤
Alx waligay qof wllky oo somaaliyeed qabiil dartiisa uma caaynin❤❤❤ illahow adigaa mahad leh iga koriyay qabyaalada iyo qurakeeda❤❤
6/8/2023 intan jiray 20sano waxan ku jira malmihi noloshayda uxuma baan ku jira isma lihi maalmo ka adag waykuso maren ama watku dhiman yihin waxa wehel ii ah qaramiga calacalka 😢😢❤️🔥
Hda inad ka baxdey dhibtas filayaaa wll
Sorry wll😢
Imika inaad ka baxdaan rajeenayaa😍
Habeynki iigu horeysey anigoo qof si dhaba u jeclaadey iyada drteed dumr u dhaafey idhawacdey ku seexanayo anigoo heesahaan dhageysanaya 28/5/2024___1:46AM
Rabi naxariistisii jano kugee.
qalbiyadayada kama bixi doontid rasuul fanka ah ayaad aheyd ❤️❤️❤️❤️
Haa😢
Maanta waa maalin arbaca ah haduuu alle ii qOray wxn hEezkan ku zoo lapaN dOona 2zanO kadip haduu alle idmo
Anooo kala jEclyn aadmiga jOogiztOoda iyO tagO goda muhim aanan ziinayEn riyadeydiina alle ii rUmeyEy rajadaN adUuuun ka lahaana hEly inshlh gUuuL paaan rajaEynaya❤😊
Waxan dhagesanayaa hbn khamiis ay baxeyso jimco so galeyso tariikhduna tahay 23/11/2023 allow amuraha sahal oo quluubta noo daji😢💔😢
Waa taariikh 😂 /😢2023 maanta waxan akhriyey qisada ay ku timi heeztan oo cilmi boodhari ku dhacday wlhi waan ka naxay 😢😢😢
Jacaylka ayaa lala fahmi waayey
Halkee ka Aqrisay❤
Some one 2024😭?
😢everday 😢
Am around do u need help 😊😮
@@AbukarAli-wz7fthh Nah😭❤️
@@HodanHappy-d5k💔😭
Yeah first time 😂
2024 inta qisada so radisay👍😭
Cumar dhuule Qabrigaa nuur allaha kadhigo, Dummar hadaanahay Waa inaan sameeynaa inaan soo siyaarano Qabrigaaga oo aan geeynaa ❤ iyo 🎉
Amiin
Waa habeen taarikhda tahay 17/10/2023 xasuus ayeey igu ledahay waxaana aan aad ujacalahay marka ay ledahay geeriduna marbey nolasha dhaantaye allah kuu naxariisto
Hadaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaye🥲
Fv song
My aunty Hodan Allah yrahamuh. Ina cabdilleh walanwal was too young to understand the enormity of the love that came down on Cilmi, by the time she recognised it was too late and Elmi met his faith, what a story ❤❤❤ Allah yrahamhum both and omer dhule the king of Somali love folklore. Ameen
8/8/2023
Hawada iyo neecawda mcn ee Beydhaba Janaay baan banaan halkan ku qaadanaayaa,
Jcl baan daremayaa,mase aqaano qofka jclhy
Taas CWA marayaaa
Fanku waa Xikmad wana Hibo illahay bixiyo kaliya waxa dilay waa music anuh illahay raali ka ahayn balse waxan markhaati ka mahay Fanku inu yahay meel qofkasta lagu daweeyo Nabarada uu gudaha ka qabo Fanku wlhie waa mucjiso balsw kaliya music ayaa inaga dilay wayo illahay raali kama aha music balse fanka somalida wax gaadha ma jiran Abwaan iyo fanaan somaliyeedna wax gaadha ma jiran waxan jooga Hargeisa kuna dhashay waxana markhaati ka ahay Fanku inu yahay mid La shaqeeya dareenka dadka wlhie Cumar dhuule cali illahay waxan kaga baryay Naxariis iyo inu fadligiisa kugu janeeyo illahay waa Naxariis badane illahay Naxariistisa haku siiyo Janadana Allah haku geeyo intad danbigaga Allah Ha dhaafo illahay ayaa danbiga maydhe Naxariis Allahe ayaan kugu duceeyay cumarow adiga iyo inta dhimatayba illahay uu awoodaye🤲🏻🥹
Ereyada si gaarka itaapanayaa SAXDA HABEEN MXAAD GAMA A IDIIDEY
Taariikhda 04/11/2024
Time 4:46
Maalinta =salaasa hdaad iga danbayso like hayla dhaafin chp😢
Sidii aad go.eygii tihiyo
Macawistaan goostey
Ama aad godkii aakhiriyo
Geeri iga baajin
Gardariyo maxaan ina cabdiyey
Kaaga go.i waayey😢😢😢😢
Qofaan waa hore kala huleelney ayay isooxasuusisey heesta goor iyo ayaaana aan is hilmaamiyo
Ma filaayo inaan iyadoo kale ka helaayo haweenka😢😢😢😢
Rabi nolosha hakuu hagaajo
Ana sidoo kale wllo😢❤❤❤
Wale nasab bad thy hadaba xustay❣
@@ubaxcabdi2690
qof dareen carinaayo
Ileen kaama cadgoosto
Sikastood u canaado
Ama ciil ugu beerto
Waakan kuu cudurdaara
Mayaqaano cadhooda
Oo calool kusid ruuxle
Cuqdad dhaamisey maaha
Waa u caado wanaagu
Aadba kusalamay wlli
@@ubaxcabdi2690haa wlh 😢
Cumar dhuule cali
Alaw unaxariiso fanaakii
Waynaa ee codka macaana
Waantaageeraa heesihiisa
Caawa waa habeen arbaca soo galeyso date 10/9/2024 time 12:00AM. Heestan Erayo ka mida waxa aan ku soo xasuustaa qof aan aad u jeclaa oon uga fogadey si uu u qaladkiisa u garto oo uu iga raali galiyo lknze may dhicin .Aniguna go,aankeygi kama laaban hadana waan sugayaa wali 😭😭😭💔💔💔
Inanyahay awoodaysatee
Diiday amarkayga
Inanyahay abaalkaan u galay
Gudi aqoon weyday…
😭
23/2/2024 maalin jimca saacaduna tahay 1:10 alle haku naxariiisto Omar dhuule Ali 😭💔
Waxa ceynba ceyn looga dhigay ha'is cajabiyeene
waaaw👏🔥 2024
2025 still cumar dhuule is my fvt singer ❤
Hestan waxan dhagaystay. Haben khamsi tariikhda ahyd 1. /5/ 2018 nolashayday wxay kaga jirtaa xasusa ha ugu muhimsan😢😢😢😢😢
cawa habeen jimca bishi sidedaad 17/2023 waxaa li daaran heestan oo aan jawi ku qaadanayaa waxaana isbuuc ka hor kala foganay qofkan aduunka ka wada soconaa mudo gaareesa sanad iyo bilo kalinimada wey kuguso biirayaan adoo kali ah wayna kaa tagayaan adoo kali ah😢
Heestan 4/10/2024 dhagaysanaya at 9:45 habenimo haben jimco ah wllhi qalbiga i xanunayba anon murugsanen o faraxsanban tiktok kaso maqlay wanan so radiyay anoo qusadeda inan helo raba allow qof walba qofku jecelyahay calad ugu dar ana kayga calaf igu dar 🤲😭
Galabtaba hadii ay kaa tagtay oo gacanta kaa taagtay 😢👋
ax ax ax ax hbeen isniina ahi 31/10/2021 inta ila dawanysay like isar😥😥
Wa slmaYa inta heestn dhgesanesa 2k23 😢❤
Waan kadhifanay salaanta wll soofogaaw
Caawa Waa Habeen Jumca Bishi Sidedaad 10/2023 Waxaa Ii Daaran Heestan Oo Aan Jawi Ku Qaadanayaa Waxaana Asbuuc Ka Hor Kala Fogaanay Qofkaan Adunka Ka Wada Socona Mudo Gaadheysa Sanad Iyo Bilo Kalinimada Wey Kuguso Biirayaan Adoo Kali Ah Wayna Kaa Tagayaan Adoo Kali Ah😢
😢
😢😢😢
01/01/2024 heestan iyo qisadeeda Ayaan soo doontey😢
😥💔
Cilmi boodhaari
Baa ereyada leh
Somali is faquuq kama dhamaato yarantisa ilaa hda dad ayaa ku caaya wax uusan ahayn alow ku naxariso 😪😪😪😪😪
Maxay ku caayi jireeb
2000 baan aroos ka qaday 16.15.2023 waayo waayo❤❤❤❤❤
2024 ya iga danbeyo 😭ax hestan xasus igu taahy
I'm here 2024 4 October
23/07/2024
01:05 💔 maantay iga adkaato waqtigu aabe kuu noqoyee,
Nabsigii albaabadan furaa aayar soo xidhiye,
Marbaan aarsan doona hadaan moodku ii iimane 🥲💔
1 October 2024
Pila xirir pila stress
Naftaada maaal gali is jeclow
Adigu kadip calafkaaga sugo
Allow ku naxariiso Omerow😢❤
Qiso dhaba oo igu dhacday sanadku marku aaha 2021 gabar aan wada soconay mudo 2 sano iyo 8 biliod markan guurki so dhawaday bay ii khiyantay ax ax ax ax jacaylku waa wax jira .markasan isku maweliyay heestan waxba nacabkan hawsa caba tumin ax axaxa
Iska samir waa sida aniga igu dhacdaye😢
24-6-2024 inta dhagysanysa 👍 ❤
hestan waxan dhagaysaty malin khamisa 6/12/2023 Ish Allah waxan ku so noqon don markay noloshu isku kay hagagto xilagan dhagaysnayey xaldu imay ficnayn😢
1/oct/ 2024 Baan heesta Dhageysanaya anigo darjiin Cidlo ah fadhiyo Fariinta hada aragtid Like isaar
Same I'm a lonely
Nasiib wacan maria@@mariahassan1030
waa ku salamay zhp zare qoraalku waxa uu isoogaray /8/11/2024😢 waana insalaamay asaxaapta dawada yaasha
Taarikhdu waa 29/July/2024
maalin Ka mid ah maalmihi igu Murugada badna ee iso mara gabadh aan is Jeclayn oo aan ku heshiinay inaan Nolosha wada qabysano baa Saaka Laso Doonay reerkiina Waa siyeen 😢
Ilow taaz khaimad ahyd pe ..... mxy kgu GAMBISEY 😏😊
@@hodanabiib5299
khaaimad maaahyn imana Qiyaamayn Lkn Ninka waa Lagu qasbey amarna lagama waydiin Yada wax walibona Hada wayso dhamaaden Waana Qoys dhisan
19:49
Habeen arbaca soo galayso 🎉❤😊
Ma ilaawo nooluhu wuxuu yeelo aadmiguye😢💔 1 aug 2024 wakhti 10:50 am
Ax ax ax Malin axad ahi. 20/6/2021 intah ila dawanaysah heestan like. Isarag
Ax ax ax ax ax. Malin axad ahii 20/6/2021. Intii ila dhagaysanaysah like isara👍🏻❤️❤️❤️🎤
18th November 2024 💔😢😞
27/07/2024 still listening 🎶 🎧🎻❤️
Guri Somali haduu jacayl dhab ah kugu hela jinniyaa lagaa tumaa walee 😢 "somalidaa caada xun"
November 21 waan ku salamay hadad aragto si qalbiyana igu soo ducee
6/1/2022 waa Habeyn aad iyo aad iigu Weyn insha.allh waxan ku soo laaban markii curadkayga ifka yimaado❤
Still 2024😢❤
😢
Qof iga tagtay u qaadayaaa 23/7/2023🎉🎉🎉🎉😂❤❤. 2020 bishii 3aad waa markiii iigu dambaysay arageda
Mnta iga adkaato wakhtigu aabe kunoqoye 😢23/11/2023
30/12/2023 wa maalinta jacaylkaygu iga tagtay duni qofba waxbaa ka maqan
24-9-2023
Sacada /6:25 subax nimo
Nafyahy guuldaradu haysataa hay gunuunicin 😢😭💔
Wow what a words this is the depiction of true love ❤ one sided love be it
Ma ilaawo noluhu wuxu admigu yeele😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔
Ma ilaawo nooluhu wuxuu 😢
yeelo aadmiguye😢😢
❤Alla Naxariisti Jano Haka Warabiyo Omar Dhuule Ali Amiin 🤲🤲🤲🤲
Hawa bishu 26/8/2023 waxan jogaa magalda laascnod hal maalin bay xor thy ka dib markii idorkii meshi duqayn hirayy daarood hub ka dhigis ku sameyy heestan waan ku qayiLayaan Lkn jacyL ima Hyao 😂😂😂
Anba mirqaankaa itusy
Wan jeclhy qisoyinka jacylka tolow aniga ya iga qora hadad dhimato geridu marbay nolosha dhantaye
Hor habenkaan qayilayo mxaa ugu mirqaamaa hesaha cumar dhuule
6/3/2024😢badhagysanayaa heestan
Mxa loo dhahaa haweenka qalpiga jabiya 😢😢😢😢
Ragow plz no naxriizta😭😭
29/05/2024 habeen arbaco ah 21:49 alle hawnaxaristo cumar dhuulle what a legend ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestan haboyartay ayaa dhagesan jirtay 2013 burco ayey aheed muxu wakhti qurux bdn ahaa carurnimadi😢
Cawa wa 11:41 habenimo 3.10.2024. goobtuna Hannover Germany
Alla maxaan xasuuso iyo niyad qurux badan so qaatey caruurnimadii isla waayahaas2007..2014🥺
19/8/2023 NABSIGII ALBAABADAN FUURA AAYAR SO XIDHI💔😭
2023 October Still listening 🕊️
2023 November❤
@@aminaamiizha1630December 😊
Still ilaahey waa ku siicaasineysaa
2024😮
Bisho waa 13/ 7/2024 😢/ wakhtigi 😢
Hadan heli laha nin i jeclada wlhi waan ilaashan laha 😢😢😢
Ma mid ku jecl oo kliya 😂
Waykan huuno
Still watching song 2024😢
19:08
Sun:
Monday
2024
Maalin aad xusuus badan uagalay
Wakhtigu muxuu marba cayn yahay
Ilaahaw inta aduunka iyo aakhiro guulaysata naga yeel
Some. One 2024😢😮
Heestan waxan dhagaysanayaa maaalin axada
Waxan rajaynayaa inshaaa inan qof jecelahy mar uun La kulmi doon
Insha allah comments akhridoonto
Taariiiikh 28/7/2024/
02/02/20
Habeen axad ah
00:11 pm 😭😭😭😭😭😭
Kula mid ayan ahy qaliyey 😭😭😭😭😭
Still thiz song l liked😭♥️
Waa markii ugu horaysay aan youtube commenti ka bixiyo
2024 isbitalka dr cumar dhuule kabixi la ahy labo sano io wax😢😢
Heestan waxa dhgaysan jiray anoo wax jcyla ihayn 2sano kahor haddana qalpi jap udhagysanay lkn alx ilahu baryadiisa wax kaqiimabadan majiro manta herkan aanjoòo kugaray inta bukanka alla hacaafiyo 😢
Hadaad wax jeclaanayso 50/50 ha ahaado waayo dunidan lajoogo hooskaga xitaa laguma kal soonan karo oo markaad har gasho waa isga kaahara
Waxaan dhegeysana 17 /9/204 habeen arbacaa
Habeen aan qof aan jecla is qabsanay ayaaan heestan dhageysanaya sacada
31/8/2023. Sacada 4.26 Am
Inta ku cusub isbitaalka cumar dhoole wan salamayaa❤😢
ALLAH ha u naxariisto.
Cilmi Boodhaari
Wazalamaya inta hesta 2025
Dawanaysa 🥺🔑🫷
2023/12/29 last jimco sandakan xasuus gara hestan iledahy😢
waa malinti ay jacaykaygu iga tagtay 30/12/2023
9/4/2023 habeen isniin soo galayso👋🎻
Fav sonG omer DhuuLe ali❤😢
16 maY 2024😢
01;42Am / Fri night/ 26 / jul/ 2024 kwrn hee jawi mirkhaan 😂😂❤❤😊
23/8/2023 haben khamiza
Xasuus ..... hadad dhimat0 matbaY geruda dhantaye