Deg Deg Xil ka qaadista RW Xamse oo Buuq Xoogan uu ka taagan yahay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Комментарии • 23

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c Час назад +1

    waxaan Kuleeyahay Soomaaliya AHUN Aamiin

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c Час назад +1

    Soomaaliya AHUN Aamiin Aamiin Aamiin

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 2 часа назад +1

    Soomaaliya AHUN Aamiin

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x Час назад +1

    Guuuuuul Guuuuuul Guuuuuul nayu abris

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 Час назад +1

    Xilka. ha Laga qaado xasan xamse iyo Aden madobe

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 2 часа назад +1

    kan waa mucaarad

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 часа назад +1

    Xamso waa maskiin aan awood laheen.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 часа назад +1

    Allaha iskudiro

  • @JohraHaji-fq4pm
    @JohraHaji-fq4pm 58 минут назад

    haka dhigo rwsaare walaalkii ini shiikh maxamuud cidkale looma hayo

  • @garsoor-w8q
    @garsoor-w8q 2 часа назад +1

    Ogaadeen maanta waxa uu xukumaan afar kamida 5-tii soomaaliyeed. Laakiin "Tuke nasiib uu caano ku helo waa leeyahay, laakiin nasiib uu dhamo maleh"

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 часа назад +1

    Xamso waxaa loo adeegsaday kismaayo oo uu ka soo jeedo ma laha demiir Xamso waa laciif.

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 Час назад +1

    Waxa muuqatah in aysan ogaaden u qalmin xukuumad

  • @SugaalcaliSugaal1234
    @SugaalcaliSugaal1234 4 минуты назад

    warxaas xilmaha ee iskadhiib

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Час назад +1

    SIDA. DOQONTA LOOLA DHAQMO AYAA XAMSE LOOLA DHAQM8 DOONAA

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 часа назад

    Ciidanka qaranka kulaha

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 2 часа назад

    waan beenaale

  • @saidbarkatle6767
    @saidbarkatle6767 2 часа назад +1

    Mar labaad kismaayo haday dawlalada ku duusho arintaa qabiil ayay toos u noqonaysa dad badan o iska shaqaysta hada ayaa hubka qadan doona dowlad danbe kama talin doonto dalka

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 2 часа назад

    CIDANKA WAXA FASHILIYEY WAA XASAN CULUSOW XAMZE DHOHANE WAA MISKIIN .
    NINKI MASAJIDKA KADHARANAYEY XASANU AHAA MARKA ISGA FASHILA XILKA HAKATAGI

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 часа назад

      maahan RW xamza watay qorshaha ... Waxa dirary waa laba nin OGaadeen ah... benaale ... tankale Qaranka somalia ayaad ku faraxday ciidankiisa jabkiisa.... taas waxay ku tusineysaa inadan ba somali aheen ... sameen malihid laantaana wadanka shaqdiisa wa socotaa .. deen cafin .. qaadisa xayirada hubka ... dhaqaalaha dowlada oo kororto .. One man oen Vote..

  • @ibrahimnur9812
    @ibrahimnur9812 2 часа назад

    Xaa been eh kan

  • @nooralihaj9130
    @nooralihaj9130 Час назад

    Big lie.

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 2 часа назад

    Subscribed Xidigaha Tube

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c Час назад

    Subscribed Xidigaha Tube