Xog Culus Xasan iyo Xamse oo Barre Hiiraale u Yeeray iyo Jubbaland oo waji cusub yeelanaysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 39

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Час назад

    Mahadsant walaalkey sida fiican aat noola socot siisit waqtiga iyo malint iyo bisha mahadsant xidigaha tuyub ❤❤❤❤❤

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett 45 минут назад

    Caydiid baa horay ugu shaqaystay Barre Huuraale guul darro buuna kala kulmay

  • @moa.9902
    @moa.9902 5 часов назад +1

    Xassan Sheekh, iyo TALO XUMO, waa SAAXIIB, sababtu tahay, Ogaadeen baan la jeclaystay Jubaland, iyo jagada raysaleasaare, Marreexanna waa in aan faylo-gooyaa, oo aanay u soo dhawan maamulka Jubalnd, talo xumidaasi Xassan Sheekh, maanta waxay ugu fadhidaa sicir qaali ah. Waa nin horay isugu toogtay gacantiisa.

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 6 часов назад

    Jab kale ahaa hee. Waa meeshii uu barre ku dhimman lahaa

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 9 часов назад +2

    Baarre hiirale siidiisi caadaada u ahad ayuu dhiihi kaablaalax ayaa kismayo igaa ceeydh saaday o ninka waaxbaa kuumaa dhaax jiiraan 😂😂😂😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 6 часов назад

    Hassan qaainul waddan asaga ayaa shabaab ah ciidhanka Shabaab ayuu afka u geliyay si loo laayo. Hassan daciif gaal u sujuudhe waa na ceebeyay ee cebtiisa Allah ma asturo xaraantana ku dhimo oo 7 farac yeynan ka harin. Ameen yaa Rabb 😢🤲🤲🤲

  • @moa.9902
    @moa.9902 4 часа назад

    Xassan Sheekh, wuxuu islahaa Marreexaan ka ilaali, oo yaanay u soo dhowaan Ciidanka Xoogga iyo maulka Jubaland, wuxuu hoosta ka galay Kablalax oo uu ka urinayey mucaaradnimadodii Siyaad, maanta, isaga ayaa la isugu tagay, waxaana lid ku ah Kablalax. Marreexaan waxa deeqa Soomaalinimo oo kaliya.

  • @AhmedjamacAxmett
    @AhmedjamacAxmett 7 часов назад

    Barre Hiiraale awalba calooshi u shaqayste ayuu ahaa wanna meeshii uu ku shiman lahaa.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Час назад

    Barre soo kii 2013 markii laga adkaaday sii fiican loo sogootiiyay.

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 9 часов назад

    Haddow ha dhihinina mas'uulida ya qaadaya!!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 9 часов назад

    BARRE HIIRAALE DOQON MAAHA YEELINA MAAYO XASAN MUNAAFAQ.

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 8 часов назад

      Bare hiiraale ma ahan shabaabka jubaland ee axmed madowe leeyahay 😂😂

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 6 часов назад

    Bare mayeelaayo warkaas Wana yaqanaa Manta mesha siyaasadu mareyso mana dulaayo

  • @sacidy7294
    @sacidy7294 9 часов назад

    Warka barre hiiraale. 3 beri ka jor ayeyba dhaatee, war cusub maad noiga dhigee?

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 8 часов назад +1

    Barre Hiiraale waa nin reer Galgaduud ah oo Gedo Marti ku ah ee haddii uu Awood hayo ha xureeyo Balanballe iyo Cabuudwaaq oo aay kala jartay beel yar oo Dir ah! Wallaahi annaga Mareexaan Gedo ah ayaa Madaxa ka tooganeeyna haddii uu arrimaha dhul doonka ah ee uu Culusoow Qandaraas ku qaato! Jubaland guul. From Gedo

    • @osmanmohamed4760
      @osmanmohamed4760 7 часов назад +1

      Ugaas, garta waa goysay! Gobanimo iyo guul.

    • @SaidBirre
      @SaidBirre 5 часов назад

      Habaarka maa daysid na melahas shegeysid alle ka daxadaree hhhh mida kale orad tariiqda taadi dheh bare no sheg tariiqdiisa hhh

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 7 минут назад

    Bare madoqonba kaalay walalka dil anigu dili wayeye

  • @mahamedhassan1657
    @mahamedhassan1657 8 часов назад

    Bara hiiraale wax̌aa loo wadaa taliyaha guud ee ciidamada somaliya wadankaan inuu xasiliyo ayaa larabaa

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 4 часа назад

    Bare 6 saac ayuu ku qaban jubbaland

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 9 минут назад

    Mosiibo xassan kaxuni masoomarin somaaliya badi iyo birigiiba wa wareejiyey.xassan xassannimadiisa ha usoonoqodo fikarka dadlale hakaro somaliya maha dalka u xassan moodaye

  • @ShukriMaxam
    @ShukriMaxam 10 часов назад

    Nimaka mareexan markay jabaan sidii cadaqatayaashii og okiyagalen badil logubqay kuwana saasay mudandoonaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 9 часов назад

    Dowladii wax laga sugaaye ma waxay dib ugu laabatay 1991.waa nasiib darro markay ku hogaamiyaan dad indha iyo dhaga la dal baow yaa ku leh

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 5 часов назад

    Hhh bare waa yaqana axmed kywa dhahayo bare wa ku dhiman xiligiisa dhaafi maye bare lkn bare aqon baa lo leyahay mida kale cidna kama ceersan karo kismayo xiirane raysal wasarahii hore baa ka qabtay axmed madoobe

  • @daacadcabdi-q7i
    @daacadcabdi-q7i 5 часов назад

    BARE HIIRAALE WAA NINKA KALIYAH AXMED MADOOBE KA BAQO BARE WAA DAGAALYAHAN BUUXA

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 8 минут назад

      Waa dad wada dhashy leyskuma diri karo

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 8 часов назад

    Tiuhorebe haday ku fashilantay maumaleymayo in markale. Kudagalimikarto fashilweynkudhacay

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 5 часов назад

    Bare hirale ma ahan dameer lagu shaqeysto mida kale mar hore hadii uu xasan wadadadan zo mari laha intey wiilashas raas kambooni ku layn lahed bare hiirale kaliya hadii tageribkahed asaga so gaba gabeen lahaa axmed madoobe

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Час назад

      Soo tii 2013 u hassan soo hubeeyay Bare, nitijidiina aad ogeedeen

    • @FatimaAbdirahmaan
      @FatimaAbdirahmaan 36 минут назад

      Bare aadan shire soosoco

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 41 минуту назад

    Bare haduu reer galgaduuyahay axmad madoobana waareer qabri dahare midkasaas yiriyoow

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r Час назад

    BARRE HIIRAALE NACAS MAAHA OO WEERAR MAAYO JUBALAND CIIDAN DAMBE OO CXDS OO MAALIYEED AHINA IDINKA YEELIMAAYAAN MAAMUL GOBOLEED NABAD AH INAY LA DAGAALAMAAN WAA INAANAY IDINKA YEELINA IDINKA OO DANTIINA U ADEEGSANAYA WELI MA WAXAD NIYADA KUSII HAYSAAN DAGAAL JUBALAND LAGU QAADO HALKAAD RAALI GELIN KA SAMAYN LAHAYDEEN HADAYDAAN ISCASILAYN XAWAYAAN BAAD TIHIINE DALKA BURBURINTA KADAAYA.

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 10 часов назад

    mariixaan lacag waa cunis lkn waa noo dagaal

  • @cabdiradhiidguuuleed6871
    @cabdiradhiidguuuleed6871 3 часа назад

    Barrew dhiiqada lugaha kailaasho xaaladu waxaygaadhey irir iyodaarood waalagashiray colaada daarood adeerow waxaatahay ninwayn waxaa tahay oday daarooda yaanlaguu adeegsan tolkaa kismaanyo hakuraadin xabad iyofekerkhaldan ooluguuxanbariyo kuraadi doorasho hadaad waydid ilaali sharaftaada ficilxumadana kafogow

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 8 часов назад

    Waalasoodhaafay.waqtigii.barre.hiiraale.iyo.dagaal.daarood.dhaxdiisa.ah.daarood.maanta.waaiskudan.duulaan.ayaalagusooqaaday.irirsamaale.ayaanakusooduulay

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 9 часов назад

    Kkkkkk bare hiirale & ahmat modowe waa iskumit Ethiopian & xuduu
    daha goboladaxe sidaas darteda juboyinka uma dalanin 2daba ? Ama cadaalat hadii laraboo + oojiga rer wamotka DM biyamal loboge galjecel ormale/ marixanka karetayga loyaqaano / rer xasanka Maya waa oromo Ethiopia ka imaaday nagayle ha aadaanoo / ogaadeenkuna ahmat & hamse mesha uma dalan hadii kalee cidii xoogle haxukuntoo modoowee ha Joooooo! Gurgurtee gaale dhukudee uf uffffffffu

  • @saynab7503
    @saynab7503 3 часа назад

    War horta hadad rabto wararkaga inla dhagayto beenta iska daa waxan ay doonayso dowlada inay ceeb isaga tir tirto wax xasan sh ka shabab san malaha marka guusha uu gaaray axmed islaam oo ay ku ceebow day dowlada hadana dowlada iyo wixii noo soo raaca waala soo afjari reer juba land dadkeda uma soo dac wonin xasan gur gurta waxasina waa wax uuku baneysanayo dhiiga j reer jubaland bi idni Allahse waa tii ugu dambaysay oo asaga iyo waxa soo raaca ee axmed cadow giisa ahba way jabi doonan wajigii hore kuka duean baana loola dhaqmi doona iyagoo dulaysan bi idni Allah ciida uhiilin doonta juba land

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 9 часов назад

    War beenta daa bare hiiraale way isku dayeen lakiim waxa uu ku yiri axmad madoobe waxan isku nahay ayaa kaween ayuu yiri oo wuu diiday umaada beenta ka daa

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Час назад

    Bare hiiraaloow waxaa tahay Nin Daarood maanta siyaasadu way is badashay oo waa Ismaaciil oo Ciise ah, Hassan oo Hawiye ah iyo Isaaq oo Irir saboolihi duulaan ku yahay Daarood wixii iyo danbigii Deni iyo Ahmed ka galeen walaalkood Farmaajo Hawiye markuu ku danaystay ee 109 Xildhibaan oo Daarood Hawiye shalay kursiga ku fadhiistay maanta Daarood baa wanted u ah Irisaboola Bari Bare ayaa wanted noqon.
    Bare Tol waa Tolane wixii haad kala gashaan Odayo ayaa jooga waxaa mihiim Idiin ah Midnimo Daarood.
    Bare hiiraaloow Caabudwaaq maalin walba dagaal ayuu Hawiye ku soo qaadaa 9 jir ma dhaafaan Farmaajoow soo baxa Mareexaan baad tahaye Nin la doonayaa dudo kuma jiro Hawiye wuxuu ka Aqli badayay Deni iyo Ahmed madoobe maanta way garanayaan inuu Hawiye duulan ku yahay Daarood wada jirka ku dadaala Ismaaciil iyo Hassan waxay ku heshiiyeen in Awooda Daarood laga taqaloso wax ku xigaa waa Raxanweyn in dhulkooda gobol laga samaysto Hawiye ma dego dhulkaas waxay ku yihiin duulan dhinac walba oon ahay xaga xeebta Jasiin oo marka ku toosan iyo dhinacan Afgooye dhulka kale Daarood iyo Raxanweyn Itoobina waa is gaadhaan Kiniyan waad is gaadhaan