Magaaladiinii Waad Joogtaan Ee Waa La idin Soo Qalday ee Hada Ka Dhub Ka Fiirsada gob baa idin Heshay ee hadey guni idin Heli Leheed ma ednaan noolaateen Alxmdullaah dhaha wiilal Soomaaliyeed baad Tihiin Raga idin Qabteyna Waa Rag Soomaaliyeed Axmadoow Allaha ku barakeeyo maanta Hooyooyin Ooyaayey Baad Amusiisey oo aad Wiilashoodii u badbaadisey MaanshAllaah
Dad walaalo ah ayaan nahay ee gacmaha aan isqabsano🇸🇴🇸🇴🥰🥰
Masha Allah jubanland caadi Mahan 🎉🎉 🇬🇲
guul iyo gobanimo jubalaan markasto insha Allah
Axmed Maxamed islaam guul walaahi waa gob gob dhashay
Maashaa Allaah ilaaheey cadaw gina cagta hoostiisa ha idin galiyo waayo ilaaheey dulmiga uusan jacleyn.
Alle hakashifo xasan gargurte
Sayidka nool axmed gobonimo 🙏🙏👍👍👍❤️❤️💪💪💪💪💪💪🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mnsha allah ilaahay dhamaantiin ha idin xifdiyo, dhamaantiin walaalo ayaad tihiin
GOBONIMO REER JUBA LAND
GUULEYSTA ❤❤❤
Xasan waa in lagu bedelaa Axmed madoowe
TUUG TUUG KUBADALAA
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Guul guul
Geesiyal. Save somalis
Jubaland guuuul❤❤❤❤
Waa sax itobiyaan ka maanta goos danbeed ayey ku qoslaayaan
MAANSHA ALLAAH
Maasha alaah qayr alaha Idan siyo
Imikana way dhac de mid nimo wadajir ba quruxle
Masha Allah ❤
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💪💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Xasan waa in laga qaadaa madaxtinimada somaliyeed
Gobonimo Maanshaa ❤🎉🎉🎉🎉🙏💙💙❤️❤️
Waxaan Gurguurte hoggaaminaayo Dowlad ma ahan ee Dowlad yaa lagu tilmaamin
He is a hero
Ahmed madoobe 1. Hassan dhuuso 0.
Ciidanka Qaranka, qaranka, qaranka, qaranka.....
❤MACHA ALLAH:: AHMED MOHAMED (MADOOBE) GUULEYSO HABEEN & MAALIN❤ AAMIIN❤
Wiilkaa waa wadani isgoo kale ayuu wadanku ubaahan yahay rabi ha Kuu siyaadiyo jacylka aad u qabto wadan keena iyo sharafta umada soomaaliyeed, Soomaalia soomaali baa leh
inow hubkii dowlada qaado waa qalad axmad madoobe hubkii sooceli sidaan sax maaha
Hade wakaa gobonimadii reer jubalaan lakiin wixiidame oodhaca sharaftaasi masijiridoonto😂😂😂😂
Gubanimo
Gurguurte waa la wasay
JubaLand thank you...
❤❤❤❤❤
juubaaland ma keenya
XASAN XARAASH KHEYRMALEH DHUXULEYSTANA WAA LAMID ILLAHEY AYAA MAHADLEH OO DHIIGOODA KALA BADBAADSHEY
M.A madaxweyne axmed madobe sifican ayu sameyey
Magaaladiinii Waad Joogtaan Ee Waa La idin Soo Qalday ee Hada Ka Dhub Ka Fiirsada gob baa idin Heshay ee hadey guni idin Heli Leheed ma ednaan noolaateen Alxmdullaah dhaha wiilal Soomaaliyeed baad Tihiin Raga idin Qabteyna Waa Rag Soomaaliyeed Axmadoow Allaha ku barakeeyo maanta Hooyooyin Ooyaayey Baad Amusiisey oo aad Wiilashoodii u badbaadisey MaanshAllaah
gobgob dhalay aadnmadoobe
Xasanow abbo wilasha hanaga leyn wa mustaqbalki dalka
Hadii aad u arkaysaan ciidan somaaliyeed ma xaaad hobka u gadhigteen celiya Iya goo hobkodiiisita
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gurguurte,xoolo jaceylkii,xaboolo qufkii iyo xatooyadii wuxuu ku darsadey karaamo darro iyo inuu inta madaxa u foorariyo uu isu dulleeyo kuwii baddernna iyo dhulkeenna duullaanka ku ahaa.Somaalaay Xasan iyo Xamse ha ina dhaafaan!
Asc
Asc walaal kasto 0:24
Waxyabah qaar iskadaaya sidi itoobe ya somaliy a dalayeyledaha dalkeduna qeaynuun eyledaha ganacsi wajira balse itobiya weytaqan waxyabahaqar kadaya hakulabina
Iibten amaso
Waa la idin xeraa hada so dagtaan😅😅
Nasab nasab dhaley waa ilmihiinina ee ilaashada cadiwgeenu waa xasan iyo xamse
Hadad aminsan tihin inu ciidanan qaran yshay maxaad ugasootarxilesan wadankisa i soow ciidan qaran xuduudahisa ilaalin jiray wadqaldan tihin
Waxaa gobonimo ahaan la ha in aw axmad madoobe ciidan aw hoka kadhigin o aw celiyo iyahoo hukoodiisita
yaxoreyay waka qawarijata ujijifato jilib axmaad warkisa waka
ciidaanka inhuubkisa laga reebto awaay huubkoda xamaad hadan waxlaga qabana doowlad majirto
Soomaali isku dir may oromo allaha jabiyo
Dharki ciidanka ee ka siibteeen 😂😂😂😂 baahi
Oromadii miyaa soomaali hodan
Madax raariciye caadi maha odeyga
Waxan dagan xuma weyan
Kkkk
Fd😂❤❤🎉🎉
Waan ka xu mahay ano nin soomaaliyeed o jabuutiyaan ah sida loo bah dilo ciidan somaaliyed ow walaa lo hoo bahdilaan
waxa yaba gudoomiye gobol oo doowladisi iyo ciidankisi kamasuulaha katarxilayo oo hadana leeh maxabisti ciidanka qaranka an kaqabanay ayan casiimadi umada soomaaliyed utarxilay wale arintas waa in sharciga wax kaqabto soomaaliyey
Waa la celiyay iyagoo nabad qaba oo duulaan ahaa ku ahaa juba land siday qirteen taas lama arko miyaa