Deg Deg A/Madoobe Oo Isbitaal Loola Cararay, Qasaaraha Dagaalka Ceerigaabo......

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 28

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv Час назад +2

    الريس شيخ حسن لا يوجد كافت للراسه

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 3 часа назад +4

    Asc Asxaabeey Axmed Madoobe Allaha Caafiyo waxaana u roon in uu na ku dhiman kurisi jeceelkiisa in uu isaga tanasulu uuna la sugin inta uu ka Geeriyoodo Dagaal waa in uu wanaag uga tagaa talada Kismaayo wanaag na ugu raadsado Caafimaad Dadkii uu dhibaateeyay cafis weydiistaa si Xor iyo Nabad ah na ugu Noolaado dhulka Somaliyeed

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 26 минут назад

    Guuuul jubalaand

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 2 часа назад +2

    Allaha ka qabto umada somaliyeed iyo dalkaba geedo naar

  • @XamdiCabdi-l2n
    @XamdiCabdi-l2n 3 часа назад +2

    somaliya u dhibey ninka kufanaey inu layey cidanka qaranka kufarxa somaliyey

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 часа назад

      Waxba uma haysaan illaah baa waxwalba haya alla ha caawifiyo nacabkaagana la dhimo ciidamadu maxau doonayeen axmed gurigiisu joogay iyagaa ugu yimi haday ciidamo yihiin maxay u nabadayn waayeen muqdisho mida kale wax fiican buu sameeyey wax wax wanaagsan waayo wuu soo ururiyey ciidankii ka dibna guryahoodii buu u diray

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 2 часа назад

    Ilahey ha Caafiyo hana ka tooba keeno dhibka Umada Soomaliyeed hanoqdo Oday Soomaliyeed hana weydiisto Cafis inta uu Xooga kuheystay reer Jubalaan.
    Waxaa kaloo lala yaaban yahay Soomalida xaslkeeda waa Aano kan yar iga Celi kan weyn ayaan Iska celinayaa Soomalidu ayaga kaliya ayaa Cadaw isku ah indhahooda Cadaw kale ma wabto ayaga xoog isu leh Ilaahey hakala qaboojiyo Xaqana Alaha tuso
    Aamiin

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 2 часа назад

    SHISHEYE USHAQEYA ITOPIA U SIYEY DHULKAYAGI

  • @MaxamuudMustafCali
    @MaxamuudMustafCali Час назад

    Ciidanka iyo hubka o CXD kula diriraye ha isku daaweeyo 😂

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 28 минут назад

    Qumey kolkaad ku fashilanteen dagaalkii yaad habaar bilawdeen

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 часа назад

    Waaryaa hooy magaalada ceerigaabo waxba lama wada dego ee waxaad ceerigaabo ku joogtaan ogolaansho reer sh.isaxaaq waxbana dhegaha hayskugu ridina oo wixii horena ee nabada iyo wada deganaan shaha ahaydna waad ka baxdeen oo nabadii waad diideene waa lagu kala baxayaa oo waxaa lagu wada joogayaa waxay dawlada j.somaliland ay ogoshahay oo ah in lagu qasban yahay inay reerkaa hartigu ay ugu hogaansamaan siday dawlada j.somaliland ay ugu taliso hadii kale gacan wax lagaga qabanyo cida awaamiirta dawlada j.somaliland diida ama kasoo horjeesata markaa sidaa ula socda ama iskaga baxa oo haku soo noqonina ee dawladaa somalia ee aad doonaysaan lajooga!!?

  • @AsadkulaneMahamed
    @AsadkulaneMahamed Час назад

    😂😂

  • @HusseinHAden
    @HusseinHAden Час назад

    Abye ballan malaha yaan la aaminin waligiis

  • @Deeqdeeqsiomarmohamed
    @Deeqdeeqsiomarmohamed 2 часа назад +2

    illaaahoow nafta ayka baxdaaa ahmed madoobe sunta somalia ku jurto waaye

  • @FarahE-s1p
    @FarahE-s1p 2 часа назад

    Stop lying creeigabo is safe

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 2 часа назад

    NACLATUALLAHI CALA DAALIMIIN

  • @daudnur9232
    @daudnur9232 3 часа назад

    Madax weeno fashilmay siyaasad xumadiisa

  • @djboqol8633
    @djboqol8633 3 часа назад

    Been badnaaaa

  • @MohamedAdan-m9i
    @MohamedAdan-m9i 3 часа назад

    Beenaale

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 2 часа назад

    🤲🤲🤲YAA ALLAAH XASAN SH IYO XULIFADISA DALKA KA QABO ALLOOW XASAN SH DHULKA LAGOOO

  • @SerenaXiong-l1h
    @SerenaXiong-l1h 3 часа назад

    Es ist faszinierend zu sehen, wie sich dieses Gespräch weiterentwickelt und entfaltet. Es gibt immer etwas Neues zu entdecken.🍒

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 2 часа назад

    Ilahey ha Caafiyo hana ka tooba keeno dhibka Umada Soomaliyeed hanoqdo Oday Soomaliyeed hana weydiisto Cafis inta uu Xooga kuheystay reer Jubalaan.
    Waxaa kaloo lala yaaban yahay Soomalida xaslkeeda waa Aano kan yar iga Celi kan weyn ayaan Iska celinayaa Soomalidu ayaga kaliya ayaa Cadaw isku ah indhahooda Cadaw kale ma wabto ayaga xoog isu leh Ilaahey hakala qaboojiyo Xaqana Alaha tuso
    Aamiin