Deg Deg A\Madoobe Oo Lacagtii Ugu Badneyd Siiyey AS, Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Muqdisho…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 33

  • @MaxednuurDahir
    @MaxednuurDahir 13 часов назад +5

    Axmad madoobe waashabaab hubaalweeye😊

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 12 часов назад +2

    Subxanallah wa waxlagaxumado inuu Ahmed madoobe yahay khawariji magaafe ah xasuuqa ah

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 13 часов назад +2

    Mahadsanid Garaad TV.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 13 часов назад +1

    Haddii 1 askari oo Abasinya/itoobiya ah uu yimaado BAD ay Soomaaliya leedahay waxay joogidoontaa waligeed ayadaana lawreegidoonta ee Soomaaliyeey TOOSA.

  • @GuleedGarane
    @GuleedGarane 13 часов назад +1

    AHMED MADOOBE INUU AS YAHAYE MACIDBAYE KAQARSANAYDA

  • @GuleedGarane
    @GuleedGarane 13 часов назад +1

    Waxaan madaxda dawlada usheegayaa inaye isku duubnaadaan oo aynan gardarada aysan roganiin oosan 2 aflaynin wax alaale waxii kadhacaye Raaskanboni masuuliyadeeda waxaa iskaleh Ahmed madoobe iyo Arsenal oo kuduulaye ciidamadii qaranka laakiin hadaye kusoo laabtaan masuuliyiin katirsan dawlada oo ay dhahaan waxii dhacaye ayaan oga lataba qaadaynaa halkaa waxaa beenoobi warkii runtahaa ee horaye dawladu usheegtaye 8:38

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 5 часов назад +1

    Waa xildhibaanadii shalay itoobiya la shaqaynaayay

  • @xamdiCabas-y7j
    @xamdiCabas-y7j 11 часов назад

    6:45

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 12 часов назад

    Yaa aaminaa mardanbe

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 3 часа назад

    Hooyadaa u sheeg.

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 12 часов назад

    Xoooooooolo

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 9 часов назад

    Heshiiskii ka dhacay Magaalada Ankara, Turkeye oo ay iskugu yimadeyn madaxweynaha Turkeye, Eurdgon, md. Xasan Sheikh, ee Somalia iyo PM Abie Axmad, ee Ethiopia, heshiiskaas Somalidu waa ka shakisan tahay heshiiskan, waxaa laga raba Md. Xasan Sheikh, inuu dad Somaliyeed ka dhaadhiyo arrintan.

  • @SahraAhmed-j2f
    @SahraAhmed-j2f 35 минут назад

    Axmed madoobe waa al shabaab deg deg ha loo soo qabto

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 7 часов назад

    Asagaa ashabaabah maxuula xiriiraah

  • @kiinali409
    @kiinali409 9 часов назад

    Wax pasta waa laqaadan karaa lkn ethopia inay sii joogto wadankeena waa qalad

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 12 часов назад

    Hadii ay qayano jirto hassan sheeq ymva hyooyo iyo abo uahay

  • @abdullahibarre8717
    @abdullahibarre8717 12 часов назад

    Waa in lagu daraa argagaxisada caalamiga mareykanka logudbiya iyo calamko dhan si loso qabto dilkiisana sharci loga dhigaa walee Xaalku wuu is bedelay aragagaxiso calamiya waye wanteed

  • @kiinali409
    @kiinali409 9 часов назад

    Ethopia marabaan dekado kale soomaaliya oo ay berries xoogi karto bas ayey rabaan

  • @indhageele4208
    @indhageele4208 13 часов назад

    Taas waa la ogyahay inuu xirir la layeyahay sedee cidanka jupaland ku mareen halakas wayo 14 Sano ayuu madaxweyn ka yahay Hal dagmo ma Gabsan in laga gabsade mahane waa jiraa xarirka

  • @AbdullahDanwaa
    @AbdullahDanwaa 13 часов назад +1

    Beenaale beenaale dhalay dadka beenta kadaa 0:29 0:29 0:29 0:29

  • @cabdullaahimukhtaarmuxumed
    @cabdullaahimukhtaarmuxumed 13 часов назад

    Bentley yathy

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 4 часа назад

    Beenta nagadaa ciidankuu badduu maray
    xasan sheekh asagaaba alshabaab ahe

  • @KaaraMardha11
    @KaaraMardha11 12 часов назад

    Waryaa maxaad dadka utiraahdaa salaada soo tukada adigoo waxaas oo been ah dheegayo,midakale sow ma ogid in kalmada argagixiso ay hada aduunka micno kalaheyn, xasan sheekh hal sano ayaa udhiman halkaa sano ee udhiman jahawareer ayuu ku dhameysan,hadaay xasan sheekh wax u hagaagaan waxba ha iweydiin.

  • @abdulkadirissemohamed8399
    @abdulkadirissemohamed8399 16 минут назад

    Haa waa beenaale 100%

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 12 часов назад

    Najis waana idin dhax fadhinjiray

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 13 часов назад

    Beenta joojiya

  • @hassanabdulle8552
    @hassanabdulle8552 11 часов назад

    Fake news arumeysanii

  • @AbdullahDanwaa
    @AbdullahDanwaa 13 часов назад

    Beenaale beenaale dhalay dadka beenta kadaa 0:29 0:29 0:29

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 11 часов назад

    Beenaalyaal xasan dooraale

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 12 часов назад

    Beenaalayaal

  • @KadarkadarKadar-y4h
    @KadarkadarKadar-y4h 13 часов назад

    Beenaale caada qaate ah as waa idinka

  • @AbdullahDanwaa
    @AbdullahDanwaa 13 часов назад

    Beenaale beenaale dhalay dadka beenta kadaa 0:29 0:29 0:29

  • @AbdullahDanwaa
    @AbdullahDanwaa 13 часов назад

    Beenaale beenaale dhalay dadka beenta kadaa 0:29 0:29 0:29 0:29