Sangub.flv

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 янв 2012
  • Max'ud C/llaahi Ciise "Sangub"

Комментарии • 21

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 5 лет назад +5

    Anagu habaqlaanu ahayn hadalka heli ogaayee cabqari Af Soomaaliga hodan ka ah buu ahaa alle ha unaxariisto Abwaankeenii.

  • @kulmiyek5163
    @kulmiyek5163 5 лет назад +1

    Alle haw naxaristo qabriga haw waasiciyo Amiin Amiin Suugaan wadani ah ban ka rebnya iyo Kuwa jecelaba

  • @cawilgeelle3746
    @cawilgeelle3746 3 года назад +1

    Wiilsare ilahoow naxariistiijano kawaraabi

  • @osmanismaiil3219
    @osmanismaiil3219 5 лет назад +2

    Mxamud cllahi cise sangub wa abwan Qaran somali u dood hilinkagu ma duudsamo

  • @caliiidle263
    @caliiidle263 5 лет назад +2

    Aan u duceeyno abwaanka

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 5 лет назад

    Alle haw naxariisto

  • @mohamudahmed3917
    @mohamudahmed3917 6 лет назад +3

    ABWAAN SANGUB MAXAA XIKMAD KU DUUGAN ALLAW KU DHAWR

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 5 лет назад

    Ilahay hakuu naxariisto

  • @cqadircali5668
    @cqadircali5668 5 лет назад

    Janatul fardowsa allaha ka waraabiyo

  • @ifraxmaxamad4196
    @ifraxmaxamad4196 5 лет назад +2

    Alow kunaxariso

  • @faisalhassan6895
    @faisalhassan6895 8 лет назад +1

    means caruura was ma sharafbuu leetahey

    • @sayidnuur7992
      @sayidnuur7992 8 лет назад +4

      Haduu garaadkada intaa yahay inaad iska aamustaa kuu quman doqon fooqul doqon

    • @cosobyuusuf2979
      @cosobyuusuf2979 5 лет назад

      Faisal Hassan Afkaa qoyan looma hadlo.

    • @cosobyuusuf2979
      @cosobyuusuf2979 5 лет назад

      @@sayidnuur7992 waan kugu khaldamay ee karaali noqo.

    • @Garane2020
      @Garane2020 4 года назад

      Hooyada buu Wasay

    • @cawilgeelle3746
      @cawilgeelle3746 3 года назад +1

      Dad dhega la buu wax u sheegayey