JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • WAA QISO JACAYL OO DHABA KUNA DHACDAY ABWAAN DHEEG TAASO AAD MOODO IN AY ISA SHABAHAN JACAYLKII HADRAAWI EE BERLULA

Комментарии • 33

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 2 года назад +14

    Ileen cidagle jacaylku waa wada helay anna ♥ imiku ihayaye illahaw khayr kadhig

    • @abchirabdillahi3036
      @abchirabdillahi3036 Год назад

      Hhh imika jaceyl iin u ku qaban ee dhulmaante iska celi aad naf leedihine

  • @DrmohamedHalaa
    @DrmohamedHalaa 7 месяцев назад +4

    Gabadha aan jeclahay ee aad isku wadano ilaa 6 sano ee u danbeyay. Ayaa ciidagale ah , waxan rajaynaynaa in todobadkan soo socda uu meher kayagu dhici doonaa.

  • @Muasasatuwahyeyn.
    @Muasasatuwahyeyn. 5 месяцев назад +1

    Waaw❤❤seesihiisa wankahelay❤❤❤

  • @kalilrage8873
    @kalilrage8873 6 месяцев назад +1

    fadxiya cabsiiye qosolkeeda meesha waalay

  • @maxamedabdixashi409
    @maxamedabdixashi409 2 года назад +3

    Xalay dhimatay qaliintii geelaba ugu dhagroonayd

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 2 года назад +7

    Waar cidagle Shaw jacaylku wuu wada helay ana imikuu ihayaye illahaw khayr kadhig

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 2 года назад +4

    Abwaan Dheeg waa murti lugeeneysa. Masha Alllah.

  • @maxameddaleys5720
    @maxameddaleys5720 2 года назад +7

    wlhi cida Galaha waay ku dhasheen jacaylka

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 3 месяца назад

    Love is blind but you seem not be learning from your mistakes

  • @mbelel8231
    @mbelel8231 Год назад +3

    Sodonka bisha hadaad dhagaysato ka xiiso goyn maysid martidiisa bishuna waaaba socon oo way isku soo hagaageen 😀

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus9929 2 года назад +3

    inta fadxiya cabsiiye ila aragtay

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Год назад +1

    Abwaan dheeg wa abwaan jira oo miro culus runtii lkn xamar buu naca taana anigu kuma raacsani

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 7 месяцев назад +1

      Ma Necba ee wuxu yidhi halkaa aynu kala joogno

    • @ifka2877
      @ifka2877 2 месяца назад

      Xamar nin jecel iyo nin neceb uma bugto nin magaalo ka xanaaqay yuu ku og

  • @guleidmahdimohamed7968
    @guleidmahdimohamed7968 3 месяца назад

    Sidii dumar xishoodo hadalki la dadi jiray haygu odhanin dibadee

  • @cabbaasaadanmohammed7578
    @cabbaasaadanmohammed7578 2 года назад

    Ashqaraaar

  • @awacabdi4114
    @awacabdi4114 Год назад +2

    Intii dhaqanka jecleyd meedey

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 Год назад

    Ninkaas oo aan cunsuri ahayn isaaq waa ninka ugu midhaha wayn

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 месяца назад

      Cunsuri maaha, ee Somali caddaalad inaanay lahayn buu ogaaday, oo waxba isu oggolayn, bal eeg dawladda Hassan Shiikh ee Hawiye ah

  • @guleidmahdimohamed7968
    @guleidmahdimohamed7968 3 месяца назад

    Cirka oo daruurliyo cadar hogal daroortiyo cadceed subax la moodyeeey waxaad iila cayn tahay dayaxoo cawayskii carrigoo mugdi Ahaa dhulka wada Cadeeyay,

  • @ismaciilxikmad6799
    @ismaciilxikmad6799 Год назад +1

    Hhhhh kugo abwaan dheeg oday qaran 20222/11/7

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 года назад +1

    💓👍👍👍✌

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 года назад +1

    💯%

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 2 года назад +2

    Miyaa dhug iyo aarlaa kalgacal iigu dhacayaaba

  • @buraneburane217
    @buraneburane217 2 года назад +2

    Waar Shaw cidagle jacaylku waa faralba inuu kudhaco Ana imikuu ihaya alle Wayne khayr hakadhigee

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 2 года назад

    Ruwayada magaceed😒

    • @user-vv6kc1ef2t
      @user-vv6kc1ef2t 10 месяцев назад

      Talo iyo talaabo

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 10 месяцев назад

      TALO IYO TALLAABO (LABA TALLAABO DHEXDOODA TALAA KA DHALATAY.).